Safarkaygii Lottery-ga. Billaaw illaa Dhamaad!! Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Website-ka Dv Lottery-ga waa kan dvprogram.stat...

Комментарии • 403

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 года назад +41

    Anigu waan ka jeclahay in aan tago maraykan oo kasoo shaqaysto oo aanan caruurtayda geysan oo aan kasoo shaqaysto oo keliya oo dadkayga soomaaliyeed aan wax uga soo qabto in aan u dhiso ceelal biyoodyo ama jidad.allaah ha igu guuleeyo haddii khayr iigu jiro.

    • @yuusufsalaad7148
      @yuusufsalaad7148 Год назад +2

      Anigaa xitaa waan Jeclahay insha allah alle hdoo iikasoo waan aadaa

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 5 месяцев назад

      Guuleyso walaal dunida meshaad tagtaba ❤
      Qof wanaagsan baad u egtahay ilaahayna ma dayaco dadka wanagsan

  • @queenhaawa6776
    @queenhaawa6776 2 года назад +65

    Insha allaah guul inta rajeyneysa🙏🤞

  • @hassansaid9135
    @hassansaid9135 2 года назад +28

    Aniga waxa aanka mid ahaa dadki guleystay 2020 june balse eynan usuurto galin inuu nasiib uyeesho in uu interviews maro sababo laxiriiro corona iyo waqtiga oo aad uyaraa awgii
    Wax waliba waa calaf

    • @faarx51
      @faarx51 2 года назад

      Dib ma u codsan kartid miyaaaaa

  • @hodan8655
    @hodan8655 2 года назад +28

    4/3/2022
    Ilhayow kuwi kugulesta iga dhig sanadkan aniga iyo dhamaan walalahayega somaliyeed

  • @mohamudabdirahman1878
    @mohamudabdirahman1878 2 года назад +45

    Thanks wll qaali sanadkan ayan DV Lotery xarestay iigu soo duceey wll qaali haduu kheer iigu jiro imanshaha halkan inuu allah ifududeeyo adna allah meshada haku xafido wll qaali mahadsanid

  • @faaycadey6192
    @faaycadey6192 2 года назад +26

    Mahadsanid wllky alh wxn ka barya anga iyo inti xareysty inu ku guuleyo

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 2 года назад +18

    Inta tiktoga ka imaatay wan salamay ☝️❤️

  • @dr-joe.Abukar
    @dr-joe.Abukar 2 года назад +5

    Thanks bro faraha meesha ka samesay masar magaceeda carabi ah iso qor iyo caafimaadka isbitaalka ka samesay magaciisa.qofka shahaadaha uu lottery ga ku xareestay bis muu geegaa. Tusaale shahaaddo jamacad heesta qofkii ku xareesto shahaadada dugsuga sare mala weydiina. Shukran akhrii

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 3 года назад +19

    Thank you so much abowe we really appreciate

  • @aishaosman9110
    @aishaosman9110 2 года назад +35

    Ya Rabi aniga iyo qof walbo muslim ah o xareestay lotery select ladhaha

  • @المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا

    ماشاء الله،الأخ عبد الله.شكرا جزيلا،علي نصيحه، 👍

  • @cabdulaahixayle
    @cabdulaahixayle 2 года назад +7

    Asxaabey isoo duceeya waxaan ku jiraa dadkii xarey lotorryga in uu alle igu guuleysiiyo insha allah waan ku riyooda in aan mareykan imaado oo aan mar uun tago

    • @AhmedSaid-ej6iq
      @AhmedSaid-ej6iq 2 года назад +1

      Sanadkan maxareysay

    • @cabdulaahixayle
      @cabdulaahixayle 2 года назад +2

      @@AhmedSaid-ej6iq haaa wll ee isoo ducey salaad walbo markaad dukato

    • @cabdulaahixayle
      @cabdulaahixayle 2 года назад

      Adiga sanadkaan miyaad xareyste mise kii hore

    • @xamdinaasir9647
      @xamdinaasir9647 2 года назад +6

      Mareykan waa adunka ilaahey waxba ma dheera halkad joogtid dalkena ilaahay hana jecleysiyo meel lagu riyoodo waxa ugu wanagsan beetka ilaahay 🕋

    • @cabdulaahixayle
      @cabdulaahixayle 2 года назад +1

      @@xamdinaasir9647 insha allaah Alle hainga dhigo kuwo Ku riyooda kacbada ayagoo dawaafaya

  • @hassanmohamudserar2770
    @hassanmohamudserar2770 3 года назад +16

    Waaw brother thanks a lot we appreciate your time
    Wax badan ayanka faiiday ani ahan
    Shukran 🙏😍

    • @aadanxogweyn9185
      @aadanxogweyn9185 3 года назад

      Waxaa noo dhiman I naad noga shekeyso yaa kugu so dhaweyay America mise adi Lee ayaa is bixisay ilaa Airport ka plz video noga so same

  • @amiirmohamed480
    @amiirmohamed480 Год назад +2

    Ilaahow igu guulee 11 cisho ayaa ka hadhay natiijada.

  • @samialjabir5762
    @samialjabir5762 3 года назад +12

    sxb guulo badan ayaan kuu rajeenayaa ❤👏

  • @xaawoserar8204
    @xaawoserar8204 2 года назад +16

    Allaha nagu guleeyo dhamaan inta xaresatay

    • @aaminetaqueen8908
      @aaminetaqueen8908 2 года назад

      Abayo ila xirir waa ku bahanahee

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 2 года назад

      Naa ma guulaysatay😅

    • @zeynabcali786
      @zeynabcali786 Год назад

      @@dhamaystiran8342 kuwikugulestey ahaha nagadhigo walaahi walaashey aya lagudiley hajkaan alow mel wanaagsan nogadhig

    • @burhanyare4348
      @burhanyare4348 Год назад

      Walaashaa maxaa lagu dulay wll😢

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 2 года назад +4

    You explained to us sincerely. Thank you so much

  • @hamdaabdi6559
    @hamdaabdi6559 2 года назад +3

    Qofwalba guul ayaa urajenyaa Anigan ilhaye ha igu guuleyoo Istanbul joga wll oo ana kaxarestey

  • @zamzamabdirizakabdulahi4259
    @zamzamabdirizakabdulahi4259 2 года назад +2

    Masha allh wa meshan kuwatersana allh hakudhawro

  • @boqorkarerbishar3694
    @boqorkarerbishar3694 2 года назад +4

    Insha allaah saxip guul ayaan rajaynayaa waad mahadsan tahay saxip

  • @shukriina
    @shukriina 11 месяцев назад

    May 2024 allah naga dhigo kuwii kuguuleyste 6 10 aa xareyste yaa rabbi

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +4

    Thanks bro aad ayaan ufahanay thanks 😊🙏

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 2 года назад +1

    Thanks bro

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 2 года назад +1

    Yasalaam wll qali shukran

  • @MohamedSaid-ru4cs
    @MohamedSaid-ru4cs 2 года назад +2

    Thank you Mrs. Abdalla.

  • @alifillow7159
    @alifillow7159 2 года назад +5

    Keep it up brada, thanks 👍😊💕🇺🇸

  • @bisharismailbulshawi1556
    @bisharismailbulshawi1556 2 года назад +1

    M,a mahadsanid walal inbadan ayan kurajawaynaa lkn madmadow ayaa igajiray

  • @haniabdullahiabdi2545
    @haniabdullahiabdi2545 3 года назад +5

    Iiduceeya inn guuleesto sanadkan i.a😊

  • @queenmariem4194
    @queenmariem4194 2 года назад +3

    Mahadsanid wllo jazakallah

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 3 года назад +3

    Mansha Allah brother anagana alle hanofududeyo

  • @shukri2347
    @shukri2347 2 года назад +1

    Insh Allah inan guleysto ayan rajenya sandka🥺

  • @ilhanmohamed2423
    @ilhanmohamed2423 2 года назад +3

    Masha Allah Ilaahi haku barakeeyo

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 2 года назад +2

    Thankz bro qabka interview ka sugeynaa

  • @abdullahinur6247
    @abdullahinur6247 2 года назад

    Thnks zxp kawrn faraha danbilaanta mudo intee leg bay ku dirayan hadii aan sanad joogo masar miyey iwaydiinayaan faraha sanad kahor meeshan joogay inan isydana doono

  • @sadiiqcalishidane7011
    @sadiiqcalishidane7011 3 года назад +3

    Dal ina kaxaresto dalkale inta idhiman maka mari kara thanks bro

  • @mohamedabdiwahabaligutale7809
    @mohamedabdiwahabaligutale7809 2 года назад +2

    Mansha Allah sxb Qali waxan ku waydiyay qof Kuma Turjumi Kara Miya

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 2 года назад +3

    it's long journey bro

  • @mustafeabdillahi1896
    @mustafeabdillahi1896 2 года назад +2

    Shukran wll ❤❤❤

  • @abdifitahak1
    @abdifitahak1 Год назад

    06/may/2023 allow iga dhig kuwa ku guuleysta sanadkan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 года назад +3

    Aad baad u mahadsantahay wllo. Kwrn miyay kuwaydiiyeen in ay cidi kuu joogto usa. Yacnii miyay shuruud kaaga dhigeen.

  • @hennabykhadra9504
    @hennabykhadra9504 3 года назад +3

    Thank you 😊

  • @mohamedbashirhassan6085
    @mohamedbashirhassan6085 2 года назад +3

    Jazaaka Allah Akhii

  • @princesssaymo2468
    @princesssaymo2468 2 года назад +3

    Mhdsnd wllkey🙏
    Anakana illahay hano fududeyo 🤲

  • @yasminsouleiman9146
    @yasminsouleiman9146 2 года назад +3

    Masha allh wanku hambalyaynayaa wll

  • @dahraan6420
    @dahraan6420 3 года назад +3

    Masha allah wll alle baa ku fududeye

  • @ayaanabdirizak6913
    @ayaanabdirizak6913 2 года назад +1

    Thank you wl

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 года назад +1

    Mahadsanid bro

  • @mariamohamed10
    @mariamohamed10 2 года назад +1

    Sanadkan wuu idhaafay bilaa passport ban ahaay
    Sanadka danbe insha allha ayan tijaabin

  • @maandeeqmohamed5105
    @maandeeqmohamed5105 2 года назад +4

    Insha Allah waan guuleysaneenaaa

    • @luisfatahhoussein1995
      @luisfatahhoussein1995 2 года назад

      Insha allah

    • @maandeeqmohamed5105
      @maandeeqmohamed5105 2 года назад

      @@luisfatahhoussein1995 mataqaan sida lagu ogaado inaad guleysatay lotaryga mase lagubaxaa osomalida laqaataa oruna

  • @ahmadeyofficial9252
    @ahmadeyofficial9252 2 года назад +6

    Hadaan lottery xareysto sxbyaalow haleywayo,wayo dalkii halke lokacararayaa, sxbow adiguna kadaa dhalinta wahaan afadal dalkina dhista dheh wadmahadsantahay.

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan День назад

    xiliga aan dhashay lottery ga iska khalday maxaa xal ah hadaa marka la ii yeero safarada ma dhihi karaa gacanta iga dhacday ma dhihi karaa oo dib maka sixi karaa

  • @azuugenyodumar4095
    @azuugenyodumar4095 2 года назад +1

    @Abdalla Muhya abowe wxaan ku weydiiNaa scholarship oo waxbarasho malahaN miyaa America
    Mideeda kle hadiii dv lottery aan kuguulesto oo wixii process oo dhaN aan kasoo gudbo kadib aan imaado America mahelaayi miyaa free education
    WxaaN rajeenaa inaa isoo jawaabtid MhdsNiD 🙏🥰

    • @Abdalla_Muhya
      @Abdalla_Muhya  2 года назад +1

      Walal scholarships wer jiraan, balse wax information kama haayo. Haddi aad ku timaato Lottery waad halays wax barasho free balse wexe ku xirantahay inta lacag aad samayso.

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 Год назад

    THANK YOU BRO

  • @abdullahiartan5523
    @abdullahiartan5523 2 года назад

    Shukran akhii

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 2 года назад +2

    Masha Allah

  • @fadumamohamed5794
    @fadumamohamed5794 2 года назад

    Wll waxaan ku weydiinaya dadka sanadkan 2023 soo baxay baan ahay please waxaan rabaa format ugu horeeya xagee laga helayaa

  • @vlogingwithhamdi4462
    @vlogingwithhamdi4462 2 года назад

    Thanks brother

  • @assiaadar2861
    @assiaadar2861 2 года назад

    Thank you bro machalah mahadsanid from djibouti

  • @wacanxasan5596
    @wacanxasan5596 2 года назад +1

    Thank u❤️

  • @nnnnn1123
    @nnnnn1123 2 года назад +1

    Waxaan rajeynaa guul insha allah tankle gmail ka may ku so dhacee jawbta

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Год назад

    Thanks

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Год назад

    Abo su,aal aya raba ina kuwaydiiyo ani 2004 aya dhashe wana ku xareeste dhimeleedahay 20 sano gaween lee ma la qadana

  • @barwaaqoabdirahman6099
    @barwaaqoabdirahman6099 2 года назад

    Mansha allh mahadsinid wll qli

  • @saladibrahimmohamed9284
    @saladibrahimmohamed9284 2 года назад

    Thanks lpx

  • @idildeerow384
    @idildeerow384 2 года назад +2

    Waxaan xareestay sanadkaan waxaana xareeyay maalintii ogu dambeeysa sagalka bishaan wax dhib ah miyeey iikeenyaa daahitaankaas

  • @xaawoxasancali5231
    @xaawoxasancali5231 Год назад

    Masha allah abowe

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 2 года назад +1

    Documents ka ayago waraqado ah maa la iska rabaa tankale warqada cafimadka ma wadanka enterview kugalaysa kamaree istibtaal qaas ahna majira oo lagu dirayo

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 Год назад

    Sc bro, can you pls bit explain more detail in medical checkup, where and how to do. Thanks

  • @anwar2848
    @anwar2848 6 месяцев назад

    Jasakalah❤

  • @badriadiamond1051
    @badriadiamond1051 2 года назад +4

    Waa isku case number dhawnhy tlhi 39k ahy hada adna 41k aheyd illahey ha ifududeeyo yaa rabi😰🤲tnx bro abdalla

  • @muhubojama6875
    @muhubojama6875 3 года назад +2

    Mansha allah

  • @xuseenmohamed9227
    @xuseenmohamed9227 2 года назад

    Walale waad mahadsan tahay waan xareeyay sanadkana 2021 balse waxaan xareeyay maliintii oogu dambeeysay November sagalkeedii waxeeyna aheed maalintii oogu dambeeysay wax dhibaaato ah miyeey iikeeneeysaa daaahitaankaas

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 Год назад +1

    Insha waan kugulaysanaya

  • @baashiabdiazizbaashiboy5365
    @baashiabdiazizbaashiboy5365 2 года назад +1

    Maasha Allaaaah Allaha ku sharFo walaalka

  • @aishahasan8302
    @aishahasan8302 2 года назад +1

    Wll nooku soodar sida lakuula dhaqmay markaa mareekan tagtay micnha inguri lagudajiyay ama aad waxbarashadaadi aad horay usiiwadatay io inshaqo horay lakakeeyay plz maclumaadkaas dhan nooka sooshekeey wll

  • @mohammedabdullah9826
    @mohammedabdullah9826 3 года назад +1

    Good information bro.

  • @amedyare7383
    @amedyare7383 2 года назад +1

    Asc walla thanks for the advice so aniga waxan xareye 2021 November 9 waxan joga sot Africa waxan ku xareye basabor sot Africa ah marka hada wu iga dhacaya 2022 bisha labad marka hadi an gulesto maxan sameya ma basabor aya leyga raba

  • @fardowzamad8652
    @fardowzamad8652 3 года назад +1

    Thanks wll qaali

  • @fardowsoabuukar3268
    @fardowsoabuukar3268 3 года назад +5

    Wlhi wn ka xumahay ma heysto basabor😭 mana jogo dalki 😭😿 waxan jogaa sacudiga lkn i.a sadkan hdi u nasipkeyga manoqo 😭lkn i.a sandka sambe e abowe sandkasto dadka mala qadah😿pls jpwtada wa i muhiiim wllkey🥲

    • @juleibibade
      @juleibibade 3 года назад +1

      Haa Sanad Waliba October-November Aya La. Xareysanayaa Wll Mcn

  • @ahmedhersi5624
    @ahmedhersi5624 2 года назад +2

    Warqada mailing addresska ee qofka maraykan joogaa kuusoo qoraya magaceeda nala wadaag, hadii aad xog naga siin kartana naga sii walaal.

  • @ruunabdirashiid8408
    @ruunabdirashiid8408 3 года назад +3

    Keep going abdalla

  • @maxamedmuslimgaalnimodiiis824
    @maxamedmuslimgaalnimodiiis824 2 года назад

    MAASHAA ALLAAH TABAARAKA ALLAAH ❤

  • @fadumohaile647
    @fadumohaile647 2 года назад

    Ma iyaga ayaa balanta ku siinaayo cafimaadka hospitalka aad tageyso iyo meesha faraha balantaada hore thanks so jawaab

  • @casayrjanagale5321
    @casayrjanagale5321 2 года назад

    Cabdalla wall mahdasanid

  • @abdirazakmohamed1106
    @abdirazakmohamed1106 3 года назад +1

    Masha Allah bro well done

  • @muniiramaanka1290
    @muniiramaanka1290 2 года назад

    Mnchallh wa mhdsanthy wllky

  • @fadumohaile647
    @fadumohaile647 2 года назад +1

    So jawaab ❤️🇺🇸🇸🇴

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 2 года назад +1

    Thanks wll waxaan ku waydiiyay caafimaadka ma isbitaalada caadigaa oo publica ah baad kasoo madhay farahase xagee kasoo madhay ma ayagaa kusiinaya warqad aad ula tagaysid meelkasta oo aad baaritaanka kamaraysid bal arintaas naga soo jaahil bixi adoo raaliya

  • @maymunmuhudin1002
    @maymunmuhudin1002 2 года назад +1

    Mash allah wll

  • @abdirahmanabdullahi2117
    @abdirahmanabdullahi2117 2 года назад +1

    M.aa bro aad iyo aad umahaddsn tahy wax badan ayaan kaa faaiday wh .
    Waxa igu daran oo ka baqayeu interview qaabka lo qabanayo

  • @mohamedkhalif3216
    @mohamedkhalif3216 2 года назад +2

    Mahadsanid sxb haddi caruurta mid ka mid ah wato passport ma lugu buuxin karaa page ka kowad ee form ka madama waalidku aanu haysan somali passport

    • @hassansaid9135
      @hassansaid9135 2 года назад +1

      Sxb mida jirta ayaa ah qofka page ka koowad buuxinayo waxa loo ogol yahay in uu kudarsado xaas iyo caruur balse mabanaano boos u walidkis kaga darsado

  • @shaaficicabdi9050
    @shaaficicabdi9050 2 года назад

    wall iisoo duceey in illhy igu guuleyo sanadkan

  • @saabiriinyuusuf3449
    @saabiriinyuusuf3449 2 года назад +1

    Wll qof kiliyaha Ka xanuunsan ma xaresan karaa

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 2 года назад +6

    Bro Waad mahadsantahay ani sannadkan BN xareeyey passport kayga wxuu dhacayaa July 2022, wax saamayn ah maku yeelanayaa?? Teeda kale marka aad visaha hesho ma qasab baa inaad ciyow dalka kabaxdo mise waqti waa isii joogi karaa???
    Mahadsanid

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      sxb maku guulaysatay plz jawaabtu muhiim bay ii tahay

  • @yaxyacalimaxamed7978
    @yaxyacalimaxamed7978 Год назад

    Plz intee kuka sooxariiraa in an kula hadlo rawaa plz waa codsi😭

  • @WaaliMiiran-fl6oh
    @WaaliMiiran-fl6oh Год назад

    Hello. Sxb maxaa ka faaiday
    Jaamacii masar waxbarashadada warkeeda xage udambey
    Afaarahaas nooga soo hadal. Video

  • @farhiamoha1938
    @farhiamoha1938 2 года назад

    Wllkey wan xareystaye bal maxa xiga khayr allah kusiye

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 2 года назад

    C.lahiyow sxb shahaadada dhalashada iyo tan danbi baarista puntland baan kasamaystay maadama an kunoolaahy marka macaadibaa safaarada magayn karaa ducoments kaas

    • @salebanyusuf1169
      @salebanyusuf1169 Год назад

      Somalia ducument ka socda oo keliya ayaa layska rabaa waan daawaday wiil guulaystay balse ku hadhay shahaadadii schoolla oo puntland ugu qornay

  • @sulekhacumar508
    @sulekhacumar508 3 месяца назад

    Wllo intee qarasha ka baxaday mrka aad mrasay dv lottery

  • @Hashimyoga143
    @Hashimyoga143 Год назад

    Lagend masha Allah