Saleban daahir cali waraysigi guuleysayashi sanadkan lottery visa ku imaaday somalia/gobolka sool

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2022

Комментарии • 605

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra2305 Год назад +118

    Saleeban wll jira weye waxa isku baranay groupka bella quruxu wuxuna ka tagey lascanod runti wa nin qalbi fican ila interview iska waraysanay

    • @Bellaquruxbeautyandvlogs
      @Bellaquruxbeautyandvlogs  Год назад +6

      Aad iyo aad❤️

    • @mohamedkobra2305
      @mohamedkobra2305 Год назад +16

      @@Bellaquruxbeautyandvlogs Bell wa codsi codsi work experience videos ka samey madama dad badan an waxbarasho haysan raban inay xaraysan Hoyaday ayan u xaraynaya

    • @xaliimayaaquub8217
      @xaliimayaaquub8217 Год назад +3

      @@Bellaquruxbeautyandvlogs group igu dar icaawi

    • @zaki799
      @zaki799 Год назад +2

      Halkaan kala xidhiidhaa wiilkaa saaxiib

    • @salmahoney5804
      @salmahoney5804 Год назад +4

      Wll Anu shahado high school mahaysto sasoy. Tahy hadana waxa ku xaraystay high school hadhow caqabad ma iga Iman karta shahadada fake samaysto

  • @kingdafurvic4270
    @kingdafurvic4270 Год назад +60

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @maryamamohamedhassan7508
    @maryamamohamedhassan7508 Год назад +117

    Ya rabi ilahow dadka ladortay igu dar Sanadkan baa xareystay 🥺🇺🇸 inta xareystayna aniga oo kale Allaha ufududeyo ♥️🥰

  • @shamsohussein5811
    @shamsohussein5811 Год назад +45

    Iso duceeya in ilaahay hooyaday iicafiyo 😭😭😭

  • @axmedcismaansaleebaan8461
    @axmedcismaansaleebaan8461 Год назад +9

    Hambalyo aadbaan ugu faraxsanahay guusha uu gaadhey walalkey saleban from lasAnod❤

  • @short______vedios
    @short______vedios Год назад +10

    Bello apyo shalay ayan xareystay wana rajeynaaa inaa kula kulmo oon ku guleysto i.a ilahey idinkiiiiz 🥰❤️❤️❤️

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +12

    Waxa cajiba in Ay Gacantaydu
    Anoon ugu Talagalin Ay igaga dhacdey wana Sidaa Ay ugu dhacdey Masha Allah

  • @cabduqaadirsamatar7428
    @cabduqaadirsamatar7428 Год назад +10

    Masha allah Allah ha idin xifdiyo waayo somali oodhan ayaad ushaqeyn neysiin hada war oo dhayahay

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад +5

    Allow ani io intaba qof xareesaty dhamnteen Allah nagu wada guleeyo dhamnteen amiin ya Allah 🥺🙏🤲🤲😊

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel Год назад +9

    Mahadsanidiin labadiinuba Bella iyo wiilka

  • @abdilaahi_mahamuud
    @abdilaahi_mahamuud Год назад +20

    ilaahow nagu guule aamiin anigahh iyo intii islaamaba aamin

  • @xaawomaxamed3101
    @xaawomaxamed3101 Год назад +8

    Maasha allaah alle haku barakeeyo aamiin yaarabi dhamaantiin

  • @Samo-wade
    @Samo-wade Год назад +2

    Mncha allah sxp iyo wll si fiican ayaad noogu faa idayseen

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 Год назад +2

    Abaayo thanks su'aal aan qabaa sawer ka caqa ba do badan aa ka jiro ii ka so hadal keep going sister ❤️

  • @hoodoaliiichannel2228
    @hoodoaliiichannel2228 Год назад +4

    Masha allh bella shukrn abyo noo sobadi dadka si an xogbadan u helno🙏🙏

  • @Caska143
    @Caska143 Год назад +11

    Yaah Allah Somalia 🇸🇴 igu guuley isoo duceya Sxpyl 🙏

  • @hodanmohmed1499
    @hodanmohmed1499 Год назад +1

    شكرًا حبيبتي جزاك الله 🥰

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    Mnsha Allah alle haku guuleeyo sxb saleebaan

  • @SOM24342
    @SOM24342 Год назад +2

    saleeban daahir cali hayaan huseen keep going pro

  • @abdihakomar311
    @abdihakomar311 Год назад +1

    waad ku mahadsanthy in aad ino soo diyarisay parnamijkaan waaya waxban kala baxeyna haddi nala doorta sanadka danbe

  • @xaawomaxamed3101
    @xaawomaxamed3101 Год назад +3

    Maasha allaah hambalyo suleymaan

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 Год назад +6

    Insha allh haduu isoo boxo qofka ugu horeya beelo adi waye yes

  • @abdiqanimohamed5062
    @abdiqanimohamed5062 Год назад

    Walashey beelo aad iyo aad aya ummahadsantahay qeyrbadan badan ayaa kurajeyna walal

  • @jabriilabdiwahab250
    @jabriilabdiwahab250 Год назад +1

    Thanks Bella qurux

  • @deeqomohamud7049
    @deeqomohamud7049 Год назад +2

    Thanks so much 🙏💓

  • @axmedloodh9071
    @axmedloodh9071 Год назад +3

    Mnsha allh wll guul wacan

  • @nazrahennabeuty7456
    @nazrahennabeuty7456 Год назад

    Ayy beella wadna daweyse jazakallh qeyr abyo

  • @xareedmaxamed4416
    @xareedmaxamed4416 Год назад +4

    M.a aad Baan ugu faraxsanahay guusha uugaaray walal saleebaan, Ana midaas oo kale ayaan rajaynayaa.

    • @saleebaandaahircali6500
      @saleebaandaahircali6500 Год назад

      Insha allah wl Guul lamid ah ayaan kuu rajaynayaa

    • @xareedmaxamed4416
      @xareedmaxamed4416 Год назад

      @@saleebaandaahircali6500 Insha allah wl iisoo duceey in alle nasiibka iihagaa jiyo.

  • @ilhaanabdulahiabdi4185
    @ilhaanabdulahiabdi4185 Год назад +8

    Walal waxaaan rabi lahaa inaad nokento qof muqdisho katahay next person inshaalh oo high school lee on hesta please

  • @abdiweliboos6098
    @abdiweliboos6098 Год назад +3

    Farst comment walashey bella✌🙏🔙💯✅🙌

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud Год назад +15

    ilahayow igu guule ya rabbi

  • @ayanibrahimsahane3820
    @ayanibrahimsahane3820 Год назад

    illahayow dadkan u so baxay igu dar marki igu horaysay ban xaraystay sanadkan amiin igu so dara wllo

  • @hamdachoukri7347
    @hamdachoukri7347 Год назад +2

    Machaalah hampalyo lakin walale Bella side kouloso xirirkara abayo thanks

  • @mohametofficial632
    @mohametofficial632 Год назад

    Wll alle khayr haydin siiyo adiga iyo wllkyba miisaanka xasanaadka ahna haydin ku daro wax badn baanu idinka faa'idnaye

  • @cabdishakuur9897
    @cabdishakuur9897 Год назад

    M.a mahadsanid walaashey gaali

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 Год назад +8

    Masha Allah wa qof qalbi fican sifican ban u fahamy ugana faiday wiilka

  • @asmaciiltira5666
    @asmaciiltira5666 Год назад

    mahadsanid wllo

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад

    Bella abyo iso ducey sanadkan in oo isoo baxo lottery wxan ka dhigan rabaa interview Djibouti 🇩🇯 mise Ethiopia 🇪🇹😄

  • @deka3297
    @deka3297 Год назад +6

    Bello abayo warqada work experience aad geesate maxaa waaye

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Год назад

    Jazzaka allah abyo

  • @abdalleahmett1832
    @abdalleahmett1832 Год назад +1

    All hyow adiga ayaa qaadir rabbiyow igu guule, ii so duceeyey wlalyaal, dad muxsiniin ah baa idin ku jira

  • @abdiqanifaarah6785
    @abdiqanifaarah6785 Год назад +1

    Walalo waxaan kuweydiyey interviewga wax familka kusabsan malaguweydinaa?... reply to this question it is really important to me

  • @mohameddahir9227
    @mohameddahir9227 Год назад

    Hambalyo saleban dahir

  • @hassanabdimohamud7
    @hassanabdimohamud7 Год назад +1

    Walal waxan ku weydiina book ka qalin jabinta iyo shahadada iskuulka iyo tan jamacada ina safarada geeyo qasab miyaa

  • @suhaipdubo6360
    @suhaipdubo6360 Год назад +4

    Bella wllshy fadlan video noga so same markad tagto america waa maxay wax yabaha kobad oo aad samaynayso qab nuce ah ayaa guri ku heli karta, ma qasaba in aad qof aad garanyso kaga horeyo fadlan inta naga jahil bixi tnks

    • @tashamoh2459
      @tashamoh2459 Год назад

      Qof wa inu ku joga hadi kle Airbnb guri bil ka kireyso gurigas igu so dhiba dheh inshaAllah good luck

  • @chamanour7918
    @chamanour7918 Год назад

    M.a saaxiibkeey saleebaan daahir hambalyo saaxiib.

  • @sheimacabdi8633
    @sheimacabdi8633 Год назад

    Asc wll waxan ubahahyn inaad iga soo jawaabta waxan ku xaraystay inan xaas ahyn wax caruurana haysan marka qofkaan ku xaraystayna isma qabno maxaan sameeya layga bahanyhy

  • @ahmedgacmo8735
    @ahmedgacmo8735 Год назад

    Bella waa mahadznty waxn ku waydiiyay qofka height schol xareyzty work experience waa Maxey bal wllo plz isoo jwb

  • @luulbishaar3061
    @luulbishaar3061 Год назад +1

    Xawiibti Bella Qurux ixareey plzzz jawbb kaa sugaa

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif Год назад +3

    bella Manta suniyaha halked kasoo qaadaty 🤣🤣🤣🤣🙏❤guuleysoh inder

  • @issackkediye8229
    @issackkediye8229 Год назад

    ASC brother wa Kediye OO joga kenya waxan xareye DV lotryga lkn shahada mayasto paspotle haystaa kwrn

  • @apdisamadazad3795
    @apdisamadazad3795 Год назад +2

    Wllo group Bella qurxu nagu soo dara wllo plz na cawi wllo waan xarsetay wllo sandkana 2022

  • @abdiwalimohamedhassan5309
    @abdiwalimohamedhassan5309 Год назад

    Saleeban dahir good job sxb

  • @Noloshalanolaw
    @Noloshalanolaw Год назад

    Masha allah

  • @isirkasim7069
    @isirkasim7069 Год назад

    Wall bela waxad kasohadasha fileka markaad hesho lotariga labuuxiyo ee online ka ah wuxuu yahay iyo qaabkuu uyaalo iyo sualuhu kuqoranyahay iyo sida loobuuxinayo wall

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 Год назад

    Documents ka lasoweydiyey nosheeg...?

  • @harakadbestsomaliya
    @harakadbestsomaliya Год назад

    Mogdiaho insha allah

  • @bahajismacil4064
    @bahajismacil4064 Год назад +1

    Wllo su all lkn wllo iga soo jawab plz 🙏 wn u bahanahaye warqada (D55) waa Maxay please iga zoo jawaab taadu waa ii Muhiim hadad waalshay thy oo aad wax ii qabamayso plz 🙏🙏

  • @xamsecabdiraxmaan598
    @xamsecabdiraxmaan598 Год назад

    Bela waraysiiga waraysiga xiga wa aniga waan soo socdaa

  • @mirejaceyl9682
    @mirejaceyl9682 Год назад +2

    Abaayo marka aad xareysto lottery visa oo lagu aqlabalo warqada 260 hadaad heli kartid noo soo kili lpz

  • @AdnanAhmed-ns8lh
    @AdnanAhmed-ns8lh Год назад

    Wll adoo raaliya hal su all kaa codsan lahaa kwrn sawirka hadaan anigu cadaan kadhigtay oon marka hore sawirka backgroundkiisu noockale ahaa oon anigu cadaan kadhigto plz

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 Год назад +7

    Allow rabiyow noosahal 🙏

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад +1

    Wiilkan yaa ii sheegi kara fadlan meeel aan kala xidhiidho ❤️

  • @faadumoindho3316
    @faadumoindho3316 Год назад

    Asc aad aya ugu mahadsantahay sidaa noo caawisid abyo codsi isoo jawaab ani wali maxareen ilaa iiga soo jawabtidna maxareynaayo waxaa rabaa ani iyo Caruurta iyo xajiga family ahaan inaa ani ugu xareesto marka asiga ma family ahaan ayaan ugu xareeyaa mise single kala nasiibsada ayaan isleeyahaye mise dhibee keenee madaama aan ani family ahaan ugu xareynayo sawirka marna family marna single plz and plz jawaab abyo

  • @aryanabdi5083
    @aryanabdi5083 Год назад +8

    Waa markii igu horeysa Waan naxsanahy😢😊

    • @saaraapdi2729
      @saaraapdi2729 Год назад

      Guul insha allh bowe khyr kala kulmayna

    • @iqrasomali12
      @iqrasomali12 Год назад

      Guul i.a

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Год назад

      Sidaas haiskagasiidhaadhicin wll millions dad xareysanaayaan 50kun ayaana lagaqaada ookaliya marka waa nasiib aad iyo aad uadag ilaahay hakuguguuleeye

  • @sacdiyaadam703
    @sacdiyaadam703 Год назад

    Inshallah wan rejana hadu alle idmo

  • @DaarulDiin-tt6ex
    @DaarulDiin-tt6ex Год назад

    Asc wll shaaciye waxaad ka soo hadashaa Aupairworld somaliya malaga xaraysankaraa fadlan ka soo hadal waa ii muhiim fadlan ka soo hadal wll mahadsanid

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Год назад +2

    Yaarabi ilahay ii rumeey Yaarabi

  • @Maan-Hage
    @Maan-Hage Год назад

    Asxbta kle noo soo qabo wll Bella qrx
    Si aan xog badan usii helno.....

  • @fadhumoidow4024
    @fadhumoidow4024 Год назад +1

    mashaalah walal waxad igacabisa dadka sanadkan xarayste ayan aahay ee pasabor miya laigarabaa mise pasobor laan ayan bixikaraa.??? isoojawab fadlan.

  • @cayuush5123
    @cayuush5123 Год назад

    Bella abyo waxa kuweydina ya fican ina interview ka kugashid d.jabuuti iyo kenya

  • @axmedcismaansaleebaan8461
    @axmedcismaansaleebaan8461 Год назад

    Bella qurux adoo mahadsan waxaad weydiisaa heerka waxbarashada uu ku xareystey ma secondry baa mise waa jaamacad .
    Suaasha labaad shahaadadiisu ma sonaliland bay aheyd mise somalia .
    Mhdsanid.

  • @ayaanyuusuf5916
    @ayaanyuusuf5916 Год назад

    Asc walal Bela qurux
    Wll wan xaraytay sanadkan
    Laakiin sistamkii shurudihii wan buxiyey
    Wl laakiin Taleefon labarkii Ayaa laiga
    Qalday oo qof Ayaa iixareyey
    Suu aashass iiga soon jawaab

  • @NurtaAli
    @NurtaAli 10 месяцев назад

    Wll carur xadan heto kwrn

  • @sabriinaahmed4046
    @sabriinaahmed4046 Год назад +1

    Abaayo waxaa ku wediina family mamo shahaado cafimaad oo bisha cas wadato maku xaresan kartaa

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Год назад +1

    Inzha allah Waxn Rajaynayaa Inan guulaysto

    • @Mohamuth_khalif
      @Mohamuth_khalif Год назад +1

      niyadda qeyr usheeg weynu wada guuleysan donaa inzhalah hadaad guuleysatana comentigaygaasi xasuuz hakuu noqdo sxp guul inzhalah

    • @secretstar8830
      @secretstar8830 Год назад +1

      @@Mohamuth_khalif inshaallah dhamaanteena guul baan rajaynayna ❤

  • @hiboabibmuhumed
    @hiboabibmuhumed Год назад

    Asc wllo kadida ciyalaka malaga qadaya

  • @Yusuflaytar
    @Yusuflaytar Год назад

    bella waxad saleban iiwaydiisaa formka labaad somaliya anoo jooga mabuuxin karaa mise qof dibada jooga inuu iibuuxiyaa laiga rabaa?

  • @queenahlaam116
    @queenahlaam116 Год назад +1

    Groupka ha laygu soo daro wll bella
    Waraaqda koowad ee la xaraynayo mooyiye marka laguu soo jawabo waxa kale la xaraynayo nooso sharax wll

  • @AHMED-lc1hx
    @AHMED-lc1hx Год назад

    Bella asc waxaan ahay dadkii 2022 helay dhawaaan ku bixi raba wixii xogaa waan siin kara dadka ama khibarad ah

  • @farhiyaabdi7802
    @farhiyaabdi7802 Год назад

    Asc qasab miya in oh qof kujogo marenkanka

  • @samiirabdiofficial6275
    @samiirabdiofficial6275 Год назад

    asc bell abyo waxan kuwaydinaa in an gulaystey io in anan guleysan sidee ku oganaa mideda kle gorme fiirinaa abyo isojawaav

  • @xafsastyle2057
    @xafsastyle2057 Год назад

    Walal waxa ku waydina safarada marecanka ee qeybta jabudi shahadada Somalia ma aqoon san yihiin mise shahadada waxa lamarsiina wasaradda waxbarashada jabudi

  • @sharmarkemohamoud2854
    @sharmarkemohamoud2854 Год назад +1

    Beela wll waxad weydiisaa shahadadiisa haday sland ama putland tahay miyaa la weydiiyey tan shaamabada somalia iyo sidoo kale police certification iyo warwada dhalashada sida uu u samaystaya iyo xaga uu ka samaystau

  • @umimohamed384
    @umimohamed384 Год назад

    abaayo waxaa nooga soo waranta famaliga qiimaha ay ku bixi ksraan qrash ahaan

  • @foosiyaismail5937
    @foosiyaismail5937 Год назад

    Abayo mcnto khyr allah kusiyee lacag miyaa layska qadaa marka fisaha lagu siinayo waase imisa intay kugu qadaneyso lacagta qali

  • @harakadbestsomaliya
    @harakadbestsomaliya Год назад

    Fantastic for bela

  • @ashomohamed8427
    @ashomohamed8427 Год назад

    Asc abyo mcn

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 Год назад +1

    Ashahaadada secondary schools miyaa lawaydiiyay wiilka

  • @sarahaweys2656
    @sarahaweys2656 Год назад +4

    Markii ugu horeesey aan xaraystay ii thy Allow guul iyo farxad iiga soo hooyi

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 Год назад

    Asc waxaad soo raadisaa
    Qof itoobiya ka yimid

  • @razmirafiiq
    @razmirafiiq Год назад

    Please ethobia ama Uganda ma Ku Gali Kara waraysiga hadii ilahy ii sahlo in.a

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 Год назад +1

    Wow masha allah ustaad beelo waa laguu xiisay m.a

  • @Kacababdulahi
    @Kacababdulahi 2 месяца назад +1

    Insha allah usa 🇺🇸

  • @diinaaribazi6935
    @diinaaribazi6935 Год назад

    Beelo abyo waxan ku wedinayaah aabo iyo caruurtisa markan xareeyo hooyo iyo aabo iyo caruutii gani ma uxaren karaa labada dhina. Ma kaxareen karaa iisheg please abyo

  • @cabdiraxmaan1108
    @cabdiraxmaan1108 Год назад +6

    Ilaahow qdaa awoood leh ee nooosahal aniga walaalaheyga islaamka

  • @adanifantastic3785
    @adanifantastic3785 Год назад

    ASC wll passport Somali maa logu bexe kara

  • @harakadbestsomaliya
    @harakadbestsomaliya Год назад

    Insha allab wan isu iman Donna

  • @dayibqasim4259
    @dayibqasim4259 Год назад

    Ya Allah igu gule lottery

  • @queenhamda465
    @queenhamda465 Год назад +1

    Warqadan D55 maxaa waaye bella fadlan warqadaas noo sharax