Su,asha aan rabo Inan ku waydiiyo zxp waxan raba Inan wadanka imaado qaab aan u imaadana wali I'ma suuro galin Inan kula Soo xidhiidho ayaan raba xagen kaala Soo xidhiidha Instagram ka ayaan ka haya lkn waad xidhatay sms kii messha inaad xog iga sii so ayaan raba cadnaanow pro
Muuqaalkan like badan saara,si,aan muuqaalo kale usoo dhigno.
instagram.com/adnan.adeed/profilecard/?igsh=bmlxOHJjcDNsMHpz
Qiimaha Lagu iman Karo Qofka Haysta Passport Ethiopian ah Soosgeeg Sxpow
Wiilka intee kale xariirna cadnan
Sxb farintayda hadaa aragto gasojawab
Meel aan inkala xariiro ishag wall
@@ABDULLAHIABDIARAB intee joogta lpx
Sanadkan video ugu quruxda badna aan dawado🎉
Waan sooo socdaa mlin dhaw Belarus 🇧🇾 iga eega😢😂
Su,aalahiina halkan iigu Reeba muuqaalada danbe ayaan kaga soo jawaabi Insha Allah
Su,asha aan rabo Inan ku waydiiyo zxp waxan raba Inan wadanka imaado qaab aan u imaadana wali I'ma suuro galin Inan kula Soo xidhiidho ayaan raba xagen kaala Soo xidhiidha Instagram ka ayaan ka haya lkn waad xidhatay sms kii messha inaad xog iga sii so ayaan raba cadnaanow pro
@@Cadnaan.Cadceed Qofka Haysta Passport Ethiopian ah Lacag inteedhan buu Kutagi Karaah Belaruz
@@Cadnaan.Cadceed war Sxp Qofka Passport Ethiopian ah Haysta Lacag inteedhan Buu Kutagi Karaah
Aadbaan kuusalaamay saaxiib, cadnaanow agent yadii dadkii way dhaceen 7kun baa qof kii laga qaadaya ee walaal dhalinyarada waxaad ka caawisaa sida jaamacadda qofku u apply garayn karo?
Meelo laga shaqeeyo ma leedahay zxb
Zxp cadnanow sifiican oo faah faah san muqaal ugu soo diyaari wax barashada gaar ahan simisterkii inta lagu dhigto iyo guryaha qiimaha lagu daqo thanks
Alle marku wax kula rabo waxbuu kaa qaadayaa Wana tan ii muqata manta Wa ku salamy sxb an so wada safarnay sharf io karaamo cadnaan from Keynta 309😅
Sxp sare Ck salad jimcale siyaad dhiblawe Alla ha kugu nabd yeelo bro
Zxp +wll aan so wada jabnay guuleyso waligaa
Aaamiin wll mcn
Waar iska ilaaliya caruurta yar yar, oo hays barina. Dushaa ka salaama laakiin lama dhex galo
Cadnaanow zxp waxaad muuqalada dambe kusoo darta inta laqaado lacagta simisterkiiba inankana meel aan kala xdhiidho zxp ilasoowadag si aan siwacan ugu waraysto
Wow 2022 ayaan ku nolay soligoriski waa magalo dagn ilahy ha idin fududeyo xasuus ayaa igalisay korona mall ayaan ka xasustaa
Wadan waa mcn
Waa dad wannagasan Walahi
Dadkani
Sxb waan kaaga mahadcelinayaa si wacan aad mar walbo noola wadaageyso xogaha ku saabsan wadanka belarus 🇧🇾
Sxb sii professional ah ayad uqabeesay videoga well-done
Ck wan ku wataa legen ❤
Qaybta hablaha uu biska sheekee taas baa igu socota zxp
Xasuus 1 sano baan joogy Belarus waliba gobolkaas 🇧🇾
Alx hada Germany🇩🇪
Tliye mel kaso qabto isheeg
Inoo so duceey inagaa sariirtaadi joognee
Sxb meel aan kaala soo xiriiro isheeg wxbaan rabaa in aan ku weydiiyo
استمر ي اخي معك ابومالك ❤
Qof jooga Ubaahanay plz isoo qabo wll
Wow amazing video❤
Intee joogta lpx
Waxan u baahnahay si daan jamacadaha Belarus admissions uga codsan laha intaa igu cawi pro
Cadnaanow wll qof admintion ixareeya igu soo xidh sxb
Belarus yaan isku racna 😮
Ani walhi lkn qaabke u xeraysanaa $4k wan haystaaye
@Ceelaabe ma a qano meel fican lkn wll waxan maqlay $3k ayaa lagu xarayta
@@asmacabdi3858 meel aan jamacad kala xiriiro hadan garanayo anaa xeraysan laha
@@asmacabdi3858whats app ka aynu ka wada hadalno
@@asmacabdi3858 agency 3k ma haysaa
Dalxiis malagu tagi karaaa
Zhp visaha Belarus travel agency si dhaqsi ah ku so saaro nola wadaag 👍🏽
16:25 war ani waa socdaa walahi Belarus 🇧🇾 saan miyaa
sxb waad ku mahadsan tahay waxaa u bahan qof mesha jooga ma igu xiri kartaa oo admission ka isoo saara Master degree ah bro igu saacid arintaas
Xarif side jamacada admission uga codsadaa
Nio meeshan imisa kharash ah aya igaga baxaya
Cadnoow sxb process ka maa inooga waranto iyo shuruudaha la rabo admission ka
Yaa isracnaa
Xalke jogta
@@Cabdifataxali-l6c Mogadishu lpx adne
@ninwaalan2163 sxb hargeisa kharashka ku bixi karaya imisu noqon karaya bro
@@Cabdifataxali-l6cnio ana hargeysa jooga
muqdisho anaa jogaa diyaar ban ahay iso qawo seedi
Intaan 2025 intaan lagaarin ayaan rajaynaya inaan tago Belarus
Soobadi sxp
Hablo ma jogan miya wll
@@Cadnaan.Cadceed wll hablaha waraysi inaga soqad
Hada waxad cuntaa hilib ma waxad u socotaa meel rooti ismaris ah laga cuno
War family ma dagi kara dagnasho ma bixiya
Meeshan waa turkiga kale shaqo male waxba male adiga lagu cunaya uun 😂😂😂
Yaa ku yidhi turkey shaqo male
@gurey_muzeh turkigu shaqo wuu leeyhy blse wa naftada waxba kama qabsan kartid
Cadnaan salan sare waxaa rabaa imaado itilmaan