10$ 💵 Maxay kaaga Jaraysaa, Belarus 🇧🇾

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 53

  • @ahmedabdirahman82
    @ahmedabdirahman82 2 дня назад

    Gebilaawi ana ah iso jawaan sxp like share iyo waxkastna ku saarneee

  • @UbaxFaarax-bt3vh
    @UbaxFaarax-bt3vh 3 месяца назад +3

    Masha all mesha qalbigan ka jogaba❤

  • @ahmedabdirahman82
    @ahmedabdirahman82 2 дня назад

    Mesha belarus inta yurubta an u dhaafayo maka shaqeysan kara si an nolosheyda u dabaro sxp iso jawp plz

  • @QadanMahmud-j7e
    @QadanMahmud-j7e 2 месяца назад

    Keep going wll

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 Месяц назад

    Wadanka belarus malaga shaqesta sxb
    Qaxotiga yurupta kale camal maleyahy

  • @gacal_m
    @gacal_m 3 месяца назад +1

    Masha allah zxp noosoo badi video yada

  • @PilyanDaz
    @PilyanDaz 25 дней назад +1

    Zxpow mel laga so xiriro ma ledahy pro ❤

  • @SakariyeSaleebaan-w5i
    @SakariyeSaleebaan-w5i 2 месяца назад +1

    Asc zhp waxaad ii sheegta qaapka lagu tagi karo wlloh ama dalka lagu gali karo wlll iyo qiimaha lagu tagi karo dalka

    • @Cadnaan.Cadceed
      @Cadnaan.Cadceed  2 месяца назад +2

      @@SakariyeSaleebaan-w5i gacal la xidhiidh

    • @waaguuhaybe7640
      @waaguuhaybe7640 8 дней назад

      ​@@Cadnaan.CadceedGacal soo hadal zhp

  • @abdirahmanali3639
    @abdirahmanali3639 3 месяца назад +1

    Gabilay welcome

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 3 месяца назад +2

    Shp viso belrus wxbarasho rabaa isoo saar

  • @Dhooddimeer
    @Dhooddimeer 3 месяца назад

    Xabad maahmaah reer xamarana waa noo dhex raacisay dalxiiska legenow🎉

  • @MaxamedMursal-k8s
    @MaxamedMursal-k8s 2 месяца назад +1

    Mudane wlli baskiilkii saranahy

  • @SuhaybCumar-k1d
    @SuhaybCumar-k1d 2 месяца назад +1

    Asc sxb qof waxbarasho wadanka kuso galay maka shaqaysan kara wadanka Belarus isago arday ah ,taliye haday su,ashaydu kuso gadhay please iga so jawab zi deg dega wlhie ugu baahnaye aadba u mahadsanthy wlo

    • @Cadnaan.Cadceed
      @Cadnaan.Cadceed  2 месяца назад +2

      @@SuhaybCumar-k1d haa wuu Ka shaqaysan karaa, ilaa 900$ bay shaqaystaan shp

  • @abasabdiwali
    @abasabdiwali 3 месяца назад

    Keep going

  • @mahamedahmed2652
    @mahamedahmed2652 2 месяца назад

    Horay u soco zxp😊

  • @SHARMARKE_11
    @SHARMARKE_11 3 месяца назад +5

    Gf from WhatsApp 😂

    • @rudwaanshiine7422
      @rudwaanshiine7422 2 месяца назад

      Wll numberka wattsapkisa. Ma igu cawin karta danban ka lahaye

    • @MamaUma-h9o
      @MamaUma-h9o 2 месяца назад

      0

    • @MamaUma-h9o
      @MamaUma-h9o 2 месяца назад

      Nafmale sxp belarus iskadaa

  • @liibaanqaasim-dz9lq
    @liibaanqaasim-dz9lq 3 месяца назад

    Zxp Belarus sida logu tago noso sheg

  • @ZaamMaxamed
    @ZaamMaxamed 3 месяца назад +1

    From whatzzap❤😮

    • @rudwaanshiine7422
      @rudwaanshiine7422 2 месяца назад

      War zxp. Numberka . Wattdapkisa igu cawi ado raliya

  • @JeekaJeky
    @JeekaJeky 3 месяца назад +1

    Abas abdi wali ujeeda 😂😂

  • @hamzeapdilahimohamed1468
    @hamzeapdilahimohamed1468 3 месяца назад +2

    War cadceed wadi lahaa waxan ka soo hadlaya in wadankan lagu imado 700$ dee warkii ka sugayna pro

    • @Cadnaan.Cadceed
      @Cadnaan.Cadceed  3 месяца назад +1

      @@hamzeapdilahimohamed1468 RUclips Ka gacal baan soo galinaynaa xagaa Kala socda

    • @DuuliyerageSocdalrage
      @DuuliyerageSocdalrage 2 месяца назад

      Sxa anigo aqoon luuqat arborka kabixi kara wll belarus

  • @Cadaaniabdilaahi
    @Cadaaniabdilaahi 2 месяца назад +1

    KIP GOWN ZXP 😍

  • @abasabdiwali
    @abasabdiwali 3 месяца назад

    Hor Mar wcan libax

  • @AbdullahiAbdiqaadir
    @AbdullahiAbdiqaadir 3 месяца назад

    m.a i.a mar dhow waan soo socdaa😢

  • @yuusufMuhani
    @yuusufMuhani 3 месяца назад

    Zxb Belarus qaabke lagu taga

  • @SP.5D
    @SP.5D 2 месяца назад

    Sxb dhanka tiktoga ka imi moqaal add kulahad 700$ bis baad ku aadi bilarusia, marka faahfaahin ma isiin kartaa

    • @Cadnaan.Cadceed
      @Cadnaan.Cadceed  2 месяца назад

      @@SP.5D kanaal kani muuqaaladda dalxiiska ah buu khaas u yahay iyo safaaradda aduunka gacal RUclips Kala socda arimahaa

    • @SP.5D
      @SP.5D 2 месяца назад

      @@Cadnaan.Cadceed OO kana tiktooga kuu sarane kan kale iisheeg

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib Месяц назад

      Gacal yuo tube kiisa aawey ​@@Cadnaan.Cadceed

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 Месяц назад

    Markan ardeynimo ku imaado waxbarashadeda si dacad ah mausi wadan karaa oo qarashka mabadn yahau

  • @LovelyBooks-ss4xo
    @LovelyBooks-ss4xo 3 месяца назад

    Gf from what’s app

  • @wordmiiraddaw
    @wordmiiraddaw 3 месяца назад

    Keep going forward bro Cadnaan👍

  • @MahadFarah-i8v
    @MahadFarah-i8v 3 месяца назад

    Odey

  • @BadriMaxamed-m8c
    @BadriMaxamed-m8c 2 месяца назад

    Sxb contectigaa ii soo sheeg please

  • @faclon.
    @faclon. 19 дней назад +1

    kkkkkkkk waare cadnaanow wlhi waan filayey maalin uun inaad halkan imaaneysid film kaad baaskiilka ubolwdey ba halkanu ahaa maalinkad gabiley joogtey ee bacda shaaha ku karsaneysy iyo habeenkii dhidarku ku eryadeyba markaan maskaxdey rogay wxy ahyd filmkn baaskiilka halkn lama fahmin ee africda kle iyo caalamkaba wuu kajiraa intaasina waa iga kftn sxp🤣

    • @Cadnaan.Cadceed
      @Cadnaan.Cadceed  19 дней назад

      @@faclon. Hhhhh wadan kii baan u socdaa nolashaas waan u xiisay shp

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 3 дня назад

    Cadnaan lajan 😂😂😂

  • @AliceTrainingCenter
    @AliceTrainingCenter 3 месяца назад

    From whatsapp

    • @rudwaanshiine7422
      @rudwaanshiine7422 2 месяца назад

      War zxp. Numberkisa ayan u bahna arin igasogale

  • @guuledaxmedguuledaxmed3463
    @guuledaxmedguuledaxmed3463 3 месяца назад

    Waspkga zxp iso dire w duraydii

  • @khalifayoos7865
    @khalifayoos7865 2 месяца назад

    Cadnaanow mee baskiladi

  • @Ahfujvgjbb
    @Ahfujvgjbb 3 месяца назад

    So dir tashiika

    • @Libaaxa.Africa
      @Libaaxa.Africa 3 месяца назад

      Hhhh waar garacani waa Reply anaa Aqaan 315 baan ku arkay