War odeygu sheeka yahan Sanaa War sxbaw sheekadiisa noo soo badi sxb oo ka soo wareyso dilkii covil iyo ninkii diley sadex nin baan ku maqley aniga xirisi cartan boos xirsi sheelare fardaLe golongol iyo Ismaaciil Mire ciida gale bal sedaxdaad midka uu yahay ka soo xaqiiji waxaa kale oo ka wareystaa markii uu sayidku galey boqor cismaan iyo SuldaN maxamuud cali shire mahad sanid sxb
Naftu waa maqlow ama waa mahad ku noolow waa miiska aan ahay haddii mid u dhaxeeyaa Nin kaloo Ogaadeen ah baa gabaygaa tiriyay nuur jiir Ogaadeen nabadda ceel ku rido haday cidu ka soo saarto
Caliqamar marka xaajo kala gasho dhulbahante iyo isaaq waa ninkii dhulbahante goob kasta u wadan jiray hala aanuu seegi jirin waayo arag aftahanimo alle siiyay odayaal badan oo dhulbahante ah waxaan ka maqlay dhawr goor buu gartii anaga nagu qalibay oo ah inuu xaqa raaci jiray oo gar eexo ka fogaan jiray haday walalkii xitaa tahay xukunkii siyaad bare wuu ka hor yimi oo wuxuu raacay jabhadii ssdf ee abdilaahi yusuf mudana wuu soo jabhadeeyay waa nin aan taariikhda been ka sheegin isaga ka hor maynu maqal sayid mahamed in ay bah ayeeyo u ahaayeen habarjeclo oo qoryo diirad leh ay cadan uga keeneen waa shakhsi qabyaalada manta dadka waashay xor ka ah wuu mudan yahay in wax badan laga reebo
300 qof oo Hawiye ah ayaa Keenadiid iibiyey, been ka weyn ma maqal. Sayidkii baa Bescolti xidhay been kale. Ninka la soo deynayaa Cali baa la odhan jiray ma ahayn Keenadiid
Subxaana Allah da'diisa , xusuustiisa iyo sheekeyntiisa waa wax Alle u hibeeyey.
Duqu Farax garaad unbuu tarikhdooda hayaaa qayaad darawish ma ahayn miyaaa😊
de wll tarikhda dhuloz waba faarh garad
Abwaan Cali qamar Iyo Macalin Yuusuf Xasan Xafidahullaahu Lahum. 6:39 .
Walaalah ilaahey khaayer ha ku siyo Odegan oo kale waa la ilashada sidaas Tariiqa u haayo
Masha Allah gobgob dalay Cali qamar waa nin rag eh
War NiO Ninka Taariikh ka Reeba Yuuna La Iil geline..
War Wax kala-hadha hooy..
Ninka Inoo Maala..
Mahadsanid wll adna..
From Ogadenya ❤❤❤
Waa waagii balaayadu naga dhex-dhacday ilma ugaas magan Ugaas Warfaa isku madheen
Qabaan madhan ban filayaa Iyo sayidkuna iyo ali dhuux Hadday dhasheena way yar yaraayen
Mansha allah. Niinkan waa niin taariikh baadan haaya fadlan barnaamijyo badan ka reeba niinkan
War duqa wax badan ka reeba M,A
Waa balayadii ugu darneed
Qorraxay ka dhacday qabri dahare
Dad aan sadex kala tirsada iskugu madheen sareedo yuusuf faarah xandulle Ugaas magan
Haddaan caynabow col iyo guluf caato kugu raaGiin Iyo naftu waa maqlow ama waa mahad ku noolow iyo laba saanac ii tumay baa tiirsan garabkeyga waa gabayadii Goodigii uu Goodinayay Nin fara yaraan igu tuhmay tallo ka hoostaaye wallee anniga lay tixgalin tiiri nimadayda nuur jiir
War odeygu sheeka yahan Sanaa War sxbaw sheekadiisa noo soo badi sxb oo ka soo wareyso dilkii covil iyo ninkii diley sadex nin baan ku maqley aniga xirisi cartan boos xirsi sheelare fardaLe golongol iyo Ismaaciil Mire ciida gale bal sedaxdaad midka uu yahay ka soo xaqiiji waxaa kale oo ka wareystaa markii uu sayidku galey boqor cismaan iyo SuldaN maxamuud cali shire mahad sanid sxb
Naftu waa maqlow ama waa mahad ku noolow waa miiska aan ahay haddii mid u dhaxeeyaa
Nin kaloo Ogaadeen ah baa gabaygaa tiriyay nuur jiir Ogaadeen nabadda ceel ku rido haday cidu ka soo saarto
Diyaardauhu sidoodaba dad badan ma dili karaan
Balbeenta u sheegaayo fiiri dameerka asaaseqey faanka dhuuso badanaa
Cali Qamar Iyo xine xiiry isu hadal ekee
Aad ma u fahamtey rag dheh
Towstuna reer Cali Geri bay ku hadhi tan iyo xaataaye, Ibrahim Jaamac Haabiil....!!!!!!!!!.
odayga waxbadan kala hadha walhi anigoo nin isaaqa ayaa sidu tarakhda u hayo iyo codkar nimadiisa Aad u la dhacay
Caliqamar marka xaajo kala gasho dhulbahante iyo isaaq waa ninkii dhulbahante goob kasta u wadan jiray hala aanuu seegi jirin waayo arag aftahanimo alle siiyay odayaal badan oo dhulbahante ah waxaan ka maqlay dhawr goor buu gartii anaga nagu qalibay oo ah inuu xaqa raaci jiray oo gar eexo ka fogaan jiray haday walalkii xitaa tahay xukunkii siyaad bare wuu ka hor yimi oo wuxuu raacay jabhadii ssdf ee abdilaahi yusuf mudana wuu soo jabhadeeyay waa nin aan taariikhda been ka sheegin isaga ka hor maynu maqal sayid mahamed in ay bah ayeeyo u ahaayeen habarjeclo oo qoryo diirad leh ay cadan uga keeneen waa shakhsi qabyaalada manta dadka waashay xor ka ah wuu mudan yahay in wax badan laga reebo
@@AliHassan-cx5dyBEENTA AAD SHEEGTAAN MA SHEEGO MIYAA ODAYGANI EE RUNTUU SHEEGAA? HADAY SIDAA TAHAY MAAD KU DAAYATAAN OO TIDHAAHDAAN HUWAN OO GAALO LA SOCOTAY DHULBHNTAA KU JIREY DARWIISHTUNA ISAAQ BAA KU JIREY OO WELIBA KU XIGEENO KA AHAA. KELIGAY BAA DARWIISH AH ISAAQUNA WAA GAALA RAAC BEENTAA MAXAA IDINKU WACAN MA FAAN?
Waxaa muhim ah in taariikh du ay dhab tahay mise waa faankii somalida
Kulahaa 60 Kun oo faras ayaa maalin qudha taleex isugu yimi
@@AhmedAli-fb7ub60 000 faras xiligaa daraawiish way haysatay
@@AhmedAli-fb7ub Xaqiiqiyan taarikhda daraawiishtu been bay u badan tahay
AFWEYNE WAXA U TURJIMI JIREY CUMAR CARTE SAYIDKANA XAAJI SUUDI. REERKAN DAAROOD WADA JAAHILIIN BAY AHAAYEEN.
Daarood hatery is disease no treatment
War Cali qamar takhiq halagala haro
Ismaaciil mirre muxuu ahaa
Yaab somali matihid miyaa
❤❤❤❤❤❤❤❤
Nasabada aba was wa malinti cali garad iyo cali gari isku biireen😂 70 ninba reer cali gari so hadhay😂 laxowla ismacil iyo axmed iyo cali dhux jamac iyo xasan waxay jogeen magaalo yar 😅
Bal muu barto siiradii rasuulkeena csw?
Loloshiin dhiig ayaad ku noolideen Soomali wadamartee bal maqala waxuu kasheenay waa imlii xaaladiisa waa waxa hada taagan Soomaliyeey!!!
60000 faras nonsense
300 qof oo Hawiye ah ayaa Keenadiid iibiyey, been ka weyn ma maqal. Sayidkii baa Bescolti xidhay been kale. Ninka la soo deynayaa Cali baa la odhan jiray ma ahayn Keenadiid
Rali ahow wa keenadid