Cali qamar waa qaamuus waa in sheekooyin badan laga reebo waana raga dhulbahante garta qabiilooyinka u gala oo codkor ah alle cimriga haku siyaadiyo abti
Dhulbahante isaaq aan geela lahayn wax aan xitaa gabay lagu khasaarayn bay u haysteen garxajis uun bay la hadli jireen reerkii baa baha iidoor rabaan inay xoog ku muquuniyaan
Barmaamijkaan waa in SSC ay mamnuucaan ama faafreeb lagu sameeyo intaan la sii deynin, wuxuu si doqon magarato ah usoo noolaysiinayaa nimankaas aynu guurkeenii kala daysanay inaynu wax isu nahay ayuu dadka ka dhaadhicinayaa....!!!!.
reerka garxajis sida darood u naafeeyay wali ma arag reer loo galay mar naagaha laga kaxaysto iyo mar geel laga dhaco iyo mar jamac dubad xasuuqo ka dhiigen😂
Col u joog marku geela kaso qaaday gabaygan maaheen gabaygu u tiriye GEELA SIISAHEYGII ARKEE SEETO LAGA CEYRSHAY EE SUUDIGII LAGU ERYIYO SOOLKA IYO HAWDKA EE LABISAGAALAD MAREE SAAXIL LO QIXIYEY SAYID BAA KA BAQAY WA HALAAN SAABKA GALAHEYNE NIN WALIBA SINJIGII WA HADLAA SIIRADU YAHAYE ALA HADALKU SAXARIIRSANAA WA SAB ALALBKEEDE
Maasha Allaah waa Taariikh cajiib
Masha Allah Mahadsanid qora laakiin Taariikhdii Hobyo & daraawiishtii wixii dhexmaray nala soo wadaag
Cali qamar waa qaamuus waa in sheekooyin badan laga reebo waana raga dhulbahante garta qabiilooyinka u gala oo codkor ah alle cimriga haku siyaadiyo abti
Taariikh badan ayuu hayaa odayga halaga reebo, mahadsanid wariyaha tvga
Habaryoonis iyo dhulbahante ,dadkaas bay ahaayeen
Masha Allah
Maansha’allah
Ilaahay haku xafido adeer
Asc fadlan sheekada Makhrib soo dhamastir aad ayn u xiisaynayaa taariikhda waayo Xaji Jamac Axmed Shire waa awoowahy aabahay dhalay waana mahadsantihiin adiga iyo odayguba
👇 sideey dad wax isugu ahaayeen cajiib iyo sideey gob u ahaayeen
Waa asaasaq odaygu
Masha allah tarikh hore
Odaygu maskadiisa ayaa saraysa, maansha Allah.
Wariness, odaygu wuxuu ka waramay GEELI-MAKRIB DUMAY. Fadlan weydii Ogayga: GEELII-HAGOOGANE?
Ma nin ingiris kenay ayaa qaali ah Somali majaa dhoqa nagalay
Mashalah Awoowe
War kani wariyuu iska dhigaa waa maalayacni🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soo dhamaystir zhp
Mahadsanid
Adeer cali qamar waa taariikh nool
Ileen jaajuuz ayey ahaan jireen waligood aaakah
Saaxiib awoowe wax badan nooga reeb
CUQ DADI WAXAY KULAM mayaa CABASHA LAAN GAAM
Xaaji waa dadaalay laakiin laba bayd ayuu isku daray
Masha Allah adeer waxaad kasoo waraysto ninkii Caanka aha ee Dhulbahante sanaag ee ku magaca dheere Raadsato
DHAQANKEENI
😂😂😂 hoyadaa habaryonis wastaye nagaadey maa naga dhamaatid
taariikhdoo lasheega maaha cay.
Asw wsreeysi badan oo kale walal kasoo waad please
والق مافي يمينك تلقف ماصنعو انما صنعو كيد ساحر ولايفلح الساحرحيث اتيءAsmsda duqusheegayaa kumajirto kitasbka quraanka kariimkah laakiin sixir waaye
Dhulbahante isaaq aan geela lahayn wax aan xitaa gabay lagu khasaarayn bay u haysteen garxajis uun bay la hadli jireen reerkii baa baha iidoor rabaan inay xoog ku muquuniyaan
dunidaaba sidaas ah.
Maxaa kaa galay waa niman reer Sheekh Isxaaq ah.
😂😂😂Sixir buu isku cadeeyay
Gabaygi siinleyda aha ee sayidku kagajawaabey odeyga reer weyd gabaygiisi muusan tirin ee kii geela buutiriyey
Ali Qamar
11:50
Ka waraysanayaana waa nacas
fadlan goobihii dagaalada tag oo documentary kazoo duub, duleedka qardho, badhan, buraan, midhashi iyo xamaas, dalyare, jiidali, jidbaale, cagaarweyne, afbakayle, beerdhiga, gurdumi iyo awaare, burco,iyo kiridh, dulmadoobe (BEER), Jidbaale (goobtii dhulbahante aadka loogu madhiyey). duleedka jigjiga, Beledweyn, gondagooye, berbera.IWM.
Dad cimrigood dhiig iyo dhac dagaal lagu faanayo kan wareysanaya waa I jeelanyahay
Dadka ka dhacayo
Taariikhda waa laga sheekeeya si wax looga Barto
Waar ninka waxka reeb ba'ahayne ..diiwaan weeye..
Mana aha Ahmed idajaa ookale oo dhinac u mansooda...
3004 halaad buu ahaa geelaas daboolane ayaa la dhahaye lkn
Barmaamijkaan waa in SSC ay mamnuucaan ama faafreeb lagu sameeyo intaan la sii deynin, wuxuu si doqon magarato ah usoo noolaysiinayaa nimankaas aynu guurkeenii kala daysanay inaynu wax isu nahay ayuu dadka ka dhaadhicinayaa....!!!!.
Wax isu ahaansha cidina ma inkiro karto
@@batulasmail8261 : adigu xaggee naga soo gashay....?!!!.
Ciil qabe ayaad tahay dee waar dadku yadoo lays dilaayo ayuu hadana sidaa isu garanayaa oo la sheekaysan jiray
reerka garxajis sida darood u naafeeyay wali ma arag reer loo galay mar naagaha laga kaxaysto iyo mar geel laga dhaco iyo mar jamac dubad xasuuqo ka dhiigen😂
Walal waaana ramadaane cuqdada iska saar
Ok
Col u joog marku geela kaso qaaday gabaygan maaheen gabaygu u tiriye
GEELA SIISAHEYGII ARKEE SEETO LAGA CEYRSHAY
EE SUUDIGII LAGU ERYIYO SOOLKA IYO HAWDKA
EE LABISAGAALAD MAREE SAAXIL LO QIXIYEY
SAYID BAA KA BAQAY WA HALAAN SAABKA GALAHEYNE
NIN WALIBA SINJIGII WA HADLAA SIIRADU YAHAYE
ALA HADALKU SAXARIIRSANAA WA SAB ALALBKEEDE
In GARXAJIS caynkaa GEEL KAGA feline mad kalale