Maxaa VISAHA Loogu diiday Maxamed? | Wareysi Muhiim Ah | Somali Dv Lottery 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Somali Youth Scholars: a non-profit youth organization with ambitions and a bright future. Our job is to teach young people how to apply and get a free scholarships.
    Somali Youth Scholars (SYS), Waa RUclips Kanaal ah oo aan ugu talagalnay in Aan dhalinta Somaliyeed meel walba eey joogan ugu faa'iideno sida loo xareysto Deeq yada wax barasho. waxan rajeyneynaa inaan wax badan caawin doono dhalinteena.
    Kusoo Biir Telegram Group keena⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
    t.me/joinchat/...
    #somyouthscholars
    Thanks
    Email: somyouthscholars@gmail.com

Комментарии • 347

  • @abdikanisomali9995
    @abdikanisomali9995 2 года назад +16

    Legend baa tahay bulshada somali yeedna runta u iftiimiya ayaa tahay tnx

  • @yamays
    @yamays 3 года назад +49

    Maxamed sxb legend ba thy wana tagi doontaa mareykanka insha Allah, sidii ilaahey doortaa mar walba kheyr badan,youtuberkena ad bu u mahadsnyhy xogo muhiim ah ayuu nala wadaagaa

  • @Wadani123
    @Wadani123 3 года назад +8

    Thanks Mohamed Inshallah meeshuu khayrku kuugu jiro alle hakuu fududeeyo sxp
    Somali Youth Scholars mahadsanidin Sidaad xogaha Noola wadaagtaan alle ha idinka abaal mariyo

  • @zubayrmohamed
    @zubayrmohamed 3 года назад +7

    Thanks somali youth

  • @hassanofficial523
    @hassanofficial523 3 года назад +7

    Masha Allah

  • @jabrafx6112
    @jabrafx6112 3 года назад +7

    Mahadsanid walaal.

  • @omarwaaysmohamud8497
    @omarwaaysmohamud8497 3 года назад +3

    Waad mahadsanid

  • @maahirabdi1519
    @maahirabdi1519 3 года назад +7

    Sxb warbixinta xiga naga soo samee insha allah qabka shahaadada somalia kenya logugu badalayo

  • @ben10xman92
    @ben10xman92 6 месяцев назад

    Thanks wllka jasaakalahu qayr

  • @tuneeye1597
    @tuneeye1597 3 года назад +3

    Mahadsanid

  • @onursabanci9153
    @onursabanci9153 10 месяцев назад

    Thank you

  • @sonofabdi2848
    @sonofabdi2848 10 месяцев назад

    Thanks

  • @hassandahir8415
    @hassandahir8415 3 года назад +7

    Masha allah wll waxbadan ayaan kafaaiiday mahadsanid

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 3 года назад +3

    Thaanks legend good questions

  • @saxanunisalad1117
    @saxanunisalad1117 2 года назад +1

    I. A mr uuun wd tagi donta hdii u alle ka rali noqdo👋👋

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад +18

    Hadaan guuleesto Kenya maba usocdo insha allaah Turkey ama Djabouti. Warbarashadaada soo cadeey war miyaa University Degree ii qoran insha allaah allaah guul ka rajeenaa io inta xareesatay

    • @naimanor5092
      @naimanor5092 2 года назад

      Aniga dugsi hosa gashte hhhh wllhi ma aqan marak adi ku arke waba qosle kawrn

    • @qadaryoung2105
      @qadaryoung2105 2 года назад +2

      Bro turkey waa sidas un cadeyn ayey rabtaa "denklik" ayey dhahaan iska hubi ayadana

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 2 года назад

      @@qadaryoung2105 weey rabaan waa sax aniga University Degree wataa waliba jamacadaha Turkey aqonsanthy. Halka Kenya eey taganyihn waxbarashada Somalia maba aqoonsanin.

    • @fariidofaraxsan83
      @fariidofaraxsan83 2 года назад +1

      Wllo sidee loxarestaa igu cawi ado mahadsan

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 2 года назад

      @@fariidofaraxsan83 wll hadda ma furna bisha 8aad sanadkasta la furaa insha allaah. Markaas haddaan noolnahay waa ku caawin wll. Hadda waxaa sameen kartaa inaad RUclips ka baarto sida channel kaan hadda ku jiro waa af somali sifcn u fahmeesaa wll.

  • @karaamahassan1233
    @karaamahassan1233 3 года назад +4

    Wareysiyaashan cml wey i anfacayan zxb noo soo badi nlow zxb rajo fcn ayaan leeyahy sandkaan aan isku wada duceyno zxpiyaal AllAh noo wada fududeeyo dhamnteena i.a

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi5181 3 года назад +5

    Bir baan kashan rabaa inshallah 😍😍

  • @bashirabdishakur9612
    @bashirabdishakur9612 3 года назад +1

    Somali youth bro so badi barnaajmida nocaan oo kale

  • @devidfarah5253
    @devidfarah5253 2 года назад

    maxamed insha allah zxp waad tagii doontaa ilhay mid kheer qabto ha ku siiyo waalal

  • @alibareabdisalan4224
    @alibareabdisalan4224 3 года назад +3

    sorry mohamed wall nasiib wanaagsan ayaa kuurajeynayaa, wallka RUclipska mahadsanid adna wall.
    anigana sanadkaan ayaa xareystay isooduceeya in ilaahey igu guuleyo hadey wanaag iitahay oo khayr iigu jiro mahadsanidiin

    • @sulubfilms4374
      @sulubfilms4374 3 года назад +1

      Alle zxp hakuu fudaydiyo

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 Год назад

      Anibo zhp dhamnteena Allah noo fududeeyo ya rabi😭🥺🤲🤲

  • @abdihafidmohamad
    @abdihafidmohamad 3 года назад +3

    mHadsanid walal

  • @ogxking6371
    @ogxking6371 3 года назад +12

    Wll defeat waxbarasho ee ardayda high school kuwa sodhameyay away wll wankasugaynaa wll malinhorana wankusodiray THANKZ wll

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 3 года назад +4

    Allah kuma qadarin walalke

  • @issediini5516
    @issediini5516 2 года назад

    Aad aan ugu faaideeysday

  • @omarr_neio6177
    @omarr_neio6177 3 года назад +3

    21 wadan loo diiday Dalka England ku jirto waxan lagu xujeeyay Shantii sano la soo dhaafay ayaa imaaden 50,000 ma xaraysan karaa aniga sanadka xigo thanks

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 3 года назад +13

    aad ayaad u mahadsantay wll lkn waxa jeclaan lahaa in aad ka soo haadasho process ka loo badelayo warqada wax barashad i mean certificate dugsiga sare ama jamacad qofka ku sugan tusaale ahaan somaliland

    • @hodanaelmi2429
      @hodanaelmi2429 2 года назад +1

      Taasba muhiim ah wll hadaad heshay nala soo wadaag wll

    • @Abdirahman4
      @Abdirahman4 Год назад

      Xamar qof ku jogo wasarada kaga so badalayo

  • @kamiila365
    @kamiila365 3 года назад +1

    Mahadsanid wll qali

  • @ahmedbiahar6106
    @ahmedbiahar6106 3 года назад +5

    sxb wax bdn ayad ika cawisay waxana laga yaba ina mashqul bdn tahay fallen adigoo raali ah noo so badi barnamijyada lottery iyo wiix la xiriira

  • @abdullahinormohamed4322
    @abdullahinormohamed4322 2 года назад

    Walal waad mahadsan tahay waxan jeclaan lahaa inan ku weydiiyo 2022 ayan rabaa inan xareysto haddii aan guuleysto xaaskeyga shahaadooyin waxbarasho ma heysato marka ma leyga rabaa mise waa laga maarmi karaa

  • @abdiqanixaange9753
    @abdiqanixaange9753 2 года назад

    mahadsanid wlle

  • @afnocookingchannel3794
    @afnocookingchannel3794 3 года назад +4

    wll aad ayaad umahadsanthy hal su'aal ayaan ku weydinayaa bal kawrn hadaan wato shahaado jamacadeed oo waliyban Hargaisa ah

  • @ally.8887
    @ally.8887 3 года назад +2

    Thnks

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 2 года назад +2

    Inaan diyaarsado

  • @dayaxsaneofficiall9847
    @dayaxsaneofficiall9847 3 года назад +5

    Kwrn sxp hdan shahaado jamacaded an wato sidas oo kalle mia keyga pahanyahy ina wasarada so maro

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 года назад

    Mshllh bro

  • @dheere.official1392
    @dheere.official1392 3 года назад +3

    Wll aad baad umahadsantihiin soobadiya muqaaladaas sanadkan ayaan xaraystaye

  • @khalidkheysofficial
    @khalidkheysofficial 3 года назад +1

    Waa mahdsan tahy lkin wareysiga
    Inaa step step u waydisee aheed somaha

  • @yayga5759
    @yayga5759 3 года назад +3

    Asc wll aad ayaad u mahadsantahay waxaad ka soo hadashaa visaha serbia

  • @ikraanmustave1423
    @ikraanmustave1423 3 года назад +1

    Walaalo waxaan ka codsanayaa hadii alle ka dhigo markuu isoo baxo inshalaha inaad iga caawiso

  • @adamhussen413
    @adamhussen413 3 года назад +13

    Qaabka shahaadada loo bedelayo ee saxda ah walaal isku day inaad vedio nooga soo samayso.

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 3 года назад +6

    Sulaha laweydiiyo munosheego 🥺

  • @queendahabo
    @queendahabo 3 года назад +1

    thanks wll

  • @Sadamshariif
    @Sadamshariif 3 года назад +15

    Wlhi sxp Ani wey iso baxdey Kenya ayaba interview igu qoran Wana cabsanoya

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 3 года назад

      Sxb gormaa xareeysatay

    • @Sadamshariif
      @Sadamshariif 3 года назад

      @@ahmedhassan5175 sanadki hore

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 3 года назад

      @@Sadamshariif sxb interview ba dhib badna waxaa Ds260 kusoo qortay iyo Documentska aad heeysatid ayeey wax kaa weeydiinaayaan sxb Allaha kuu fududeeyo

    • @aishaguure9942
      @aishaguure9942 3 года назад

      Inshallah wa gulesane niyada qayr usheeg waraqahana diyarso

    • @Sadamshariif
      @Sadamshariif 3 года назад

      @@ahmedhassan5175 insha allah

  • @maahirahmed9715
    @maahirahmed9715 3 года назад +5

    Wll waad mahad sanid wax Badan baan ka faa idnay 🖐️🖐️

  • @mohamedabdulkadir9075
    @mohamedabdulkadir9075 3 года назад +3

    Walaal maxamed iyo walaalka waresanayo waxaan si wada jir ah idin waydinaya madama hada maxamed shahadada dugsiga sare sababteeda oo u waye visaha marka aniga hada shahadada aan rawo in aan keeyo hadii aan guleaado ma ahan shahadada hada ee dowlada bixiso balse waa shahadadi FBNS EE Xilika shahada aan qatay waa 2006 dii marka sidee is ledahay sameeb ayee igu yelan gartaa aniga madama xilikaas aysan dowlada bixineenin wax sha haado ah ?
    Mida xigto wadanka aan ku marayo interviwe ka tusale wadanaka jabuuti ma qasab baa in aan wasaarada wax barashada shahatadeeda aan keeyo si ay u hubiso shahadadeeda?
    Mahadsanidiin

    • @mohaamiin6953
      @mohaamiin6953 3 года назад

      Sxb shahaadada fbns waa badali kartaa wasaarada waxbarashada tag kadib wey kuu badalaayaan

    • @mohamedabdulkadir9075
      @mohamedabdulkadir9075 3 года назад

      @@mohaamiin6953 walaal wasarada waxbarashada xogta shahada fbns intee ka helayaan marka hore ? Sawirka oo hada oo muqal ahaan ahay maa u geynaa wasarada mise sawir hore oo tesara ah ayaan u geynaa ? Wali ma aragtay qof ee wasarada wax barashada ubadashay shahadasa fbns

    • @mohaamiin6953
      @mohaamiin6953 3 года назад

      @@mohamedabdulkadir9075 shahaadada aa u genaysaa wasaarada
      Sawirkana wasaarada aa weydiinaysaa
      Qof ee ubadashy waa arky

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 года назад

      Woooow 2006 maa dugsi sare dhamaysay😳

    • @mohamedabdulkadir9075
      @mohamedabdulkadir9075 3 года назад

      @@ahmedshafii5888 malaha xilikaas adigaa jamacada qoriga xilikaad ka qalin jabisay bro

  • @abdinuraden491
    @abdinuraden491 3 года назад +1

    Asc bro sual?
    Qofkii shahado Ethiopia ah haysto masoo marseenah wasarada wax barashada kenya

  • @mxkids5238
    @mxkids5238 3 года назад +2

    Sxb qaabka cafimaadka qofka umarayo muuqaal ka so sameey hadii eey qoladan DV ga qofka cafimaadka udirayaan iyo hadii kale

  • @mohameddeeq8247
    @mohameddeeq8247 3 года назад +6

    Saaxib wiilkaan numberkiisa ina sii adoo raali ah si an wax badan u wareysano mahadsanid

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад +3

    Maxamed ad ba umahadsantahay wll qli

  • @libanterry26
    @libanterry26 2 года назад

    Zxp waxad ii ssheegta dadka turkey jooga oo interviewga kugalaya ekamat malaga raba isheeg plz

  • @marian4718
    @marian4718 3 года назад +1

    Wll shahaado jamacded Hadan ku xareysto ma wasaarada keyna ayaa so marsiinaya wll qali

  • @hanidahir7199
    @hanidahir7199 2 года назад +1

    Mahadsanid wllo lkn adoo raali ah wxad noo kala cadeysa waxyabaha la iskarabo sida warqada faraha warqada dhalashada ma marka interview la isku diyarinayo aya lasameyna miss kuwii marki passbor ka ladalbanayey lasameyay wey na anfacayan midakale shahadada hadii ay jamacad tahay iyana aprove dowlada ah miya laraba pls jwb wllo

  • @yonisyare4212
    @yonisyare4212 3 года назад +3

    Walaal qasab miyaa in aan heesto shahaado dowlada mise shahaado school ka aan dhameeye waan u qaadi karaa .. please ii soo jawaab..

    • @abdimahadabdullahihassan
      @abdimahadabdullahihassan 3 года назад

      Shahaado school lama ogola sxb haku daalin

    • @rukiaosman4192
      @rukiaosman4192 3 года назад

      @@abdimahadabdullahihassan Ha maxe ogalyihin

    • @faizamahamed1300
      @faizamahamed1300 2 года назад

      haa shahaada daada u badalo tan fadaraalka waa caadi tasdiiqina anba saas sameeyay

    • @axamedadaan5887
      @axamedadaan5887 2 года назад

      @@abdimahadabdullahihassan wll markaa u horeeysa e lays diiwaan gelinaayo miyaa shahadada laysaka rabaa

    • @abdimahadabdullahihassan
      @abdimahadabdullahihassan 2 года назад

      @@axamedadaan5887 maya wll laakin waa hadaa winer noqoto

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 года назад +5

    Mhadsanidiin sxbyl. E waxaad ii sheegtaan qofka doonaya inuu ethiopia interview ku gallo miyaa looga baahanyahay warqadan ?

  • @naciimchannal
    @naciimchannal 3 года назад +2

    Asc wll Qnoo sita shahaadada Sland hadan Kenya imaado ma wasarada wx barashada Kenya baa ii badaleysa mise in Ta Aanan ka iman wadankii baan raadsadaa shahaado Somali?
    Fadlan iiga soo jawaab

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 2 года назад

      Inaad muqdishu tagto oo wasarad wax barashada iyo tee arimaha dibada lagugu dhufto u bhnthy

  • @omarhassanomaraddan2841
    @omarhassanomaraddan2841 3 года назад +3

    Somali youths scholars barnaamijyadaan oo kale aad ayuu no anfaca bro kuwa married-ka ayaga wareysigooda ino keen

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 3 года назад +1

    Suaal hafdii aan shahaadadii somalia oo weliba tasdiiqin leh meesha la tago miyaa la igu diidayaaaa

  • @hibomahad6332
    @hibomahad6332 2 года назад

    Hadii uu qof ii joogin meesha kawaran

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 года назад +3

    Muhiimada waa in la aqbaleynin shahaado state land ahi ilaa aad soomaaliya shahaadada wazaarada waxbaradhada tiimbaraheeda kusoo dhufsatid maahee laan kaa rabtid ahoow balse dantaada adigaa og mahadsanid.

    • @saxanefilms1
      @saxanefilms1 3 года назад +4

      Markii aan caalamka joogno danteena muhiima

    • @faizaahmed1993
      @faizaahmed1993 2 года назад +1

      Wa ika qosliday😅

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 2 года назад +1

      @@faizaahmed1993 mahadsanid walal hhhh

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 Год назад

    Waxaan joga germalka waxana shegtay inan dhameyay jamacad aniga ma waxa ligaga bahanyhy warqad cadeen mise shahadadeyda jamacada somalia aankala imid wala igu aqbali karaa intaas igaso jawaab

  • @Abdikarimserious
    @Abdikarimserious 2 года назад

    Asc walal waxan ku weydiye shahadada secondary ga ee O level ka mala ogolyahay?

  • @Dek-Osman
    @Dek-Osman 3 года назад +6

    Somaliland shahadadeeda dhaafe passport keeda haday admission jamacadi USA ku Soo aqbasho lagu tagaa walalkayow

  • @sacdiahasan9057
    @sacdiahasan9057 2 года назад +1

    Walal please suaashan iiga jawaaab Magaca pasporka iogu qoran Waa sadio Magaca shahadada Jamacadana Waa sadia tacni caqabad mala Kulmi kara?

    • @abdulkadirnuuryare6855
      @abdulkadirnuuryare6855 2 года назад

      Haa caqabad Waaye waa in magacaaga all Documentskaaga Isku si Uqornaado

  • @bilemahamed5325
    @bilemahamed5325 2 года назад +3

    Walal ashahaado Somaliland ah baan haystaa markaa wasaarada wax barashada soomaaliya may bedelaysaa

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 2 года назад

    Lacagta fiisaha ee safaarada lala tagayo waa intee saaxiibayaal

    • @Abdirahman4
      @Abdirahman4 Год назад

      $330 oon lagu so celineen hadaad interview ku dhacdid

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 3 года назад +4

    Qasab miya in wadan walba oo kumareysid interview Sida Ethiopia Kenya Uganda ina wasaradooda waxbarashada aad marto si ay ugu badalan shahadoyinkoda

    • @somaliyouthscholars
      @somaliyouthscholars  3 года назад +4

      only kenya ayaan ogahay wll. arintaana badanaa waxaa lagu qasbaa ardayda high school ka soo dhameeyey!

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 2 года назад +1

    Wlo xaas baan ku xaraynayaa maxaa layga baayahay

  • @apdirahman9388
    @apdirahman9388 2 года назад

    ustaad kawran Hadii An shahadada anhaystaa aythy mid heer jamacadeed malaygu xidhayaa shahado heer fadaraal

  • @labile7967
    @labile7967 3 года назад +1

    Sxb suaal ayaan rabaa inaa ku waydiiyo, taas oo ah, safaarada maraykanka ee Somalia dadka ku guulaysta ee Somalia jooga ma tagi karaan oo ma shaqaysaa mise Nairobi ugu sokaysa? Hadii aad wax macluumaad ah ka hayso iiga soo jwb sxb mahadsanid.

    • @tashamoh2459
      @tashamoh2459 2 года назад

      Djibouti Kenya (inkasto dadka somalida rafadisay) Uganda

  • @Aliahmed-wd8tb
    @Aliahmed-wd8tb 3 года назад +5

    waxaas deni iyo goodax aa ka danbeyay

  • @istaexistarex6632
    @istaexistarex6632 2 года назад

    thk

  • @rrrrrrr4991
    @rrrrrrr4991 3 года назад

    Thnkz zhp

  • @cloudysky5856
    @cloudysky5856 3 года назад +1

    Sxp USA f1 visa hida loo apply gareyo nosoo samee. Mhd snid

  • @maajidhalanen
    @maajidhalanen 3 года назад

    Asc walalkey waxan naga jaahil bixisa shahaadada mida dowlada bixiso kaliya miyey ahaan kuwa daladaha eeey bixiyaan kumafilna miyaa

  • @abdallashow
    @abdallashow 3 года назад +1

    Sxbow aniga hada jmcd dhameyay waxan heysta shahado Jmcd #SIMAD marka maleyga diida taasi haddii la tago

  • @luulali5367
    @luulali5367 3 года назад +1

    Asc wall su,all ayaa rabaa in aan ku weydiiyo
    Maxaa lasamaynaa hadii aan katanga confirmation numbers
    Qalaas miyaa lottery ga iiga soo job plz

    • @mzzamal5519
      @mzzamal5519 3 года назад

      Haa confirmation number hadii aad ilawdo sasay kuwayday

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 2 года назад

      @@mzzamal5519 way heli karta

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 3 года назад +2

    Anigaba waxaa ahaa Dv2021 selected balse nasiib xumo iima suurtogalin inaan Interview maro.. qofwalba wixii u qoran buu helaa!!

    • @scofieldagent7389
      @scofieldagent7389 3 года назад

      Maxaa kugu dhacay wll markaaa

    • @sima-qz9qg
      @sima-qz9qg 2 года назад

      Pls jawab

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology 2 года назад

      @@sima-qz9qg cafwan replygii hore ma arkin ee kan aan arkay!!
      Tan labaad hadaan ka jawaabo suaasha waxey iigu suurtagali weyse walibo kaligeey maaha asxaabtii DV2021 eysan ugu suurtogalin waxee tahay:-
      1- Xligii aan helnay wuxuu ahaa 2020 oo ah xiligii trump sidooklena uu na saarnaa ganaaxii socodka dhanka USA. taas waxee aheyd caqabada koowaad.
      2- Tan labaad waxaa na saameeyay (COVID 2019) oo asna socday 2020 oo dhan iyo 2021 intiisa hore taas oo sababay inee safaaradaha xernaadaan ilaa 2021 February laga gaaraaye. Asne sameyn weyn uu nagu lahaa..
      Iyo ugu danbeyn inuusan calaf noo aheyn.

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 года назад

    Wlll Wxn Ku Weydiiyey Wll Qli Hadaan Somaliland joogo Oo ShaHaado secondary Somaliland Watoo sidee Ubaahanahay Inaan U Bedelo

  • @zakariaalizaka6091
    @zakariaalizaka6091 3 года назад +1

    Lacagta vissa ha waa meeqa iyana
    Lacag liskuma ogeene

  • @mohasamadoon3849
    @mohasamadoon3849 2 года назад

    Sxp samiyow wd mahadsan tahay in bdn

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 года назад +1

    Zxp hadaad midaan ku waydiiye, hadaad jaamacad ku xaraysatay, shaahaadada form four ka maa laga rabaa

  • @aweysabdikarimomar9399
    @aweysabdikarimomar9399 3 года назад +1

    Asc sxb waxaan heystaa CERTIFICATE Kenya plse passport Somali ah waayo qaxooti ayaan kasameyay maxaa xal ah sxb Waadna iiga soo jawaabi doontaa saan rajeynaayo sxb

  • @abdirisackkhalif1944
    @abdirisackkhalif1944 2 года назад

    Somali badan maalaqaataa sxb mise

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 3 года назад

    Asc bro sual ayan qabay aniga lbo sharci bn heysta mid somaliya iyo mid kenya ah shrciga kn somaliga ah bn kxareystay kn kenya mu isamen mrki background check leygu smeyo ⁉️

  • @aragsanabukar178
    @aragsanabukar178 3 года назад

    Walaal adigoo mahadsan iiga soo jawab marhoraa dhameyay dugsi sare hadana xirfadkalaa ku shaqeestaa shahaada saxana waan heestaa marka hadhoow ma su'aaley iga weydiinaayaan dugsigi sare mise madaama toban sana kahor iigu dambeysay xirfadeydana shahaadaa kawataa oo hadaba waan ku shaeestaa

    • @abdimahadabdullahihassan
      @abdimahadabdullahihassan 3 года назад

      Shahaado dowlo makuu tahay mise waa tii schoolka

    • @zubayrmohamed
      @zubayrmohamed 3 года назад

      Adigaa ugu wanaagsan waxaa kaloo kudareesaa 2sano ugu dambeesay oo Qibrad ah ayaa ku buuxineesaa form ka hadhawna waad latageesaa ,shahadadada D.sare iyo shahdada qibrada.iyo all documents yadadii lagaa rabay.

    • @aragsanabukar178
      @aragsanabukar178 3 года назад

      @@zubayrmohamed wll aad ayaa umahadsantahay

  • @bashiirxaaji8067
    @bashiirxaaji8067 3 года назад

    wll kwrn hadan wato shahaado dugsi sare ee kenya dhib miyey igu kenaysaa

  • @yonisyare4212
    @yonisyare4212 3 года назад +1

    Walaal ii soo jawaaba please shahaado school ka aan dhameeye ka qaatay ma qaadan karaa walaal ... comment

  • @mohanageye4238
    @mohanageye4238 3 года назад

    wallka su’aal baan wataa waxan xaraystay dv lottery gi
    waxaana ku xaraytay high school degree waxana inta xaanka u fararisana bisha 1/2022 shadana waxan helayaa before jawaabta so hadhow marka aan ku gulaysto wax dhib ah may i kaynaysaa waa i muhiim jawabtada bro tnks

  • @hanimoha5770
    @hanimoha5770 3 года назад +3

    Inaa single ku gasho io in family ku gasho kee fudud o fiican iijwba wllayal

    • @natureworld4148
      @natureworld4148 3 года назад +1

      Wax dhiba malaha labadaba wad ku xereysan kartaa wll

  • @abdirisaaqismaaciil6257
    @abdirisaaqismaaciil6257 3 года назад

    Bro waxaad kasoo samaysaa warbixin inaa lacag inaa la iskarabo hadii la iska rabo intay tahay muuqaalkaa ayaan ubaahanahay

  • @maxamedxasan781
    @maxamedxasan781 3 года назад +1

    Su,alh la isweydinayo interview wax noo ka sheeka

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 2 года назад

    Aan idin saxo wllken shahda puntland ama somaliland lama yaqan waxa la aday marka kQE oo ah kenya qualification education marka wa la bedela saas u fahma

    • @idilmaxamed4726
      @idilmaxamed4726 Год назад

      Mid fek ah lkn federal ah o dolada kusameneso dhib miyeykenesa wllo

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 3 года назад +1

    Maxamed sxp inkastoo meeshi alle kuu qoray ka ceesheeso , waxaad is dhaafsiisay fursad aad u wayn runti waxaad sameen kartay lacag laalush aad bixin kartay within 2 days warqdahaas ku heli lahayd lkn waan ka xumahay sxp ✅

    • @sadaam1973
      @sadaam1973 3 года назад

      Calaf ayuu San ku lehayn walal calafo waa cajiib isbuuc aya lagu dhamayn kara waa adiga oo diyaarada muqdisho go and back so sameya 2 maalin kadibna Kenya warqada ka qaata lkn wax kasta wa calaf

    • @gicilo386
      @gicilo386 3 года назад

      Sxb qofkii imtxaanka dowlada kudhacay kawaran lkn school ka heeysto

  • @hanisweet3351
    @hanisweet3351 2 года назад

    Hal suaal baan rapa iga jawab qasab miya shahado school mise jamacad waa lugu xaresantar iga so jawab

  • @inayain3240
    @inayain3240 3 года назад +1

    Wll waad mahasan tahay sxp qaliya wlhi

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 3 года назад

    Wll Adbad umahadsantihiin.

  • @Aisha-vn5gj
    @Aisha-vn5gj 2 года назад

    Hadii aan shahaado jaamacad hesto mida dugsiga sare qasab miyaa mala iga rabaa?

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 2 года назад

    Qofki jaamacad dhameeyay oo kuxareystay inu jamacad dhameeyay ee ma shahaado dugsi sare oo dowlada aya laiiga bahan yahay wll

  • @mutaazmahamout7387
    @mutaazmahamout7387 3 года назад

    Waxan ahy gbdh rabta inay canada tagto sen ku tagi kraa ila taliya wall

    • @sayid6649
      @sayid6649 2 года назад

      Miyi xoolo ku dhaqo taas baa kuu fiican