MAGAALO SOMAAALI DAGTO OO OROMIA KUTAALA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 мар 2024
  • Socdaalkaygi Magalada baabili
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: pCk8DtTCoM...
    .
    Facebook: Adeego24?mib...
    .
    Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...

Комментарии • 453

  • @shakiibproduction
    @shakiibproduction 3 месяца назад +14

    MANSHA ALLAH ZXP HORAY USOCO
    DAD WAXAN ARKAYA COMMENTIGA KU LEH DHULKA OROMAD SIISAY ISAGU MUNA SIIN EE INAGA KA SEXANAY WANA LA QATAY OROMANA XUKUNTA EE DHULKA KALE AAN ILASHANO OO AN MUSTAQBALKA DEEGANKENA AN KA FIKIRNO DHALINYARO 🤛🙏

    • @cabdidhaanteeyeofficial6520
      @cabdidhaanteeyeofficial6520 3 месяца назад

      Wax aynu saxiixnay majirto dad dhafoorka xabad lagaga hayo aaan garasho iyo aqoontoona dhug iyo aragtiba u lahayn baa wax saxiix lagu sheegay nala soo gaadhsiiyey ayna kadanbeeyey Xishigii faashilka ahaa ee TPlF , adeegsanaya dad aan u qalkin inay dadka hoggaamiyaan.
      Magaalooyinka waxaa lahoosgeeyey deegaanka oromoda sida kuwa cundhufto caydhayto dal lahelay loogu muransanyahy inay kamid noqdaan deegaana afarta.
      Deegaanka naga maqan waa lasoo calin, saama laluudka gumaysiga Madaw ee abasiniyana inshaballah waxaa lagaga baxayaa qori caaradii Insha Allah.❤

  • @Bile24335
    @Bile24335 3 месяца назад +79

    Waxaad dhahday waa magalo oromo baabile waxaa loo heesta sida inta kale oo somalia galbeed gumeystuhu u heesto baabile waa meesha asal ahaantayda aan ka soo jeedo waa magalo Karanle insha allah waa tagi doona hadii aan noolahay ❤❤❤

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 3 месяца назад +1

      Aado weyn masul

    • @mohammedkelifa3280
      @mohammedkelifa3280 3 месяца назад +10

      Waa magalo karanle hawiye, welcome to your home Land

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 месяца назад

      @@mohammedkelifa3280 Aqas Yaa Horta Yaqaan Waxaad Aqrineeyso. Uff

    • @ugaasraash1068
      @ugaasraash1068 3 месяца назад +3

      Karanle qayb bu dagaa qaybma geri koombe

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад +7

      Oromadu xoog iyo handaad ayay ku haystaa. Wali sifa sharciya oo baarlamaanka itoobiya ansixiyay oo lagu siiyay ma jiro ee soomaalidu iyo tuugta ogaadeen madax gobolku runta hasysku sheegaan oo dhulka ayaan oromo loo xalaalaynin.

  • @dawatv953
    @dawatv953 3 месяца назад +60

    Babile waa magala somaliyeed ee xudud kutala oromiya waa magalada gancsiga ugu wanagsan babile iyo moyale magalada ugu muhisan degankena🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 месяца назад +11

      Haa wllo Oromaa rabta inay xoog kuqaadato. laakiin waykashalaayi doontaa 😠

    • @yoonkaxaajiofficial2656
      @yoonkaxaajiofficial2656 3 месяца назад

      🤣🤣🤣🤣 qofkan wa oromo sxb waxo ku dhahayo ma maqashid miya wa magala ganacsiga ee oromiya somalida iyaga ayaa isku xoog weyn ​@@kabarodadkasaaxiibkaa5165

    • @Mahammad-rn4tz
      @Mahammad-rn4tz 3 месяца назад

      Mooyalee OR Babbilee OR Dirree Dhawaa OR Jijigaa Afuftuulee waren Biyya hin balysinaa

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 месяца назад

      @@Mahammad-rn4tz qofti abiyi ammaa kana dhaabbachaa jira

    • @Mahammad-rn4tz
      @Mahammad-rn4tz 3 месяца назад +1

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165 hikka qoti Nibeyta isin jiraachu jirtaa fincan Abiytu Ni geyasa Atti Abiyin Ithopiyaa Bulchuu jiraa Atti udanu Hudura ifihin dhiyne duraa dhiqadhuu Hassayi

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 3 месяца назад +19

    Baabile waa Magaalo soomaliyeed cawaanyow,
    Gacanta cadowga inshallah wayka xoroobi doonaa dhulkeenu

    • @youtubemedia3978
      @youtubemedia3978 3 месяца назад

      Babile is ethiopia city go back to hargeisa and mogadisho or bosaso idiot😠

  • @yaasir5718
    @yaasir5718 3 месяца назад +21

    Baabili waxaa iska leh Soomalia Maalin Maalmaha Ka Mid Ah Wuu Soolawanaa Dhulkeena Qof Kastoo Somali Ah Wuu Ku Riyoodaa Wuuna ku Fikiraa In eey Soo Laawaneeyso Baabili iyo Dhulka Somali oo Dhan insha Allah Somaliyeey Hurdada Ka Kaca Ee aan Garabka Is qabsano ee Aan U Midoowno Si Aan U Soo Cesheno Dhulkeena Soomalia Soomali Baa Leh Taas Ku Seexda Kuna Soo kaca💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul Iyo Gowanimo

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 месяца назад

      waxaad i fahansiisaa hadii ay soomali leedahay sidee uga mid noqtay ormia?

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 3 месяца назад +1

      ​@@mrsocotraisland1939 Gumaystihi ingiriiska ee dhulka somalia jogay marku baxayay ba dhulkii somali galbeed wuxu siyay Ethiopia sidaas ayay ku qateen xabashida iyo oromada inshallah mar uun way xoroobi 🇸🇴

  • @mustafakiiko9856
    @mustafakiiko9856 3 месяца назад +35

    Baabile xasuuuus ayay aniga I tahay waa meesha aanku dhashay 🙏🙏 reeer baabile waaan idin salaaaamay 🎉

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 3 месяца назад +2

      Sxb somalida waalooga tira batay soo ma ahaa😢 dhulkeena bey usoo dhigtay oromada

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 3 месяца назад +2

      Sxb somalida waalooga tira batay soo ma ahaa😢 dhulkeena bey usoo dhigtay oromada

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 3 месяца назад +1

      Sxb somalida waalooga tira batay soo ma ahaa😢 dhulkeena bey usoo dhigtay oromada

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 3 месяца назад +1

      Sxb somalida waalooga tira batay soo ma ahaa😢 dhulkeena bey usoo dhigtay oromada

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 3 месяца назад +1

      Sxb somalida waalooga tira batay soo ma ahaa😢 dhulkeena bey usoo dhigtay oromada

  • @issediini
    @issediini 3 месяца назад +20

    Magaalo soomaali kasii ah magaalo ey si'gaar ah u dagto beelweynta karanle hawiye ❤

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 3 месяца назад +11

    waa magaalo quruxbadan ilahay gacantayna hakusooceliyo waa mahadsantahay saxb

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 месяца назад +5

    waa caloor xumo in dhulkanagii laboobaya aan somalida dowlada wax ayson aron nayn,

  • @user-vb6mo8ps2j
    @user-vb6mo8ps2j 3 месяца назад +5

    Kusali xabibkena muxamad scw scw scw ❤

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 месяца назад +2

    Mashaa Allaah Ramadan mubarak Waad ku mahadsantahay Muuqaslja Quruxda badan oon bartay meel igu Gusub, magacaas Baabili Ma ku Soo Aroortay Qiso taariiqda islamka ku Ssbsan ma Juno Qofku taqaano ha na Soo Xasuusiyo Maashaa Allaah❤

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 3 месяца назад +4

    War waa dhulka somaliyee xooga lagu haysto waana hawiyaha galpeed

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 месяца назад +4

    MASHA ALLAH taariiqda somalida

  • @anab9951
    @anab9951 3 месяца назад +23

    Baabili waa magaalo soomaaliyeed oo waligeed ay soomaalidu deganayd waliba degan yihiin Oromo malaha si khalad ah ayaa loogu wareejiyey waana laga soo celin doonaa at the end of the day

    • @FaysalFaysal21
      @FaysalFaysal21 3 месяца назад

      Haa hadalka iyo wax la mid ah ku hadla ,at the end of the day.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 месяца назад

      canab ma soomalidii daganeyd baa u vote garaysay ineey oromo ka mid noqdaan u malayn mayo in qasab loogu daray oromia mise waxaa daga oromo badan oo dadkii soomalida ka tira baday?

    • @252o3
      @252o3 3 месяца назад +1

      ​@@mrsocotraisland1939magaalada waligod bey labada daganayen waxeyna ku hoos jiri jirtay Faafan zone Somali region laakin Somali baa ugu badnay kabacdi 1990 dhamadkiis bey Oromo jesteen ay somalida dagnay dhameyen wax u so gurmado la wayey kadib Oromia lagu daray hub iyo xita loma so dirin hawiyenimo lagu xumeyay laakin ogadenka tokadoda iyaga laga jara. Somalida iyo oromada ilaa 600 sano ayey isla dagnan jiren labada luqadna wa lagu hadli jiray waligis laakin manta Oromo ba lagu bara carurta kuligod Oromo cml bey noqdeen kuwi badiyaha dagana wali waa la laynoya ilaa maanta

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 3 месяца назад +5

    Dhulkas waa in xoog ama xeelad mid uun lagu so celiya .
    Because somali oo kalya ayaa dhulka laga qaadaa

  • @user-ih1tf7kd4p
    @user-ih1tf7kd4p 3 месяца назад +6

    Baabili wali ma arag lkn waxaan bartay dad aad u wanaagsan oo reer babili ah dadkaa aan ka bartay awgeed waan jecelahay salaama ❤

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 месяца назад

      😭😢😭 Waa calool xanuun inaan arko dhul Somali ay asal leedahay ay Oromadii uraysay sidaa ugu soo bataan sidii inay leeyihiin dhulkan 😢😢 ilaahow Somali caqligooda u sooceli oo quluubtooda saafi kadhig yarab qof naga xoog badan ilaahay dunidan ma’abuutin walahi inaynan ku waarayn Ethiopiankan uraya ee xiniinya laawayaasha ah 😤 dhul Somali xoog laguma qaadan ee khiyaanay ku qaateen iyo in Madaxda deegaanka ay u fududeeyeen InshaAllah xoog baa loogaga saare walahi billahi InshaAllah dhimashaan kaxignaa dhalinteena inaan u dayno dhulkeena barwaaqada ah ay awoowayaashay soo ilaaliyeen walahi way iman maalintaa aan xoog ku soo ceshano dhulkeena 💪🏼🇸🇴💪🏼 Shicibow diyaar garooba walahi dagaalku waa lama huraan inaan xoog kaga saarno bi’idnillah kariim tabarna malaha walahi 1000kooda rag waxaa ku filan 10 rag Somali ah oo dhaladka ah aan ahayn kuwa qabaa’ilada somali sheegta si sirdoon ahaan ay noo khiyaamaan InshaAllah wayna halaagi doonaan walahi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 месяца назад +20

    Dhulka Soomaaliyeed No Oromo guul deegaanka Soomaalida

    • @wubishethailu5101
      @wubishethailu5101 13 дней назад

      what wrong with you, if poor live together, work together, no one create land everybody come to land. geographically beside people more related than something far... Don't worry about land we have lash Savana and forest, rivers, coffee large east Africa... we can give for any who need...

  • @leilajama87
    @leilajama87 2 месяца назад

    Maashallah the best RUclipsr! I love your videos showing all the deegaanka soomalilda in Ethiopia . Please more videos like this what a fantastic watch

  • @deeqsiman
    @deeqsiman  3 месяца назад +36

    Muqaalkan meel sare gaadhsiya zxpayaal channel kana subscribe ino saara 🙏

    • @darwiishboy7470
      @darwiishboy7470 3 месяца назад +1

      Nin oron ah baad waraysatay ma soomali aad waraysataad wayday zxp😂

    • @user-dw8sh3is3t
      @user-dw8sh3is3t 3 месяца назад +1

      Muqaladadu aadban u daawadaa deeqsi man nooso badi

    • @Rood-vo2vu
      @Rood-vo2vu 3 месяца назад +1

      Waxad noqon doonta best RUclipsr insha allaah

    • @cabdijaamac6968
      @cabdijaamac6968 3 месяца назад +1

      Kamarada naga cade deeqsiyow sxb

    • @user-wj1ju9ze2h
      @user-wj1ju9ze2h 3 месяца назад +1

      Magalad waa somli babalay aa waa dhaxal guur

  • @MohamoudAbdilahi-gy4cm
    @MohamoudAbdilahi-gy4cm 3 месяца назад +9

    magaada baabili xussus gaara ayey igu leedahay waa magaadaan ku dhashaly ku koray ku wax baraty baabile elementry school babile high school waan idin salaamy inti ree baabili ah ya baabilee lijooj ijoolee babile

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 месяца назад

      walaal ma i fahansiin kartaa sideey oromia uga mid noqtay dabcan sabab baa jirta waayo jigjigaa laga dhigi lahaa ormia ama godey

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 3 месяца назад

      Wll 100sano Buuu Dad Nooga Maqan Yahay Dadkaas Baan Ka Waraysanayaa Halkay Kaaga So Xadhiidhaa Fadln

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 3 месяца назад +3

    Somali intee qabiil isku yasayaan dhulkooda laqaatey karanle hiil walaltinimo mahelin dhulkiisa waala qaatey 😢

  • @Garasho
    @Garasho 3 месяца назад +20

    Magaalo soomali laheed oo xoog oromo ku qaadatay

    • @sporttv24timmar
      @sporttv24timmar 3 месяца назад +4

      somali oo dhan bee kabadan yihiin yaan lasoo dhaweeysan hadiikale dad kaa tiro badan wee kulaqayaan

    • @alone4ever241
      @alone4ever241 3 месяца назад

      @@sporttv24timmarya ku dhahy somali wa 45m o qof somali weyn aqon uma lihid yrisey🇸🇴💪🏽

    • @user-py8np7fg6t
      @user-py8np7fg6t 3 месяца назад +3

      There is half million Oromos refugee in Somalia 🇸🇴 and it is time remove promos they bring

    • @sporttv24timmar
      @sporttv24timmar 3 месяца назад +3

      @@user-py8np7fg6t those u think is refugee will expand and then claim somalia it's their territory very sad situation.

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 3 месяца назад +45

    Dhulkeena inaga dayacnay oromadu waxay wadaa dhul balaadhsi intay goori goortay wax fahma oo dhulkiina difaacda somaliyey

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 3 месяца назад +5

      Ala mayee difaacda waar boorama, boosaaso , jigjia iyo hargaysa ayaba qirin qiir ku jira😂

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад +2

      Haa waan Difacan Donna insha allah

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 месяца назад +3

      BABILI WAA MAGAALO SOMAALIYEED

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 месяца назад +2

      Waykashalaayi doonaan oromada dhulboobka ay wadaan

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 3 месяца назад

      ​@@goodlyrics2243maxadx deena ayaa saas ogol oo ka cabsada ethiopia

  • @connoisseurification
    @connoisseurification 3 месяца назад

    Mashallah sxb...wankahelnay muqalkan . Inaan tago baan donaa inshaallah.

  • @Guhaadkilwe
    @Guhaadkilwe 3 месяца назад +10

    Babile waa magaalo Karanle Hawiye, Oramo iney qadatana waxa ka shaqeeyay qolada ogaadene itoobiyada daba dhilifka u ah.

    • @user-cs8zm2rb3v
      @user-cs8zm2rb3v 3 месяца назад +1

      Xaqiiq walhi

    • @zaramoh588
      @zaramoh588 3 месяца назад

      haa xataa magaalada fanfan eey dagaan jaarso dir iyagaa itobiya siyay daroodku hawiye iyo dir nacayb bay u dhimanayaan xataa jarsada ayay oromo ku sheegan nacayb ay uqabaan ogandeen daba dhilif

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 месяца назад

      Siilka HOOYADA iyo KARANLAHA SHEEGAYSO maxa la dhaha karinle ma dad ba Mise Dugaag Dhulka wa Ogaden dadkana Wa Ogaden

    • @ugaasraash1068
      @ugaasraash1068 3 месяца назад

      Baabili wa magaalo geri ogadena waxba kama oga hawiya oromo noqday intay geri koombe islahayen magalada haka guuraan afarta gees geri iyo xarle koombe ayaa dagan

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад

      Taasi waa xaqiiq jirta waxayna ka tahay caqli xuumo iyo imaan daro intay isleeyihiin lacagta yare gobolka jeebka ku shubta. Waxay iloobeen dantii guud ee dadka soomaalida iyo tii goobolka labadaba. Waxaan ka ahayn labadooda tuulo iyo jigjiga oo itoobiyanku rabaan inay la wareegaan oo ka maarmi waayeen mooyee. Dhulkii kale oo dhan way takooreen oo daayaceen. Afar jeer ayaan dhulka soo eegay 6 sano ee ugu dambeeyay. Aad ayaan uga xumaday dhibataada dadka soomaalida haysata ee soomaalida kale madaxda sheeganaya u gaysteen.

  • @KhadarAbdullahi-yd6nz
    @KhadarAbdullahi-yd6nz 3 месяца назад +3

    Magaalo karanle oo l haysto Allow noosoo celi

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 3 месяца назад +4

    Cambaha cambo laf maha waa camba dhoodho. Camba laf geedka uu kabaxo waa geed aad uweyn mirahiisana waa waaweyn yihiin aniga ayaa reer jamaama ah cambahana aqoon buuxda uleh ustaad! Midakale shimbirka waxa aad kusheegeyso waa jigaag ee shimbir ma'aha 😅

  • @Ja_il8
    @Ja_il8 3 месяца назад +3

    Dhul somaliyeed oo gumaysi ku nuuul waaye🇸🇴

  • @Gabdoon2
    @Gabdoon2 3 месяца назад +3

    Alla Xornimadu Wanaagsanaa Marka Sidaa Loo arko Baa Lagaranayaa Meel Gumeysi Dilooday iney Tahay

  • @fuadBilal1
    @fuadBilal1 Месяц назад +1

    Babile city is a city where people of many nationalities and religions live with respect and love. Those who want to learn respect should learn from the people of babile. Brother Babile, when you go to an interview, you should be able to speak at least three languages. becauseTurn to find out their feelings 👍🙏🏼

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 месяца назад +7

    NAGEEYLE, MOOYAALE, BAABILI, HARAR, DIRIRDHABA waa labeentii magaalooyinka Soomaaliyeede Oromada la siiyay.

    • @hargeisabigboy4775
      @hargeisabigboy4775 3 месяца назад

      JIGJIGA ayaa imikana la siinayaa.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад

      Waa sida qorshuhu yahay ee hada wax u socdaan. Kuwii tugtii iyo fulaydii madax ku sheega gobolku waxay u sii socdaan qabri dahar iyo goday siido halkaa looga hadhayo.

  • @abdicuud4492
    @abdicuud4492 3 месяца назад +3

    Magaalo Karanle Hawiye 😢

  • @fun-qk9qh
    @fun-qk9qh 3 месяца назад +7

    Dhulkan waa somali waa in laxooreya oromo hade muslimnimo ictirami weyso madaxa laga jaro

    • @siciidcadde6870
      @siciidcadde6870 3 месяца назад +5

      Somali maxay wax xoraysa iyadaba laysku jediyaye allow qulubtooda midey😢

    • @252o3
      @252o3 3 месяца назад

      ​@@siciidcadde6870waa sax Somali intey iyaga is dilayan ma is weydiyen away tuli guleed baabili jinacsani makaniis mieso moyale kuwan dhan Hawiye dir darod baa dago ayaa isku soo gurman wayey iyagana tokadoda laga qatay

  • @heeso586
    @heeso586 3 месяца назад +10

    runtii oromadu aad bay u fidaysaa sidaa ay hada ku socdaana hadii ay ku sii socdaan dhulalka somalidu dagto oo dhan waxay noqonayaan oromia somalina waxa la dhahayaa waa bay jiri jireen ilahay ha inaga qabtee

  • @user-jz2vq1yf9v
    @user-jz2vq1yf9v 3 месяца назад +3

    mgaalo somali ay leedhay walipa karanle hawiye

  • @cabdidhaanteeyeofficial6520
    @cabdidhaanteeyeofficial6520 3 месяца назад +4

    Deeqsi man, wax badan huunno baadh oo aqri sooyaaka dhuleed ee deegaanka soomaaalida intaaadan wax usooo bandhigin ummadda soomaaaliyyed eee ku dheehanaysa
    Thank ya a lot

  • @user-tu7dq2de4i
    @user-tu7dq2de4i 3 месяца назад +5

    Babili 🇸🇴

  • @haveaniceday365.
    @haveaniceday365. 3 месяца назад +4

    Waa magaalo soomaaliyeed Cabdi Ileey ayaa kudarey dhulkaas Oromiya.masiibo haku dhacdo ninkaas iyo cagjar soomaali ayaa gaa kalle reebeen.
    Dhulkii Karinle Hawiye ayaa dagaan.

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 3 месяца назад

      Kuma,darin cabdi iley iyagaa ku darsamay reer baabili oromia

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад

      ​​@@user-oi5uk4de1b marku dhib iyo lugooya maahe waxba u tari waayay ee waliba qabiil ku xumeeyay ayay ka baxeen.

  • @FaysalShaik1
    @FaysalShaik1 3 месяца назад +3

    Muuqaal iyo barkii sxb. Nicely done.

    • @CrAbukar-fc8yb
      @CrAbukar-fc8yb 3 месяца назад

      Sxb adna mid kasoo samee feysaloow baabili❤

  • @abuuseyfbinuhirsi
    @abuuseyfbinuhirsi 3 месяца назад +3

    Ceeb waa magaalo somaliyeed in aay oroma kuxuntaa

  • @user-nh3od7wu2i
    @user-nh3od7wu2i 3 месяца назад

    Saaxiib soo bandhig taarikhdii Amiiradii Harar .

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 3 месяца назад +4

    War somaliyeey oromada somalia kusugan bossaso garoowe hargeisa burco kuli halaga so ceeyriyo sidii loo dhihin mehaan somalia ka tirsanajirtay waa iga waano

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 месяца назад +33

    Somali yaaga isu raga

  • @ahmedyusuf6703
    @ahmedyusuf6703 3 месяца назад +3

    Tnx zxp waxa ahay reer muqdhisho waa markii igu horeeye ee maqlo magaladaan 😊

    • @252o3
      @252o3 3 месяца назад

      Waa magaalada Karanle Hawiye iyaga ku badan oo leh laakin wax usoo gurmado waayeen

  • @almiss.hamout
    @almiss.hamout 3 месяца назад +4

    Best youtuber 👏🏾

  • @abdimahadxassan4169
    @abdimahadxassan4169 3 месяца назад +1

    Deqsi man hore usoco sxb

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 3 месяца назад +3

    maha dhuul Oromo Ee waa dhuul Somali dhalad ah baa leeh oo dagaa waliba waa dhulka hawiye baa u badaan xaskul hawiye karanle hawiye jiidle

  • @mahadciro8778
    @mahadciro8778 3 месяца назад +1

    MEEL KASTE SOOMAALI DEGTO WAAN JECLHY from MOGADISHU❤

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 3 месяца назад +8

    Waaa wax laga xumaado in dhul soomali oroma sheegato , taasi waxay ina tusaaysa sida aan u burburnay

  • @abdirahmanabdalla6779
    @abdirahmanabdalla6779 3 месяца назад

    Keep up the good work bro 👊

  • @SultanSharif-pv1cf
    @SultanSharif-pv1cf 3 месяца назад

    Alla babili sxp magaaladan ku dhashay re babili salaan sare ✋🖐

  • @abdisamadaliguled3259
    @abdisamadaliguled3259 3 месяца назад +1

    Waa magaalo qurux badan ee ilaahay cadawga haka qabto waa magaalo soomaliyede

  • @user-ve7yj2ho3b
    @user-ve7yj2ho3b 3 месяца назад +21

    Dhibaatada iyo in oromo qaadato waxa ugu wacnaa madaxdii soomaalida

    • @user-py8np7fg6t
      @user-py8np7fg6t 3 месяца назад

      Promos are the slave of the tplf and ahmra we somsli will not be slave no no

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад

      Waa runtaa. Dhamaan madax ku sheega soomaalidu way daayaceen Baabili iyo dhulka kaleba. Xataa intii magaalada looga ogolaa soomaalida waxay uga dhaarteen inay ka caawiyaan xaga iskuulada, dhakhtarka iyo wadada iyo suuqa baclaha ee soomaalidu leeyihiin iyago qabiil ku xumaynaya ogadeenku ama lacagta qobolka musuq ku cunaya jigjiga and Addis. sedex jeer ayaan sii dheex maray 5 sano ee ugu dambaysay Baabili aad ayaan uga xumaaday arintaas.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 месяца назад

    Ramadan Kariim, Adiga Iyo Mama Lucky ba ❤

  • @user-vj8pe1ob7c
    @user-vj8pe1ob7c 3 месяца назад +8

    Sxp dhul oromo mahan wa magaalo somaaliyeed

  • @MustafeA.K
    @MustafeA.K 3 месяца назад +1

    Horey u soco bro 🎉🎉🎉

  • @maajidyare905
    @maajidyare905 2 месяца назад +1

    Babile waa magaalo soomaaliyeed doqon yahow iska sax

  • @Rood-vo2vu
    @Rood-vo2vu 3 месяца назад +1

    Deeqsi man youtuberka ree jigjiga ugu shidan

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 3 месяца назад

    Great presentation. Great job bro.

  • @Yaasiryousuf33
    @Yaasiryousuf33 3 месяца назад

    Keep going pro deeqzi man ✌️

  • @fedawsabdu-vr4tl
    @fedawsabdu-vr4tl 3 месяца назад +5

    Axmarta waxaad kutidhahada waxaba hanasalaamiin Abaha iyo awoowga laguub from gabadh ogadeen oo jogta maraykan

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 месяца назад +3

    harar hawasa sadima bele waxa leh Somalia

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 3 месяца назад +3

    Baabili waa Magaalo soomaaliyeed ee maaha Magaalo oromo

  • @user-dw8sh3is3t
    @user-dw8sh3is3t 3 месяца назад +1

    Favorite youtuber 🙏

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 месяца назад

    😭😢😭 Waa calool xanuun inaan arko dhul Somali ay asal leedahay ay Oromadii uraysay sidaa ugu soo bataan sidii inay leeyihiin dhulkan 😢😢 ilaahow Somali caqligooda u sooceli oo quluubtooda saafi kadhig yarab qof naga xoog badan ilaahay dunidan ma’abuutin walahi inaynan ku waarayn Ethiopiankan uraya ee xiniinya laawayaasha ah 😤 dhul Somali xoog laguma qaadan ee khiyaanay ku qaateen iyo in Madaxda deegaanka ay u fududeeyeen InshaAllah xoog baa loogaga saare walahi billahi InshaAllah dhimashaan kaxignaa dhalinteena inaan u dayno dhulkeena barwaaqada ah ay awoowayaashay soo ilaaliyeen walahi way iman maalintaa aan xoog ku soo ceshano dhulkeena 💪🏼🇸🇴💪🏼 Shicibow diyaar garooba walahi dagaalku waa lama huraan inaan xoog kaga saarno bi’idnillah kariim tabarna malaha walahi 1000kooda rag waxaa ku filan 10 rag Somali ah oo dhaladka ah aan ahayn kuwa qabaa’ilada somali sheegta si sirdoon ahaan ay noo khiyaamaan InshaAllah wayna halaagi doonaan walahi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Mohamed_Barkadle
    @Mohamed_Barkadle 3 месяца назад +3

    Deeqsiyow magaaladan markii iigu horeysay aan arko waxay ahayd 2021 waxaa igeeyay oo taariikhda magaaladana wax iga baray nin igu qaali ah waa Abtigay Cabduraxman Ugaas Cabdishugri Baashane oo ah nin ku dhashay una dhashay magaaladan

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 месяца назад +2

    Hawiye baa bili mata qaan

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 3 месяца назад +1

    Salute from southern greater Somalia 🌹💚☝🏼🥷🏽

  • @mohammedhirsi8840
    @mohammedhirsi8840 3 месяца назад

    deeqsi man horey usoco

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 месяца назад

    Muuqaal fiican thn bro

  • @AshaJamac
    @AshaJamac 3 месяца назад

    Qays qaysar ayaad codkiisii keeni rabtaaye hore u soco sxp

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 3 месяца назад

    Ďeeqsi man go forward bro

  • @user-vy9kd1wu9r
    @user-vy9kd1wu9r 3 месяца назад

    Keep going deeqsi man

  • @xafidxariir214
    @xafidxariir214 3 месяца назад +1

    Horay usoco brother

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 3 месяца назад +1

    Welcome pro 👍🇸🇴✅

  • @malikij4514
    @malikij4514 3 месяца назад +2

    Magaaladan Soomaalida waxaa ka Xoogay Oromada.

  • @getto10
    @getto10 3 месяца назад +4

    Magaalada babili somali ayaa laga qaaday sidoo kle mooyaale iyo jinicsale waa laga qaaday.
    Hada waxay u soo socdaan jigjiga bal u fiirsada

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 3 месяца назад +1

      Yaan dhul laga iibin , xata yaan laga kirayn guryaha Iyaga iyo xabashida
      Nijaasta😢

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 месяца назад

    Ma sha alla mahafsanid 💖💖👍

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 3 месяца назад +8

    Somali dhulkeedi quruxda badna cadow ayuu gacanta u galay ilaahay ayaa somali u maqan 😭

  • @Buurmadow
    @Buurmadow 3 месяца назад +1

    Aad baad ugu qaldan tahay inaad dhul soomaaliyeed Oromo u aqoonsato, ruux oromo ah laguma arki jirin

  • @user-bq6ud9lu2s
    @user-bq6ud9lu2s 3 месяца назад +1

    Keep going lph

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 3 месяца назад

    Dhagaxle videos ka soo samee gudoomiye.

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 3 месяца назад +1

    Babili waxaa iskaleh
    Somali oromadu. Xog ayaay ku hastan lakin mustaqbalka waa laga xurenaya oromada

  • @Aggahvlogs
    @Aggahvlogs 3 месяца назад +1

    Heer-sare Sirdeeqsi 📷⛰️🔥

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 месяца назад

    Nice flog. Waxaad noo Wareysan lahayd Maamadii Beerta lahayd, Waxyaabo badan ayay kaaga warami lahayd, waqtiga ayaa kuu Saamixi waayay koleey... Well done..

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 месяца назад

      Dadku baqdin ayaa ku jirta xaga maamulka oromada ayaa cadaadis siyaasadeed iyo mid dhaqaale ku haya. Meeshu waa itoobiya adeer oo waa bohol. Qofku runta ma sheego oo wuu ka war wareegaya sidii odaygii u waraystay. Waayo haduu hadlo oo runta sheego dhibaata ka soo gaadhaysa. Xajiyadu haday run sheegto naalinta dbe Beerta lagu soo weerat xaga dowlada oromada iyo dadkooda. Waa khatar aad u wayn.

  • @donomar8517
    @donomar8517 2 месяца назад +1

    Dhulki karanle hawiye irir ❤

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 3 месяца назад

    Masha allah waa Babili weyo

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 3 месяца назад +1

    Deganada somalida waa lawada leyhy lkn deganada kle qomiyad gara leh

  • @Codllibaax
    @Codllibaax 3 месяца назад

    Baabile waa Magaalo Soomaaliyeed asal ahaan iyo taariikh ahaanba.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 месяца назад +3

    wa dhulkeena hoyo

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 3 месяца назад +6

    Baabiley miyaysan ahayn dhul soomaaliyeed oo weliba hawiyuhu degenaa. Cajiib ma dhulkeeniibaa oromo qaadatay.

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 3 месяца назад

      Hawiye Xiniinyo kuma laha meesha
      Awoodnaa malaha, wuxuu daba fadhiista oromada, iyaga Ayuu soo raaca marka soomali iyo Oromo ishayan Cabsi Awged😢

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад

      Waba so raceyna imisa sano ba difaac kujirne oo mamulka qabilka somali kadhisan nagu firsanaye shuba kudhashe dhulka ogaden marki laqato ba arkena cabaadkaga ​@@fayselhassen4681

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 3 месяца назад +2

    Waa dhul soomaaliyeed

  • @user-lx9ko1xv6j
    @user-lx9ko1xv6j 3 месяца назад +2

    Aar magaaladeydii waan u xiisay walhi ❤

    • @Updy2256
      @Updy2256 3 месяца назад

      Murulle Mia thy wlalo

  • @Kalinimo
    @Kalinimo 3 месяца назад +3

    𝙧𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙢𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 3 месяца назад +6

    Jiilka koowaad walaalaanu nahay
    Jiilka labaad oromaa iskaleh. Aakhirka waa sidaas.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 месяца назад +1

    Ilahay Somali midah dad aya Somali ya is dily dulkin oroma qatay

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 2 месяца назад +1

    Dhul karanle babili❤

  • @mubariklander3096
    @mubariklander3096 2 месяца назад +2

    Dadka Beenta daa Babili weligeedba Oromaa laheyd...
    Haddii meeshii aad somali ku aragtaba aad u qaadato in Somali leedahey waa Qalad

  • @user-ug4wz9en9t
    @user-ug4wz9en9t 3 месяца назад +1

    ❤❤❤أستمر❤❤❤ بل توفيق ❤❤❤