Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2021
  • Waa qaybtii 2aad ee booqashadeenii saylac iyo labada jasiiradood ee saylac iyocsacadodiin
    I N S T A G R A M: @qays.qayser
    T W I T T E R : @qaysqayser
    F A C E B O O K: @qaysqayser
    Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.

Комментарии • 1,9 тыс.

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 3 года назад +717

    Ninkan wlhie wax walba wuu u qalmaa aan gadhsiino 20k oo like

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 3 года назад +522

    Habo waxaan kaa dawanayaa USA.waligey ma arag somaliland lakiin waan jeclahey meelkasta oo Somali degto. Homesick baan ahey ee noo soo badi waliba meelkastoo somaali degto noo soo duub. Fariid baa tahaye hore u soco. Mashallah.

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 3 года назад +6

      Soo booqo

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 года назад +26

      inanka yar haka walin somaliland si nafis ah kudaawo ama iska dhaaf🤣🤣qeys waa Somalilander 🤝❤️

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад +8

      @@najaaxsouleimanaaden795
      Soomaaliland maanay soomaali ahayn wll
      Ileen wax xumaana ma oranee

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 года назад +7

      @@nasriabdirahmaanelmi8485 anigaba Wax xumana kuma odhan waxaa Ku dhahay somaliland si nafis ah kudaawo halkaasbuu udhashoo uukala garanayaaye🏃🏾‍♀️🙋🏻‍♀️♥️cafio huuno cafis

    • @maxamedxaamud6383
      @maxamedxaamud6383 3 года назад +28

      Somaliland.waan ahay waliba gobolkii.raga ayaan kasoojeeda somaliayana waan ladhashay cadaw uma arko hadaan kala.go,no iyo hadii aan isku biirnaba waa garabakayga

  • @farhaanarnold6634
    @farhaanarnold6634 3 года назад +168

    NinkaN DaLka madaxdiizU BiLad zharaF Haku MaamuzTo dhalinYarTa ayuu jecLayziinYaa dalkooda🥰

  • @ManaalAndirazak
    @ManaalAndirazak 3 года назад +92

    Waa in Aan Somaliland imaada saan usoo booqdo saylici Incha'Allah
    Puntland ban Idinka salaamin jaarka barakaysan❤⚘

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 11 месяцев назад +1

      Nio socotra oo 100 km idin jirta walee baney caqli ahayn yemen ha qaadato

    • @Hmmmm501
      @Hmmmm501 5 месяцев назад

      @@husseinapokor6195wayba qaadataye😭

  • @simansuban6944
    @simansuban6944 3 года назад +30

    ”Qabiilkaa la buufiinaayo ASAAGEEN ku beegsan maynee waxbarta aan barwaaqo gaadhnee” ❤️ erayo qiimo leh allow dadkayga garansii 🤲🏼

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 года назад +241

    Dubai deenu waatan anaga 💚💬♥️

    • @t6f
      @t6f 3 года назад

      KKKKKKKK

  • @muhannedabdalla5005
    @muhannedabdalla5005 3 года назад +132

    Muqaal Iyo Dhul qurux badan oo Nabad ah One Love Mogadishu🇸🇴 baan idinkasoo salaamayaa

  • @whehwr
    @whehwr 3 года назад +205

    I miss our beautiful country so much. Insha Allah once corona is over I’ll be on the next flight 💚💭❤️

  • @bennemri595
    @bennemri595 3 года назад +112

    Safarku wuxuu ku ilowsiyaa dhib walboo aad so martay waana qibrad iyo dhul barasho

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 3 года назад +16

    Omg😭😭😭 ya Allah take me home before I die.❤💚
    I have never seen this place JASIIRADAN😭😭😭
    Thank you wll.

  • @hoodohani9781
    @hoodohani9781 3 года назад +60

    Walee reer awdal dhul way haystaan
    Dhul qurux badan sacadadiin ayay dadka dheeryihiin from togdher 🥰

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 2 года назад +5

      Sxb caadi iska dhig reer awdal maleh mise cisse leh zeilac 😂😂😂😂war iski haay dee wll qaali

    • @asmaibrahim7292
      @asmaibrahim7292 2 года назад +2

      @@charkokhadar2558 😳😳😳😳cise warabe langab 2021 dhul ku washay dhul ayna lahayn ina shegatin wa cadadina 😂🤣🤣🤣khanis dhurwa yahay inta warabe qori ismariska ahayeden ayu dhulkan jiray oo ilahayna dad ku beray ma hada adunka kuso birten ilayn dadki somali iyo dinta kuso darna ahsydene riyadu wa bilash uqdad samaroon udhimo dhulkayga muran makaliyo maxad meel walba dadka iguso jawabi ilka qoran yahay wacelki oromo yahay somali ba matihin saylac warkeda daye history Djibouti so baro tasa la iskaga daba tagi hadey run noqoto teda kale Saylac markad ledihi awdal maha hada wa halke meshad sheganaysid hadana ad aqon meshay katirsan tahay 😳🤦‍♀️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kula yabi mayo dhulkayga muran magaliye iska cabad nucakan wa laygu danbabi wlhi inta kuso jawabayo nacala iyo shubadi ku dhashay wase xaran yahay uqdadaysan cawan ila hada 2021 qawan dad so noqo marka ilaso hadal dhurwa yahay khaniski 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @apdirahmansalepan3107
      @apdirahmansalepan3107 2 года назад +7

      @@charkokhadar2558 Wrya dhaandhan halked ku yelatay Xaran yhy bila tariikhdi Adal Empire aya hlkn ka talin jirtay Saldanadi SaMaroOn Zaed Cida lehna Wa La YaQaan ♥️💯✔️

    • @mounaelmi6865
      @mounaelmi6865 2 года назад +1

      Indha qoyane qarniga 21 wax bila dhul iyo bila dowlad ah oo laba meter square is dul fadhiya idinka la idin haya! Ee ogaada zaylac tarikhdeeda way qorantahay oo fransis,germany,england iyo tarikh yahan badan aya qorey cisse land iney tahay na bugaag badan ku qorey ee tolkey marku idin so dhaweystey marti edeb daran ayad noqoten ee dib u joogsada 😤🙄😏

    • @mounaelmi6865
      @mounaelmi6865 2 года назад +1

      @@apdirahmansalepan3107 adal empire somaali oo dhan aya ku jirtey oo darodku u badna,cisse aya dir na u badna oo dagaalka xabasha wana mida an ila itiopia gunteeda dhul ugu leenahay mina jabuti ila zeylac ila harar dhul cisse weeyin tarikhda so baro intan ku barin dhadhanimadu adigey kugu dhantahee😤

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 года назад +4

    Wallaahi an ilmeyey ! Waar ninyow meelay jooganba waa iyagiiye ilahow haeshiisii !!! Waa dad muslimiin ah oo ad u quruxbadan mashallah

  • @xamseofficiall7509
    @xamseofficiall7509 3 года назад +86

    Masha Allah ilahy ha Inoo barakeeyo wadankeena soomaaliland

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 3 года назад +89

    Waxba la Moda jasiradihi Maldives iyo zanzibar 🇭🇺♥️
    Masha allh shp qurxda wadanka sida iyo si ka badanba uso bandhig
    Hore usoco bro

    • @ayaanleali7203
      @ayaanleali7203 3 года назад +2

      dhulkeenu maal galin dadkiisa bu ubaahan yahay

    • @superdemanka5192
      @superdemanka5192 3 года назад

      Walahy isdahay

    • @thebestff4485
      @thebestff4485 3 года назад +2

      Hadalka Ayan Rabay in aan qoro
      Adiga se iga hor maray Waxan haysana Dhul ka qurux badan Jasiirada aduunk augu queux badan Maldives #Sacaadadiin

  • @abdullahisaladhassan4416
    @abdullahisaladhassan4416 3 года назад +55

    am nt in Somaliland but its beautiful stay peace ferever
    from mogdishu

    • @cadey466
      @cadey466 3 года назад +3

      Dhulku waa dhulkaagii cidi kama xigto bro😊

    • @ahmedtarax6912
      @ahmedtarax6912 3 года назад +5

      Warya somaliland Cidi Kama xigto
      Waa dalkaagii am Not waxa iska dhaaf Nio
      Okie From hargaisa

    • @abdullahisaladhassan4416
      @abdullahisaladhassan4416 3 года назад +1

      @@ahmedtarax6912
      wan ku so socda sxp
      lets see

  • @abdibaazidqoryaalinho978
    @abdibaazidqoryaalinho978 3 года назад +4

    Mukhtaar adan waa nin reer burco ah waana ciidamada qaranka ee ilaalada xeepaha sland
    Hbrwdag guulayso

  • @tikitakahindifilms6465
    @tikitakahindifilms6465 3 года назад +56

    wxn arkayaa magaaladii aan ku nooolaa 4 years wxn kasoo bartay 9 and 12 secondary school iam proud to life saylac
    keep going qays qayser

  • @fahiims
    @fahiims 3 года назад +22

    😭💚💚💚💚Nimcada dhulkeeena taala MaaaaSha Allaah. I am going there soon In sha Allaah!! Thank you!

  • @amalnoor5492
    @amalnoor5492 3 года назад +22

    Thanks to your videos I feel like I am improving my Somali and I am learning more about my country. Keep up the great work 👍

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 2 года назад +12

    3:48 he’s so adorable Masha Allah and he’s voice is something else plus his way of reacting
    Masha Allah 😅❤️❤️

  • @yasinabdi5561
    @yasinabdi5561 3 года назад +66

    The First Dhulkeena Nimcaa Fadhida💚💬❤🥰

  • @tayo1158
    @tayo1158 3 года назад +205

    Inta jecel inay kudalxiisan sacada diin like ta iisaara

  • @qanciyeqalbiqaran5276
    @qanciyeqalbiqaran5276 3 года назад +24

    MashaAllah Somaliland ilahay hor u marka ha u siyaadiyo nasiib ayey lee yihiin waxay isku heleen dal udgoon, Nabad iyo dadyow ilbax ah oo Qalbi wanaagsan.
    Walaalaheen waa inaan XINKA IYO XASADKA ka dhaafno oo aan ictiraafno sifo ay dunidaa talaabsatay la jaanqaado.

    • @HiboMaxamedAbiib
      @HiboMaxamedAbiib 8 месяцев назад

      Allh wall ilmo xalaalsanidaa allh haku jeclaado😊❤❤

  • @Canjeex
    @Canjeex 3 года назад +7

    Masha allah. Runtii maba ogayn dalka jasiirad inuu leeyahay wayo anoo yar baan ka tagay. Qiblataynka wan maqlay balse inaan indhahayga ku arko waa ee maan aad baad u mahadsantahay. Maanta waxbaad iga jaahil bixisay adaana ku mahadle allehii kadib.

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 года назад +37

    Masha allah dhulkeena nimcaa fadhida soomaliland💚🗯️❤️👋👋👋

  • @anfaccabdinaasir3097
    @anfaccabdinaasir3097 3 года назад +14

    Mansha Allah tabarakallah saasabanu ku nimid mar hadii aan daawanay quruxda dhulkeena hooyo😍😍😍😍😍🥰🥰

  • @user-gy7kl9mc3x
    @user-gy7kl9mc3x Год назад +4

    Masha allh somalind 💚🤍❤ meel ka nabad badan oo ka dal qurxon ma jirto balse dhisme ayay rabtaa gobolkaa salal 🥰

  • @fatmabintumaimuna9951
    @fatmabintumaimuna9951 3 года назад +11

    Manshallah I never thought that somali region had this beautiful land inshallah one day I will 😭❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sidikoahmed5257
    @sidikoahmed5257 3 года назад +4

    Maasha Allah muuqaal qurxoon, Ina Cabdillaahi Oomaar ninkaa yaree kula socda waan salaamayaa isagoo yar baa iigu danbaysee.

  • @jasminfarah6230
    @jasminfarah6230 3 года назад +6

    We need more people thinking like you. Thank for your unique inspiration.

  • @Thelionkingdom516
    @Thelionkingdom516 3 года назад +1

    Masha Allah Runtii Waxaa tahay Nin Uqalma Bilad sharaf
    Aniga Weligey Ma Iman Saylac
    Xita ma maqlin Jasiiradahaan
    Weligey kama Bixin Mogadishu
    Balse waan ku raja weynahay Inaan Imaado Ceebaad iyo secadiid

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 3 года назад +7

    Masha allah jasiirada dambe markan arkay waxan iqabatay imika yaa ku geeya insha allah one day waan tagi doona amazing

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 года назад +23

    I've being waiting so long,to watch such beutiful and amazing video about zaila and amazing Island of sacadadin.Thanks bro your vlogs are worth watching and almost Interesting.

  • @Teetanopro20
    @Teetanopro20 3 года назад +6

    M.a ilaahoow ha I oofsan inoogoon tagin jasiiiradaan
    Somalia from baladweyne🥰🥰🥰

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 3 года назад +6

    MashAllah this was so beautiful Qays. Loved watching this vlog.

  • @fatimadeakh181
    @fatimadeakh181 3 года назад +2

    Wadankeena aad ayuu uqurx badan yahy wllhida 🇸🇴 illah somali ha hishiisiyo anigu marbaan safar dhul galay kismaaanyo to xamar(mogadhishu) waxan dhaxmarnay beeraha jamaaame, jilib,kamsuumo ,qoryoolay . Waxan ku soo aadnay xili roobab ma hiigan ay da,ayeeen aad buu qurux badnaaayen geeedo waaween oo cambe ah midba midka kle madaxa dary oo dhul aad uqurx baaan so arkay .
    Waxaaaba kasi qurux badnaa afgooye 🌹🥀 wabiga wuu naga hooseyay buudada baan mareenay .
    Waxaaan dhahy plz aaan dagno darwalkii wuu diiday lkn hooyo io dadkii kle ayaa dhahen wllo aan dagano wuunaga yeelay waa daganay wxaana soo qaaadanay qudaaar kla duwan oo free ah . Wllhi ma hilmaaamo haduu wadanka seef ahaaan laha waan iskaga dalxiisi lahaaa 2012 bay ahyd . Dhibato may jirin oo shabab baa hystay markaa dhulkaa oo dhan .
    Insha allah hdn jaanis u helo waan imaan waqooyiga (soomalia or somalilnd ) 🥰🇸🇴

  • @khaalidcabdiraxmaanoffical6240
    @khaalidcabdiraxmaanoffical6240 3 года назад +446

    QAYS QEYSAR INUU CABDALE JAMAL SUQA KA SARAY INTA ILA ARAGTAY LIKE SAAR

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 3 года назад +1

      Ma isku qabiiil ba😁

    • @awshan571
      @awshan571 3 года назад +9

      @@zhr13yosef54 hhh🤣🤣 qabiil ba kugu qufulan, qalbigaaga waxkale ku qayb💯

    • @awshan571
      @awshan571 3 года назад +7

      Adigu ma billa suuqbadtahay , RUclips ka cidina iskama saarte,nin waliba wuxuu jecelyahay bu la yimaadaye.

    • @seadabdy1433
      @seadabdy1433 3 года назад +7

      @@awshan571 Adero manad casimada joogin ninka vologska lagu yaqanay Casimada wuxu aha abdala jamal lkn imika waxa dardar cusub la imid Qeys Qaysar Tas umbu shegay

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 3 года назад +8

      @@seadabdy1433 caasimaduh weybalaaran thy dhulkuna wuu balaranyhy waa 2 dhalinyaroo uqalabqaatey inay quruxda dalkooda usoo bandhigan bulshada jeclaysiiyaana marka xanuunkaad lawaregysan joojiya

  • @mboyz7339
    @mboyz7339 3 года назад +28

    Mashallah wiil qurux badan baad tahay hadan anan guri lakhan lahayn waan ku jeclan lahaa tolow xageen kaa heli lahaa hhhhh mashallah ilaahay ha ku ilaaliyo wll . Intaasina waa iga kaftan laakiin waan ku daawada wax badan .

  • @amriitashorf5889
    @amriitashorf5889 3 года назад +6

    Runti dad badan oo anigu ka mid ahy ayaa ka nasiib badn tahy oo dalkaagi ayaad ku dalxiisaYsaa Allaha ku Amaansado wll😍

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 3 года назад

    maansha allah bal jaziiradan quruxdeeda miyeysan ogayn amaba arag dawladu iyo ganacsata si wadanku dhaqaale badan usoo galo oo dalxiislayaal badan uyimaadan bal nimcadan Alle ina siiyey ee laga faaiidaysanayn eeg

  • @abdirahmanmuhamed1942
    @abdirahmanmuhamed1942 3 года назад +69

    Niyaw saylac waa magaalo dalxiiskedu aad ukorayo waxay rabtaa in hotel fiican laga dhiso.

    • @somlycris1293
      @somlycris1293 3 года назад +3

      Ganacsadad ueegtahay

    • @bayle2236
      @bayle2236 3 года назад

      Dhibaatada jirtaa waxaa weeye wadaan jirin hadaad wax kadhistid yaaba imanaya wadooyinka laga cabsoonayaaye somaliland dawladeedu inay dhisto weeye

    • @somlycris1293
      @somlycris1293 3 года назад +4

      @@bayle2236 waala imanaya bro aniga iwaydii waan huba inla imanayo hadda maaha lkn wdanka walagu soowada noqonaya dadka qurbaha inbadan kunoola magalooyinka wayeyn maraban meelahan oo kale ayey fasax u‘imanayan aniguba waan imanaya inshallah markan wadanka immado waayo nolosha dhabta ah marku qofku ogaado uufahamaya inaany ahayn magaalo fooqaq ay kuyaalan, miyigas wax dhaama maleh in fasax lagu qaato

  • @abdirizakahmedali7204
    @abdirizakahmedali7204 3 года назад +11

    Wow it's second time to watch your vidoes My Bro I love our beautiful country from muqdisho❤💯

  • @abdihakim_iddle5446
    @abdihakim_iddle5446 3 года назад +15

    Very beatiful....Watching from Ijara,NFD Onelove ❤️

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 3 года назад +1

    Sacadin waligey ma maqal wa meel aad u qurux badan mahadsanid wallal isha allah wan tagi Nabad.

  • @waayoarag3251
    @waayoarag3251 3 года назад +44

    🏝🏞 sacada diin waa jasiirad u qurax badan masha allah dhulkeena💚◻❤

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 3 года назад +1

      Dhulkeedee somalind meeshu maha ee waa awdal stet

    • @thesilencevevo9839
      @thesilencevevo9839 3 года назад +4

      @@ismahaaan8945 and where is goboolka Awdal ? lol Raag Somaliland aya leeh

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 года назад +1

      @@ismahaaan8945 baroorta joji xanunyahay cabadysa

    • @waayoarag3251
      @waayoarag3251 3 года назад +2

      @@ismahaaan8945 niicda meesh ka tag ilma ooyaye

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 3 года назад

      @@thesilencevevo9839 😂😂😂 dhuusada nagalatag inadeer dhulku waa dhul samarooon waliba maxamed case

  • @abdullahiahmed5343
    @abdullahiahmed5343 3 года назад +7

    The ocean part is amazing..I wish to visit one day inshaallah

  • @shaxshax7836
    @shaxshax7836 3 года назад +2

    Omg dalkeygoow 😢😢😢😢 Alle waxaan ka baryayaa in dhulkan alle noo badbadiyo wlhi gaalo dhulka sidan u qurux badan oo la dagneen way qabtaan ee dadkeygoow meeshaas ha loo Guuro inshallah🤗

  • @Saamia101
    @Saamia101 3 года назад +44

    Your passion really shows in your videos, not only are your videos educational, but it's beautifully captured. Thank you for your hard work. Your vision and storytelling is needed. Keep going, shaqo waanagsan aya haysaa, Allaah ha ku xifdiyo!

  • @zackmohet4528
    @zackmohet4528 3 года назад +45

    QAYS QAYSAR NIO PROFESSIONAL CAMERA MAN TY

    • @mocaabi-z6s
      @mocaabi-z6s 3 года назад +1

      Lkn Vlog Ma Yaqaan 😂🥰🙏

  • @maym00nahassan26
    @maym00nahassan26 2 года назад +8

    MashaAllah thank you for showing us how beautiful our country is.

    • @apdirahmansiciidyassin755
      @apdirahmansiciidyassin755 Год назад

      Abti waxaan kaa daawadaa mobilkayga marka aad mareysid Sacaada diin iyo ceebaad iyo waliba Dowga Tabca . Aad iyo aad baan u jeleystay Borigaraamka aad wadid

  • @kingcabdalla2711
    @kingcabdalla2711 3 года назад +1

    Wali kuma fikirin nolosheyda jaziirad sidaa uqurux badan ayaa somalia ku taalo waaaw amazing wlhi thanks sxb sare qeys🤭

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 3 года назад +2

    MashaAllah you have a new subscriber also I am happy that they keeping the original qibla in the Madjid, very important for History of Saylac. MashaAllah beautiful landmark. keep it up, this will encourage us to come back in invest in our Countries.

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 3 года назад +137

    Plz reer somaliland waxaad heeystaan nabad plz 🙏 meelahaan taga oo sifiican u qurxiya saad aduunka ugu soo jidataan idinkaa aduunka ugu qurux badan dal aan laheli Karin anaga cadoow baa na heley plz hore u socda cadoowgiin hajabo.

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 3 года назад +7

      Hani qalbi wanaagsan yaa ka dhiga soomali adoo kale
      Mahadsanid wllo

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 3 года назад +3

      Thank you Hani Ahmed for your advice and beautiful words

    • @techhighlight5793
      @techhighlight5793 3 года назад +1

      Aamin wll idinna sido kle cadawgiinu ha jabo😇

    • @saycaliismailfarahsaydcali5620
      @saycaliismailfarahsaydcali5620 3 года назад +1

      Kkkk

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 3 года назад +1

      Qabyaald baa lakin taala meesha. Soomaali oo dhan mahaytaan madax banaani xaga qabaa ilka ah. Bal imika eeg magaalada dhan ee Borama airport ma leh. Somaliland iyo somalia qabaail baa hadheeyay. Ama nabad aan haysano ama yaanan haysan qabiil uu joogaa awtaadiisa wase.

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 года назад +84

    Masha allah Dhulkeena somaliland nimcaa fadhida 💚🤍❤💯🔥
    Qayz qaysar zxp adna thankz sidaad muuqaalada dalka usoo gudbinaysid🙏
    Halkaa kasii wad dadaalka💯🥰

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 3 года назад +4

      Somalind maha eee waa awdal stet somalind sanka hanagala marmarin

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 года назад +5

      @@ismahaaan8945 somaliland weyi xaar ama dhuus ader naag bad tahee raga afka haku taagin

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 3 года назад +2

      @@ismahaaan8945 adeer hana state layn zxp awdal anagaa dagna waxay tahayna garanayna ee dantaada garo

    • @suldanabdirahman3970
      @suldanabdirahman3970 3 года назад

      Wooow masha allh hadaan ku soo biray janakan
      Aad baad u mahadsantahy sxp
      Dhulkeena Nimaca fadhida👍❤

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 3 года назад +1

      @@ismahaaan8945 jaanbadi miyaad halkan la soo gashay hooyada iyo awdal aad sheegayso 1991 aya u qabsanaye is xoree hooyada cuqdada ka wase gus darood ayaad rabta miya? Waxaas ayaa dir kula sheeganaya nacalad baa hooyada ku taala ee waxad samayn karto samee

  • @Mojojojo6390
    @Mojojojo6390 3 года назад

    Allaahu Akbar taas waxaan ka ogaanayn
    In Somalia in Nabiga calayhi wasalatu wasalam intii uu Makka joogay ay soo gaartay diinteena suuban Dhulka Soomaliya Alxamdulillaah.

  • @Beesjeel
    @Beesjeel 3 года назад +1

    Cajiib, wax badan baynu ka barannee, hore usii soco.

  • @Shorts-um9yh
    @Shorts-um9yh 3 года назад +58

    Somaliland is beautiful. The government should build proper roads so people can go to these beaches easily

  • @delmarahmed1388
    @delmarahmed1388 3 года назад +3

    love your vlogs bro! Continue the great work!

  • @goldenstar2380
    @goldenstar2380 3 года назад

    MASHA ALLAH RUN AHAANTII WALI DHAAYO MANSAARIN QOF SIDADA OKLE UDADAAL BDN OO DURUFAHA IO CAQABADAHA UDULQATA
    MIDA AAD ULA YABAY WXAY TAHY JAZIRAHADA IO QURUXDA BIYAHODA IO MASAJIDKA TARIKHIGA AH WA WAX AAN WALI MAQAL KANA FILAYN SOMALIA ✌️💯

  • @rasheedadam5032
    @rasheedadam5032 3 года назад +14

    Good programs, Good presentation, Good camera taking and above all Excellent Commentary. Thank You Adeero keep it up.

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 года назад

      صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
      اللهم آمين يارب العالمين

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 3 года назад +14

    qays qeyzar in the building keep going proo ❤️

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 года назад +2

    I learned a lot about my country from this guys, please show us around the greater Somalia

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 3 года назад +1

    Wlhi beautiful place waaye iwish to visit from moqadisho

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 года назад +14

    Mashallah zxb Somaliland Quruxdeedii ayaad banaanka keentay alle ha barakeeyo Jamhuuriyadda barakeesan😍

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 года назад +1

      Awdal land dheh wllo

    • @husenyusuf1063
      @husenyusuf1063 3 года назад

      @@hibomohamed1462 Hhh Annaka waa nala ololiyey kafib annana waxbaan soo ololinnay sidaas ayaa loogu dhawaaqay somaliland, idinka yaa wax idin yeelay kursi dartii miyaa hhhh, Qadarin baad idiin hayaa caasimadda 3aad ee wadanka waxan idinka qabnaa gabadh dumarkiinNa waan xiiseeya io sidoo kle goboliina quruxda badan.

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 года назад

      @@husenyusuf1063 war ma konfur bad naga so salanysaa wiilow wllo wa casimadii 2 sadex ha odhan hablaha noodaya kuwiina Ku eekadoo aboowe hhh

    • @husenyusuf1063
      @husenyusuf1063 3 года назад +1

      @@hibomohamed1462 Hhh may Caasimadda hargeisa kaa salaamyaa wllo, Hhhh Gonolkii calanlka laka taagay miyaad iloowday hhh bal searching garee caasimada 2aad ee somaliland 😂😂.
      Wwax qalada miyaa hadii hablihiina la jeclaado waaba amaane hhhh lkn waxan iloobay inaan hal shaqsi matalin dhamaan hablaha sharafta leh ee boorama ee Quruxda io cod macaanida isku darsaday. Iigu celi caasimadda labaad 😂😂😂😂

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 года назад +1

      @@husenyusuf1063 war huunooy af kaaga fahmi maaye. Aad ban kuu salamaya gabadhna wan kuu diyarinynaa wllo hh

  • @iammohmoudi9891
    @iammohmoudi9891 3 года назад +56

    Qayska waad lasoo dabaday part2-ga saylac, finally waad soo post garaysay. Amazing vedio bro. 🥰
    Rer saylac waan idin salaamaya.

  • @taaxoduale4744
    @taaxoduale4744 3 года назад +1

    Iam new subscribed i really enjoy ur video and we need more lyk this cuz u showing to the people how ur country is beuatifull Bravooo 😎👌 nd yeah keep going

  • @abdirahman5529
    @abdirahman5529 3 года назад

    Masha'Allah mahadsanid Qays, love it.

  • @laylajama7626
    @laylajama7626 3 года назад +7

    Walh broma Is very beautiful Keep going to you have victory Brother 🙏🙋

  • @bintuyoussouf1435
    @bintuyoussouf1435 3 года назад +6

    Masha Allah 🌹 so beautiful

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +2

    Maldives ka soomaliya Waye msh Allah illahow dhulkeena Nabad buuxda nooga yeel dadkeenana qalbigooda isku fur Love all Somali❤️❤️😍❤️🇸🇴😍🇸🇴❤️

  • @khadrayusuf2449
    @khadrayusuf2449 3 года назад

    Manshaallaah dalkenu waa khani khuraxna Allah kumanaystay dubai waxaba mahan dalkeena kakhuruxbadan. Somaliyey gacmaha iskhabsada tuura bokholkan calan ee lagukala jarjaray umada somaliyeed shacabku somaliyeed waa walalo wadadhashay. Allahayow nagakhabo cadowga amiin Allahayow somali kalama marantee isumaslax amiin.

  • @zizoaizon6599
    @zizoaizon6599 3 года назад +5

    I love your videos, insha'Allah inta calamka oo dhan aad maraysid waan kula socon😍

  • @kamalsaid9472
    @kamalsaid9472 3 года назад +85

    No way ????? Halkan miyaaa Somaliland kutaala wlhy wadanbanu haysanaaa xagaanu eegaynaa tolow 😪😍😍😍😍😍🥰🥰

    • @hanamaxamedxirsi7265
      @hanamaxamedxirsi7265 3 года назад +4

      Waxaynu egaynaa dhul aan dhulkeena ahayn oo ninkii lahaa inatusay suu udhistay wlahi keena hadaynu indhaha adamaha tusno inagaa la inagu soo hiran lkn mee dadkii cilaamin lahaa qiimihiisa caku

  • @naimohassan9970
    @naimohassan9970 3 года назад +1

    mash allh Qurux insha allh wan tagi mar un❤️❤️❤️❤️

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 3 года назад

    Masha allah sxb qeys qeysar waxan kala socda muqdisho aad iyo aad ayaad ula socda muqaaladada indhaha ayaan ku doogsada quruxda dhulkeena
    waan ku faraxsanahay inaan haysano barwaaqada dhulkena taalo... adna aad ayaad ugu mahadsan tahay juhdiga iyo enerjiga aad galisey muuqaaladas....

  • @maaweell
    @maaweell 3 года назад +7

    Amazing journey sxb

  • @abdulahi252
    @abdulahi252 3 года назад +4

    Qeyr qeyser zhp aad baan kuu salaamaya waxaan ahay reer muqdisho aadban kula dhacsanahay sidaad inoo dal xiis galiso bro🙏❤waxan rajen inaad mar ina soo boqadonta muqdisho hooyadi umada soomaliyed🙏✌🌍

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 года назад

      Hoyadede yey hooyo u tahay iga badan hargeisa neo casimadeyda

  • @mukhtarcali8790
    @mukhtarcali8790 3 года назад +2

    Masha Allah Nice vlog keep going qays qaysar 👉✅

  • @Ianamus
    @Ianamus 3 года назад

    Maasha Allah Rageedi saxiib waad ku mahadsantahay muqaalkan iyo warbixintan jasiiradaha dalka uu leyahay

  • @cammaarkoosafo3371
    @cammaarkoosafo3371 3 года назад +3

    Meelahaasi waa meelahaygiiyo kale
    Daganaasho Bilaa buuq iyo rabash la'aan❤❤❤

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 3 года назад +3

    Legen keep going my brother waa wiilka keliyee jecel wadankiisa sona bandhiga kuna kalsoon wadankiisa waxuu muduna yahay dhiirigelin buuxda iyo ku daysho wlhi dalkaaga lagu nastaa brother from hargeisa 💋💋🇮🇹💋🇮🇹💋🇮🇹💋🇮🇹💋🇮🇹❤❤

  • @Nooruddinae
    @Nooruddinae 3 года назад +1

    mashallah inta aan muqaalo dalxiis arkay waa ki ogu qurrux badnaa. waan idin salaamay walalahayga somaliyeed.

  • @zubeyrpro
    @zubeyrpro 3 года назад +2

    Ilaahow wadankeena no nabadeey qurux badanaa ❣⚘🤲

  • @saamiyadheman3702
    @saamiyadheman3702 3 года назад +3

    Masha Allah soomaliland Allow ku barkeyo

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 3 года назад +19

    qaysow muuqalka wad nagu rajisay inader anyway keep going🥰👋

  • @waayeelkajaqafsada7849
    @waayeelkajaqafsada7849 3 года назад

    Marka laga tago inuu wakhtigu caawinayo oo uu haysto kaabayaal safar iyo cunnaba ka caawinaya... lkn waa qof hal abuur iyo af soomaali iyo waayeelnimo leh.... hore u soco Qays

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 года назад

    aad iyo aad baan uga xumahayi meesha sidaa u quruxda badani inayi sidaa u ekaato because waa meel caalamiya and I will be there shaa Allah ❤

  • @arisaaqhasannuurarisaqhasa6961
    @arisaaqhasannuurarisaqhasa6961 3 года назад +19

    Tani waxay ahay riyada qudheen nolasha kaleeyahay inaan wadanka xeebihiisa aan ku dalxiiso oon dadkaygan oogada kusoo yaacay aan baro qiiha jasiiradaha iyo qaabka loogu dalxiiso belse iima suuro oo waxaan noqday askari ciidanka qaranka j somaliland ee adigaa ku suurta gashay inaad bulshada barto qiimaha wadankooda aad iyo aad ayaan kugu hanbalyaynayaa zxb waxad tahay halyay wadankani ku faani doono insha alaah ee bal isoo mar dalxiiska midka xiga wllo

  • @idrisabdi3873
    @idrisabdi3873 3 года назад +8

    Qays Qaysar waan ku taageera keep going pro

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 5 месяцев назад

    Wasankeenu waa qurxoonyahay allaha noo maceeyo Maa shaa allaah and kuwaara Mahadsanid qays qaysar

  • @canbaroluulbanbaroluul
    @canbaroluulbanbaroluul 3 года назад

    Masha allha waligey ma maqal jasiradan qurux badnaa mashaa allh

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 3 года назад +39

    Dubai dayadu waatan viva s/land

  • @daudic1829
    @daudic1829 3 года назад +7

    Waan sugayay wlhi videogan waayo nin aan taageero ayaad tahay keep going bro ❤️✌🏽

  • @bilaalahmedalitatico3837
    @bilaalahmedalitatico3837 3 года назад +1

    Qeys qeysar dalka nimcada taal ninka noso gudbiyo naso garsiiya hormar wacan zxp 🌹💯

  • @husseindd5060
    @husseindd5060 3 года назад +1

    Mashallah brother walahiblove your vibes and content mashallah bless up

  • @noraa5544
    @noraa5544 3 года назад +3

    Wow 🤩 my beautiful land 🤩
    May Alah Bless our Somaliland ❤️💋

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 3 года назад +9

    Qayska keep going bro 4k like iyo ka badanba wuu mudanyahy muuqalkani

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 3 года назад +1

    Dhulka hooyo inooma muuqdo meel kalaa ku maqanahay mansha allah muuqaal cajiiba
    Thanks qays

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 года назад +1

    Wow masha Allah Masha Allah ilhayow noo xifti juhmuriyada barakaysan ee somalilan beautiful video.