Wararkii ugu Danbeeyey Baasaboorka Soomaaliya oo Dalal Badan Aqbaleen Bilaa Fiiso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 109

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 года назад +9

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin guulest ♥️🇸🇴♥️🇸🇴

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад +7

    Allaha unaxa riisto saraakiisha reer Pakistan 🇵🇰 ♥ hadii eey dhinteen iyo hadii eey noolyahiin allah ugargaaro aamiin Pakistan 🇵🇰 guul ayaa urajeey haa waa waalaheen Pakistan 🇵🇰

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад +7

    Masha Allah anigu 2020 ayan Berlin Germany 🇩🇪 ku qatay ila hada isagan ku shaqaysta kuna duula hadan rabo Alx somalia 🇸🇴 hanoolato

    • @mahamednuur4097
      @mahamednuur4097 2 года назад

      Maku iman karaa jermany basaborka soomalia sxb mana iska dhiibi karaa qaxoontiga mise kuma iman karo halkaa ii faahfaahi sxb

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 2 года назад +13

    Maaaasha allaah illaahow idin dhoowr horufadhi TV cadowgin hajabo insha allaah somalia somali baah leh 🇸🇴❤️🇸🇴

  • @zaakeden
    @zaakeden 2 года назад +5

    Wariye suleyman hajji Allaha ku dhowro❤👏

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 года назад +6

    Wa qeyr inta no dhimanna insha Allaah qeyr🇸🇴❤

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 2 года назад +6

    Masha allha guul dowlada somalia 🇸🇴

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 года назад +5

    Shaqa uu qabtay
    Madaxweyne maxamed cabdulahi Farmajo
    Waaye guul gobanimo somaliya ha Noolaato guul insha Allah 🇸🇴🇸🇴♥️

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 2 года назад +6

    Dowladii Farmaajo qabkii iyo sharaftii Sooomaaliya waxbadan bay socesheen, waa kumahadsanyaday M M Farmaajo. Maanta RABI habadbaadsho kuwaa raba inay hogii kuceshaan oo ka moofaystaan.

  • @mrabdule1229
    @mrabdule1229 Год назад

    Basaporka somaliya hadii ey barasiil iyo makciko hadey ka dhigo free somalida badiyaha jooga ayaa qaadan

  • @ismacilmohamed7952
    @ismacilmohamed7952 2 года назад +3

    Suleeman alle ha ilaaliyo

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 года назад +2

    Maasha'allah Horfadhi Madia group GUUUUUUUUUUUUUUUL💙💙💙💙💙💙

  • @ahmedaydid983
    @ahmedaydid983 Год назад

    Horu fadh ma dublamaasigaa mise waa baasaboor kasta ee Somaliyeed noo cadee

  • @HomedecorwithSusu
    @HomedecorwithSusu 2 года назад +13

    The only true news I’m listening 👏

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @axmedjibriil2083
    @axmedjibriil2083 2 года назад +1

    MACNA MALEH PASSPORTKA QIIMAYNTA UU HELAY WAAYO HADUU DIB UDHAC KU IMANAYAA MAR HADII XASAN DHIIQO HOGAANKA INOO QABTAY.

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 2 года назад +4

    Aniga waxan qaba koley somali qaad ma joojineyso awalba qaadku Ethiopia ayuu ka iman jirey badalkiisana Somalia waxba uma dhoofin jirin mantana kenia sidas awgeed qaadka wax lagu badasho oo macquul ah hala yimadan dowlada somala kenia kaligeed iney inaga macaashto doqonimo tii ugu weyneyd weye

  • @awnuuxdheeg2961
    @awnuuxdheeg2961 2 года назад

    Asc waan uga mahadcelinayaa hora fadhi media warbixinaha ay daabacdo wararka xaqiiqada k
    usalaysan waxaan sigaara uga mahadcelinayaa sawirad wanaagsan ee uu kabixiyo dhulkeena hooyo iyo kadaba taga wararka xun eelaga bixin jiray dhulkeena

  • @wizzbadawi
    @wizzbadawi 2 года назад +2

    Af Carabiga inlaga tirtiro ayaa ila fiican .Yaa ilaqaba fikirkas asxaabey✊🏿 !

    • @ummushueb1548
      @ummushueb1548 2 года назад +1

      Aniga...waya somalida badankod af carabiga manaqano

    • @mohamedjamaomar8058
      @mohamedjamaomar8058 2 года назад

      Lax ayaa tahay waayo luuqada carabiga waa luuqada 2aad ee dalka somaliya

    • @ummushueb1548
      @ummushueb1548 2 года назад +1

      @@mohamedjamaomar8058 luuqada labada hadey tahe wayo Somalida u aqonin..briyfad carabiga lagu Barto hata lamahelo

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +3

    HORUFADHI TV 🎤✔️👍

  • @somali7851
    @somali7851 2 года назад +1

    War baahinta somaliga kaliya ee aan dhagaysto

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 года назад

    Mashaa alaah baasaboorkeena wuuguuleystay

  • @abdallaboy7248
    @abdallaboy7248 2 года назад

    Mahadsanid zxb kuma arag suxufiyiinta somalia sidado kle wadni u ah horey usoco zxb

  • @raageguled8214
    @raageguled8214 2 года назад

    ok hadan qaato pasabor somali norway wan tagi karaa maahoo

  • @zoro-juroo
    @zoro-juroo 2 года назад

    3:05

  • @ummushueb1548
    @ummushueb1548 2 года назад

    Mashaallah wa waar farxaleh basborki Somali qimihisa kor ukace

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 года назад +1

    Hadaan shacabkii soomaaliyeed nahay rabi baan uga dacwoonay Madaxwayne Hassan Sh.oo ogolaaday maandooriyaha Qaadka oo Kenya ka faaiiday 4 000000$ Afar bari gudeheed, meesha muwaadiniintii Soomaaliyeed dawlada Madaxwayne Hassan Sh. Beesha caalamka u Tuugsanayso.
    Aad baan uga xomahay in ay saas dhacdo.
    Amiiro from Oslo/Norway

  • @aamiinaxmed5008
    @aamiinaxmed5008 2 года назад

    Hiiyadaa dalkeenii was waar waxan dal maaha ee inaga dareeriya

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 2 года назад

    Wa guul taasi Masha allah unasohoyatay dadka somaaliyeed

  • @mohammedawil4750
    @mohammedawil4750 2 года назад

    Masha allah horufadhi waxad wadan barnamijyo mihim u ah dalkena iyo shacabkisaba gulaysta sxbayaal

  • @keyseibrahim4902
    @keyseibrahim4902 2 года назад +1

    Tahriib hada le uu bilaaw yahay😂😂🤣👋

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 года назад

    Mansha allah, allaha inoo barakeeyo dalkeena 💖

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if 2 года назад

    Hambaalyo passport Ka SOMALIA guul

  • @modelnairobi6198
    @modelnairobi6198 2 года назад +1

    M.a. 🇸🇴 somalia 🇸🇴 ♥ ❤

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 2 года назад +2

    Ma sha Allah we making progress everyday...

  • @amiinabdirahman2724
    @amiinabdirahman2724 Год назад

    Congo visa miya lagu gala

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 2 года назад +3

    m.a waxad u qalantan somali oo dhan in ay idin taageerto ra,yigeyga hadi la i dhihi laha hal tv somali odhan subscrabe saara ku dheh waxan dhihi laha horufadhi media group sarta oo dhageysta wadaniyin guuleysta hana niyad jabina waligiin intii dhibic dhiiga idinku jirto 💝👍🤝💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @raageguled8214
    @raageguled8214 2 года назад

    m.a

  • @safiyamuse5952
    @safiyamuse5952 2 года назад +1

    Asc Xaasha walaal waxaan kaa sugaynaa wararkubaxa luuqada carabiga

  • @kaahoxajiyusuf3611
    @kaahoxajiyusuf3611 2 года назад +1

    Passportka somaliga in viso la'aan wadamada lagu tago wa wax wanaagsan laakin maxa lagu badashay wa in la iswaydiiyaa

  • @abdihakimcade9023
    @abdihakimcade9023 Год назад

    Congratulations aniga ayaa ka qaadanaya dalka talyaaniga awood badan buu leeyahay waxaan qaadan donaa Roma Italy caasimada talyaaniga

  • @kabiila1147
    @kabiila1147 2 года назад

    Masha allah

  • @nastehoabdi9912
    @nastehoabdi9912 2 года назад

    Mansh Allah

  • @adoniyaya7307
    @adoniyaya7307 2 года назад

    Dhanka Raila aya Somali badan kujirto o weliba gacanta midhig Raila waxa waye nin Somali o rer Mandera Northern Eastern Junet Mohamed. Lkn Adan Duale okaleto Somali da Kenya kuma jiro wa nin adhag o wax tar badan runty. Qeyrka Allah xanawafijiyo aniga maago Team Baba

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 года назад

    ASC HURUFADHI TV.VIVA

  • @khalidabdi9902
    @khalidabdi9902 2 года назад

    Thanks horufadhi media

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 года назад +2

    Balanta dumujadiid waa Somalia oo isdiidan aduunkana diidan balantu waa lixbilood ayaan la deg degin

    • @gacaliye5114
      @gacaliye5114 Год назад

      Cuqdadii kuqaaday kuma dhigto dhurwaayoow

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 2 года назад +1

    Afhayeenka America wayboqatay, Taiwn iyago cidamadi shinuhu arkaya kadegtay halkas.

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 2 года назад

    Maasha allaah

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 года назад

    Visa = Fasaxa Dal kugalka

  • @adan5209
    @adan5209 2 года назад +1

    🇸🇴🇸🇴✅💪

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 2 года назад

    qofki ugu horeyay comentiga iyo dawashada

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 года назад

    Manshaallaah

  • @abdallahb8646
    @abdallahb8646 2 года назад

    Codka waa Eber xaashi walal

  • @hagarabdi5241
    @hagarabdi5241 2 года назад

    Adan Bare ducale waa qaacin
    Wuxuu saxiixay sharci lagu baneystay hantida iyo nafaha Somaalida iyo weliba muslimiinta

  • @somali7851
    @somali7851 2 года назад

    33wadan ayaa aqbalaya waana kaalinta 109aad

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 2 года назад

    First

  • @ahmedjamac7764
    @ahmedjamac7764 2 года назад

    Haashi muqaalku waa bilaa cod

  • @zumarqurux7051
    @zumarqurux7051 2 года назад

    Maxey ugu caawin waayeen walalaaha somaliyeed ee abaartuku habsatay marka qaad eey ku iibsanayan show ma AHA dad garashabeelay

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 2 года назад +2

    Congratulations to Somalia passports for the world 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @khadermire
    @khadermire 2 года назад

    way boqatay baa wariye

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 2 года назад

    Waar waa khatar wadamada visa free ga ahi

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 2 года назад

    iga gaarsii

  • @yazmindaqare7707
    @yazmindaqare7707 2 года назад +1

    Asc basaborka soomaliya dowladaha aqoonsaday waxay dhiiri gelinayan xumaha iyo faaxishada illaahey mabnuucay ee nalooguqoray madama aynaan lahayn madax,leh damiir wadaninimo iyo mid diineed wayo waxay aqbaleen in loogu qoro waxan kuqornayn kuwa taageera faaxishada (jandar) taasina waa ayan daro ay noo horseeden dhaman kuwa isku sheega inay madax yihiin haba ugu daraadeen (labada aqal)

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 года назад

    War cod majirto

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 года назад

    Tuugaan qaainu wadanka ah iska dheereeya reer somaali kenyeey,waad ogtihiin waxuu ku someey wadanka somaliya

  • @dnjdjdjdj1167
    @dnjdjdjdj1167 2 года назад +1

    🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️❤️

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 года назад

    Masar waa walaaleheen waxa eyna ku aftirsadaan aabbeheen N..ismaaciil

    • @zaakeden
      @zaakeden 2 года назад +2

      Walalaha hdey yihin mxey kaga hiiliyiin hda kahor mrki xududka lasamenaye Ethiopia ula safatay

    • @ahmedjamac7764
      @ahmedjamac7764 2 года назад

      Waadku wll la,dahay

    • @abdullahihassan1263
      @abdullahihassan1263 2 года назад

      @@zaakeden hadeerabaan Arintaas qalad ha Ahaato lkn muhiimadu waa in uu ilaahey naladhaliyay

    • @abdullahihassan1263
      @abdullahihassan1263 2 года назад

      @@zaakeden Ayaga weediii

    • @zaakeden
      @zaakeden 2 года назад

      @@abdullahihassan1263 Diinta kaliya idiin walalesay mahe waxba niyada haku dhisan ina Masari kadhalatay war xita isku DNA matihin

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 года назад

    Ducaale waa beenaale soomaalida Dan uu uhayo majiraan lkn riyale doing waa cadaw umada soomaaliyeed ayleedahah

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 2 года назад

    Cod ma leh bro

    • @musekanaan628
      @musekanaan628 2 года назад

      Aaniga waan malayayee maxaa dhaceey ADIGA

  • @ahmedsiyad3993
    @ahmedsiyad3993 2 года назад

    Ethopia qadkedi kama hadali jirine maxa ku tusay kan Kenya

    • @dayax1411
      @dayax1411 2 года назад

      Ka ethopia kaluun ayay ku badalata

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 2 года назад

      Ka Kenya ma nana baad siisatey 🍭🍬❓

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад

    passporka SOMALIA Cid aqoonsan MAJIRTO FAKE NEWS

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад +1

    Kenya will survive by accepting Somalilad as separate independent State exercising it's Sovereignty retrospective from 26 June 1960

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 2 года назад +1

      if dhulbahante ,warsangeli, gadabursi recognized you as you are izaaq repuplic its just dream.,somalia is a great country ,kenya is nothing for us as you think.

    • @adoniyaya7307
      @adoniyaya7307 2 года назад

      @@wadefreeman7340 hhhhh

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 2 года назад

      afsomaali malihid miyaa afkaaga hooyo ku hadal fadlan

  • @maxameddacarxusen670
    @maxameddacarxusen670 2 года назад

    Waxaa lahubaa in uding aanan khayr laga rajaynayn walow aanay waxba isdhaamin haddana wilyam ayaad moodaa inuu sojidasho leeyahay

  • @abdukadirhassan5073
    @abdukadirhassan5073 2 года назад

    Codkii meyey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад

    passporka SOMALIA India Asagoo FAKE LAGU sameeyaa Dunida WAA diidey waayo Africa oo dhan baa sidata FAKE SOMALIA 32sano AYEY MOORYAAN dhiigyocab KU habsatey

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 года назад +1

    Stop misleading, nothing changed about the passport index since 2018! You are reading 2018 stuff. Bait usage is not nice

  • @abdulahimaxamuudfaarax5385
    @abdulahimaxamuudfaarax5385 2 года назад

    Yaa adiga kaa been badan wadaniyadd aan afka dhaafsiisnayn hanoo wadin

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 года назад +1

    Allah haku sahlo maal iyo owlaad subscribe ii saar🤲🥺🙏

  • @awnuuxdheeg2961
    @awnuuxdheeg2961 2 года назад

    Asc waan uga mahadcelinayaa hora fadhi media warbixinaha ay daabacdo wararka xaqiiqada k
    usalaysan waxaan sigaara uga mahadcelinayaa sawirad wanaagsan ee uu kabixiyo dhulkeena hooyo iyo kadaba taga wararka xun eelaga bixin jiray dhulkeena