Ahmed yare abdalla AUN rasaastas ayu 2017 u dhintay turkiga wlhy habeen kasta sacado badan isla hadli jirnay marku adunka ka tagay waa tabay😢 ilahow u naxaristo ahmed
Marka hore waxaan idin leeyahay hambalyo Hubaal TV Runtii aad ayaan u bogaadinayaa barnamijka waayo arag sigaara ayaan u salaamaya sxbkay Shuuriye Waxaan idinka cod sanayaa in aad ii sheegtaan meel aan ka helo documentary gii Cusaama Bilaadin youtube ka waan ka waayay
Cumar maxamed soomane soowaresi hiliwaan hirshabeele wariye hore ❤
Barnaamijyadaan soo badi legenoo
Leagand sharmarke kiitos veli adi wariye shuuriye
Ina adeerkeey maxamed shuuriye❤
Barakaad madaxtooyada hirshabeele
Anoo yaraa dhegesan jirey waxaa i xiiso gali jirey wadamada carabta libiyaa yaman siriya waa tageeri jirey barnamikaas ima dhaafi jirin xasuus wlhi
mahaned shuuriye nuur nin culus 🎉🔥
Ahmed yare abdalla AUN rasaastas ayu 2017 u dhintay turkiga wlhy habeen kasta sacado badan isla hadli jirnay marku adunka ka tagay waa tabay😢 ilahow u naxaristo ahmed
abdi fitaax omar xalane abigey mcn allah unaxariisto😭😭
Marka hore waxaan idin leeyahay hambalyo Hubaal TV
Runtii aad ayaan u bogaadinayaa barnamijka waayo arag sigaara ayaan u salaamaya sxbkay Shuuriye
Waxaan idinka cod sanayaa in aad ii sheegtaan meel aan ka helo documentary gii Cusaama Bilaadin youtube ka waan ka waayay
Hubaal TV waxaan rawaa barnaamij yar inaa iga cawisaan Sxb 😊
Diyaar soo dhawoow
Waan dhawahey
Sxb Mel aan Kala xariiro isii sxb
Maxamed shuuriye Barakaad waaya arag saxaafadeed
Waayihiisa jaceylka waxaan xasuustaa fariin ku socotay asaga oo jaceyl aheed inuu ka aqriyey barnaamijkii uu daadihinaayey 😂
@@abdullahisheikhabdi3313 hhhhh
Mariye wayn Maxamad shuuriye
Whi dadkii ka badbaaday ayaan ku jiray alx xasuus ayuu igeliyay 🙀
Lkn sual ma aamisan thy in la dilay Usman wariye ama la wareysto
Share
Rag soojabay