WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Комментарии • 316

  • @bashiirdaahir9221
    @bashiirdaahir9221 2 года назад +45

    Aniga oo ah Wiilka Daahir Maxamoud Xaadi Wan dawadsiyaay Muqalkan Abahay Adna Wu kaga qaday Salanta Wariye Abdirisaaq suguule
    Son of daahir maxamoud xaddi
    #Hanoolato🙏🏻

    • @gudaalsom8743
      @gudaalsom8743 2 года назад +2

      Adero dahir maxamuud haddi wa wariye macalin abwaan mufakir allh barakeeyo
      Abdirisakna wa walalky aadban usalamayaa guulyso #hanoolaato

    • @ckadhoomasoud6745
      @ckadhoomasoud6745 2 года назад

      C/rasaaq waaa qof macaquul ah masha"allh

    • @abdoulkadermohamed307
      @abdoulkadermohamed307 2 года назад +1

      Abti Bashir waan ku Salaamay

    • @bashiirdaahir9221
      @bashiirdaahir9221 2 года назад

      @@abdoulkadermohamed307 wan ka Qaday abti

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 2 года назад

      @@bashiirdaahir9221 abaha xagu ku nool yahay hada

  • @rahmagedi3811
    @rahmagedi3811 2 года назад +8

    Sheekh clrisaaq waan xasuustaa markuu wariyaha ahaa asagoo dhalinyaro ah maashaa alaah maanta wuxuu ka mid yahay culumadeena aadna waan u salaamayaa

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 2 года назад +8

    maashaallah sheeko abdirazaaq kheyr allaha siiyo qalbi caafimaad qaba soomaali dhamaantoodna allaha caafiyo

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 2 года назад +24

    Waxa cajiiba sida wanagsan ee xasuusta leh ee qof walba iyo dhacdo kasto so maray u u xasuusto - waqtigi hore wacnaaya . Masha allah ❤

    • @faiselmuhumed6652
      @faiselmuhumed6652 2 года назад

      Hhhhh siyaad bare buu faaninaya oo wadaadadii laaleys hhh.

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 года назад

      @@faiselmuhumed6652(( siyad bare)) allah unaxaristee faan kadan rabiyow janada kucasum samali nolol ogama danbeynine 🤲😫

    • @billesiadsamatarratamas9163
      @billesiadsamatarratamas9163 2 года назад

      0

    • @samowade1300
      @samowade1300 Год назад

      @@Haffyy
      Nin aayad qur'aan inkiray , culimana laayay waaye , Allah hala kulmiyo waxa uu mutay .

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      ​@@samowade1300wixii dhiiga umada la daadinayaa hantidooda la dhacayey xashiishad dalka lagu beero in gaalo dalka gacanta loo geliyo ka waran ma.xalaalbaa

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 2 года назад +16

    Thank you ayaanle, your interviews are like a time machine

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 7 месяцев назад +1

    Wareesigii ugu wanaagsanaa ee ee daawado nolosheyda. ❤❤❤

  • @saidwarei6581
    @saidwarei6581 2 года назад +5

    Yaasiin ciise Wardheere waa wariyihii ugu dambeyey ee Radio muqdisho inta uusan bixin Maxamed Siyaad Barre January 1991

  • @abdimalikmahamudmahamed7178
    @abdimalikmahamudmahamed7178 2 года назад +7

    Mashaa allaah sheikh Abdirisaq
    Quf ku dayasho wacan ayaa tahay
    Ahna waaya arag waxaa muhiim ay tahay in la fahmo waxa aat ka hadashay iyo micnaha ay xambarsan yihiin

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад +25

    Dastuur waa quranka rabigen iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam . Waa liibaanteenu aduun iyo aakhiro waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada dadkeenu.
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ..

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +7

    Ma Sha Allah, sh Abirisaaq,qabyaaladda Allah hanaga caafiyo

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Год назад

    Runtii waa wareysi qiima badan. Mahadsanid Sheikh Abdirizak

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 года назад +8

    Hadalka ama dooda eh Siyad BARRE wuxuu rabay inuu xilka iskadhiibo waa kutiritireen iyo been la sharaxay sababto ah haduu rabo inuu wareejiyo xilka 21sano iskuma dhajiyeen ee wuxuu uga tegi lahaa sidii Adan CADDE intu doorasho dalka u diro.

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 2 года назад +5

    Aad baan idiin salaamay adiga iyo sugule oo aan helsinki iskula nool nahay mashaalaah waa sheeqeena ascwtlaah

  • @la3318
    @la3318 Год назад +1

    Maasha allah Sheikh/C/risaaq sugulle deriskeena xalaasha ah xaafada Hodan .Khadra sugulle isku fasal aheen

  • @downunder504
    @downunder504 2 года назад +1

    My teacher in the 90s. Waaku salaamey Macalin

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 года назад +3

    Mansha Allaah waa tariikh wanaagsan waayo waayo👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿💪🏿

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 11 месяцев назад

    Maasha'Allah shiikhaan waxan nahay isku magac isku magac aabaha.
    *SHIIKH CABDIRISAQ SUGULLE MAXAMED,
    USTAAD CABDIRISAQ SUGULLE CALI.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 года назад +7

    Allaha u naxariisto siyaad bare

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 Год назад

    Ilaahey ha u naxariisto maxamed siyaad bare dowlad dahab ah ayaa naga duntey

  • @safiyaahmed5166
    @safiyaahmed5166 2 года назад +4

    Shiikh C/raaq Allaha ku barakeeyo

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 2 года назад +8

    Ninkan wariyaha ah war badan ma haayo. Waqooyi iyo Bari dadka hayb a lagu layn jiray. Magaalada xamarna dad a loo baqaa in la laayo Hargeisana Waqooyina dadka diyaarado lagu garaacay. Siyaad Bare caqligiisu marku waalna.

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 2 года назад +6

    Waxaa jiro sergaal lagu magcaabo General Shabeel Maxammad Xaashi oo 1988 qaaday bilada Kornel kii ugu fiicnaa qaarada Africa. Hadii aay macquul tahay raadi dad aad u yaqaanay oo kahaayo taariiq sax.
    Thank you Ayaanlle.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 года назад +2

      😅😅😅😅 1988 askri bilad ??🤔🤔🤔🤔

    • @Raaye_Rijaal
      @Raaye_Rijaal 2 года назад

      @@Birds-i5b Haa! Abaayo taariiq qoran waaye.

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 2 года назад

      1988 miyaanay ahayn sannadkii la jabiyay badankoodana la laayay ciidankii Afweyne maxaa billad ah ?!

    • @guleedhanaad5926
      @guleedhanaad5926 2 года назад +1

      @@Raaye_Rijaal kaas waxaa kugu dilay baledxaawo 1992, waxuuna ahaa general ku xigay ceydiid ururkii Unc

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 года назад

      @@sir__cmc somali has many issues.

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 Год назад

    Waligey ma aaminin siyaad bare ayaa qof xun ahaa caawana waa iicadaatey ilaahow kuu naxariiso aamiin

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 года назад +3

    Wareesigaan xiiso uu leeyahay 🥰❤️✌️

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 Год назад +1

    Waa sax idaacadaa laga baxey

  • @hamzeeggeh8662
    @hamzeeggeh8662 2 года назад +1

    Halkan waxaan aad UGA salaamaya macalin Dahir maxamuud xaddi oo ku nool magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal oo ahaa abwaan soomaliyeed, wariye iyo marmarka qaarkood ahaa fanaan oo umadda somaliyeed in badan u soo shaqeeyay.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Maasha allaah guulayso Abdul risaaq

  • @saidamohamed8320
    @saidamohamed8320 2 года назад +1

    masha Allah dowlad micneheda waxa yaqano qofki kuso korey hada sida cabdirisaq sugule okale

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 2 года назад +2

    Masha Allah warka runtiisa ayuu sheegay yurub yurub mahadsandiin

  • @nuur3272
    @nuur3272 Год назад +2

    wadan half kii 1988 laga qaxay sidee nidaam iyo dawladnimo inay ka. jirto loogu sheegi karaa. cajiib....wariyahan hadalkiisu waa meel ka dhac

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Год назад

    Yes waxan xasoosta waqtiigan oo Mogadishu an joogay.

  • @drqadarabdulle1434
    @drqadarabdulle1434 2 года назад +5

    Ayanle xuseen cabdi qoobdheer wariye wax tarbadan, honoolato waa media aan ku xiranahay.
    Radio darban ee ku talaay baladweyne illa hanoolato media waxaan la socdaa baraamish'yada aad soo sarto...

  • @abdirahmanadan8113
    @abdirahmanadan8113 2 года назад +1

    Cabdiqaasim wuxuu ahaa wasiirka Arimaha gudaha iyo Ra’isul wasaare ku xigeen.

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 года назад +4

    Masha Allah warkaaga waxuu shabahaan wasiirkii warfaafiinta Sadam Xusein iyadoo Baqdad dagaalka ka socdo Idaacada ka lahaa waan ceyrisey oo waan jabiney ee ha maqleen kuwa Makga meelaha la ordaayo umadooda iyo dalkooda xeebaha iyo xumaaanta la hortaagan ee hadana saxaafada xorta Dhegta loo saaray ogaada Xaqiiqda dalkiinana ha ceebeynina dalal Kalana Hanoo amaanina plse

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 года назад

    Wariye Ayaan wareeysiyadiisa waa top

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 года назад +3

    Absolutely mashlh nolada tankale qasatan hablaha routines ban so dhiga so dawada inshallah

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Год назад +1

    M A dhalinyaro aqoonleh cudurka qabyaaladana ku yartahy tihin,,Allaah ha idin dhowro

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 года назад

    Hanoolaato Chanel aad u wanaagsan oo akhbaar xiiso leh soo bandhiga

  • @mohamedyacquub3434
    @mohamedyacquub3434 2 года назад

    Waxaa la yiraahdaa ictiraaful khadii’a waa fadiila. Meesha wax ka dhacay waxey ahayd jabhad sano badan dibadda lagu soo tababaray dalka lasoo galshay Dowlad liiceesay israacisay dadkii shacabka isirsooc ku xasuuqay. Inta nool oo ku lug Laheed fursadda ee haystaan ILaahay Subxaanahu watacaalaa waa Dambi dhaafe Ha u Towbad keeneen. Shukran.

  • @kulmi1
    @kulmi1 Год назад

    Subxana Allah wabixamdih subxana Allah Al cadiim wa Allahu akbar

  • @abdulkadirosmanshamin4332
    @abdulkadirosmanshamin4332 2 года назад

    Guul iyo gobonimo hanoolaato

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 2 года назад +3

    ManshaAllah... Ilaahay caqliga iyo maanka ha u barakeeyo. Waa inan haldoor ah oo aftahan ah. Soomaalidu baahi wayn ayey u qabaan Cabdirisaaq Sugulle oo kale.

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 Год назад

    Adeerkay daahir mohamud xaddi Allah cimriga Ha usiyaadiyo

  • @samirr546
    @samirr546 2 года назад +1

    Allah waxan ka ooyey marka arinka Allah hortiisa lagu xaliyo!!!!!@!
    Wixii noolow cafis dalbada
    Aad baan idiin salaamay

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 2 года назад

    Si fiican baan u xasuustaa Sheekh Abdirizaaq waxaan isku class ahayn walaashiis Fozia Sugule kuliyada Daraasaadka Islaamka.

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 Год назад

    Maasha allaah waa ninka keliya ee hadal xalaal ah oo bilaa caadifad ah ku hadla allaah ha ku xiftiyo

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад +3

    maashaa Allah Sh Crisaaq wuxuu ku jiraa indhaha ummadda Somaliyeed.

  • @SaidSaid-fv6eq
    @SaidSaid-fv6eq 2 года назад

    Xasuus xiisaleh. Thanks.

  • @omarhassan3458
    @omarhassan3458 2 года назад +2

    Asc abdiriaq sugule waan ku salaamay waa xaafadii masaajidkii ku yaalay al wudus baan ku tukunaynay .hooyo alla ha naxariisto xageen kaala soo xiriiraa walaal

  • @Hinda-ki4gj
    @Hinda-ki4gj 2 года назад +1

    Abdirisaaq awel qolamuu ahaa

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 года назад +6

    Kani wali yadoo 1990kii la joogo ayuu Siyaad Barre wanaag u raadinayay, imikana 2022 walina wanaagisa ayuu ka ayuu ka hadlaya. Afweyne damiir xumaantiisa, South african Calooshoda u shaqeystayaala ayuu u soo kireystey si u dad Somaliyeed ugu xasuuqo, kani waa wariye aan dhexdhexaad ahayn.

    • @dhoolbariproduction6561
      @dhoolbariproduction6561 2 года назад +1

      Dufow ninkan Ma jabhad dadkoodii burburiyuu Amaanilahaa

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 2 года назад

      Anigu ku caayi maayo laakin, waxay ahayd in uu bas ka waramo xaguu u fakadey kaligii taliyihi fuleyga ahaa, orod weynaa ismu taagin ilaa Nageria.

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 2 года назад +1

      ceeb dadka dhinta hilbahooda lama cuno sxb hana danbajin

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 года назад

    Allaah unsxariisto 1991 xasuuq xun baa dhacay . Koley gacan shisheeya ku jirtay.
    Takeeye baa raggaas laalayey wuxuu islahaa waa laga hari doonaa laakiin ma noqon !!

  • @fadumoxaajiyuusuf1145
    @fadumoxaajiyuusuf1145 2 года назад +4

    Somalida waxay tiraa talo adaa ku nool ayadu kuguma noolo marka waxan dhihi lahaa wixi tegay tiksimad malaha Allah halaga baqo qof kasta oo somaliya dantisa qaasa hakatanasulo aan umidow wadanka baylaha ah io dhalinyarada tahrib io daroogada baabi iyen hadii lalayimado maskax qabil kafiyaw wax walaga bedeli karaa sida Ani ilatahay

  • @jabshe1665
    @jabshe1665 2 года назад +1

    Mashallah wareysi qiimo badan

  • @ahmedhussain3598
    @ahmedhussain3598 2 года назад

    wow you should running radio mogdishu

  • @safiyoabdulkadir1217
    @safiyoabdulkadir1217 Год назад

    Asc ayaanle maxamed siyaad bare aunto waxuu ka baxey muqdisho 15 January habeeenimo like 7oclock

  • @dukaanledukaanle8322
    @dukaanledukaanle8322 2 года назад +1

    Asc shekheyga Sugulle aad ayaan ugu faraxsanahay

  • @bashirm.w6756
    @bashirm.w6756 2 месяца назад

    Waa Weriye QARANuu wareysanayo weriye QABIIL. Waxaan ula jeedaa dadkaaan danbe weriye laguma tilmaami karo ee Waa weriyeyaal QABIIL. Anigu waxaan ku sugnaa Muqdisho. arrimahan uu Sh.Cabdirisaaq kasheeynayo

  • @ibrahimgadhle4522
    @ibrahimgadhle4522 2 года назад +1

    waligaa run sheeg

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 2 года назад

    Masha allah very smart

  • @Givemeproofkid
    @Givemeproofkid 8 месяцев назад

    👍🏾

  • @cabdikariindaahir7053
    @cabdikariindaahir7053 2 года назад +1

    Maya wll halsaac waa waali soo jarjar please

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Dawladdu burburka qayb bay ka ahayd ta ugu weynse waxaa geystay jabhadaha

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 2 года назад +3

    Dabinka Gumeestaha noodhigay waaku dhacnay, sida eey Doonaayeenna Subaxaan/Saakay Soomaali waa utaal.

  • @nasriinaosmaan9416
    @nasriinaosmaan9416 2 года назад +6

    Walgaa intaad wax so gudbineeysay manta ayad qof sharaaf leh nokeentay suguule wa nin ilahey caqli iyo aqoon siyaay ilahow ku xafiid ku dayaasho ayu mudan yahay

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 года назад +2

      Jacaylkaaga iyo nacaybkaaga ayaad hadashay wixii dad ahaa ee la waraystay ee culimo iyo aqoon yahan lahaa ma dad xun bay ahaayeen

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 года назад +1

      Adoo ku qanacsan lanadhacsan shakhsiyada la wareysnayo ma wngsna ind u gafto dadkii badnaaye meeshan hore inoogusoo maray kuwaso qeybaha kala duwane bulshada matalayey

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад +5

    Waxaan ka faaiidiiday guryaha qaarkood 7baabur ayaa taalo. Wasaarada war faafinta halteeb ayaa yaalo. Very sad government siyaad Barre ilaah haku cadaabo

    • @MkMk-ks1es
      @MkMk-ks1es 2 года назад

      😁😁😅

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 года назад

      Musuqmaasuq weeyaan, haddana weli waa jirtaa. Arrinta isweyddiinta leh waxay noqonaysaa; dhaqanka soomaalida iyo wax is daba marinta maxaa ka dhexeeya?

  • @drmohamedrage7704
    @drmohamedrage7704 8 месяцев назад

    Daahir maxamuud xadi waninka ufuwalbiwanagsan arkay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +1

    Very interesting TV

  • @GoalThinker
    @GoalThinker Год назад

    Waa Daalin Difaacaya Dhibaatada kacaanka u sameyey khalidkiisana saarayo Cid aan lahayn.

  • @maanka4477
    @maanka4477 2 года назад +1

    Maalin kheyr leh ma aheen dhibatadii la galey ilaa iyo hada lagu jiraa waxii keeney allaha jizadooda siiyo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 года назад

    Masha Allah Allah Ya Cizaak

  • @somcana
    @somcana 2 года назад +1

    Jabhada USC waa la isticmaalay. Tigre u adeegeen. Wayna fashilmeen. Xamar masuuliyadeeda markay la wareegeen gacantooday ku burbursheen..Masiibadii ugu waynaydna iyagaa Shacabka ku sameeyay iyo dalka.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 года назад

    Walaal Ayaanle wariye Sugule waa runtiis warkiisa bahasha mar danbe baa Qabiil loobadalay anigaa kamid ahaa Ciidankii Doowlada

  • @boloossoloob6754
    @boloossoloob6754 2 года назад +2

    Asc, dhamaan umada soomaaliyeed

  • @samirr546
    @samirr546 2 года назад

    Wallahay in badan baan Allah ka baryey inSomaaliya baraf ka dao waayo iyagoo dacas iyo macawis wata bay dagaalamaane sarajoogay ku qalali lahaayeen!!!!!

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад

      Samira kkkkk habar culus lakin somali wa casi nin ithopion ah ba mel qoray bal waxa nimco ay haystan markastana dagal bay ku jiran

  • @abdatifsheekh2005
    @abdatifsheekh2005 Год назад

    Waa.run.waxaan.ahaa.goob.joog

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 2 года назад

    Asc aadban idiin salaamayaa ayaanle idiga iyo hanoolaato iyo marti da barnaamijka wariye cabdirisaaq sugule oo ah nin soomaliyed oo shaqsiyad wanaagsan

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 года назад

    Sheekha qabiilkee waaye ? Thanks

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 2 года назад +1

      Waxa faaida ku jiro qabiilkiisa noo sheeg mr coon

    • @la3318
      @la3318 Год назад

      Leelkase

  • @cawilaaniaxmed6225
    @cawilaaniaxmed6225 2 года назад +1

    sh Abdirzak sugulle mohamed waa shaqsi aya ka go,anthy somalimo ku dayashana mudan ummadda wxy u baahanthy wacya galin, lagana waaniyo ragga ku owr kacsada mar walba danahooda gaarka ah mhdsndiiin......

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 2 года назад +1

    Odayad wati lagu duqeyay hùtel nuur yaare iyo hutel weheeliye

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 года назад

    Dahir Muhammad haddi waan kugu salaamayaa masjidkaan ku wada tukanaa.

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 года назад

    Wa waraysi fiican

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 года назад +3

    1989 waa markii hargaysa holcaysay elayska indhatirayay hawadiyo dhulkaba maalin tii nala hareereeyay hayaay iyo kadaayo qudhaa hadal ku taagnaaye markii nabada hoogedu dhacay wadka hurudeene

    • @24Sevendays
      @24Sevendays 2 года назад

      Reer konfur wadaad iyo midkaleba indha adayga ayey dhameeyen.

    • @nabibomohamedafrax2818
      @nabibomohamedafrax2818 2 года назад

      Adinak ethiopia keensaday waa go eyna dhahay

  • @143-k1d
    @143-k1d 7 месяцев назад

    Ayaanle Abdi Qaasim Wasiirka Arimaha Gudaha Uu Ahaa

  • @ibrahimhasan5363
    @ibrahimhasan5363 2 года назад

    Asc barnamij aad u fiican sxb

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Год назад

    🎉I can feel he’s telling the truth Thanks 🙏 Nin SARE.

  • @mahadabuukar3171
    @mahadabuukar3171 2 года назад

    Ayaanle allaha kubarakeeyo waxaa tahay qofka kaliya aan barnaamijkiisa daawado

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 года назад +2

    C/Rasaaq ma aqaan waa nin aqyaar ah Allaha na wada dhooro

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад +1

    Ninkani kuwareysanya 1991 USC AYUU ahaa Asagoo qaawan AYUU XAMAR SOO galey

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 10 месяцев назад

    MARKUU BURBURAYEY, ( DALKA,) WAA LUQAD JABAN , WAANA ARIMAHA WAYDA KADHIGA WARTABINTA SOMALIDA

  • @abdibasirmohamed9650
    @abdibasirmohamed9650 2 года назад

    Cabdirisaaq Sugule, Cabdi Maxamed Cigaal, Cabdirisaaq Xersi Xasan, Cabdiraxmaan Dagaal, iyo Kolombo runtii barnaamijkii ciyaaraha aad bay kor ugu qaadeen.
    Waan xusuustaa maalintaas uu jilayey ooyinta Maradona.

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 Год назад +4

    Waad mahadsan tahay saaxib laakin I feel wadaadka inaad su’aalo soft ball questions ah weydiisay, wadaadkaan wuxuu ka hadlaa Clubhouseka waa xagjir waxaan arkay inuu si indirect ah u taageero ARSENAL haddaad fahamtay, hal marna muusan ka hadlin ee wuxuu ku waraageeleystay arrimaha qabyaaladda iwm aan sidii hore ahaynin, OK I don’t know haddaad hore uga soo heshiiseen inaan taas laga hadlin. Anyway I love your program but this ONE skipped you to ask the hard real question, thanks!

    • @dalla112
      @dalla112 Год назад

      ma qoladaas taagera waba ayaandaro weyn

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 7 месяцев назад +1

      @@dalla112Aad iyo aad wuxuu u taageeraa si dahsoon.

  • @mohamedabdulkadir8180
    @mohamedabdulkadir8180 2 года назад

    Ina sugule isagoo yar baa igu dambeysay waan maqlay inuu Radio Muqdisho ka shaqeeyo jamacadana ka bilaabay kulliyada saxaafadda

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 года назад

    mashallah sheikh sugule

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 года назад +5

    CBB iyo xoogaga Musharaxinta ma jireen? Waqtigaaa reerkaaan dawladnimo ma yaqaananana kursi jecleysi awgeed bey dalkii ku burburiyey siyaad dawalda BEENBEEN lagu wadey qawada/Wadankaan two things accountability and check and balance....

    • @ibrahimahmed4809
      @ibrahimahmed4809 2 года назад

      Cbb da cusub miyad ka mid tahay

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 года назад

      @@ibrahimahmed4809 anigaa suaal baan ku weydiyey CBB dawalda Facebook propongda 1991 siyaad ma jireen?????

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Waxaa jirtey mashruuc soomaaliya ka jirey la dhihi jirey somali Finland tuberculosis project

  • @mohamedissehussein9830
    @mohamedissehussein9830 2 года назад

    Abdirizak sugule maxamed waan dhawnahnay
    Waan niyeesaneena anago idinla joogno

  • @haweyoahmed7993
    @haweyoahmed7993 2 года назад

    Masha Allah xigmad

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 года назад +2

    BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.......

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 2 года назад +2

    Same sound. Siyaad wanaagow rabay ee dadaa qalday waa leeyahay oo awood maleheen. Mar waxow leeyahay ciidankoo usc dhameey karo ow ka diiday.
    Sheekadaan waxaa ka dhiman marwalba.