سافر وستعرف اننا لسنا احسن الشعوب تطورا وثقافةً هذه مقولة سيذكرها التاريخ شكرا للضيف الجزائري اهلا بكم في بلاد البنت قديما كما كانت في زمن الفراعنة الصومال الابية مهما قال عنا الاعلام نحن نعرف اننا ابناء صمالي المعتزين بهويتهم عاش عرق الصومال
Beri aan Hargaysa tagay waxaan rabay inaan sigisaan soo iibsado markaas dukaamadii dhan ma hayno iyo magaranayno ayay dheheen. Illeen bahasha Sokis ay u yaqaannaan.
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 45,700 subscribers 🙏
Welcome the Lagend
Sxb.
Waxan kaa soo salaami Ingiriiska Magaalada Birmingham.
Waan kula socday intaad Ethopia iyo dhulka Somalidaba ku maraysay.
Sxb, timo iskama jarin eh, maxaad lacagtaasi ku bixisay.
Muqdisho hada timid 100k fillo
pro inta kale ree xamarka udaaa inshlh
Hdna 46.1k mresaa kbdn ku rjynaa wllka kuso dhwow muqdisho cdey ❤
Hoyadi somaliyeed muqdisho I love ❤️ you from Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️ 💖
dadka waxaa ugu baqiilsan qofkii kataga saliga nabiga scw 🥰
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
Welcome to the city, ancient and old mogadishu.
Rashka barre
Banaadir ma nabad Baa muqdisho Wn u xiisay walhi 😢Bro Nabad ku ahaw dhulkii Gobonimada❤️
Big man 🙏
Xamar is beautiful I went there July and I can’t wait to go back insha’Allah 🇸🇴🇸🇴
hooyadi somaliyed muqdisho from hargeisa
Gobti gurigeedii hargeysa from muqdisho
Gobtii somaliyed from jigjiga
@NimcanAK gobtii jigjiga kuma waayo
@@asmaabukar5946 sido kle abayoh
Guriga gubta hargeso harwanaag from shabeellafa dhexe
Magaalo madax ma ahan waa caasimada umada soomaliyed🫶🏻
Xab xab .... waligeey ma maqlin. Qare waa layaqaan. Welcome to Mogadishu Somalia 🇸🇴
Liido dad badan ku dhinday. Allah ha u naxariisto walalheyn ha loo duceeyo
Man sha Allah amazing 🎉
Welcome to moqdisho hooyadii umada soomaliyeed ❤❤❤❤
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Ameen ya rabb
ASC WLLE MAASHA ALLAAH MUQDISHO WAA WADNAHAYGII WAA MAGAALADII AAN KU DHASHAY ALLOW NOO XAFID AAMIIN
Amazing thanks sida u soo bandhigtey muuqaalka cajiibka caasimaddi umadda soomaliyeed
DIRIRDHABA IYO HARAR AYAAN KAA DAAWAN JIRAY IMINKA MAGAALADEYDII BAAD TIMID WLC MUQDISHO BRO
Ku soo dhawow caasimada umada soomaaliyeed muqdisho cadey 🎉
Welcome to Muqdisho Deeqsi in badan ado Ethopia joga wan ku daawaday so dhawaaw bro.
Wll deeqsi man waa wiilkii liido kugu sodhaweynaye my brother welcome again 🫡
سافر وستعرف اننا لسنا احسن الشعوب تطورا وثقافةً
هذه مقولة سيذكرها التاريخ شكرا للضيف الجزائري اهلا بكم في بلاد البنت قديما كما كانت في زمن الفراعنة الصومال الابية مهما قال عنا الاعلام نحن نعرف اننا ابناء صمالي المعتزين بهويتهم عاش عرق الصومال
Welcome deqsi man kaxda aya kugu so dhaweynenaa bro ✋✋
Mogadishu Magaalada Boqorada ❤
تحيا فلسطين 🇵🇸
WELCOME TO MOGADISHU
Magaalo somaaliyeed one day i will arrive insha allah ❤
Rag Rag dhalay. Somalinimo wa ku daayay, Mashallah! No Qabil
Welcome wllkey from xamar ❤
Waa soo dheeraatay bee maanta 😂 soo dhawow wllkeen Deeqsiman waan kugu faraxsanahy 🤗🤍🤍🤍
Welcome to City Mogadishu ❤
Kusoo dhawaaw wllkeyow magaalada dhib alla kuma tuso❤️
Masha.allah welcome muqdisho bro
Keep going brother ❤❤
Com back the best RUclips of the season deeqsi maaaaan ❤❤
Keep going ina ader
Xamarta cusub jogta xamartii hore tag sida boondhere shibis cabdicasis kaaraan yaaqshiid shangani iyo xmr weyne degmoyinkas tag mesha nolosheyda jabantahay ee ha tagin hodon howlwadag waberi iyo wadajir
Wlhi beentaa maahan anuu waxaan is Lee yahya waxaan fiicneen buu caasimada ka gudbinayaa
@BileBashiir-i3e meel VIP oo tagey meelaha ciyaalka xfda hado tagi lahaa tinta 1.5 ama 2dllr oo Ku jaran laha
Ciyaal xamar naga cilmi badnidiin 8$ dhan ku ciranaysaan burco ka ugu qalisan waa 4$ lacag baa taal magaladi m.a😂😂😂😂
Been been maa noola qarxiyaa lacagta baa nalaga rabaa😂 @AHAPPY_LOUTH
Welcome to muqdisho
Masha allah Safar cajiib ah
Ninka miiska qudaarta kugadaaye kamarida igadaa ayuu kuyire hadane waa soo tuubtey walaga fiicanyahay. videoga intiisa kale wuufeecanyahay marka horey usoco
Adaa qaldan hotel hakacunten ee maqaayadaha cadiga take sxb
Wellcome your city brother
Inshalah Muqalo qurux badan kasoo Diyaari
Muqal Quruxdisa wataa Sogudubte In badan Mahadsanid
Horey usoco dal yaqaanow❤❤
Masha Allah waa muuqaal wanagsan lakin Wuraa Somalia nolosheda qalisanida iyo dawlad xumida isma leh shacabku waa inuu tashadaa runtii khayr insha allah
WAr waa ku gaadeen google maxaa doonti
Meeshaas xildhibaanada iyo gaalada waaweyn ayaa ka cunteeyaan kana jartaan😅
Bilal bulshawi waa inay dowladha somalia shaqo siiso, shaqadha sodaweynta dadka caanka oo bilacdha wadanka sosara
Welcome big man deqsi man
Well come muqdisho cdy🎉🎉🎉❤❤
Welcome to xamar cade eeboow
Bilal bulshaawi wlhi waa madaxweynaha dhalinyarada m.a keep going
Bilaalkan siduu dhalinta kale uga hagar baxo ninkan uguma hagar bixn o wlhi ah hadalkyga qofki fahmaya waa ila dareemi kara halkan kahadlayo
Asc mashallh edo sodhowow❤❤❤❤❤
Muqdishaay ma nabadbaa 🇸🇴🥹
Wwlcome to your real country suldaan 😊🎉❤
Masha allah ku so dhawoow magalada huno ❤️
soo dhawow gacma furan kusodhawow nabadna Allaha ku yeelo
Kusoo dhawow caasimada umada soomaliyeed ❤
Inbadan baan kudaawday balse sodhawoow muqdusho wll❤
Kuso dhawow magaladaadii Muqdisho sxp 🎉❤🇸🇴
Mansha Allah big video horay u soco agoote
Welcome aboowe 🇸🇴♥️🙏
MuqdisHo CdeYyyy❤
Masha Allaah
Bashala
Xamar wayne wa magaalda qadiimka ah😍
8:50 for a hair cut waa qaali meesha ma yurub baa
KU sooo dhawooow Muqdisho zxp❤
Asc walaal xabxab afsomali ma ahan wa carabi qare wa afsomali sidas ulasoco asc
via roma hadaad ka qadayn lahayd dhadhan iyo qiimo ku raali geliya labadaba waad ka heli lahayd.
Maasha Allaah
Deeqsi men. Dhangalowga maxaad ka tidhi
Tima jaridda 8$ Waa qaali weliba waa qiimaha ugu yar ,
Aniga ayaa idiin furi doona mid 8 dollar ugu badantahay oo vip ah insha allah waayo macaamu8l badan ayaan helayaa maalintii quumaha jaban wuxuu soo istaagi doonaa mid ka faaiido badan midka qaaliga
Qiimaha caadiga ah ee tima jarashada miyaa $8 Dollar ah
Keep going
Deeq keep going
Hi Bro finally you are in somalia
Sxb magaalka dhaxgal dhalinyarada si 100k aad ugartid
Maqayadaha aad tagtay 10$ waa qaali lacag layda aya lagu gaada 3 dolar waaye gudaha magalada
Keep going bro 🎉🎉
Horey usoco zxb deeqsi
Welcome to the Djibouti 🇩🇯
Areey 4 xabo muufa iyo haaf suqaara 1 xabo MOOSA 4 fur macasra isku riiq ee qado ka dhigo warne Nagasii
Ilhooww maruun iGe
Hormar wcn wll
Bilaalkan siduu dhalinta kale uga hagar baxo ninkan uguma hagar bixn o wlhi ah hadalkyga qofki fahmaya waa ila dareemi kara halkan kahadlayo
❤❤❤ welcome
Masha Allah 🎉❤
Maalmaha RUclips waxan ku arkaa reer Waqooyi badan oo Muqdisho tagaya, baaritaan miya😂 Soo dhawada aad ayan ugu farxeyna booqashadiina walayal😊 Allaha noo hagaajiyo dalkeena dhammaan 🇸🇴
Way jiran Reer somaliland vlog ka dubaya Xamar lknse wiilkan iyo Ka la socda Waa Reer Jigjiga dds
@@ilkacaselyricslyrics2723
Mahadsanid wll, reer Jigjiga iyagana wa soo dhaweyneyna wa somali 🌹
Ree waqooyi ma ahan ree jigjiga Wye ninkaan re Somali galbeed
Masha Allah
Muqdisho muuqwanaag Caasimada Umadda
Mootalaha saas baad sheer ugu sameysay 😂🎉
Ahna maxay ahaayd kan meeqa qof waya
Beri aan Hargaysa tagay waxaan rabay inaan sigisaan soo iibsado markaas dukaamadii dhan ma hayno iyo magaranayno ayay dheheen.
Illeen bahasha Sokis ay u yaqaannaan.
Sharaabaad dheh😂😂
Wlcome deeqsi mane bro❤
Welcome wll deeqsi
Kus0 dhawaw dhulkaada hoooyo wll deeqsi ❤❤
In badan baa sugayay muqaalkan 🙏
So dhwow sxb sare in badan aya ku dawan jiray mar kle kuso dhwow xamar cadey
ww mashallah😊
Ciyaal xamar aan daarsiino 🎉
Qare waa af Somali xabxabna waa carabi ee kii aad tahay carabi iyo Somali adigana yaqaan
Soo dhowow deeqsi anago wada fadhisa. Somalia kama tageesid xaafadeyda kugu martaqadi ila soo hadal
Welcome abowe love wlhi ciyaal xamar hada nhny
Deeqsiyow team jabarti ayaanu nahay wanu kugu soo dhwaynaynaa magaalada