Thnk U Bro wllhi wax badan ayan ka Faa.idey illah haku sharfo wll qali Wxan ka mid ahy Dv lottery 2024 i.a Wxan rajeyna in Selected La idhoho illah idinkiis Iso Duceya wllaheygow
Asc wll waxan ka mid ahy dadka sanadka ku guulaystay dv loterry waxn iloobay taariikhdaan ku xaraystay dv loterry weliba bisha iyo maalinta welina ds ma buuxin ee may xanibaysaa intaas
@@SuntaFaaraxmajopasto58 wll social security number waa number daryeelka bulshada ma ahan SIM card number waxaa buxiso wasaradda cafimaad ka qofaan hesin inta badan dawo ma iibsan karo ama hospital ma aadi karo xalad emergency hadey jirto haa markaas waa lagu dawenaa waa muhiim runtii.
Wlaal aad baad u mahadsantahy runtii, waxaan rabaa Inaan ku weydiiyo hadii aad Imika mehersatay( Married) wax Caqabada makugu yeelan kartaa ama Keebay badantahay jaaniska guushu single or married. Sido kale wlaal safarada ma kahelayaaa Ethiopia, mise Djibouti iyo Kenya ayaa igu dhow
Asc wall waxyaro falo ah iga si Bal formk labuxinayo teda kle dhawr channal ka dawdy habka la maryo weli wax jwb ahn kama helin Inta channal een dawady se isku mid maha keba zaxsan bad is ledahy teda kle mobile ban ray inan ka buxbuxiyo formk oo isla talabad kowd eed cado wxa u ku weydinaya conformation number hlk channel da sharxyaa ay step one kod yahy inad geliso authentication mrk wall bal jwb buxda iga sii
Thanks wllo aaad ban u fahmay qabka loo buuxinayo lakiin waxaan qabaa hal sual hadii aan single ku xeraystay ka dib aan guursaday qabkee u buuxin D260 ??
Walal Dvs kaan docamentis nooceya layska rabaa? Dadkii xaraystay ban ahay rajo fiicna wan kaqabaa ee bal igu caawi Haddiba aan kugulaysto wll ma iga caawinkarta kan inan buuxiyo qofkale oo iga caawin kara magaranyo please iiso jawaab.
Sxb shaqada bulshada somaliyed u heeso allah kaa abaal mariyo. Waxn raby ina kuwediyo form ka DS 260 wan buuxiyay su'aal eheed Do you have documentation to establish that you have received vaccinations in accordance with U.S. law? Aya wxa dahay YES explain kama bixinin wx talaal ah ne horay uma qaadan iyo Su'aal kale oo ah can you speak and/or read languages other than your native language? Wxn ku jabaabay YES english. English neh sfcn uma aqaano mana ku hadli kari. Labadas su'aal iga so jwab ugaas Mahadsanid
Sate/province xafad ayaad ka dhigtay mana ahan xaafad ee waa maamul goboledyada hada jira ama gobolka ay magaladas ka tirsan tahay. Tusaale Kismayo waa magalo madaxda Jubada Hoose sido kale Jubalad State ayey ka tirsan tahay. State/province kismayo waa Jubaland. Marka lagu dhaho state/province magadalada Mogadishu aad dooratay waa In aad Banadir sate ahan u dooratid. Sidoo kale education-ka aad General science ku qortay sidaas ma ahan, dhinaca midig fiiri help ayaa ku qoran. Waxa lagu dhahay mesha coarse study ku qor accedemic haddi aad school caadi ah soo dhigatay. Haddi aad school polytechnical ah soo dhigatay vocational ku qor ayaa lagu dhahay.
Aniga wan xareste lkn maxan is weydinaya aniga waxan ahay xaas Hal cunug heysta hadu iso baxo wana ku xareste ina xaas ahay cunagana ijogo marka aniga kaliya ma li qada mise ani io family kega wll tas iga so jwb adiga raliya🥰
Asc wall qaali waxan rabaa in ogaado hadi oow iso paxo DV loteryga aan ku gulesto tusaale formka waxan puuxiyey ano somalia joga kadip waxan usafrey wadan kalle ano wadankas kalle jogo DS 260!! Maku puuxin kara Addreska wadankas.aan jogo isla waqtigas mase 2address kala duwan.ma aqpalayan🙏🙏
AsC Wll Waxan Ka mid ahay Guulaystayaashi Uu usoo baxay dv lottery waxan jooga kenya🇰🇪 waxa iga caawisan mesha ugu fiican een aan interview ku gali karo ❤️mahadsantihiin
Asc wll aad baan idiin sallaakyaa Waxaannu baahanahaya inaad iga caawiso Passport markaan buuxinayaya dhalashada ayaan qalda magaalada aan ku dhashaya Form ka ma waxaan ku qoraa ka Passport iigu qoran mise magaaladii gacantu igaga dhaxday ee aan ahaya. Meesha ku dhashaya
abwe wan xareestay lkn basaborkayga waxa igu qoran house wife.. ma guursan aya dhahy... ilmo ma heesto aya ku buuxiyay... waana heesta ilmo sabbto eh waxay heestan basabor Hollandes taas dhib ma iikeeni karta plz jwb abwe
Walaal waad ku mahad santahy sida aad noogu faaiideysay Aniga Uganda ayaan jooga marki aan xareynayo DS260 ka meesha aan ku noolahy ma Somalia ayaan leeyahy mise Uganda ?
Sxb meesha social security Qayta ka sheekeeynayso maqabtaa cuduro mantal ahaan ama fiisikaal ahaan , qofkii qaliin galay ee naafo ah muxuu gelinyaa physical problem maadama uu jiro Haa ma dhihi karaa?
Form ka hore hadaa single doortay ds 260 inta aysan soo bixin ayaa guursaday maxaan dooranaa marka mise formkii hore lee raacaa qofta cusubna iyada ayey u talaa waa ka tagaaa
Asc alle ajar hakaasiiyo wl hore haadan caruurta kubuuxin dib seen ugu darikaraa hooyo aabo caruurta ma galin markii hore an buuxinayey Caqabad miyeyna igu noqoneyn plz answer
Aac bro wan ku salaamay Hal su,sal inad iga caawiso rabaa waxanay tahay previous address ka under 18 miyaa layga rabaa Tusaale ahaan waxan joogaa qadar oo aan imid wixi markay da,daydu ay ka waynay 18 oo ilaa hadda aan ku noolahay ee xalkeeda muxu noqonayaa wll
Hello Simon I won dv lottery2023 I wanna ask you when I was applying dv lottery I was in finland and my family are in somalia I was travelling somalia like five mouth ago while I was there my resident card was expire and I can't travel that card so I go ethiopia finnish embassy but I have now somali passport and my old passport it well expire Olso October 6 2022 so is it OK whit somaian passport at this process or I need entrnty passport thanks and sorry my English isn't well thanks a lot
Asc wll adigoo mahadsan su'aalaa ku weydiinaa waxaa iska qalday magaaladaa ku dhashay Mogadishu aa ka dhiga mana ahan waa gobal marka Ds260 maku saxi karaa mise saa u qalday waaye adigoo mahadsan jwb
Mahadsanid wllkey aad ayuu ii anfacy videogan hormar ku rajynaaa😊
Runtii sidii ugu quruxda badanyd ayaad ii fahansiisay aad ayaan kaaga mahadcelinayaa walaal alle haku sharfo oo haku karaameeyo. Mahadsanid in badan.
Thanks wll mcn
Wow jasakalaah khayr ustaadii allaah haku xifdiyo👌🤲
Mahadsanid wllkey aad ayuu ii anfacy videogan hormar ku rajynaaa
Shukran walal wllhi aadaa inoo caawisay aniga iyo inta ila midka ah ajir iyo xasanaad Allah hakaa siiyo aniga iyo inta ila midka ah ee rabta iney dv lottery ga ku guugelysato allah hanoo fududeeyo oo Allah hanagu guuleysiiyo , Aamin walal adigana ducadaada Allah hanoo wada aqbalo dhamaanten qof waliba hami iyo mustaqbal aduun iyo mid aaqiro uu leeyahay Allah hanoo wada sahlo si fudud insha,Allah kheyr Twakkaltu Callaahu wakafa billahi wakiilaa .
Malagu qaaday wll
Jazaakallahu khayr bro wax badan aan ku wareersanaay ayaan ka fahmay video kan, waligey video inta bilaabay ma dhameesan except this video.
Adigaa mudan wll mcn.
Mahadsanid wll qli inbadan
Mashallah thank you so much brother I get more information about DS-260
Thnk U Bro wllhi wax badan ayan ka Faa.idey illah haku sharfo wll qali Wxan ka mid ahy Dv lottery 2024 i.a Wxan rajeyna in Selected La idhoho illah idinkiis Iso Duceya wllaheygow
Ma ku so baxay zxp😢
mansha Allaah wax badan baan ka faaiday alle ha kaa abaal mariyo wllkey
Ale haw soo fududeeyo intii xeraysatay ee aan ka mid ahay
Sxb sare thanks alot 🙏
Wax badan oo mugdi iiga jiray ayaan safiican u fahmay 🙏🙏🙏🙏
Masha Allah wll Jazakallah khyr sifiican baad noogu sharaxday
AllH Ha ka abaal mariYo sidad nogu so gud bisaY information kan aadka u muhiimka aH
Aad bad u mahadsantahay wllo wax badan ba ka faaiidey in sha alla allah naga dhigo kuwa visaha ku guuleysta
Makuu so baxay
Thank you so much, now I can fill the ds 260!!!!!
Illaahey kheyr hakusiiyo walaalkey sida aad wax noofahansiisay
Aad aa ugu mahadsan tahay sidaa inoogu faaideesay bro
جزاك الله خيرا الجزاء وأسعد الله أوقاتك
mahadsanid zxp waxbadan ayaa ka helay warbixintada zxp marwalbaba guleyso
Thnks abowe sifiican baad noogu sharaxday🥰
Mahadsanid walal wali kuma guulaysan lkn wan rajaynaya inaan hello aad baan u fahmay qaabka aad noogu sharaxday jazzakallah bro hore u soco iina so duceeya zxpayaal 🥰
Jazakallah kheyr abwe❤❤
THANK YOU BRO YOU HELPED ME ALOT
aad ayaad umahad santahay wllky qali allah ha ka ajar siyo
Thank you so much my br ur the right teacher tnx🙏🙏🙏🙏🖐
Mahadsanid brother
Guuleyso
Mahadsanid sxb Allah ku sharfo
Masha Allah alle habarakeeyo wllo
Aaaaad u mahadsanthy wll, hore u soco
A.s.c bro seetahay caafimaadka xaalada kawaran waan kuu baahanahay ee xageen kaala soo rixiiraa fadlan muhiim ayaan kuu ahay
masha may allah give to more khayr
Wlhei wad mahadsantahy aad iyo aad ban ufahmay pro
Zxp wan dhamaystay wax badana waan kaa faaiday waxan rajaynaya sanadkan inaan ku guulaysan doono❤
Aada u mahadsan tahay Lipah, Jazakummulah
Thanks wll qali wax badan ban ka faaidey
Aad baad umahadsan tahay sxb guul insha allah
thanks bro you helped me a lot
Maan shaaa alaaah
Walaal Aad baad U mahadsantahay Walaahi Si Seeply ah baad Wax Noo Fahansiisay ilaahay Ajar ha kaa siiyo Bulshada Somaliyeedna way kuu ogthay
jazakallah wll mcn
Thank you so much 🙏🙏 🙏🤝
Asc wll waxan ka mid ahy dadka sanadka ku guulaystay dv loterry waxn iloobay taariikhdaan ku xaraystay dv loterry weliba bisha iyo maalinta welina ds ma buuxin ee may xanibaysaa intaas
Thank you wll gacaliye you helped me
Mar aan daalay ayaan full informastionkii aan ubahnaa janalkaaga aankahelay hely kumagaranyo lkn ducadayda waad hshy wll nolow
jazakallah wll mcn
@@somaliyouthscholars halkeen kaala soo xariiraa
Mahadsanid bro sifican aya nogu sharaxday
Sxb mahdsanid inbadanaa kaa fa’idnay illah ku sharfo
Sixid sxb social security number waa lambarka cafimadka bulshada tusaale hadaad xanuunsato adigoo lambarkaas heysini isbutaal ma tagi kartid dawano pharmacy yada qaar kama iibsan kartid waayo maba lahid lambarka daryeelka bulshada waa muhiim runtii xitaa isagaa lagu furtaa account yada bangiga Greencrad waa daganasha ama sharciga wadanka markaa aad daganthy aniga hada yurub aan ku noolayahy lkn sistamkaas wey isaga simanyihiin mahadsanid wax badan baanu ka faa’idnay wlh ❤jasakallaah bro
wll social security numberku ma simcard oo kale baa mise waa number kale
@@SuntaFaaraxmajopasto58 wll social security number waa number daryeelka bulshada ma ahan SIM card number waxaa buxiso wasaradda cafimaad ka qofaan hesin inta badan dawo ma iibsan karo ama hospital ma aadi karo xalad emergency hadey jirto haa markaas waa lagu dawenaa waa muhiim runtii.
Maasha Allah
Jazakallahu khayran wll
Insha allah
Jasaakallah
Asc wll bejkaga mantan kuso biray adbad umahadsan tahay vidowgan markale sogeli adigo xas iyo carur kahadlayo iyo tnky
Thank you so much
Masha allh shugran wll qaali
MashaAllaah shukran wll
Wlaal aad baad u mahadsantahy runtii, waxaan rabaa Inaan ku weydiiyo hadii aad Imika mehersatay( Married) wax Caqabada makugu yeelan kartaa ama Keebay badantahay jaaniska guushu single or married.
Sido kale wlaal safarada ma kahelayaaa Ethiopia, mise Djibouti iyo Kenya ayaa igu dhow
wll mcn adigaa mudan, jazakallah. wll wax dhibmallaha hadad hada gurrsatay, waxaan kucadeeysaa forma ds-260'ga. sidookale sidaayarso warqadaha guurka. midakale oo ah jaaniska guusha, waxaa marwalba fudut mida single case ka ah.
@@somaliyouthscholars mhadsnid lkn mudane pasaporka haduu married igu qoran yahay singal maku xareesankaraa masul
thanks wll😢❤
Wll waa iso baxy marka passborka QARDHO IIGU QORAN DHALSHDA ANA WAXN KU XARYSTY GARDO WAANA AYDO ENGLISH AH MARKA MA ISMENESA ISOO JAWAAB PLEAS🙏
Mash Allah thank you
Walaal aad Ayaad u mahadsnthy wax badan no fa.ideeysay
Asc wll.waxn ka mid ahy winners of dv lottery 2022(2021 this year) if I fill this form Ds260 early .which time I will trave .good answer inshlh
Hadii aad buuxiso dhaqso haa weyku caawin lkn badanaa case numberska sideey ukala horeyaan ayeeyna ku xirantahay. Lkn iska dir dhaqso sidaas ayaa fiican.
@@somaliyouthscholars ok sxp
Ka wrn interview waxa weeye Ds260 mise waa wax ka baxsan
Asc wall waxyaro falo ah iga si Bal formk labuxinayo teda kle dhawr channal ka dawdy habka la maryo weli wax jwb ahn kama helin Inta channal een dawady se isku mid maha keba zaxsan bad is ledahy teda kle mobile ban ray inan ka buxbuxiyo formk oo isla talabad kowd eed cado wxa u ku weydinaya conformation number hlk channel da sharxyaa ay step one kod yahy inad geliso authentication mrk wall bal jwb buxda iga sii
@@falilaali6182 wll adiga dadkii guuleystay miyaa kamid tahay? Formkaani dadka guuleystay kaliya ayaa iney buuxiyaan loogu talagalay wll.
Thanks wllo aaad ban u fahmay qabka loo buuxinayo lakiin waxaan qabaa hal sual hadii aan single ku xeraystay ka dib aan guursaday qabkee u buuxin D260 ??
thanks alot brother
Walal Dvs kaan docamentis nooceya layska rabaa?
Dadkii xaraystay ban ahay rajo fiicna wan kaqabaa ee bal igu caawi
Haddiba aan kugulaysto wll ma iga caawinkarta kan inan buuxiyo qofkale oo iga caawin kara magaranyo please iiso jawaab.
Wll adoo mhdsan hdaa kudhshy dagmo oo pasporka dagmada igu qoranthy hdana loterry anku xareystay casimada caqabad maiga imaankarta
Wll xagee kala soo xirria wa ku bahnahy inaad I cawiso
thnk u brother🙏
Sxb shaqada bulshada somaliyed u heeso allah kaa abaal mariyo.
Waxn raby ina kuwediyo form ka DS 260 wan buuxiyay su'aal eheed
Do you have documentation to establish that you have received vaccinations in accordance with U.S. law?
Aya wxa dahay YES explain kama bixinin wx talaal ah ne horay uma qaadan iyo
Su'aal kale oo ah
can you speak and/or read languages other than your native language?
Wxn ku jabaabay YES english.
English neh sfcn uma aqaano mana ku hadli kari.
Labadas su'aal iga so jwab ugaas
Mahadsanid
wll Aad baad umahadsantahay. Hadji aan kaaga jawaabo su'aasha koowad oo ah mida talaalka aya ah jawaabteeda Yes, inkastoo aadan hada wax talaal(vaccination) ah aadan hore uqaadan lkn taxa Jiro oo Aad mari doontaa baaritaan caafimaad oo markaas ayaad qaadaneysaa talalkaani. yacni hada maqaadanin talalka lkn waa qaadan doontaa intaada safarada aadan tagin oo interview aadan galin. marka haka wel welin waxaasoo dhan iyagaa kusheegi doono.
su'aasha lawaad oo ah mida luuqada; sidookle iyadana dhibmallaha, weey garanayaan inaad wadan luuqad english logu hadlo aadan ka imaanin. lkn waxaad ushegeysa inaadan ewer aheen, yacni damiin inaad aheen oo luqada xoga kagaraneyso.
@@somaliyouthscholars haa mazul waku mahadsantahy jwbtda w ku qancay allha kushrfo
@@maxamedwali3811 sxb ma tgtay
@@maxamedwali3811 zxp kawaran ma Tagtay hadda?
Ka wrn qofka hadii uu ilaawo tariikhii malintii iyo bishii dhalashada
Sate/province xafad ayaad ka dhigtay mana ahan xaafad ee waa maamul goboledyada hada jira ama gobolka ay magaladas ka tirsan tahay. Tusaale Kismayo waa magalo madaxda Jubada Hoose sido kale Jubalad State ayey ka tirsan tahay. State/province kismayo waa Jubaland.
Marka lagu dhaho state/province magadalada Mogadishu aad dooratay waa In aad Banadir sate ahan u dooratid.
Sidoo kale education-ka aad General science ku qortay sidaas ma ahan, dhinaca midig fiiri help ayaa ku qoran. Waxa lagu dhahay mesha coarse study ku qor accedemic haddi aad school caadi ah soo dhigatay. Haddi aad school polytechnical ah soo dhigatay vocational ku qor ayaa lagu dhahay.
Jazakallah wll Abdiqani
Abdikani Apowe Xagee kala So Xariira
Hadii qof ka aqaanin mareekan maxaa sameenaa
Shugran brother 🙏🙏🙏
Aniga wan xareste lkn maxan is weydinaya aniga waxan ahay xaas Hal cunug heysta hadu iso baxo wana ku xareste ina xaas ahay cunagana ijogo marka aniga kaliya ma li qada mise ani io family kega wll tas iga so jwb adiga raliya🥰
@Abdirahman Mohamed Ahmedmahad sanid insha allh wll mcn wan rajena ina ku gulesto oo an wada baxno inta kale e.e xareysatayna gula urajena dhamantod insha allh guul
Sxb qofka dal kale lagasoo musaafuriyey tusaale turkiga inaad sheegtid sow khasab maaha maxaa yeelay passport kaaga ayey fiirinayaan oo ay hayyaan markay arkaan visaha oo ay kawaayaan Exit iyo entery inaad dalka si caadiye ugasoo dhooftay oo aad kusoo noqotay si caadiya from İstanbul to mugadisho sow ku qabsan maayaan oo viisahaaga waxyeelayn mayso mise iska qarso ayaad leedahay?
Mudane shafi, dowlada maraykanka wax shaqo ah ama dan ah kama laha meelihii aad horey ugu nooleyd, inaad sheegto iyo inaad qarsato waxba iyaga kusoo kordhin meeyso, passporkaagana eegi maayaan oo ku odhan maayaan wadanka turkiga ayaad tagtay maxaad ka doontay camal...marka waxba ha odhan TURKIGA ayaan hada ka hor tagay iyo waa la isoo tarxiilay toona..
Waayo wadan kale ayaan ku noolaa hadaad ku buuxiso formka hadhow waxaa lagaa doonayaa inaad la timaado POLICE CLEARENCE Oo ah warqad cadeyn ah oo ka timid Police-ka Turkiga oo marqaati ah inaadan dambi ka galin bilihii aad ku nooleyd turkiga...hadaba turki baan tagay iyo waa la isoo tarxiilay ha ku buuxinin, ileen hadhow waxaa laguugu xujeynayaa warqadii dambi baarista ciidanka Turkiga...marka waxaasoo dhibaato ah ha is galin, kaliya sheekada turkiga baan tagayda ah kaba qalee magaratay
Asc wall qaali waxan rabaa in ogaado hadi oow iso paxo DV loteryga aan ku gulesto tusaale formka waxan puuxiyey ano somalia joga kadip waxan usafrey wadan kalle ano wadankas kalle jogo DS 260!! Maku puuxin kara Addreska wadankas.aan jogo isla waqtigas mase 2address kala duwan.ma aqpalayan🙏🙏
Thanks 👍
Qoraalka inan aqrisano ayn rabnay sxp lkn sifican maloogo jeedo zoom nosoo dheh noosogeli thankd
AsC Wll Waxan Ka mid ahay Guulaystayaashi Uu usoo baxay dv lottery waxan jooga kenya🇰🇪 waxa iga caawisan mesha ugu fiican een aan interview ku gali karo ❤️mahadsantihiin
Kcc
Wll xagee ku martay hada
@@ridwaanhassan9571 hhhh wll wali maan marin djbouti ayaan ku qornahay Wali layma wicin
@@nazreinmuuse3295 case number kaga weena mia
@@ridwaanhassan9571 No 34k Weeye Midle
Asc wll anigu tariikhda dhalashada sanadku waa sax lakin bisha ayaan iska qalday hadhow ma sixi kara fromkan miyaa ku sixi kara
Asc wll aad baan idiin sallaakyaa
Waxaannu baahanahaya inaad iga caawiso
Passport markaan buuxinayaya dhalashada ayaan qalda magaalada aan ku dhashaya
Form ka ma waxaan ku qoraa ka Passport iigu qoran mise magaaladii gacantu igaga dhaxday ee aan ahaya. Meesha ku dhashaya
Mar waliba waxaa qasab ah iney information-kaadu isku mid noqdaan, hadii passport aad magaalo qaldan ku qoratay isla magaaladaas passport kuugu qoran ayaad form-ka ku buuxineysaa mudane..
Hadii passportka tusaale muqdisho kuugu qoran tahay, hadana formkii aad ku buuxiso hargeysa waa qalad weyn iska ilaali, magaalada passport kuugu qoran iyo magaalada aad formka ku buuxineyso waxaa qasab ah iney hal magaalo noqoto iyo hal magac, hadii labo magaalo dhalasho aad kala sheegato, dowlada maraykanka waxay kaa aaminayaan inaad tahay beenaale
abwe wan xareestay lkn basaborkayga waxa igu qoran house wife.. ma guursan aya dhahy... ilmo ma heesto aya ku buuxiyay... waana heesta ilmo sabbto eh waxay heestan basabor Hollandes taas dhib ma iikeeni karta plz jwb abwe
Wad mahaadsan thy wll
Walaal waad ku mahad santahy sida aad noogu faaiideysay
Aniga Uganda ayaan jooga marki aan xareynayo DS260 ka meesha aan ku noolahy ma Somalia ayaan leeyahy mise Uganda ?
Uganda ayaad oraneysaa
Uganda wll
Ustaad Meesha ah Xiligaa Ku Noolaa Hadii Aan Dhaho Kwrn Waligay Waa Ku Nolaa Meeshaa Oo Tariiqda Aan Dhashtay Galiyo
Shukran ustad
Thanks alot
Sxb meesha social security
Qayta ka sheekeeynayso maqabtaa cuduro mantal ahaan ama fiisikaal ahaan , qofkii qaliin galay ee naafo ah muxuu gelinyaa physical problem maadama uu jiro Haa ma dhihi karaa?
Mahadsanid sxb Allah kaa ajar siiyo
Form ka hore hadaa single doortay ds 260 inta aysan soo bixin ayaa guursaday maxaan dooranaa marka mise formkii hore lee raacaa qofta cusubna iyada ayey u talaa waa ka tagaaa
maya wll formka cusub ayaa ku qoran kartaa inaad gurrsatay wax dhibmallahan
@@somaliyouthscholars masuul waxaan ku dhahay formk hore single ayaa ahaa formka dambe ds 260 markaan buuxinaayey waxey kusoo aaday anigoo guursaday kawaran su'aashaas
Scw wallo qofka xaaska ah caruurta passportigooda miyaa lagu buuxinaya ds260 mise maalinta interviewga uun baa layska rabaa
bro state/province xaafad maaha armee gobol tahe sida benadir
Asc alle ajar hakaasiiyo wl hore haadan caruurta kubuuxin dib seen ugu darikaraa hooyo aabo caruurta ma galin markii hore an buuxinayey Caqabad miyeyna igu noqoneyn plz answer
May ha galin waxaasi waxay sababaan in Visaha laguu diido, in aad kala hadasho lama ogola wixii aad hore u qoratay uun sheego.
Thank you so much sxp
Sxp lkn sanadkaan baasaboor laguma xareysanin marka ma liska dhaafaa
Formaka wax barashada ka soo hadal sxbkey
Sxb lotariga divorce ku xarestay marka wuuna iso baxay gabadha kala tagnay hada ku noqsaday side yelaa ds 260 marka xaresanaya
Sxb daqiiqada 15:38 kwrn hadaanan passport hysan maxaa xala.
M.a wall waan kaa faaiday jazakalah kheeral jazaa midakle walal linkiga noo soo dhig oo ds260 laga galaayo
Aac bro wan ku salaamay
Hal su,sal inad iga caawiso rabaa waxanay tahay previous address ka under 18 miyaa layga rabaa
Tusaale ahaan waxan joogaa qadar oo aan imid wixi markay da,daydu ay ka waynay 18 oo ilaa hadda aan ku noolahay ee xalkeeda muxu noqonayaa wll
Hello Simon I won dv lottery2023 I wanna ask you when I was applying dv lottery I was in finland and my family are in somalia I was travelling somalia like five mouth ago while I was there my resident card was expire and I can't travel that card so I go ethiopia finnish embassy but I have now somali passport and my old passport it well expire Olso October 6 2022 so is it OK whit somaian passport at this process or I need entrnty passport thanks and sorry my English isn't well thanks a lot
Asc wll adigoo mahadsan su'aalaa ku weydiinaa waxaa iska qalday magaaladaa ku dhashay Mogadishu aa ka dhiga mana ahan waa gobal marka Ds260 maku saxi karaa mise saa u qalday waaye adigoo mahadsan jwb
Walal.wax iskul.ah ma dhiganin shahadana ma haysto maxa ku buxinaa melaha iskulada