Gabar adduunka ku marta Baasaboorka Soomaaliga ah.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Maria waa gabar dalmar ah oo rabta ineey baasaboorka Somaliga adduunka dhan ku marto.
    4k #TRAVEL VIDEOS | #somalia #vlogger #vlog #mogadhishu #travelvloggger #somalia #saidfadhaye
    Music used in my videos (Free 30 trial): share.epidemics....
    Follow me:
    saidfadhaye
    saidfadhaye
    saidfadhaye
    Appreciate your support!

Комментарии • 245

  • @SaidFadhaye_
    @SaidFadhaye_  2 года назад +19

    instagram.com/official_maria95?
    Instagram kala xiriira

  • @SoyaalSomali
    @SoyaalSomali 2 года назад +35

    She is motivated and Focused to reach her goals As we all should be 🤝

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 года назад +24

    Passport somaliga awoodiisi wey soo noqotay ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +9

    Good job Maria keep traveling 👍 With Somali Passport u are Somali Heroes

  • @luqmanahmed3191
    @luqmanahmed3191 2 года назад +13

    Hope you complete 197/197 countries best of luck sis 🍀

    • @Abdi-uy1kh
      @Abdi-uy1kh 2 года назад

      Visa is the tough part.

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 2 года назад +10

    Muuqaal Cajiiba Kudos Bro🙌🏽🔥

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 года назад +12

    Waxaan kacodsan laha gabadhaas iney channel noo furta oo noo soo duubto❤😍 oo aan wax badan kabarano, wll said fariintas iiga gaarsi ama noo soo gudbi cinwananeda

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 года назад +6

    Once you get a visa stamp to any European country then you return it's easier to get the next visa

  • @jamadhashi3255
    @jamadhashi3255 2 года назад +10

    MashaAllah tabarAllah an outstanding vlog! Keep going sis ❤️

  • @abrahammohmed5045
    @abrahammohmed5045 2 года назад +2

    Adeer wax baa kaa qaldan baasorka somaliga in an meel lagu tagikarin ma ahan mushkilada ee waa dhanka dhaqaalaha qofka dhaqaale haysta meeshuu rabo ayuu ku tagaa marka inanta jeebka ayaa u buuxa waad dareemikartaa wadamada ay tagtay iyo tikidhada adigaba qiyaas. marka qofka jeeb maran oo hadane tahriib raba ayaa loo ogoleen

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 года назад +10

    Bented ma'ahan documents an dhames tirned lama aqbalo passport ka somaliga 🇸🇴 ahna wali qiimihisa wa nool yahay👏

    • @shaaficihassan1082
      @shaaficihassan1082 2 года назад +1

      Sxb waa runtaa passport somaliga xogaa waa nolyah lkn xog iyo xaqiiqo la iska raba

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 2 года назад +5

    Masha allah walhi waa gabar aqli badan 👏👏

  • @to2557
    @to2557 2 года назад +12

    Keep going wllsheyda ❤️

  • @aishaabdi5191
    @aishaabdi5191 2 года назад +3

    Masha allah walshay macaan iga yar aad ban ugu farxay horay usoco

  • @abdikassim4256
    @abdikassim4256 2 года назад +2

    Mashallah waa gabar wadaniyad eh passport ka wadakeena heer kaas inuu gaaro waa guul horey usoco insh.Allaah anagana waan ku safridoonaa somalia 🇸🇴 ha israacdo

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 года назад +4

    Masha allah waa gabar caqli badan allaha xafido🤲❤️❤️❤️

  • @Canjeex
    @Canjeex 2 года назад +1

    Marsha Allah. Hambalyo walaal. Hamnugaada iyo hadafkaada Alle haku gaarsiiyo. Guuleyso aduun iyo aakhiraba.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 года назад +1

    Mashallah gabadheen soomaaliyeed waa geesiyaal way dadalayaan dalkood hourmarkood ayey ka shaqeeyaan guul gabadh soomaaliyeed

  • @hibonuora6183
    @hibonuora6183 2 года назад +6

    Woow amazing girl 👧keep going sister 👏❤

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 года назад +1

    Mansha allaah ❤️ waa gabadh Somali. Waaw. Horay usoco

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 2 года назад +2

    Walhi muqaalkan waa loo baahnaa mahadsanid wllky

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 года назад +4

    Sharafta wadankeena anaga kor uqaadi weynay, mida kle shacabkana ma ahan dad raba inag dalxiis utagan oo ay wadanka astaan fcn kabixiyan lkn badankooda waa tahriibayal iyo qabdaro socoto alle hahagaajiyo qaarkeena.

  • @sharax1
    @sharax1 2 года назад +8

    mashaAlllah Maria waxaa tahay Wadaniyad..... Passporkaaga wa Dahab... keep it up wll...:)

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 2 года назад +6

    South Korea 😍😍😍😍😍😍Masha Allah waw❤❤❤

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 2 года назад +4

    Walaahi waa arin farxad iyo dhiiranaan leh, hambalyo walaashey maariya hore ugu soco safarkaaga,

  • @dhigaalWS
    @dhigaalWS 2 года назад +1

    @Said Fadhaye You do good. Unblievable movies

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 2 года назад +4

    Masha'Allah waa gabadh cajiiba..
    Lakin waa inay channel furataa .. anuu waan daawanlahaa waayo waankahelaa daawashadaa dadka travel ka ah. Drewbinsky iyo yes theory baan daawadaa lakin somali maaha. Iyadoo somaliyana waan daawanayaa.

  • @abdikaadiradeh001
    @abdikaadiradeh001 2 года назад +4

    I like the way you editing the vedio🤩

  • @hassanali3473
    @hassanali3473 2 года назад +2

    Said faadhiye dadka haka waalin qofta waa in ee hesataa degnaasho yurub ah ama mid dalalka afka kamid ama asia

  • @peaceandcalm4778
    @peaceandcalm4778 2 года назад +5

    anigaba passport Somali ah ayaan ku tagay France anigoon wax degenaansho ah ka haysanin wadan kale. shuruudaha ayaan buuxiyay dhamaantood, ka dibna kenya ayaan tagay visa ayaan ku galay safaarada france ayaa visaha kaga qaatay 3 beri gudahood . alxamdulilah.

    • @bileali8846
      @bileali8846 2 года назад +2

      Sxb pasapor waa aqonsi cidatahay qura lkn safarka waxa laku safra waa viisaha lkn somalida ma oga

    • @Quran_Reminder2023
      @Quran_Reminder2023 2 года назад

      Way fududahay aniga Holand,Netherland baan ku tagay Somali passport

    • @raysunshine4514
      @raysunshine4514 2 года назад

      @@Quran_Reminder2023 abayo how no sheeg tahriib waku dhamanaye just wxyar no explain garey

    • @shaaficihassan1082
      @shaaficihassan1082 2 года назад

      Wadanka aad jogtay maxaad ku jogtay dagansho visa kenya maxaad ku jogtay

    • @bileali8846
      @bileali8846 2 года назад

      @@shaaficihassan1082 marekan ayan visa kutakay pasapor ku waa aqonsi un lkn waxa laku safra waa visaha

  • @LADANCIDI-l-z3j
    @LADANCIDI-l-z3j 2 года назад +5

    Masha Allah Hambalyo 👍

  • @faay8912
    @faay8912 2 года назад

    So happy for you Maria!! Come to the UK 🇬🇧 would love to be your guide

  • @user-tk1ox2sy1o
    @user-tk1ox2sy1o 2 года назад +1

    Asc abayo guul guul guul ayaan ku jaynay khayr iyo barakò horay u soco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🌷🌷🌷walashay mariya guul iyo gobonimo soomaaliya guul somaaliya Guul soomaliya guul 🌹

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 7 месяцев назад +1

    SOM😢IS A GREAT OIL DEPOSIT IN SOMALIA WE HOPE WE WILL PRODUCE A HUGE OIL .ESPECIALLY IN PUNTLAND. .......

  • @fathimaalibulle
    @fathimaalibulle 2 года назад +6

    Vediogaan wuxuu ii noqdey dhiiro galin waad kumahadsan tihiin .passportka somaliagana waxan rajeyna inuu kor u kaco intaan kasiiwen inshallh

    • @SaidFadhaye_
      @SaidFadhaye_  2 года назад +2

      Insha Allah! Asxabtaada la wadaag.

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 2 года назад +4

    Said Fadhaye tutorials weli kaama hayno. 🙈🥰

  • @diriryare4311
    @diriryare4311 2 года назад +1

    Waa runteed gabadhani soomaalidu waxa ma aqrino marka aan buxinayno wax walba shuruudo ayeey leeyihiin shuruudaha akhri hada ka bixi karto buuxi lkn ma jiro wadan passaporka somaliga diidan

  • @Shaafie_salad
    @Shaafie_salad 2 года назад +2

    Really I like to be like this girl and I will do insha llh ad ayaa ugu faraxsanahay Ina RUclips kaga kuxirnadaa

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 года назад +1

    Maria ma ahan waa MARYAM
    # Magacyadeena aan ku FAANO magac ka fiican ma jiro

    • @amaldahirtv7228
      @amaldahirtv7228 2 года назад

      Runta waaye ma ahan in la iska dhigo gaalada

  • @najmaibraahim2183
    @najmaibraahim2183 2 года назад +2

    Amazing keep going sis

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Месяц назад

    Waa Lagu Tagi Karaa Hadaad Mid Walba shuruudaha Lagaa Rabo Buuxiso Oo Si Sharci ah Ku Tageysid Wadankasta Qaarbaan Xataa VISSA laguu Saareynin Kaliya Waraaq ahaan Laguu Siinayaa.

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 2 года назад +2

    Passport somali ah cidi madiidano balse somalida waxey raban inkoda tuuran ooqaxoti isku dhiban muhimada waa in Bank lacag kuheesato

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 года назад +3

    موفقة ان شاء الله❤🇸🇴❤

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 2 года назад +2

    Muqaal kaliya mahan sidokale wa fariin somaliweyn kusocto waxay badashey fikirkeena aha somalia passportkooda in uu lito mahadsanid Wll congratulations hormar balaran ayan kurajenaya inshallah

  • @AbdullahMohamud
    @AbdullahMohamud 3 месяца назад

    Masha allah

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 года назад +2

    Ma ogeen miyaa baasaboorka
    Inlagutagi karo meeshaarabto
    Anigu waxaan ahay ganacsato
    Waana yar tahay wadan aanan tagin
    Waxay ogyihiin akoonkeeyga baan giga iigu jirto iyo sanadka inta dhexmarto akoonkeeyga maryekanka 3 jeer ayaan tegay
    Landan 2 kanada 2 dhamaan masar
    Waan tagey jarmalka iswedhan
    Baasaboorkeeyga soomaaliga aan
    Kutagay

    • @nasriina3355
      @nasriina3355 2 года назад

      Accounka ugu yaraan meeqaa laga rabaa iney ku jirto

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 года назад

      @@nasriina3355 ugu yaraan
      Sanadkii waa inuu dhexmaraa
      Boqolkun iyo kabadan

  • @ruuxibeauty7983
    @ruuxibeauty7983 2 года назад +2

    Walashy keep going

  • @beletweyn3873
    @beletweyn3873 Год назад

    Wll burtaqiiska malagu tagi karaa hadise lagu tagi karo xageen ka helaa warbixinta fadlan adigo raali ah ma igu caawin kartaa warbixinta mahadsanid

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад

    Masha alh waa arin aad uwanaagsan waan jeclhay qofka safra channelkeeda no sheeg zxb

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 2 года назад +3

    Masha allh 🇸🇴🇸🇴💪👈

  • @cabdirisaaqbishaar3865
    @cabdirisaaqbishaar3865 2 года назад +3

    Zxb camerada aad isticmasho waa nocma

  • @haaji1
    @haaji1 2 года назад +3

    Very interested

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 2 года назад

    sxbsre muuqaal qrxbdn m.a u will the best vloger i.a lkn sxb camerada isticmasho iyo lensiga muqaalkaso samee iyo qiimahooda intaba hadii eysan dhibkaaga ahyn

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 9 месяцев назад

    m.a walashen mahadsanid lkn xusuusin dalkugalkeenna isagaa ka adkaa dhamaan dalalka afrika iyo carabta 1965-87 lkn horaa loo yiri ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 года назад +2

    May Allah Made Her Easy👏💖.

  • @jabirxasan3548
    @jabirxasan3548 2 года назад

    M.a ilahey haku xafido sister qof isku kalsoon aya thy

  • @ruuxibeauty7983
    @ruuxibeauty7983 2 года назад +2

    Waaw masha allh

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +1

    Said fadhaye sxb salan sare

  • @fatimamoha5247
    @fatimamoha5247 2 года назад +2

    Oh my bbe keep going hppp🥰

  • @hothan369
    @hothan369 2 года назад +1

    Masha allh Wllshy Maria aweiz horey u soco riyooyinkaga oo dhan alaha haku rumeeyo

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 года назад +3

    Passport somalia waxba gabadha u raacsan. Ama daganaansho Europe ayey haysata ama lacag ley weye

    • @bileali8846
      @bileali8846 2 года назад

      Sxb pasapor meel lakuma take ee waa aqoonsi cidaatahay lkn waxa laku taka viisaha ee wax fahan

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 2 года назад

      @@bileali8846 dublamasi amuu yahay hee

    • @bileali8846
      @bileali8846 2 года назад

      @@Xuralcayn sxb wax fahan pasapor kaliya waa aqoonsi cidatahay ee safarka waxa laku safra waa viisaha

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 2 года назад

      @@bileali8846 dublamasiga xata marekan waku tagi karta wana gudud

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 года назад

      @@bileali8846 ma adoona passport haysan baad visa heli karta waa may

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 2 года назад +2

    Su’aal ayaan qabaa indr!
    Ardayad ayaad tahay oo maba shaqaysid, kharashkaaga Safarka iyo kab damaanad ahaan lagaaga hayo yaa bixiya?
    Aabaha miyuu Somali lacag Ka xaday ?
    Hanti dad Wayne oo xadeen miyaa gacantiisa ku jirta?

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 года назад

      Hhhhhh kolay waa gabadh lacag haysata meel layskama tago hadadan lacag haysan

  • @halabaishwiaba
    @halabaishwiaba 2 года назад

    Best videographer and RUclipsr

  • @hishaamaweis8851
    @hishaamaweis8851 2 года назад

    M.a abyo iga weyn keep going ayan kuleyahy

  • @roogland6603
    @roogland6603 2 года назад +1

    Iam Somali 🇸🇴 my passport 🇸🇴 my blood 🇸🇴 wax kaafican malahan

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 2 года назад +5

    Somali passport dalxiis ahaan maku aadi karaa latin america taasa ii muhiim ahe.?

    • @bileali8846
      @bileali8846 2 года назад +1

      Wal pasapor meel lakuma aade waa aqoonsi waxa meel laku aada waa viisaha ee micnaha safar baro intada bixin🤣

    • @caaqilka3712
      @caaqilka3712 2 года назад +1

      War xoolahagan day xage jooga hada anigu, Somalia maba joogo.
      Sida muuqata weliga dalka kama bixin marka sa rabta ina dadka wax u sheegto.
      Duli faqul duli

  • @yassercarafat3168
    @yassercarafat3168 2 года назад

    Saxiib waan ku salaamay, inanta meel aan kala xidhiidho fadlan iga caawi mahadsanid.

  • @som-2524
    @som-2524 2 года назад +1

    100'000$ hadi akonkaga lagu arko wadan kaa diidaya maleh
    300$ oo kun hada haystid toos baa visaha mareykan lagugu dhufan iskabadaa vise passport gacanata ka sarayan

  • @GaajoDiid
    @GaajoDiid 2 года назад

    👍👊aniga bo waa hasta pasboorka somali🇩🇪

  • @ye8515
    @ye8515 2 года назад

    Waa gabar fican good job

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 Год назад +1

    Markaa maxay la soconaysaa oo Ka maqan

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 года назад

    Masha allah well done my sister

  • @sumayoabdirasaq9149
    @sumayoabdirasaq9149 2 года назад

    masha allah guleysta abyo iyo aboowe👏

  • @abdurahmanyusuf5170
    @abdurahmanyusuf5170 2 года назад

    Passport somaliga markii igu horaysay ee ana qaaty waxaay ahyd 2016 waxaana ku tagay ilaa afar wadan waxaan odhan kara qofka wata hadii uu galiyo wakhti in uu fiso helo waa la siin karaa lkn ma fududa

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 2 года назад +1

    From hosow

  • @user-hv1pq4xe8h
    @user-hv1pq4xe8h 2 года назад

    Mshllh waa ino farxad arinkaas

  • @mahadmuqaar3543
    @mahadmuqaar3543 2 года назад

    Said fadhaye awey sxb muqaladi quruxdabadna wll malmahn ku ma hayno said sxb wan ku xisney ogasa

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 года назад

    She do like Adventures around the world

  • @sharlaawe3829
    @sharlaawe3829 2 года назад +1

    There is no value to advertise
    Some ones Own things
    Come your Home land
    You belong here🇸🇴🇸🇴

    • @AHMEDMOHAMED-jl9qv
      @AHMEDMOHAMED-jl9qv 2 года назад +2

      The essence is to show how strong SOMALI PASSPORT can be ....understand simple things

  • @maxamuudcarabclaahi5693
    @maxamuudcarabclaahi5693 2 года назад +1

    Sxp dalxiis only miyaa mise youtube bay leedahay

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 года назад

    Maaasha Allah best 📷

  • @khalidosman4060
    @khalidosman4060 5 месяцев назад

    I think after 3years paasoprt smali it most secondy power dipolomane all world

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 2 года назад

    Wlh gabadhaan waa gabar cajiib ah oo is aamintay

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 Год назад

      hadey Jarmalka iska dhiibilahayd passport ka Soomaaliga sharaftiisu hoos bey u dhici lahayd lakiin ma ey isdhiibin masha Alaah

  • @historypublishers
    @historypublishers 7 месяцев назад +1

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed8452 2 года назад

    Keep going my sister

  • @halanesigale7113
    @halanesigale7113 2 года назад +2

    Mashalah Bbe

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 2 года назад

    Wooow mansha Allah

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 2 года назад

    Anigaba waa kutagay yurub ,Asia iyo meelo badan.

  • @abdihakimomarakhwa4689
    @abdihakimomarakhwa4689 2 года назад

    In qofka magacisa lagu mamusa ama lagu dhawaqo asago sedaxan wa sharafta ugu fiican plz gabadha mageceda nosheg maria wa luqadee

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 2 года назад +1

    Waxe ila tahay daganaanshaha e Turkey la haysato inu caawinayo e sida ku heleso visa ha marke shuruudaha loga bahanyahay e so buuxiso. Lakin in visa ha u kugu adkaan laha wadama aad tagtay hada daganaansho lu saarneen.

  • @somalitiktoknow2700
    @somalitiktoknow2700 2 года назад

    M.a waa arin fcn horey usoco wll ❤️

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 2 года назад +1

    War lacag hadaa haysatiin mel walba wa tagi kartaaa

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 2 года назад +1

    Markii at riyooneeyso adigoo soojeeedid waa iska sidaaan 😂😂

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 Год назад

    Said fadhaye are you Role model❤🙏

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 2 года назад

    Ana waxan jeclahay in aan aduunka dhan ku wareego it’s my dream dalxiiska aduunka ugu jeclahay lkn ani passport USA haysta

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 2 года назад

    Rabi haku xafido xbbti

  • @maxamedcabdilaahi2078
    @maxamedcabdilaahi2078 2 года назад

    Anba qatar germeny turkey iyo swedan waa waku tagay

  • @mohamedhussein5516
    @mohamedhussein5516 2 года назад

    Masha Allah second passport Somalia Mel walba lgu tagi kara xita America 🇺🇸 Ana arkay

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 года назад

      Haa anaba arkay america iyado lagu yimid

  • @anasiraadan6140
    @anasiraadan6140 2 года назад

    M.a abayo maariya hore usoco 🥰

  • @5tips4life
    @5tips4life 2 года назад

    Wooow mansha allha,,,