@@NashaadHassan wll aniga Kenya ayaan ku dhashay marka waa wadankeyga rasmiga ah marka meel aan oga baxo maba leheen. Kaliya waa un sanadkeena ayaa xumaa oo nasiib xumo nagu noqday. Hada sanadkan waala xaliye safaarada saan maqlay dadka si zaaid ayaa loogu shaqeynayaa sidii hore wax waa ka badaleen
@@2daysago_ Haa waa oky hada ku dhalatay lkn wadankaaga rasmiga maahan wll hada soomali tahay anytime ayeey kaa buri karaan waa ku dhashay ku ekeey😄kenya wax lagu faano maahan iyo wax wadan lagu sheegto toona
Acs wallal mohamed in aad caafimaad qabtaa aan raneynayaa wallal naber lagaala soo xarrio ma leedhay arimaahan aan rabaa in aan kaa helo xog arin si gear ah ii taabaneysee
Asc wallo wad mahadsantahay sidaa noogu soo gudbisay information WLLKY ILA DHASHAY AYAA KU GUULEYSTAY SANADKAAN 2024 DVL WANA qf aan wax baranin marka macquul ma tahay qf nuucaas in ay qaadanayaan yarkii u xereyay ayaa dhahay wax barasho ugama xereen. Midkale meelkale lagaala soo xiriiro ma jirtaa si aan su allo kuu weydiiyo
Calaf waxaad u leedahay cidna kaama hor joogsan karta, wax walbana aad ku duceysaneysid waxaa Allah la weydiistaa hadii Kheyr kugu jiro aduun kaaga iyo Aakhiradaada in ilaahay kuu fududeeyo amuurahaaga
Walaahi waa runtaada , bal Kawaran adiga oo 15th bisha interview ga safaarada india 🇮🇳 ka balansan ilaa 14th bisha eey kuu soo baxdo Vizaha waliba Xili galab ah , sido kale wadooyin badan oo kala duwan inaad umarto + Qarashkii inaba caadi ma'ahan , walaahi calaf ayaa la cunaa , ee ilaahey calafkeena mid qeyreesan haka dhiga
Wlhy bit by bit bay labada wiilba nogu sharaxen mansh. Wiilka weriayaha ah su'aalo fc fcn bu mr ba weydinaya si loo hubiyo.. xaga interviewga iyo documentga fcnan lahayd ino sifcn uga hadlo. Waxabarshada oo dhan miya laga raba shahadoyinka ilaa hadan Master ilaa iskulki sare. Tankle xaga caafimadka qofka gubtay kwrn.dhabarka oo kale.
Deesan waresi lamadhihi karo Wa un laba qof oo shekesaneso waxbo lagama fahmaayo waxaana usabab ah kadhexgalida hadalka🗣 iyo codla aan bilaa mic🎤...please nogu so celi masuul 🎉🎉🎉
War is astur walal cawradaada qarso sida isku dhaan,,,,dhaqan gaaleedka ku anfici mayo iyo sirwaal luga gaab ah dhaqankaagii wanaagsanaa ee Islaamka kusoo laabo.
@@XADEPRODUCTION waxa jirta zhp dadkii sanadkayagii guulaysaty Marka laga bilaabo case Nember ka 80k ilaa 120k wax rajaa kamay lahayn Waayo walhtigiibaa gabaabsi.noqday Deed dadkii waraysiga galay ee lkn aan fisihii ee ku jiray xaladaha baadhitanka ama looyaqaano 221g ama AB wax la yidhaa ayaa ugu dambayntii laga saaray o visiyashaa la siiyey
@@mubarikxiis394 wll ma kaliya xareysatey mise family aniga family ku xarestet hooyo 3 carur abohod 2 mar maku guleysan family wey adagtahey la igu yiri
Wll.wiilka xaas miyu. Ku xarastey asaga family . Aniga markii..2 xarastey maku galeysan waxan isleyahay family badan u didn't 3 carur iyo aniga abahod qof u so baxa majirto o family ah waka niyad jabey
Teamkii ugu badnaa sanadka lottery ku yimaada soomali masha.allah 24k ahaa anah Minneapolis ayaana joogaa team india ahaana
Sanadkee wll
sxb mela kala so hadlo isheg ani sanadkan ahay india wye
Ana Sanadkanaa ahaa Alhamdulilah Tanzania 🇹🇿 ayaan so Maray😊
Sxp DV25 ahy xagee ban kala soo hadlaa, xog ku saabsan Safarada India rabaye
Sxb xage kala soo hadla team 2025 ahy
ilahayow dv lottery igu guuleysi amiin
Aaammmiin ku ligeen
Qofkii Loo baahnaa Ayaa waraystey waraysiyo kale waan arkay 🎉❤Winnerkana Alle ha barakeeyo
Ilaahow ii sahal aniga iyo inta ila mid ah farxadaas nasiibka badan oo noo fududey inta meel lamarayo nagu guulesi
Ani 2025 nasibkey😢💉🎈
Inuu ilahy iguu guleeyo iso duceeya❤😢
Allah hainagu guleeyo wll
I.n dhamaanteen guul 🎉🎉
Nolol qurux badan iyo farxad waarta ayan idin rajeynaa insha allaah
2025 waa sanadkeyga insha allaah
Nairobi dv 2023 dadkii ahaa ayaan ka mid ahaa nasiib xumo interview maba helin. Waa sanadkii abid ogu xumaa safarada Nairobi wax shaqo kama socon.
Nairobi intaad ka carari kartid ka carar hadii aad Lottery heshid waa iga talo.
Nairobi cid aada maba jirto wll adaa ku qaldamay ilaa inte laga digaayay oo ha aadina la lahaa
@@NashaadHassan wll aniga Kenya ayaan ku dhashay marka waa wadankeyga rasmiga ah marka meel aan oga baxo maba leheen. Kaliya waa un sanadkeena ayaa xumaa oo nasiib xumo nagu noqday.
Hada sanadkan waala xaliye safaarada saan maqlay dadka si zaaid ayaa loogu shaqeynayaa sidii hore wax waa ka badaleen
@@2daysago_ Haa waa oky hada ku dhalatay lkn wadankaaga rasmiga maahan wll hada soomali tahay anytime ayeey kaa buri karaan waa ku dhashay ku ekeey😄kenya wax lagu faano maahan iyo wax wadan lagu sheegto toona
Thanks wll. Lkn fadlan qofka aad wareysanayso jaanis sii, hana ka hor dhicin jawaabihiisa. Codkana mic isticmaalala adiga iyo qofka aad wareysanaysaba
ILAHAW IGU GUULE DV
Ilahow igu guuleysii I.a dv lottery 🤲🤲
Allow aniga in iku gulisey dv lotery❤❤
Codkuna waa gaaban yahay. Adna si qumman umaad waraysan oo hadalkaad ka dhexgalaysay.
WA SAHAL ABDI BOULALE OO.JOOGA DEGMADA WEECAA. EE. GOBOLKA CARTAA EE JAMHUURIYADDA 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. 🇩🇯. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 . DJIBOUTI.
M.a zxp ilaahay waa idiin rumeeyey rajadiina inshaalha 4/October/24 xareenayaa ilaahay ha naggu guuleeyo ❤ilaahaya swt idinkii 🤲
2du furma soomaha
انشالله
Eng MB mahadsanid sida nogu so gudbisay warbixintan
Talo! Hada kadib 🎤 mic isticmal si an codka uwada maqalno
Haye wall
ruclips.net/video/SvFRoKuI7C4/видео.htmlsi=802BYHSwmb8aNaoD booqo wanaaga dhiirigili
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. GUEESII. SHUK RAN. WAR BIIXIIN TADAA. DV LOTTREY. 2026
inagana waan imaan doonaa insha allah
Mazhalah wiilkaasi details farabadan buu inoo sheegay oo loobaahna
Wallo waan helay 2024 bal warbiinta rabaa
Bro adigoon xuman ii arkayn Waad wareerisay saxibkaa😂 Wixiiba Waa kahor sheegaysaa All in All Waa waraysi Aan Wax badan kafahmay Oo Faa iido Leh ❤😊
Acs wallal mohamed
Acs wallal mohamed in aad caafimaad qabtaa aan raneynayaa wallal naber lagaala soo xarrio ma leedhay arimaahan aan rabaa in aan kaa helo xog arin si gear ah ii taabaneysee
Masha allh wn sugeyny team bulle
Horta lacag intee leeg total layska rabaaa
Waxay ku xirantahay wadanka aad interviewga ku mareyso wll
Milling adress maxa laga rabaa qofka
Allow igu guuleysi
I.a wan guleysan doona
Ilaahw sandakan igu guulee
Masha allaha
Guuleysta waligiin
Wllow su aal.xiliga ugu fiican wa kee bisha dhaxdisa mise bisha dambe ke ficann qishka isheeg plz😢😢😢😢😢😢😢
😂joog Xaged Nooga tagaysa
@@dr1171 dr wadanka noo sii ilaali wana soo shaqeynayaa🤣🤣
@@maryamaabdallahi7493 🤣😭
Msha Allah Hambalyo Alle Inta Dhimana Hakuu Dhamaystiro
M.a sxp Alle hakugu garap glo Noloshada sxp
Ina bulale Khan keep going😊
Mnsh allla congestion 🎉bowe
Mohamed Bulaale Nin Culus Waayo Arag Soo Jabay
Ustad gamco ahaa waaya arag saxafadeed 🙏
Macalinkeyga Waqtiga Iyo waayaha ayaa Nakala Qariyay Sxb Guuleyso Barnaamijyadada Waan ku Xiranhay
Wll xagan kala soo xidhiidha DV25 ahy, xog ku saabsan raba Safarada India
Ma tagtay wll
Qof sanadkan form four ah maku xaraysan kara high school certificate maadama uu heli doono shahaadada interviewga ka hor iso jawaab wll 🙏
My sxp no degree ku careeso because dhib baa kaaga imaan karo
Haa walal ku xaraysan kartaa ee ku xarayso inta aananu ka xidhmin
No degree ku xerayso
Ethiopia 🇪🇹 safarad maa ku leeyahey mareykeygu 🇺🇸
@@Ade_dirie haa
Maasha allaah
Bulaale nasiibki oo qof ah
Please let the person talk and stop interrupting so much
Welcome to America bro
Asc wallo wad mahadsantahay sidaa noogu soo gudbisay information WLLKY ILA DHASHAY AYAA KU GUULEYSTAY SANADKAAN 2024 DVL WANA qf aan wax baranin marka macquul ma tahay qf nuucaas in ay qaadanayaan yarkii u xereyay ayaa dhahay wax barasho ugama xereen. Midkale meelkale lagaala soo xiriiro ma jirtaa si aan su allo kuu weydiiyo
Walalo aha macluumad kasine ilaso xidhiidh inchaa Allah anba guleystayasha sandkan ban ka mid ahay ❤
Hello wllo dv infomation iga sii@@hipaapdirahmaan8705
Kan qaabkuu wax u wareysanayo xitaa moodimeysid waligi horey unuu wax u wareysid ( no experience). Bro iska sax wareysiga
Why case number isn't option?
Mashallah ana ila soo xidhiidh
Wllo Mohamed bulale wilku goorma wareysiga u consulerku ka qaaday. bishe ma March 2024 mise April.
Asc wll qofka markad waraysanayso hadalka aya loo dayaa imika inanku wax uu shegayba manan fahmin aa hadalkii bad khal khalisay wlhi wixii danbe qofka markad waraysanayso ha la wadagin hadalka uu daa plc wll ado raliya
Haye wall
Congretios mubaarik🎉🎉🎉
Thanks bro
Congratulation mubarak
@@mubarikxiis394sxb adiga miyaa qofka la wareysanaayey
@@mubarikxiis394 mubarak sxb wxbn ku weydiin rabaa ciwaan keygana soo fiiri whatsappna iga soo qabo mahadsanid
Ds 260 sida loo bixiya no shga bro
Asc wll waxan haysta ilmo kala abe ah ee senkuxaren kara
Hal aabe ugu wada qor
@@SmilingBooks-kb4hc waxadan aqoon lahen ha ka jawaapin warya gabadha ha qaldin
Calaf waxaad u leedahay cidna kaama hor joogsan karta, wax walbana aad ku duceysaneysid waxaa Allah la weydiistaa hadii Kheyr kugu jiro aduun kaaga iyo Aakhiradaada in ilaahay kuu fududeeyo amuurahaaga
Walaahi waa runtaada , bal Kawaran adiga oo 15th bisha interview ga safaarada india 🇮🇳 ka balansan ilaa 14th bisha eey kuu soo baxdo Vizaha waliba Xili galab ah , sido kale wadooyin badan oo kala duwan inaad umarto + Qarashkii inaba caadi ma'ahan , walaahi calaf ayaa la cunaa , ee ilaahey calafkeena mid qeyreesan haka dhiga
War adigu hadal badanidaa wiilka jaasi uu ku hadlo zii zxp
Codka waa hooseeyaa saaxiib.
🤯
Dhalinyarta reer hargaysa waa dad ilbax ah walhi aduunkana waay la socdaan
Waxaan ilowday inaad wax kaweydiisi SPONSOR kiisi iyo siduu ku helay.
Wlhy bit by bit bay labada wiilba nogu sharaxen mansh. Wiilka weriayaha ah su'aalo fc fcn bu mr ba weydinaya si loo hubiyo.. xaga interviewga iyo documentga fcnan lahayd ino sifcn uga hadlo. Waxabarshada oo dhan miya laga raba shahadoyinka ilaa hadan Master ilaa iskulki sare. Tankle xaga caafimadka qofka gubtay kwrn.dhabarka oo kale.
That time india
Mahad sanid macalimuu mohamed bullale adi iyo mubarak
Deesan waresi lamadhihi karo Wa un laba qof oo shekesaneso waxbo lagama fahmaayo waxaana usabab ah kadhexgalida hadalka🗣 iyo codla aan bilaa mic🎤...please nogu so celi masuul 🎉🎉🎉
True wlhi 😂
Hh waan kula qabaa fikirkaan. Wareysigaan anigaba waan ku wareeray. Walalkeen ha noogu soo celiyo kheyr allah siiyee
Zhp sidee GREENCARDKA loo dalbadaa io SOCIAL SECURITY ga markd USA timatid
Wall mar hore so geliyay green card Iyo social security
Xageed ka joogtaa maraykan
@@mubarikxiis394Bro inaan kula soo xidhiidho rabaa ee halkee kala soo xidhiidha Instagram ama meel kalaba
Wall waraysiga oo dhan waxba fiican kamaanan fahmin sabbto ah qaabka ad uwaraysanysd darteed wxay ahayd hadalka inaad udayso markuu dhamaysto wuxu katagay aad waydiso hada saan hadalkii oo dhanbaa isku qasan kolka dambe hadii eebe idmo i.a sidan hasamayn wall
Haye wall
Guud ahaan qarashka waa imise?
Waraysiga wad dishay, qaabkan ka daa Masuul.
Meeshu mareykan maahan
Case number 114 Kun rajo ma leyhy sxb
Wiil aan abti u ahay markan DS260 u buuxinayi interview inuu ku maro Addis Ababa Ethiopia lakiin Nairobi ayey ugu dhigeen waan la yaaban nahay
Kcc email udir ibadala dhaha wana lagu celceliya isbuuci 2 mar imel u dir
Kcc waan inad email badan u dirta si loogu bedelo
Okay mahad sanid
War is astur walal cawradaada qarso sida isku dhaan,,,,dhaqan gaaleedka ku anfici mayo iyo sirwaal luga gaab ah dhaqankaagii wanaagsanaa ee Islaamka kusoo laabo.
Wall waxa sameysa kutaabada ku laabe ee soo ogow raga cowradiisa thanks
Ninka Ha noosheekeeyee Adiga Ka Aamus.
Maxaa U Hor Ordeysaa
Hal xabbo lam Fahmin Wareysiga Waa Qasaarey
Kayari sheeko mahayo Ee wuu saxayaa , u Salaxayaa😂
🎉
Sxb turjumaan mawatay safaarada
Mubarik xiis anaa isku team isku ahayn lkn oo uu mar noosoo wada baxay
Lkn nasiibkaa halkaa i dhaafin waayey
Hambalyan leeyahay mubaarik xiis
Zxp sidee bu nasibka halkaa Ku dhafin wayay, yacni iifaidey waxban ka daxli rabaye
@@MohamedDeeq-ky6ep aniga case number kaygaa waynaa oo xaga dambe ahaa
Isaga 31k
Aniga 116k
Sidaas weeye
@@AbdirashiidMohamed-ty6ww no problem sanad kale nasiib wacan
@@AbdirashiidMohamed-ty6ww sxb haduu kase number kaaga weyn yahay micnh interviewga maa lagaa daahinaa oo sidaa buu kugu dhaafaa mise😳🙏
@@XADEPRODUCTION waxa jirta zhp dadkii sanadkayagii guulaysaty
Marka laga bilaabo case Nember ka 80k ilaa 120k wax rajaa kamay lahayn
Waayo walhtigiibaa gabaabsi.noqday
Deed dadkii waraysiga galay ee lkn aan fisihii ee ku jiray xaladaha baadhitanka ama looyaqaano 221g ama AB wax la yidhaa ayaa ugu dambayntii laga saaray o visiyashaa la siiyey
Ma qasabaa inuu qof maraykanka kuu joogo
Waraysi suaaalo. Badan maad waydiin aoda. Addsresska. Iyo sponsor ka
Wll mohamed waxad no waydisa mubarig magaca goobta u sawirka ka galay ee magaalada hargeisa si aan uga faidaysano gobtasi🙏🙏
Wll waxaan ka galay sawirleku yaala shinbirta oo galool ladhaho wll
@@mubarikxiis394 wll ma kaliya xareysatey mise family aniga family ku xarestet hooyo 3 carur abohod 2 mar maku guleysan family wey adagtahey la igu yiri
Kaliya xareyso Ia igu yiri
@@mubarikxiis394Mubarak zhp halke kala soo xidhiidha . Inshallah iso jawaaab
@@mubarikxiis394 zxp xageen ka soo qabtaa hargeisa ayaan joogaa documets ayan ku weydin lahaye.
Wll.wiilka xaas miyu. Ku xarastey asaga family . Aniga markii..2 xarastey maku galeysan waxan isleyahay family badan u didn't 3 carur iyo aniga abahod qof u so baxa majirto o family ah waka niyad jabey
Ana arkay mid 12 caruur ku xarese interveiwga wey martay wena u dabaceen
Lacagtana yaa kaa bixinaayey intaas oo shan.
Nabad iyo caafimaad ku joogo marekanka
Muxuu la is weydinaa interview ga
Waan dhameeysty lkn waa mala awaal
Microphane isticmala si codkiina loo maqlo bro
War wiilkan wuuba sorafadaye maxuu galabsaday
Warbsl sxb ninka jaanis sii ha hadleee
Haaye kan kalaa na wareeriyay isana wuxuu is moodayaa inuu wax sharaxayo
Su aalahaan ayaa dadka laweeydiiyaa sxp saas tooshka uga dabashido
Wll maxamedow ka wrn ilaa xilimaa ds260 la furan kraa mar kliyaa laguu ogol yhy baa la i dhee
Walal unlock dhahi kartaa waa furan karta haday ka qaldanyihiin
Unlock xili kasta waad furankartaa, hal Mar uun maaha
War sxb Nimanku Dhib badana , Meeqa kula dhalatay maxa waye 😂😂😂😂😂 Somali ayan nahay 30 nala dhalate Amee Idiidan Mise beena usheega 😂😂😂😂
Qof ka. Aan luuqad aqoon see y safrikara hadu uso baxo
Qofka hadusan luqada aqoon maxa uxala
Wll ninka hadalka ka sug
Sxb lacag inteedhan kugu baxdey qiyaas ahaan ?
Ugu yaraan $10k
@@h.sports9216 beenta jooji2000 waaye
sxb ma adigaa lagu waeysanoyaa mise adigaa dad wareysanaayo ! Adigaaba ka hadal ban TALO Qofka jaanis sii ilaa uu hadalka uu ka dhamey sanaayo
Waar aduu dhagayso horta aamu
Hargeisa halkuu sawirka ka sooo galaY nooo waydiiuu🎉
Anaa kuu haya halkuu sawirka kasoo galay
Halkuu kasoo galay walaal
@@MaxamedYuusuf-on2ii maxamoud haybe
Labeen Studio @@AbdikalikismailAbdikalikismail
War bal inanka hadalka haka dhex gelin ma adaa no warami mise isagaw mxa qaldan
Wll ijawaaba
Nationality ayaa iga qaladamy. Ethiopia aya iigu qoran.
Somali passport wn hystaa
Passport Ethopia ayaa laga bahan yahay somali lagama yeelayo bro
Dhibmalh wllo