MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
    My Facebook Page
    m.facebook.com...
    My instagram page
    www.instagram....

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @abdirizakbaliil6158
    @abdirizakbaliil6158 3 года назад +871

    qays the one and only youtuber 1m coming❤️🙈🙈🙈🙈

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 3 года назад +6

      Laakiin how many has he got now?

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 3 года назад +12

      Mashallah wuu u qalma walahi muqalo dagan buu soo duuba 😍lakin Somali waxyabahan oo kale kama helan cayda iyo qayladay ka jecelyihiin yaa gaadhsinaya😂👍🏼

    • @abdAlmajedSaleh
      @abdAlmajedSaleh 3 года назад +2

      @@banuhaashim9539 his hiding it

    • @samdaali7689
      @samdaali7689 3 года назад +4

      Uu istiaahilaa walahi intey qaar badan wax bilaa macni ah soo duubaan wax fiican wadankiisa kazoo duubaa meelo aan waligey maqal daawadey

    • @cookkale.7255
      @cookkale.7255 3 года назад +4

      Qeysow saxiib xaafun aad saxib waa magaalo dalxiiseed aad uquruxbadan laakiin wax duubey la adahey 🎥😭😂😂😂

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 года назад +1066

    Waaw aaad ayay uqurux badantahay lkn 45• is too much

    • @Mohamed-Abdirashid
      @Mohamed-Abdirashid 3 года назад +19

      Ob shucayb ahaa father of the vlog dalkii ayaa ku baahan pro wanan ku salamay keep going🖐🖐

    • @mohmeddahir9305
      @mohmeddahir9305 3 года назад +3

      Legend shuayb8back wadanka zoo Booqo legend inshallah

    • @hooyohamda9596
      @hooyohamda9596 3 года назад +2

      8 pack

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 3 года назад +6

      45 miyaa jeegaysaa berbera somaliland ayaa ka kulul 48 ama 47 waa laga guuura xagaaga

    • @cabdicabdilaahi6481
      @cabdicabdilaahi6481 3 года назад +5

      Zxp meela badanbaa saa ukulul somaliland berbera 48 47 ayuu gadhaa

  • @babybambi8389
    @babybambi8389 3 года назад +392

    Another African brother fighting the negative narrative of Africa. Qays, Africa loves you. You showed the world, you don't have to pickup an arm to fight for your country. It just takes camera, love for your people & nature. You are opening the eyes of the ignorant and the blind. Big up!! I would vote for you to be an ambassador of tourism for Somaliland.

    • @abdirahman292
      @abdirahman292 3 года назад +6

      It's sad it's not subtitled in English so you could understand.

    • @alfiiqii2430
      @alfiiqii2430 3 года назад +4

      My dear you have to understand what's going on. And you have to now that
      It's better for youth and other people inorder to have someone like him coz their is a person who have never went here and they can get knowledge from here

    • @babybambi8389
      @babybambi8389 3 года назад +20

      @@abdirahman292 Yes I understand you Abdirahman. The good thing is, even though I don't speak Somali, I could see from his eyes and his smile how proud he is about himself and his country. The videos are just fantastic.

    • @drjamila8927
      @drjamila8927 3 года назад

      👌👌absolutely 💯

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 года назад +1

      Yeh bro Africa weke up

  • @BackpackerBen
    @BackpackerBen 3 года назад +646

    Bro what a masterpiece video! 👏🏼

    • @RashkaDeyr
      @RashkaDeyr 3 года назад +4

      It would be nice if u followed him, u missed the best ever journey.... 😁

    • @jadensmith3504
      @jadensmith3504 3 года назад +2

      You are a sailor once you have gone to somaliland 🤝👍👍👍👍

    • @mukhtaarcagayare4592
      @mukhtaarcagayare4592 3 года назад

      @@jadensmith3504 fp1y49

    • @hassanyare4997
      @hassanyare4997 3 года назад +4

      Somalia proo oky

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 3 года назад

      @@hassanyare4997 This place is located the Somaliland republic bro

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 года назад +201

    Hambalyo my brother 100k subscribe kabadan insha allh

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 года назад +109

    Hoyada alle ha cafiyo like isaar ❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 3 года назад +12

    Xiis, Sanaag ilaahey wuxuu ku maneestay deegaan qurux, buuro, dhir doog leh , kalluun macaan .
    Waa gobol dalxiiska iyo nolosha ku fiican.
    Waxaa iidin kasoo salaamaya From Muqdisho waa idiin jeclahay ♥ Sanaag.

  • @lookatthefront9720
    @lookatthefront9720 3 года назад +178

    waxan hay ninka keliya ee familigiisa oo dhan mobladii ka wada qaaday ee subs u saaray qays keep going brother 🤘🏼🤘🏼🤘🏼

    • @averyj5446
      @averyj5446 2 года назад

      qof noll baad tahay walee

  • @umalkhairMohamoud
    @umalkhairMohamoud 3 года назад +59

    masha allah Somaliland 💚🤍❤qays qeysar wadanka quruxdisa ina tustey hore u soco wll 🥰

  • @mohamoudabdi3525
    @mohamoudabdi3525 3 года назад +69

    i have never seen this place also I was life in somaliland all my life thank you for displaying our beautifull country

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 года назад

      I lived you mean

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 года назад +3

      Century maaha waa country

    • @ririroro4555
      @ririroro4555 3 года назад +1

      Waa si wanaagsan lkn muqalkani waa Somali wxa dawanayana waa Somali ee maad Somali ku hadashid 😂😂😂

    • @ashasaid6336
      @ashasaid6336 3 года назад +1

      @@ririroro4555 so what thse is somaliland halooo. Cry me a river qadadwein

    • @ririroro4555
      @ririroro4555 3 года назад

      @@ashasaid6336 😂😂fadlan wax iskula hadhoo komentigaga kasaar meesha waxaad qoraysa Ingiriisi maahee

  • @universe7245
    @universe7245 3 года назад +7

    Dhulkeena hooyo nimcaa fadhida se’ waan ka indho la’aanahey - ALLAHAYOW indhaha noo fur. Amin

  • @cadayabdi806
    @cadayabdi806 3 года назад +135

    You make me fall in love with my country more and more😩 I can’t wait to come back walhi insha allah I meet you 💕

  • @khaalidhppy2931
    @khaalidhppy2931 3 года назад +136

    Nin walba libintisa wa lo qira somaliyey ninkan wuu tagay keep going. Sxb qaysar

  • @ahmedaamiinofficiall4542
    @ahmedaamiinofficiall4542 3 года назад +85

    The one only.best youtuber.of the somali.Qays Qaysar in the building.

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 3 года назад +32

    WaliGeY RUclipsr QaabkaN Classic ah Wax Uso Gudbinaya maaN Arag 1 millions subscriber iyo ka badan Waad uqalanta bro 💯📸

  • @ikramabdihussein4460
    @ikramabdihussein4460 3 года назад +40

    My beautiful people ❤ I love you from my heart ❤ 🟢⚪🔴💯🥺🥺🥰from NFD garisssa 🥺🥰😭amni badan somaliland

    • @barud2386
      @barud2386 3 года назад +1

      ❤💯🥰

    • @hindaadan3442
      @hindaadan3442 3 года назад +1

      💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

    • @hassanmzalendo
      @hassanmzalendo 3 года назад +1

      We love you too our sister . One ❤

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 года назад +1

      We love you too sister

  • @Qorane0503
    @Qorane0503 3 года назад +37

    This RUclipsr Qays khows exactly what to do in RUclips not violating others.
    Displaying unknown places
    Keep going bro.

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 3 года назад +86

    MuqaaLkan hdaad furtid isagaba Ku odhanaya hayxidhin quruxdisa Darted my fv RUclipsr♥🔥✌

  • @mootech4
    @mootech4 3 года назад +10

    waa youtuber kaliya ee somali daawado waayo waxa hormar ah oo youtuber somali aan ahyen dagaal iyo cay ma laha runtii aad u jecelahay in aan arko dad sidan oo kale ah building or create i cant wait until your next post , thank you bro so much

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад +10

    MashaAllah walee ninkan yar aad iyo aad baan uu tageera waa wiil yar oo umada kale ka duwaan intaa qaar badani qabyalada iyo wax laga yiqyiq soodo ku jiraan isaguna wuxuu dadka tuusa wax ka duwaan MashaAllah waa wiil yar oo maskax fuuraan waxan ku leeyahay hore uu sooco habo Rabina garabkaga ha gaalo inshaAllah.

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 года назад

      That is true wa yaqyaqsi dadka qarkis wax fcn keena I hope dhelinyarada nahau somaliya and somalilnd kudaydan qurbe aragnay

  • @fatimamahamedjama9474
    @fatimamahamedjama9474 3 года назад +27

    Buurta iyo qolalkeda Inaad nagaysaan jeclaanlahayn🥰 thanks for beautiful video 🙏

  • @dhuobane
    @dhuobane 3 года назад +67

    Maldives ban moday zxp wan amini la'ahay inay dalkenu sas uqurux badan a wadamada shisheye dalxis u adno 😰😰😭

    • @barwaqodagan7038
      @barwaqodagan7038 3 года назад +2

      @Sabrin Mohamed Farah vo20 GE soo diyaar garaw xppti dhulka hooyaa lama huraaneee

    • @dhuobane
      @dhuobane 3 года назад +3

      @Sabrin Mohamed Farah vo20 GE i.a daku alle ha no hagajiyo wa dal qurux badane. Hdafkagana ale haku rumeyo wa mel ad u qurux bdn wlhi 🇸🇴✊

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 года назад +4

      @@dhuobane meshu maha somalia haku dilaan dadku intad la tagto calanka somalia

    • @musliman8886
      @musliman8886 3 года назад +1

      @@dhuobane meshan maaha somalia waa somaliland calankas bulugana kama shaqeeyo

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 года назад +1

      Wlhi waan aamini la ahay dhilkena in ay Saan u qurxoon thy❤️

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 3 года назад +3

    Si barnaaamijyadan ay u gataaan Tv-da Caalamku English uturjun. Si aad aduuunka utusno adiguna aaad caalamka ugasii gudubto.
    Mahadsanid

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 3 года назад +36

    Wallahi wan jeclaadaysoomalilnad allah ha ii xafido

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 3 года назад

      Somalialnd mha meshn

    • @kowsarjama2575
      @kowsarjama2575 3 года назад +3

      Wan ku gartay hadeesan soomaliland aheen waa Halkee dhulka mala taqaanid mise isqor bilaalis baa tthy

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 года назад +7

      @@abdaleali609
      Wa somaliland walibana dhulkii duriyada

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 3 года назад +4

      @@kowsarjama2575 waa Somaliland walashay maagalada Xiis Xarago waxa isu dhowyihiin Maydh.

  • @muniirmazhkuurtiens7929
    @muniirmazhkuurtiens7929 3 года назад +28

    Wooow mnsha alllah qurxbadana dhulkayga waan qirooday ❤💭💚

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 года назад +42

    Qays ninka kaliye quruxda wadnka nabary mahdsanid wll congratulations marwalba✌❤🙏🤴

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 года назад +1

      Aad walhay kan yari waa ilbax 100% manshala

  • @ahmedher4224
    @ahmedher4224 3 года назад +22

    The best vlog ever since. Qays must get the million. Congrats bro

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    Insha allah dhawaan waxaan rajaynayaa inay noqoto Magaalada ugu quruxda badan magaalooyinka dhigeeda ah alle haygu simo waxqabadkeeda iyo xiis oo camiran.

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 года назад +54

    Somaliland masha ugu daxiska qurxon wa idin wataa❤💭💚

  • @officialmarioh455
    @officialmarioh455 3 года назад +40

    How can people dislike this video 😭😭 jealously people in everywhere 😐

    • @Shankaroon_991
      @Shankaroon_991 3 года назад +8

      It’s qadaad wayn

    • @fdama
      @fdama 3 года назад

      Maybe they don’t like 45 degrees

    • @suubanonline199
      @suubanonline199 3 года назад +1

      Dee waa xaasidiin wanaagaa dhiba

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 года назад +1

      Abdiqani kula arkay maybe waxy rabeen hebel isku dhegan waxas yaqyaqsiga waxba laga faidayn alaha haso hanuniyo ani rer somaliya aad utageera abahay 1 million garsina qays isago kale habadiyo talent man mashallah

    • @andregamming3536
      @andregamming3536 3 года назад +2

      @@Shankaroon_991 xoolo

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 года назад +148

    Congratulations to all SOMALILANDERS, tonight is the day when the Republic of SOMALILAND got it's independence from GREAT BRITAIN on 26 JUNE 1960.
    61 Anniversary 💚😍❤✌

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 3 года назад +2

      Mansh Allah

    • @iljasiljas6442
      @iljasiljas6442 3 года назад +6

      What tha fuck are you talking about 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 3 года назад +4

      💚🤍❤️

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 года назад +1

      No, we got our independence from Hawiye and Daarood on 18 May 1991.

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr 3 года назад

      @@am.b5688 uskag🤫

  • @sacdiacilmi8310
    @sacdiacilmi8310 3 года назад +6

    mashaAllaah wall waan Idinsalaamay Alle ha idinxafido guuleyso wall from 🇸🇴

  • @wacanabdi488
    @wacanabdi488 3 года назад +35

    The best RUclipsr in Somaliland Qeys Qaysar♥️

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 года назад +41

    Hal miljon buu u qalma video gani lkn somalidu heesaha uun bay hawada mariyaane qurux da dhulkooda ma qiimeeyaan

  • @abdirahmanhaybe2421
    @abdirahmanhaybe2421 3 года назад +22

    Nio wllhi zxp inay s/land sidan u qurux badan thy waligey uma mlyn
    Mrkn videos kga dawady lkn ii cadaty inay thy malap🥰

  • @ahmedmahamud2231
    @ahmedmahamud2231 2 года назад +4

    Somalia has one of best & beautiful coast, especially the wite cost which is rare to the global coast counties really i appreciated this young educator & civilized somali who led the eyes of tourism to see that our people have such attraction land that is qays _ qayser

  • @awoahmed4895
    @awoahmed4895 3 года назад +117

    That is what it takes to be when you are a real somalilander and want to improve your motherland through out the world. Am speechless right now like this is so beautiful mashallah amd outsanding. I can feel how much it takes to do all those videos and all that effort but you always have that dream about your motherland and its development. You are my Favourite youtuber of all from yr little sis

  • @yool2176
    @yool2176 3 года назад +123

    Imagine we built a resort there along with all the natural beauty and nature around we can easily attract tourism and boost our economy ManshAllah somaliyeey kaca😭💪🏾

  • @maryanmustafe8295
    @maryanmustafe8295 3 года назад +12

    Am amazed!!!!!! MashAllah tabarakallah I never knew in a million years somaliland was like this ❤️

  • @ibrahimbiikalo338
    @ibrahimbiikalo338 3 года назад +23

    Dhulkii hooyo xiis,sanaag,somaliland💚🤍❤✊

    • @abdirahmankaka450
      @abdirahmankaka450 3 года назад +2

      Sanaag somalia 🇸🇴

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 года назад +3

      @@abdirahmankaka450 xiis sanaag Somaliland kugu celiyay hadii hadalku laba shub kugu dhaco😂

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 года назад

      @@abdirahmankaka450 Isaaqa ha u diidin Sanaag iyaguba waxbay ka degaan, .arkaa qaybsada, qayb Italian Somaliland iyo qayb British Somaliland.

  • @mubarakabdi3621
    @mubarakabdi3621 3 года назад +59

    One of the most stunning places in somaliland

  • @kaifali1246
    @kaifali1246 3 года назад +68

    I want to go there i never expect that my country has places like that. thnks for showing us how beautiful and spectacular our country is❤❤

  • @user-zu8cz2ui5e
    @user-zu8cz2ui5e 3 года назад +2

    اللهم وفق المسلمين العالم التوبة النصوحة، والف بين قلوبهم وأصلح ذات بينهم ولا تأ خذهم بما فعل السفهاء منهم، ياحي يا قيوم برحمتك أستغيث اجعل المسلمين مستعدين لنصرة المهدي المنتظر و لرفع راية الإسلام

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 3 года назад +40

    Best youtuber qays qaysar♥️🔥🌊

  • @khadar3166
    @khadar3166 3 года назад +48

    Qurxiyaha somaliland 💚🤍❤best vloger qays qayser 💯❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 года назад +11

    Thanks for Showing us what a great place our Country is ☮️💜Alhamdulillah

  • @sulekhaabdulle8823
    @sulekhaabdulle8823 3 года назад +2

    Maasha’Alaah Allaah ha idin xafido dalkaa qurux da badan oo cid lads ah baynu leenahay markaasaanu dhu isku dileynaa ilaahey Somali iimaanka haku sugo aamiin aamiin insha’Allaah

  • @sapnadiamond471
    @sapnadiamond471 3 года назад +9

    Qeys qeyser waxa tahay wiilka kaliyee reer hargeysa ka tagero cimamadada lama Sidan karo wllhi keep going from muqdisho

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 3 года назад

      Rer muqdisho-na yaad ka tageerta
      Waxaaagu waa filn😂😂

    • @sapnadiamond471
      @sapnadiamond471 3 года назад

      @@rooxanta4237 hhh reer muqdisho ck katagera

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 3 года назад

      @@sapnadiamond471 ck muqdisho ma jogee inta muqdisho jogtaan ka hadlayaa

  • @nastahadam4700
    @nastahadam4700 3 года назад +15

    Quruxdaas qoxooti baaa Ka nahay walhi😭😭

  • @manamunye8330
    @manamunye8330 3 года назад +15

    I love how you show motherland is beautiful thanks

  • @zawdaharaaro340
    @zawdaharaaro340 3 года назад +2

    OMG! Waa wax lagu farxo dhalinyaro fahansiinaysa quruxda wadankooda calamkoo dhan👑👑👑

  • @acacius9903
    @acacius9903 3 года назад +78

    It's giving me Greece vibes that area. Beautiful tho. With the right city or village, airconditioning, solar power and other renewable energy it can become a very lovely touristique picturesque area/city.

    • @Tango34
      @Tango34 3 года назад +4

      We just need foundation and structure, our land is all natural- Inshallah all in due time✊🏽

    • @gdaebb9179
      @gdaebb9179 3 года назад +6

      We need to build resorts there with air conditioning and bring in tourism.....wallahi, I want to do it.

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar 3 года назад +56

    The one and only QATS QEYSAR🖤🦋🙋‍♂️

  • @kukusami4657
    @kukusami4657 3 года назад +2

    Allaahu akbar illaheey muxuu nicmad Ina siyay o aynu ka indha la nahay.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 3 года назад +14

    Woow amazing palace hiis iyo mide somaliland had lots of beautiful beach’s inchallah I will visit one day qeysar keep up brother 💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @farduusabdiqadir5893
    @farduusabdiqadir5893 3 года назад +26

    Unbelievable wllhi isma lahyn waligy dhul san u qurux bdn baa somaliland ku yaal meel bdn bad na barty qays Qaysar

  • @queenamiira8419
    @queenamiira8419 3 года назад +28

    Mar un wn jeclaan lahaa inaan kula safro 🥰hargeysana jaceel aan cdi aheyn baan u qabaa imaanshaheeda

  • @raagedi2201
    @raagedi2201 3 года назад +15

    Funny thing was i was visualisating in my mind visit place like this in somaliland. Thank you for sharing with us beautiful places in our home land somaliland.

  • @ugaasrooble212
    @ugaasrooble212 3 года назад +2

    Dalxiis kasta runti niyadan kala socda ano ku raaxaysanaya dhulkeena hooyo iyo quruxdiisa .. insha Allah waxan rajaynaya inan malin run run idin raaco 🤲🤲🤲🤲

  • @abdikaniceero1141
    @abdikaniceero1141 3 года назад +57

    My hometown Xiis Sanaag Somaliland ❤️‍🔥
    And Qeys + Dhakhtar X Dhaka bd

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 3 года назад +7

      Maxad u xaaga baxday kaalay maqaxidaadi fur

    • @bayle2236
      @bayle2236 3 года назад +7

      Why did you run away go back then

    • @jamaldhaaye9917
      @jamaldhaaye9917 3 года назад +1

      @@MuztaphaManzour war mxd ka rabta dadka wn ku haya mantane 😁

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 3 года назад +1

      @@jamaldhaaye9917 aboow aney i gaartay 😂

    • @MaxedahmedCali-iq6fm
      @MaxedahmedCali-iq6fm Год назад

      Xiis dhulkaygi

  • @munnaisra335
    @munnaisra335 3 года назад +10

    The one and only legend qays qaysar you opended our eyes
    I gonna visit
    Allah bless you brother

  • @abdirashidjegal2928
    @abdirashidjegal2928 3 года назад +1

    lengend wlhi waaa dalxiis cajiib ah hormar wacan ayaaan ku rajaynaaa saaaxiib ALLE HA KU XIFDIYO

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 года назад +5

    Meshano kle i y wdankena ku taaL man modyn waligy insha allaH wa inan mar uun tagaa❤🥰 from Borama qayz qyzar zhp melo klo bdan nzo ban dhig zi aan daLxiis ugu tagno😍

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 года назад +1

      Wadanku waakee HOOYADA wase SOMALILAND waa MAAMUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤ LAGAMA YAABo in SOMALILAND dal noqoto

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 3 года назад +1

      Somali Production Waa Siilkii Hooyadaa mayee Khaniis Yahoow La waso Adeer Ninka aad U Jawaabaysa Waa Nin Samaroon siciida cidna marti ugama aha Somaliland iyagaa sameeyey oo Dhidibada u Taagay Orodoo dhulkaaga nabad ka Dhigo

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 3 года назад +2

      @@muhamuudbille9158 😂😂😂 war de hoyadiin wase qadad wEyney wad faaqden ree Borama somalilanD ma jeclad maqasheene nin wdankiisa ma naco somalilanD cid iga jceL iny jirto ma amisani
      ictirafku wa imane mydin is daLdali hdad wadan noqono🖕😂😂😂

  • @Araweelo110
    @Araweelo110 3 года назад +29

    Best vloger ever, i like the way you explain everything in detail. God bless you wllo.❤️

  • @MOMEDAMIEN
    @MOMEDAMIEN 3 года назад +8

    Xiis magaloyinka kale waxay dheertahay waa dhuul xeeb leh oo hadana qaboob ah ama dhaxan ah 🤤🥶 xiliga habeen kii🌚

  • @alext2985
    @alext2985 2 года назад +3

    Dude I don’t understand nothing but I enjoy this beautiful clip… I will visit there next year for sure….

  • @hanni1028
    @hanni1028 3 года назад +3

    Omgg I can't believe 🤩🤩🤩intaan Korea ku waashay dhulkaygaaba ka quruxoon 🥰🥰🥰

  • @abdallahihayd6822
    @abdallahihayd6822 3 года назад +16

    The Best Vloger in Somali youtubers❤

  • @helenashow1296
    @helenashow1296 3 года назад +14

    I am ethiopian lives in NYC…. I know Somalia 🇸🇴 but never heard of Somaliland until I was introduced to your RUclips. Thank you for opening my eyes. Definitely, I will love ❤️ to visit your beautiful country. We African have beautiful places…we just have bad/selfish leaders :(

    • @tonywiggins7780
      @tonywiggins7780 3 года назад +1

      Its not a country anyways dont you have a war at home to focus on

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 3 года назад +4

      @@tonywiggins7780 IT is a country hater cry me a rivier .this is Republic of Somaliland not bom squad somaalia .😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @helenashow1296
      @helenashow1296 3 года назад

      @@tonywiggins7780 it’s ppl like you that needs love the most. Well, Somaliland is his country. don’t u worry about my country since we finally have intelligent leader…change is coming for East African

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Год назад

      ​​@@helenashow1296hose are the somalia people who tried to do a genocide on us back in the 80's but we kicked their butts in the war and took back our country in 1991. They are still butt hurt so whenever you see someone mention somaliland they get triggered. They hate our guts for no reason. They are formally known as the "faqash". Somaliland is a very beautiful country💚🤍❤️

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 года назад +5

    Look at the size and the beauty of our land MASHAALLAH TABARKALLAH BEAUTIFUL 💚🖤❤💚🖤❤💚🖤❤ QAYS AND TEAM YOU ARE SHINING STARS 💫💫💫💫 SOMALIS ARE BLESSED TO HAVE SUN SEA AND SAND MOUNTAINS RIVERS SHANTA SOMALI HAVE BLESSED LAND BUT DO WE KNOW THIS 🤔

  • @maandeeqabdi3302
    @maandeeqabdi3302 3 года назад +2

    Ani inaa Somaliland imaada welikeey majeclaan lakn adi ijecleysiisay. Beautiful country ❤️❤️❤️❤️❤️From xamar

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 3 года назад +14

    jamhuriyadda barakaysan qurux waynaa subxannallah🙈❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +27

    Reer Somaliland 🙏🙏guul iyo gobanimo🙏zharafi korkiina ha ahaato❤❤❤❤

  • @cadaanikl1080
    @cadaanikl1080 3 года назад +2

    QABRIGII SH.CIISE IYO DEEGAANKA CIISE CEELEEYE VIDEO KA SO SAMEEY SXB ADIGA AMA DHAKHTAR

  • @xabzajama9623
    @xabzajama9623 3 года назад +4

    Insha Allah waxan ku gaadhsiinanaaa. 1m♥️♥️♥️♥️🥺🥺

  • @onkodofficail573
    @onkodofficail573 3 года назад +15

    Waaw the best vlog
    Filim inaa dawanyo isku malenaye wllhi 🥰✌

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 года назад +16

    Masha Allah Somaliland qurux badaana dhulka ilaahay ku manaystay ❤️💚❤️💚❤️💯💯

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 года назад

      Kkkkkk

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 3 года назад

      @@xilkascade maxaad ku qosli waa yaabe

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 года назад

      @@aishamuuse202 anigiba isla yaaban kkkk

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 3 года назад

      @@xilkascade haye malaha anigaa si kale u qaataye mahadsanid

  • @mohamedmuse5647
    @mohamedmuse5647 3 года назад +6

    RUclipsrada somalida badankoodu sidii qof waaalanbay qol ka dhex qayliyan ninkan yaree qaysna siduu umada wax qurux badan ugusoo tabinlahaa ayuu isagu wakhti iyo kharashba galiyaa hore usoco wll meel fiicanbaad garaacaysaa

    • @zensei7479
      @zensei7479 2 года назад

      🤣🤣🤣 qol bey ka dhex qayliyaan

  • @doormak2019
    @doormak2019 3 года назад +12

    This place is beautiful wallahi great memories, sea food and serene views

    • @rediettadesse2828
      @rediettadesse2828 3 года назад

      Can y'all produce sea food ... we need in ethiopia lol sale for cheap

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 3 года назад +26

    ASC, astonishing, wow beautiful place, definitely we are coming next summer inshallah.
    Thank you for sharing!

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 3 года назад +11

    Manshallah Qays qaysar HaLdoor ka RUclips Rada Other one👑👋

  • @osmandegelleh4532
    @osmandegelleh4532 3 года назад +1

    Thank you so much Qays aka Abdirahman ( Xiis and xeebaha somaliland waxay u bahanyihin hiil) may ahayn in sabaankan magalada laga xagaa baxo

  • @xusnicade1311
    @xusnicade1311 3 года назад +4

    HAMBALYO MY BROTHER QEYS WAA MARKII UGU HOREYSEY AAN COMMENT KAA SOO BIXIYO IN BADAN WAA KU DAAWAN JIREY ILAAA DAKA.
    MANTA WAXA KUGU HAMBALYEEYNAA MUDADA KOOBAN EE AAD KU GAARTEY 100K SUBSCRIBES.
    KEEPGOING🙏🥰

  • @raxmamariya3597
    @raxmamariya3597 3 года назад +6

    Wll qays waxan rabaa in aan kaa codsado in aad vlog inooga soo diyaarisid bixin duule insha allh marka aad aragtid commentigan fadlan ii tixgali codsigayga mahadsanid🥰

  • @husseinismail3525
    @husseinismail3525 3 года назад +8

    Masha'Allah ILAAHEY socodka hakuu barakeeyo #QaysQaysar😍

  • @aliosman7830
    @aliosman7830 3 года назад +9

    The more I watched your video I felt in love my country somaliland I love somaliland brother much love

  • @waledosman5086
    @waledosman5086 3 года назад +9

    towns on the coastal must be deserted in the summer. This Heis was one of the most populated towns in 1980s and this was sub district during British rule.
    Heis also known as Mundus which has rich history of ancient trade of spices with greeks and Romans. we found well-crafted enamels,pottery sherds and a mask of ancient greek
    In Salweyn the archaeological site of Heis or Mundus. All these artefacts from Samos the greek Island

  • @xamdacayni2192
    @xamdacayni2192 3 года назад +4

    Masha alllh So Beautiful Video Inkastoo Aad Nagu Soo Yaraysy Qaysow💯👏👏👏

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 3 года назад +11

    Qeys qeyser ninka kaliyee quruxda SomaLiland soo bandhiga keep.going pro🔥❤☑

  • @sagalelmi1287
    @sagalelmi1287 3 года назад +3

    Asc wll qays aniga hooyaday walaalhay dhamaanta yada taageero ku jecel ayaanu nahay, waxaan aad ugu faraxnaa quruxda dalkeena aad soo bandhigto, haday macquul tahay waxaynu kaa codsaneynaa markii aad hargeysa ka dhamaato inaadan ilaawin inaad soo bandhigto bilicda iyo quruxda ku duugan Mogadishu, next waa inaad ka dhigtaa Mogadishu😘😘😘😘😘😘😘

  • @cammaarkoosafo3371
    @cammaarkoosafo3371 3 года назад +6

    Ilways l don't watch the Somali youthebers put you deserve to watch your videos so so nice
    I wish you More progress

  • @asmaatoahmed7696
    @asmaatoahmed7696 3 года назад +26

    Qaysar ❤💚🤍

  • @ooniyafregnia5735
    @ooniyafregnia5735 3 года назад +7

    Waddankaad ijecelysiisey qays 🥰🥰keep going bro 🙏🙏 fcb sawrka maydh kasoo arkey saan kuu sugayey

  • @hamzaaideed9950
    @hamzaaideed9950 3 года назад +7

    Walal videos kaga English subtitle u samee madaamo dad an somali ahayn kudawadan

  • @maxamedkhadar6667
    @maxamedkhadar6667 2 года назад +1

    Best youtber of somalia qeys qeysar😊🥰🥰

  • @Maxamed_tarax
    @Maxamed_tarax 3 года назад +8

    The one and only walaal qeyser from muqdisho waan ku taageerna walahi ❤❤🇸🇴💚💭❤

  • @Abdalleadam14
    @Abdalleadam14 3 года назад +10

    Waxa lagu duubayaa waa iphone12 pro max lakiin waxa gacanta ku qays qaysar oo ka samaysan quality

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 3 года назад

    Qays magaaloyinka ayaad mid walba i baraysaa anigoo tagin. Waa mahadsantahay , aad baan uga helaa muuqaaladaada.

  • @mowlidabdi7473
    @mowlidabdi7473 3 года назад +1

    qays qayser /dhakhtar charity waxaa tihiin youtuber-ska soo gudbiya muuqaalo aad u qurxo badan iyo goobaha dalxiisaadka dalka *go forwards *

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 года назад +13

    Qayz qayser💯🔥
    Somaliland 💚🤍❤💯🔥