Deg Deg Yaa Ku Gacan Sareeya Dagaalka DF & Jubbaland, Khilaafka Cirro & Muuse Biixi, Shirka Mucaradk

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 23

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 2 часа назад +2

    Mw pro.xasan sheekh gaalada ka diid wax kasta oo dan u ah somaliya yaan laguu akhrin fikirkooda reer galbeed iyo daba dhilifyadooda, somali allaa u jooga

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 2 часа назад +4

    Waa alshabaab Ahmed Madoobe

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад +1

    Guul jubland

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 47 минут назад +1

    Dalka yaa iskaleh Dalku halxukun in uuyeesho ayaa larabaa Dalka ama xalane haloodaayo iyaga wax hanasiiyaanee Ama shabaab halodaayo Ama Dowlada federalka ee soomaaliyed hadii xalane warkeeda Aan maqalno soomaalia weysii holcee Talo soomaaliyey utaalaa soomaalia hanolato guul iyo gobanimo kudhinta ❤️

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 Час назад

    ❤❤❤❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Час назад

    Comments waxaa uu Axmed Madoobe keen saday ciidamada Itoobiye ee New Booliska iyo weli ciidamada Itoobiye ah ayaa soo weeraray ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waa is barana yaa waa cadow Axmed Madoobe.

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 часа назад

    Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedMohamed-yu3hn
    @AhmedMohamed-yu3hn 2 часа назад

    Wallaal ciidamo qaran majiraan ee ciidamada xasan dhiiqo

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 2 часа назад

    Guul xasan sheekh beesha caalamku hadey wax qabaneeso maxay wax uga qaban weysay marki waan waanta laga raadinaayey kenya oo axmed madoobe laga baryaayey kusoo laabo shirka wada beesha caalamku waa dad u jooga xalane dhibaatada umada soomaaliyeed

  • @FaadumOsmaan
    @FaadumOsmaan Час назад +1

    Hassan geesiyaasha dalka ayuu dhameenayaa ka dib dalka
    Marhore ayuu shasheeye ka iibiyay
    I Aamin wll

    • @GuureHassan-l8z
      @GuureHassan-l8z Час назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @adama2578
    @adama2578 20 минут назад

    AXMED MADOOBE MARKIISII HOREBA AL-SHABAAB AYUU AHAA,AL-SHABAAB QEYB AYAA LAGA SIIYAA DHUXUSHA
    LOO RARAYO IMAARAADKA ,AXMED MADOOBE WAA CADOWGA SHACBIGA SOOMAALIYEED,WAA KHAAYINUL-WADAN
    MUDAN MAXKAMAD MILITARY LAGU QAADO DIL TOOGASHANA LAGU XUKUMO.

  • @FaadumOsmaan
    @FaadumOsmaan Час назад

    Markii laga adkaaday

  • @CumarhaybeYackoo
    @CumarhaybeYackoo 2 часа назад

    SALAAD DANBE SOO TUKADA HA DHIHIN INTA AAD BEENTAN SHEEGAYSID MA OGID MIYAA IN WAKIILO IYO SIRDOON AMEERIKAAN AY JOOGAAN KISMAAYO, MAANTA WIXII KA HOREEYAY WASANI AYAAN IDIIN HAYSTAY

  • @AbdibasedOsman
    @AbdibasedOsman Час назад

    Caqliga marku shaqeyo aya wax la fahma dadkana isfahamka aya qaliya mw axmed mdbe waxa lagu kari wayay an kula ego sistamka lacaguhu u shaqeyan Jubaland iyo kismayo wayo xamar waxa laga xidhay sistamjkasta oo al shabab lacag is ugu dirt jireen xamar marka an ogano xawaladaha banana oo an uso dirno koox sirdonka ka socda ay egan melkasta oo jubaland lacag uso Marto ta wadiday marka mw axmed mdbe wa nin la shaqeeya koxaha khawarijta anxanka daran yan la racin mw madobe waxa side shegay sirdonka maraynkana ee degen jabuuti

  • @AliCamuud
    @AliCamuud 2 часа назад

    Wa Shabaab Avmed Madowe Hala Soo Qabto

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 33 минуты назад

    Sheeko Sheeko Caruurta

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад

    Xasan tuug ba alshabab ah

  • @AmiiraCabdi-s2n
    @AmiiraCabdi-s2n 2 часа назад

    😂

  • @JacobStewartrt
    @JacobStewartrt 3 часа назад

    Mein Hund hat dieses Video von mir gesehen und hält sich jetzt für einen Star. Es wird Zeit, dass sie mit Instagram anfängt🔥

  • @VictorColemanan
    @VictorColemanan 3 часа назад +1

    Dieser Thread ist ein Beweis für die Macht des zivilen Diskurses. Auch bei Meinungsverschiedenheiten herrscht gegenseitiger Respekt.💕