Ader guul iyo guubanimo umada rer juubalaan Hassan tugna caashir lama ilawaan ah ayey utahy manta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂😂.wi.love juba laan so much siyaad ahmed guul.gul waliga jir oo jog insha allha
Daarood 2022 ilaa iya maantay duulan qaawan oo qabyaaladeysan oo Jabuuti lagu soo karkariyaay baa ku socoda lkn urusamale way ilooben Daarood Raasgaboone ila iyo Raascaseer baryo iyo duco kuma yeelen ee xaniiyo baa ku yeeshen maantayna Somaliweyn taas biyo la’aan baay ku laqday Goojicade 1 and Goojicade 2 D5 power first 🦁🦁🦁🇸🇴👑💯🔐✍️
RAAGAN MAA JOURALIST BAA MISSE WAA TRIBALISM somali waaligood Qabyalad dhiiga ayee kaaga jiirta waar baaxan dhaageysta MAA AXMED BAA SOMALI AMAA REER JUBLAND WAAX U GAABTAA
HEE WIILASHU WAXAY U SOCDEEN INAY SOO XIRAAN MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED OO DIB LOO DOORTAY. MAALINTII WAARANKA LOO GOOYEY AXMAD CADE AYAA LA GEEYEY RAASKAMBOONI
Cagdheerey Ma ogadenimo Bad rabtaa inad Somali ku waxyelayso ayado ciidamadi Qaranka Somalia u dhamaden marki gumayso lagaa difaacaayey. Dawladi dhamayd ee Libaxa Afrika marki itobia la diriraysey adigaa laguu jabay. Bal fikirka abby ga itobia ee dhiiga kaa Galay aan bal aragno inad Somali ku dhibikarto.
Marke horaba during ayey u tagen, xasan hadu wax qabanayo muqdisho aya u bahan xureyn waxba yownan umada somaliyeed kala delin, hadan nahay rer muqdisho kuma racsanin dolmiga ee xamar wax ka qabo mr xasan
Raasganboni iyo rascaseer wa dhul ay darood dego hawiye waydinki laha dadka ugu yar ba tihiin ee ku yeesheen labadas magaalo so ciil qabayaal ma tihiin dhulka ilaahay ku manaystay bad ka ooyeysan somaliya cifka ugu horeya kan ugu denbeeyey
Musse biixi iyo hassan sheikh isku si bay u jabeen waana kibirka iyo ciil qabka ay ku socdeen hassan sheikh manta waxaa loo aqoonsaday qabqable dagaal mana istaahilo in loogu yeedho madaxweyne soomaliyeed nin dalkii uu xukumayay dagaal ku qaaday waana in lagu sameeyo impeachment xilkana laga qaado hantidii qaranka oo uu boobayna lagu soo maxkamadeeyo viva jubaland from khaatumo !
Shaydan munafaq ah oo qabyaladiste ah ayuu illahay soomali usoo diray oo xasan sheekh la yidhaa illahay haka qabto
Reer axmaaro taageer orodoo dhuljiina axmaaro ka ceshada cagdheer gaalo jecel baa tihiin
Jubbalaand guul iyo gomanimo xasan gurguurte iyo caruurtiiyaryarayd jabbaa gaadhay walaahi
Ninkaan guuleed ah waa legend aan la gaban hadalka
Qaniimo Qaniimo aa ka dhacdey haye
Goojacade two
ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha D5 cabsi cabsi guleysta inan dhanteyo ayaan raba Absamo xaqa Allaha siyo insha Allah
villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ?❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰
Guul Guul jubaland 🎉🎉🎉🎉🎉💯🙏
Raaskambooni iyo Raas casayr 2 duba waa dhul daaroodka
Daarood dhulkooda waa yemen...ina gimeedoow
@@IRIR-SAMAALE_114urursamale wankugumeyeey 😂😂😂 kwrn adigan kaqadaay waxaaso dhul eh anigo Yemen kayimiid yakaciil badaan
Guul iyo gobanimo geesiyada jubaland ❤
(ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲(RABBI) ayaa MAHAD 🤲oodhan u SUGNAATAY🤲🤲
NIN GARDARSN MA GUULEYSTO!! BAGGAH, BAGGAH, XASAN IYO XULAFADIISII JAB WEYN AYAA KU DHACAY!!
CIIL IYO CUQDAD KU RAAGTAY OO DAAROOD🎉NACAYB, ahA, ayaa HAYSA XASAN ISKU DHIIQ! LAAKIIN WUU MAHADIYETY MAANTA!!
Uluuuuuuluu guul jubbaland
Jubalaand guuul guuul mashaa allaah guuul❤❤❤❤
Jubaland force is not easy 💪🏽
Guul jubaland❤❤❤
guul jubaland
GUULEYSO GUULEYSO GUULEYSO JUPALAND.
Saasaan rabaa ❤❤🎉😅 Geesiga guulaystey Ahmed madobe "Halyeeyga Somalia"
Viva Jubbaland thnk U for shering ❤❤❤
Sayidka nool Axmad Daacad insha Allah Guul 💪
Cayaankii Baraha bulsha waa Run Guuuuule Jubalande Guule JubalaandeGuuleJubalaande ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😂🎉😂🎉🎉😂😂🎉😂🎉🎉😂😂😂
Afar Askari oo dhintey hanoo sheegin 8000 oo Askari ayaa joogta raaskambooni xayeysiinta kadaaya odeyga dadkiisa nacay oo askarta Kala carartey
Ahmed madobe wa gesi D5 matali kara viva jubaland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Cadowgu ma wiilka somaligaba
@@Jaalesomali irir baad thy waana lgu xasuuqaya iskiifo😂
@Jaalesomali maxad ka so radisay meel nabad ah marki adan tagi karin dhul abgaal maangab ada somali nimo rabin o cuqdad qabiil naceeb idinka buuxda idinka iyo Mr qabuure faagte iyo teamkisa
BEESHA HARTI HANTIDII AY LAHEYD WAXAA LUGU BILILEQEYSTAY KISMAAYO. AXMAD MADOOBE TAA HA OGAADO. GUUL BEESHA HARTI
@@Jaalesomalihaaa isaga maxa sowadaaay ma xaaaaj ayu usocdaaay
Insha Allah Guul Jubaland From Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
NINKII GARDARAN MA GUULEYSTO😂.
JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤
Guul jubland 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💙💙💙💙💙
Waa runtii goojacade 2
Goojacade 3 wa muqdisho
Iyo maxakamada xasan sh
La sarayo
Guul jubaland ❤💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁💪💪
Masha allah guul shacabka iyo dawladda Jubaland Goojacade 2 guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ader guul iyo guubanimo umada rer juubalaan Hassan tugna caashir lama ilawaan ah ayey utahy manta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂😂.wi.love juba laan so much siyaad ahmed guul.gul waliga jir oo jog insha allha
Nin mowdkiisi laga daahay oos dilaayo mooyeee walaan dib dambe jubaland usc oogu soo Suuliin guul guul jabaland
Sayid Ahmed mohamed islam
Xasan sheekh munaafaq waaye dhalinyarada iney isku baaba,do ayuu rabey😢
Guul guul ciidamada jubulland ❤❤❤❤💪🏇🏿🏇🏿❤️❤️
Sanadkan qaniimada way soctaaa 2024 waa sanadkan qaniimada waana sanad la xusi doono
Moorysantii usc wa lacunay
Ciidankii birjeex, abris, wadnaqabad iyo gurmad qaran baa galay oo baa ba shay moooryaantii xasan munaafaq guuuul jubaland allah yacisk goojacade two. Ciyaal qushaash iyo xashiish waa iska saas gorgor haramcad ciidan sigaar ah utababaran iyo been bey barataye birjeex miyay taqaaan nacal ukhtag dheh. Guuuul md sayid axmad mahamad islam allaha xifdiyo aaamiiin.
Sayid ahmed Viva 👑king
Guuleed faarah MACALIN noo WAREYSO boowe
Daarood 2022 ilaa iya maantay duulan qaawan oo qabyaaladeysan oo Jabuuti lagu soo karkariyaay baa ku socoda lkn urusamale way ilooben Daarood Raasgaboone ila iyo Raascaseer baryo iyo duco kuma yeelen ee xaniiyo baa ku yeeshen maantayna Somaliweyn taas biyo la’aan baay ku laqday Goojicade 1 and Goojicade 2 D5 power first 🦁🦁🦁🇸🇴👑💯🔐✍️
ALLAAHU AKBAR GOOJACADE 2 MASUULIYADA WIXII HALKAA KA DHACAY XASAN BAA QAADAYEE MAXKAMADA ADUUNKA HALOO GUDBIYO GURGUURTE
الله اكبر
Waxaan la yaabanahay ninka faraxsan ee dhahayo jubaland guul ama dhahayo dowlada fadaraalka guul
War waxaan leeyahay anigu waxaan
Waa habaar kaa dhacay oo kugu dhacay
Somaliya allaha badbaadiyo
Guuul iyo Gobanimo JUBALAND
Guul Guul Daarood hassan hoolo koofkii afgoye miyaa
Nuur waa naxasan yahey
Noor iyo Aliflow waxaan idinka codsanaya muqaalka taliye Ciraqigi maalmahan isqal qalocintiisa iyo bootadiisi an layaabay isago isdhiibay o indhaha mirig mirig ka siinsya in aad nala wadaagtaan.
Viva jubaland state of Somalia dagaalki wa udhamaday macawislaydi Hassan munaafaq wa la so afjaray
Axmed madoobe jeelkii reerka hasiidhisto haddi awsan isticmaalin xukunkii cabdi ilay kuwaa kadaba qaylinayo waa in aw meel uhelo.
Warbeen weynaa labadan nin
Meesha ciidan dawlad ma aragno ee mooriyaan muqdisho kasoo duushay ayaa soo weerartay raaskaambooni,waayo dawlad shacabkeeda ma weerarto hadaysan mooriyaan ahayn Hassan xumow yaa xilka noogu dhiibay
Koleey, afduub iyo Itoobyaan, Soomaaliya siima joogi doonaan, taas ku bishaareysta.
Imisa baan lahen kajoga jubalnd ma ahan dab damiska iyo xafada kalunka☝️😂😂
Wlllhy billhy waan Iska ogaa ineey go doon gelayaan ciidanka federada ah e tuugada ah oo muqdisho laga masaa furiyay
Goojcade 2 to iga dheh ABSAME viva
Waxaad doontaanba sheega, qabiil waa laga gudbay. Soomaaliya, hal calan uunbeey yeelan doontaa, idanka Ilaahey.
Sayid Axmed Mohamed islam
Goool iyo Gobonimo
Guleed sxp wa ku wata halka kaga hay cayayaanka inga buufi😂😂😊
XAGGA RASICASAYR UDABAASHA DHEH BUNTLAND BAA ABAALKIINA IDINMARINEEYSEE DHEH
Wariness nuur wake xunyahey in Dowland laga reeyo wajigiisa ayaad ka garan kartaa
Waxbaa Baalaha Iga yaacay Ma loo Qaadey Ciidankii Salaamaad min kuli aafaad Illaahoow wiilasha kala Badbaadi Soomaaliyeed
Guul jubbaland unukaa leh jubbaland unukaa leh 😂😂😂
Ugadeenku mrky jaanis kugu helaan waa nocaas😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wallaahi iney ciidanka xoogga ay kismaayo kadagi, kadabkiina go’ay
Alifle warka saani usheeg nagadaa sidaad adigu jeceshahay
Ogaadeen rabi guul
Malayshiyaadka Hawiye ma ku jiray mise 2da dhinacba Pgaadeen bay ahaayeen oo laysku jebiyey
Qabyaalad un baad ku hysaan meesha .Itoobiyaaan ka iska dul qaada
Xasan sheekh munaafaq aan cidna ka xishoon
Cag dheer hawiya raba inuu idin gumeeyo ilaa doqon baa tihiine marba Cid baa idin sticker maasha marxuunkii baa laydiin adeegsaday doqonkii xilkiisa laga qaaday marxuun
Luqad wariye mahan warka qabyaaladna waa kamuqataa
RAAGAN MAA JOURALIST BAA MISSE WAA TRIBALISM somali waaligood Qabyalad dhiiga ayee kaaga jiirta waar baaxan dhaageysta MAA AXMED BAA SOMALI AMAA REER JUBLAND WAAX U GAABTAA
Ceebadanaa doqonkii xassan lugo qalooc walee maanta warbaa heeysto
kama hadleeysaan dhaawaca iyo dhimashada buux dhaafiyay hospital kismaayo ee caruuta haleeynin axmed amxaar
Xasan ciidankeeni inta isku diray, ayuu Aby lashaahayaa. Daalim iga dheh
Kkkkkk beenta iyey iskujabinayan labad
Alifle wil hoog baa tahay noolow ugaas
Guul.Jubaland way gulaysten
Jubaland wxay laysay wiilal somaliyeed oo gashan astaanti qaranka iyadoo dowlado shisheeye u adeegaysa sida oromo iyo kukuuyo waana khiyaamo qaran
HEE WIILASHU WAXAY U SOCDEEN INAY SOO XIRAAN MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED OO DIB LOO DOORTAY.
MAALINTII WAARANKA LOO GOOYEY AXMAD CADE AYAA LA GEEYEY RAASKAMBOONI
Ogaadeen maanta waa faraxsanyahay suurtagal matahay inuu wadankaba axmed qabsashadiisa haweysto.
Goojacade 3 moqdisho no balan ah 😂😂😂😂
Waa nasiib daro in laysku laayo ciidanka somaliyeed danbigaasna waxa ka masuula dawlada dhex
Hambalyo akhyaareey
hada somali halki an rabney inan horay usocoto ayadi ba iscuntay waxana hada ni firsanaya cadowgina oo ah axmar oo nidul fadhiyo axmed madobe gud ahanba waxu fuliyay amarki abye oromo hada maxa nihadhay waxba somalia shaqsigi nadifta aha ee dalka iyo dadka ilalin jiray wad cuntay hadaba ugabaxa dhulaka oromo ayada dowlad nadif ah kadhalin somaliya halka waxa igasosaray cadho ku adan siyasinta somalia
Raasganbooni guul usc dhaw
Cagdheerey Ma ogadenimo Bad rabtaa inad Somali ku waxyelayso ayado ciidamadi Qaranka Somalia u dhamaden marki gumayso lagaa difaacaayey. Dawladi dhamayd ee Libaxa Afrika marki itobia la diriraysey adigaa laguu jabay. Bal fikirka abby ga itobia ee dhiiga kaa Galay aan bal aragno inad Somali ku dhibikarto.
Soomaali wexeegu waa maleeshiyo
Guul Jubba land 🎉
allaha jabiyo axmed madowe doofaarka
Badagalz usc guul ogaadeen daarood
Hubka la ISU adeegsaday waa hubkii turkiga, masar iyo imaarad
Dawladii somalia oo burburtay may dhaheen inamadaan.
Guul jubaland
Marke horaba during ayey u tagen, xasan hadu wax qabanayo muqdisho aya u bahan xureyn waxba yownan umada somaliyeed kala delin, hadan nahay rer muqdisho kuma racsanin dolmiga ee xamar wax ka qabo mr xasan
Jubaland guuul guuul. Heshiiska turkiga ee xasan gurgurte iyo abye bal isna falanqeeya sxibayaal
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢🎉
Raasganboni iyo rascaseer wa dhul ay darood dego hawiye waydinki laha dadka ugu yar ba tihiin ee ku yeesheen labadas magaalo so ciil qabayaal ma tihiin dhulka ilaahay ku manaystay bad ka ooyeysan somaliya cifka ugu horeya kan ugu denbeeyey
dawladda soomaaliya waxay abaabushey dagaal indho la aan ah oo ay soomaali isku laysay waa wax la yaableh
Musse biixi iyo hassan sheikh isku si bay u jabeen waana kibirka iyo ciil qabka ay ku socdeen hassan sheikh manta waxaa loo aqoonsaday qabqable dagaal mana istaahilo in loogu yeedho madaxweyne soomaliyeed nin dalkii uu xukumayay dagaal ku qaaday waana in lagu sameeyo impeachment xilkana laga qaado hantidii qaranka oo uu boobayna lagu soo maxkamadeeyo viva jubaland from khaatumo !
WAR YAA NINKAN CIIDANKA DOWLADA MALEESHIYAAD KU SHEEGAYA HA LA SOO QABTO
Guul jubbaland no more moryanimo uluuuuuluuu wasidaas allow mahadaa
Wlh hadeer hawiye ayaa asoo baxay
Guul iyo gobanimo jubbalnd state, shuba hadda shuba shuushow bax .
Turkigu waa cadaw meelo badan oo aduunka ah ayay dad dagaalamay daroon ku baabi iyeen
CAAGDHEER BAAHA BAAHA CARABEYNE
Goojacade 2 raaskamboone jabkii xasan dhiiqo