Sidaan u Xarayso Dv Lottery 2024! Guul Wacan Dhamaantiin!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 337

  • @daacad7403
    @daacad7403 Год назад +14

    Ninka kaliya ee Marka DV LOTTERY ga lajoogo aan ku kalsooonahey

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Год назад +10

    Thanks abowe i.a guuul aya u rajeynaya qof walpa oo xareystay adigana ajar alle haka siiyo🥰❤️

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY Год назад +14

    Qofka ugu haboon fahamsan aya tahay wan xareenay guul ayan rajenaya insha alah thanks man thanks 🙏

  • @najiibyoung4539
    @najiibyoung4539 11 месяцев назад

    i,a aniga caawa ayaa xareysnaaa guul

  • @faadumaabdi5741
    @faadumaabdi5741 Год назад +11

    Ugu dambeyn waan xareystay Illaahay kheyr Al
    Haku siiyo videos kaaga igu dhiira galiyay inaan xareysto oo ka raacay habka loo xareynaayo 👍

    • @anabqurrux
      @anabqurrux Год назад +1

      SAME 🥺insha'Allah 🤲🥺 Guula Rajeynena manta Xarestayy🤲

  • @farhiamohamed6628
    @farhiamohamed6628 Год назад +1

    Married xa ugu dhihi wesey

  • @mohamedgedow3648
    @mohamedgedow3648 Год назад +1

    Shukran bro

  • @noorhagi9834
    @noorhagi9834 Год назад +40

    Shukran Sxp, Waan Xareystey ee kheyr haduu noogu jiro Allah hanoo soo bixiyo aniga iyo Inta xareysateyba💯

    • @amiiracady205
      @amiiracady205 Год назад +1

      Sxb passports la,aan ma xareysan karaaa

    • @anisocabdiaxmed1004
      @anisocabdiaxmed1004 Год назад

      Amiin🤲

    • @sahrashala6346
      @sahrashala6346 Год назад

      Midaa kugu darsana powe hadaa gullesaato oo fomamka Aad buxiso Kenya interview uu Aad ileen dowladaa Somalia mdaxa UU ah io kuwaa Kenya ayaa hishis ah

    • @mucaadboss5286
      @mucaadboss5286 Год назад

      Thnks pro aad ayan u fahmay

    • @ruuzaeyaa9501
      @ruuzaeyaa9501 Год назад

      @TEMAZI FACTS asc wll gabar walshey aa xaresaty success markuu usoo qoray waxey Tabatay mesha print ku qorantahy kadib waa laga ceshtay maxaa xal eh wlhi wey naxsabtahy ilaa iyo hada😭🥺🥺

  • @yasircade4026
    @yasircade4026 Год назад +2

    Alx waan xarestay cw rabiyow nagu kuley adiga qadire😭🤲

  • @cabdicazizaxmad5011
    @cabdicazizaxmad5011 Год назад +1

    Wll mise hooyo sidee looku xareeya

  • @umumuniita6944
    @umumuniita6944 Год назад +9

    saa usugaaye le videogaaga mahadsanid walaalkeenoow waxa jeceshahay allaha kunwaafajiyo wixi khyr ku ah dambigaaga iyo kan waalidka allaha dhaafo

  • @kawsaraadannuur5191
    @kawsaraadannuur5191 Год назад

    Walaal halkee lagaala soo xiriiraaa

  • @deeqacali3138
    @deeqacali3138 Год назад

    Insha allah mnta so xareystey guul

    • @abuushlove7098
      @abuushlove7098 Год назад

      ᴍᴀʟᴀ xɪʀᴇʏ ᴍɪsᴇ ᴡᴀʟɪ ᴡᴀᴀ ʟᴀ xᴀʀᴇᴇʏsᴀɴ ᴋᴀʀᴀᴀ

    • @deeqacali3138
      @deeqacali3138 Год назад

      @@abuushlove7098 November tariq 8 k egaa

  • @yaasmiinmohamed638
    @yaasmiinmohamed638 Год назад +3

    Insha Aalh Guul dhamanteyna Rajeyneynaa

  • @salebanibrahim4771
    @salebanibrahim4771 Год назад

    Wll October xaga hore iyo xaga dambe iyamaad kaxarysayna

  • @maxamedxusenmajaya1297
    @maxamedxusenmajaya1297 Год назад +16

    Waa xre gul aya rjy insha Allah

    • @asiyasahal9335
      @asiyasahal9335 Год назад

      Adiga miyaa raxey yaqaano aboowe icaawi

    • @fartuuncumar3973
      @fartuuncumar3973 Год назад

      @@asiyasahal9335 soma daawamosid wll ma walam thy

    • @abdiwasacabdulahiabdiwasac7597
      @abdiwasacabdulahiabdiwasac7597 Год назад

      Mupeel miyaa ku xarayiistay zhp

    • @maxamedxusenmajaya1297
      @maxamedxusenmajaya1297 Год назад +1

      @@abdiwasacabdulahiabdiwasac7597 haaa bro

    • @najmahassan981
      @najmahassan981 Год назад

      Wllo dadka yurub joga wy xarysan kan bad tiri lkn shahdooyinka waxbrasha iyo waxa lagu jogo is maleh ugu yaran da’akhaldan maxa la samyn karaa mid bug ah malugu xaryn karaa

  • @hassannuurnuur609
    @hassannuurnuur609 Год назад

    Wll abdalla app lugu saxo siwiraanta magaciisa inoo sheeg

  • @anizaqueen3422
    @anizaqueen3422 Год назад

    Mahadsanid abowe wan xareystay guul ayan rajeyna

  • @mariahussein2328
    @mariahussein2328 Год назад +2

    Abdalla ku mahadsanid sida hagar la'aned eed nogu hagar baxday ugu danbeeyn cawa xareyey insha allah nasiib wacan dhmanteen

    • @queenayoush2970
      @queenayoush2970 Год назад +1

      Abyo bari ama bari danbe ma xareysan karaa mise waqtiga wuu iga dhamaade plz iisoo jawaab

    • @Funny99554
      @Funny99554 Год назад

      Anigaba caawa sameyste guul inshallah

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 Год назад +1

    Cawaan insha allh xareenaya bishuthaye 12/10 22 khyr baan ilahey karajeynaya ilhey qofkasta oo khyr ugu socda ilhey how fududeeyo

  • @ismailAbdikarim8305
    @ismailAbdikarim8305 Год назад +4

    Insha allah sanadkaan inuu ii soo baxo rajeynayaa aniga iyo dhamaan inta xareysatay aan isku soo duceyno saaxibyaal

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 Год назад

      Gacanta ilhey bey ku jirtaa ilhey heynoo fududeeyo

    • @ubaxwoowismaaciil7999
      @ubaxwoowismaaciil7999 Год назад

      Wll xgee ka heshay isheeg pls

    • @ileysnoura-
      @ileysnoura- 10 месяцев назад

      Wan xareste ani caruur aan dhale guul aya rajena rabi qeer hanogu tuso gusheega

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 10 месяцев назад

    Shukran wll qaali

  • @Tayba283
    @Tayba283 Год назад +1

    Mobeil maku xareyn karaa

  • @libanmohamud3495
    @libanmohamud3495 Год назад +2

    Su.aal qof walbo oo cilmi uleh ama maray processka intervewga hadii famili ahaan uu usoo baxo DV programka hadaba labada waalid ma inter vew bee marayaan mise qofka lagu taba feelay ayaa inter vewga maraya jawaab insha allah

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 Год назад

    Mahadsnid abwowe jazakalahu kheyran wan xareysatay towfiiqda alaah hana wafajiyo dhmntena aamiin yarabi so dhaha wa jimcee🤲

  • @mohamedabdulahiguulwade2429
    @mohamedabdulahiguulwade2429 Год назад

    m.a guul dhamanten I.a

  • @apdulahiyozuf5692
    @apdulahiyozuf5692 Год назад

    Mahadsanid sxb abdale muqalkaga ayan sugayey ayaantanba insha allh waam xareyn kheyrna waan fili insha allh

  • @intertainment8657
    @intertainment8657 Год назад

    Thanks bro

  • @abdirahmaan4919
    @abdirahmaan4919 Год назад +1

    Mahdsanid maclinka jazaakumulaahu qayran

  • @hanabashiir751
    @hanabashiir751 Год назад

    thankz wll

  • @MbappeAxmed-wp6ld
    @MbappeAxmed-wp6ld Год назад

    Walalo malayeela qof jiro 15 Jir ah Saxib AdiGu ma ixaren karTA

  • @sapnaamaxamuud6253
    @sapnaamaxamuud6253 Год назад

    23:00😥
    4/nov/2022
    Halsaac ba kadhimn Ana hdan xaraysta khyr hduu iyahay allw igu gulee

  • @cabdiqanicabdulahi2531
    @cabdiqanicabdulahi2531 Год назад

    Mahadsanid wlky allh nakuwada guleyo

  • @safiyomohamed3653
    @safiyomohamed3653 Год назад

    midka lamaanaha caruurta heysta iila soo dhaqso

  • @amcproduction2592
    @amcproduction2592 Год назад +1

    Mahadsanid bro wax badan kaa faaiday

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Год назад

    Abwe. Fmly ahaan. soogalu

  • @mogemedia
    @mogemedia Год назад +1

    Wll ilaahay haku xifdiyo waxaan rabaa inaad ii sheegto sida u saxi lahaa qaladkayga goorta aan dhameyey sidoo kale aan diray warqadii codsiga ama formka sideen dib la igu furi karaa si aan u saxo waxa aan qalday wll adigoo mahadsan jibab isii

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 Год назад +1

    Abdalla muhya wlhi wuno dadaly klya danahina bas hakafirsanina xaq maahn meshu hada maroyo iyo wa udhow xataa uma qalmo 100k aagarsiino Hello 🥰🥰🥰

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Год назад

    Cawo aya xarestay insha allah guul Hadi calaf uleeyahay USA wa iman doona

  • @zfoodo5888
    @zfoodo5888 Год назад

    Zxp ajir iyo xasand Allah ka siiyo

  • @sumayasahal8710
    @sumayasahal8710 Год назад +2

    Mahdsnid wl lkn wxa kuwaydiyay mrku iiso baxo oo lai aqbalo lacala side kuoganaya

  • @ahmedomer5918
    @ahmedomer5918 Год назад

    Shaahaado grade d ayaan hysta ma xarayn karaa

  • @aminaabdiaziz3583
    @aminaabdiaziz3583 10 месяцев назад

    Shukrn

  • @shukraanhassen4363
    @shukraanhassen4363 Год назад

    wan xareyey inshallah hadii uu khyr no leyahy alle hano fududeeyo bi idmilaah kariim

  • @Hafsuu01
    @Hafsuu01 Год назад

    Walal ayadi hargeisa ah soo gali 😊

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 Год назад

    Jazakalaah qeyr wall

  • @kHADARMaxamed-cz2br
    @kHADARMaxamed-cz2br 4 месяца назад

    Cabirka sawirku waa Imisa mitir

  • @Hayatim3
    @Hayatim3 Год назад

    mahadsanid wll waan xaraystey waana Rajynaya insha allh in aan ku guulysto sanadkaan😊

  • @rahmaabdirasak2743
    @rahmaabdirasak2743 Год назад

    Guul insha Allah

  • @aliiza__kordahap
    @aliiza__kordahap Год назад

    Wll family sidoo loo xareeyaa

  • @kowtharlathaninspirational8838

    Shukran Abdalla lamane caruurleh so gali pls thanks.

  • @zayidamiin2256
    @zayidamiin2256 Год назад +1

    Zxp waxan joga gobol kamid ah degeenada somalida location maleh casimada Maan ku xarayzan karaa

  • @ayoubmohamud6623
    @ayoubmohamud6623 Год назад

    Labo jeer ma xareynsrnkrtaaa

  • @caaishacuud819
    @caaishacuud819 Год назад

    M.a guul dhamaanteyn waaba aamini la'ahay in aan xareeyey ma intaas yar uun shalay sawirka soogalay maantana waa maalintii ugu danbeysay waana xaraystay I.a dhamaanteyn guul
    Page kale in iifuridoono sugaayey lkn end alxamdulilaah easy 👌

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 11 месяцев назад

      wllo hadda kawaran guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @Neyma884
    @Neyma884 Год назад

    Thanks a lot abowe wan xareystay adiga dartaa 🎉❤mahadsanid for your help me

  • @sagalabdi9724
    @sagalabdi9724 Год назад

    Su,aal walal
    Qofka in leeg oo lacaga qofka ka bixi Kara haduu ku gulyastoo Dv lottery

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 Год назад

    Lamanaha caruurta leh soo hormari sawirka ilmaha cabirkooda raabaa

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Год назад

    Mahadsanid abdulaahi walaal.

  • @khaliijicade8934
    @khaliijicade8934 Год назад

    Masha allah walalkey waa ka faidnay m.a

  • @nanow1154
    @nanow1154 Год назад

    Thank u

  • @maryanmaxamuudxasan1966
    @maryanmaxamuudxasan1966 Год назад

    Shukran wll ilaahey hanoo fududeeyo

  • @rayaanmoha3373
    @rayaanmoha3373 Год назад

    ilhyow nofududeyo I.a dhamnten Hdn gcnta kuHayaa🥺🙈♥️

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub Год назад

    M.a Sxb waaxarestay adigaana❤ kaafaaideyste thanks hero

  • @faxiyamuxumed7480
    @faxiyamuxumed7480 Год назад

    Mahadsanid walal

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 Год назад

    Mahadsanid wll qof wxku siya wala hela lkn qof wku shega lama helo 🥰

  • @leylomohamed2019
    @leylomohamed2019 Год назад

    Thsnks brother

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 Год назад

    Ok

  • @maxamedahmed979
    @maxamedahmed979 Год назад +1

    Sxb sual aderska hada aan jogo magashin kara kenya misne kan somalia magishina please iga sojawab wll 😭🙏🏾🤦🏻‍♂️

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 Год назад

    Mey dhamàtey plz iga caawiya
    Mize wey Socota

  • @khadarhaibe6706
    @khadarhaibe6706 Год назад

    Mahadsanid brother

  • @maxamuudcabdi1808
    @maxamuudcabdi1808 Год назад

    Zxp waan xaraystay Alle sidii khayr hanooga dhigo aniga iyo dhamaan intii xaraysatayba

  • @abdallahabiibi6821
    @abdallahabiibi6821 Год назад

    Gulayso Sami

  • @fatimaibrahim4508
    @fatimaibrahim4508 Год назад

    Mahadsanid wllkayoow jasaaka laahu khayr

  • @liibaannuur2761
    @liibaannuur2761 Год назад +3

    Asc Asxaabta inti wax igu dhaanto Waxan rabaa in an xareesto high school wan so dhigtay Lkn wax shahado ah ma heesto ma cabdale shideeye ayan ka habeestaa hadana Waxan ku nolahay Germany qofka I caawiya abaal ayan iga haayaa Mahadsanidiin

  • @ikraaniitachannel7763
    @ikraaniitachannel7763 Год назад

    Shukarn

  • @afnaancabdi3202
    @afnaancabdi3202 Год назад

    Asc waa kusalamey dv lottr ban xareystay wll ani iyo carurtayda abahod makala tagi misna furnin ban kuxarayste y marka danbe makudari karaa

  • @nusramoha8899
    @nusramoha8899 Год назад

    Last name soo awoowe mhn

  • @farhiaahmed4347
    @farhiaahmed4347 Год назад

    Ilahey qeyr haku siiyo bro thanks

  • @user-jp5xy9et3o
    @user-jp5xy9et3o 10 месяцев назад

    Cabdale wa layqade lambarkga isheg lacaga kusoo dirta so a igu imado USA

  • @xikmaxasan333
    @xikmaxasan333 Год назад

    Mahadsanid 🥰

  • @abdiaziizmuhammed6678
    @abdiaziizmuhammed6678 Год назад +1

    Abdalla muhya aniga school madhamaynin dhaxda ayan ugu baxay xadi tukan ayan ka shageyaa
    Marki maxaa giliyaa shahado mahaysto
    Jawab isii pls pro 🙏 😢

  • @nabadaaali1319
    @nabadaaali1319 Год назад +1

    Wad Ku mahad san tahay sida dagan ad inogu sharaxday shukran 🤝

  • @nuurcumarmaxamuud4443
    @nuurcumarmaxamuud4443 Год назад

    Zxb aniga wuu igadiday dv lattory

  • @Zubeyrabdi2
    @Zubeyrabdi2 Год назад

    Goormee ayuu xirmayaaa

  • @muqtaarmustaf506
    @muqtaarmustaf506 Год назад

    Abti hadii aad marecan ka aado guri intee laga keena mise ayaga isiinayan

  • @zuperiscoofficailchannel5032
    @zuperiscoofficailchannel5032 Год назад

    Mahadsanid Bro🙏

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 Год назад +1

    Szpow mailing adreska ayaa su aal kaaga wadaa.
    Waxaan ku nolohy afgoye
    Tusaale waxaan ku qortay mailing adreska
    Afgoye Baar ismaaciil
    Maadaama eey Top Rateska ku jirto kwrn???

  • @ibroinstituteoftechnology1036
    @ibroinstituteoftechnology1036 Год назад

    Zxp Hadii uu kuu soo baxo sedee u Eegan kartaa

  • @najmamoha1306
    @najmamoha1306 Год назад

    Mahadsanid

  • @miyuserdid6967
    @miyuserdid6967 Год назад

    Jasaka Allah

  • @qayzizmail2475
    @qayzizmail2475 Год назад +6

    Apdale wan xareyay wll guulna ayan rajaynaya ani io wlalahaygapa ila midka balse su’al? Highly school no degree ayan dortay mrka hadhow wxa must ah warqada cadaynaysa labada sano ee khibrada meshan ka shaqeyo habka ugu wnagsan ee loo qorayo warqada mada qoranaya mise sigara ayay iyagu raban inay u qornato please wll warqada kaso hadal sida ugu saxan ee loo gabahanyay shakhsiga 😢

  • @qadiijocabdi9134
    @qadiijocabdi9134 Год назад

    Hdii aan jamcad dhameeye oo aan xirfad shaqo laheen ma xareysan karaa

  • @nastehajimale9998
    @nastehajimale9998 Год назад

    Mahadsanid wllkenow

  • @daganmaxamuud9398
    @daganmaxamuud9398 Год назад

    Noso gali dadka caruurta haysta wllo

  • @nusramoha8899
    @nusramoha8899 Год назад

    Alx videogaga sugayey

  • @rakashekh1377
    @rakashekh1377 Год назад

    شكرا

  • @kaafizainamacalin1460
    @kaafizainamacalin1460 Год назад

    From TikTok 💖🖤👋

  • @user-th5lq5im6p
    @user-th5lq5im6p Год назад

    Thank you bro🥰

  • @zakiyamukhtaar5661
    @zakiyamukhtaar5661 Год назад

    Lkn sawir ma haye xa dhacay

    • @respectjungle5119
      @respectjungle5119 Год назад

      De soo gal sawirlaha ugu wacan meeshad joogto ku dheh sawirka lottery ayaan ubaahanahy mobile lagugu shubaya ka dib xarayso

  • @nasiiboallobey134
    @nasiiboallobey134 Год назад

    insh allh jeskal qeer