Explore Somalia with Said Fadhaye
Explore Somalia with Said Fadhaye
  • Видео 83
  • Просмотров 1 423 075
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
This documentary follows @KOKOBULLE-it5so a popular Somali RUclipsr, as she returns to Mogadishu after many years abroad. Through her vibrant personality and fresh perspective, we will see Mogadishu not just as a city recovering from hardship, but as one that is growing, thriving, and full of beauty and culture.
The film captures Koko’s emotional homecoming and her journey to rediscover Mogadishu’s modern transformation, cultural revival, and youthful energy.
Viewers will experience Mogadishu through Koko’s eyes as she visits key places, from the iconic Lido Beach to the bustling Xamarweyne market, Yasmin Foundation, Nimow dessert, and experiences traditional Somali Qaaci music at a farm in...
Просмотров: 153 346

Видео

DALXIISKII LA’ISKU ARKAY EE EYL
Просмотров 14 тыс.21 час назад
DALXIISKII LA’ISKU ARKAY EE EYL
SIDEE LAGU TAGAA EYL?
Просмотров 32 тыс.14 дней назад
Muuqaalkaan waa Safar dheer aan u galnay Garoowe ilaa Degmada EYL. Waxaan u mahadcelinayaa Wasaaradda Warfaafinta oo nagu casuuntay Safarkaan, Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa shirkadda dalxiiska ee Dalmar Plus iyo dhammaan dhalinyaradda nala safartay.
Dalkeenna Sidaan Maxaa u diiday?
Просмотров 4 тыс.21 день назад
Arboretum: #somalia MAXAA U DIIDAY?
SOMALIA: Ma laga faa’iideystaa WABIYADA?
Просмотров 6 тыс.28 дней назад
SOMALIA: Ma laga faa’iideystaa WABIYADA?
XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!
Просмотров 26 тыс.Месяц назад
RUKIA BULLE OO AH WERIYE KA TIRSAN NTV KENYA AYAAN MARKEEDI U HOREYSAY KUSOO DHAWAYNAY XAMAR. MAXAY KU ARAGTAY? FIKIRKEEDANA MA ISBEDELAY? BAL DAAWO
MARAAKIIB SHISHEEYE OO DAGAAL XOOGGAN KU HAAYA KALLUMAYSATADA.
Просмотров 25 тыс.Месяц назад
Eyl, a small town on the northeastern coast of Somalia, is home to generations of fishermen. For centuries, these waters have provided a livelihood for the people of Eyl, sustaining families and fueling the local economy. But today, the fishermen of Eyl face challenges that threaten their very existence. Illegal fishing by foreign vessels has depleted the fish stocks, leaving local fishermen st...
MAXAA KA JIRA #BAARDHEERE?
Просмотров 12 тыс.Месяц назад
Waxaan booqday magaaladii #Baardheere oo BUUNDADDII duntay fatahaaddii wabiga awgeed. Waxaan BOOQDAY Buundada, Suuqa, iyo Goobaha dhalinyarada. #BAARDHERE #SOMALIA Igala soco Instagram saidfadhaye Igala soco facebook saidfadhaye Mahdsanidiin
Sababta loo sameeyey ‘MARKABKA’ BAARDHEERE!
Просмотров 19 тыс.2 месяца назад
Sababta loo sameeyey ‘MARKABKA’ BAARDHEERE!
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
Просмотров 38 тыс.2 месяца назад
#travel #somalia #BARAAWE #africa
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
Просмотров 97 тыс.2 месяца назад
Waxaan safar ku tagnay Baraawe Somalia, Waxbadan ayaan soo aragnay dad qiimo baddanna waan soo barannay. Daawo Qaybta Koowaad ee Safarkeennii Baraawe
QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
Просмотров 39 тыс.3 месяца назад
QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
Просмотров 41 тыс.3 месяца назад
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
Просмотров 26 тыс.4 месяца назад
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee #Somalia?
Просмотров 17 тыс.4 месяца назад
Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee #Somalia?
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
Просмотров 35 тыс.4 месяца назад
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
XAMAR: Ma laga maarmay dalxiiska saxaraha Dubai?
Просмотров 13 тыс.4 месяца назад
XAMAR: Ma laga maarmay dalxiiska saxaraha Dubai?
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
Просмотров 36 тыс.5 месяцев назад
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
Просмотров 85 тыс.5 месяцев назад
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
LONDON VLOG - Top 5 Places To Visit!
Просмотров 13 тыс.6 месяцев назад
LONDON VLOG - Top 5 Places To Visit!
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
Просмотров 71 тыс.6 месяцев назад
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
Doha Vlog: The best places to visit!
Просмотров 9 тыс.6 месяцев назад
Doha Vlog: The best places to visit!
SOMALIA | Iskool Bolisiyo - ‘Goob Stresska U Fiican’
Просмотров 17 тыс.7 месяцев назад
SOMALIA | Iskool Bolisiyo - ‘Goob Stresska U Fiican’
SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
Просмотров 19 тыс.7 месяцев назад
SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
FUUMA - Waan La Yaabay!
Просмотров 18 тыс.7 месяцев назад
FUUMA - Waan La Yaabay!
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
Просмотров 26 тыс.7 месяцев назад
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
Safarkayagii Laascaanood
Просмотров 30 тыс.8 месяцев назад
Safarkayagii Laascaanood
Ibraahim oo ka mid ah dhallinta Soomaliyeed ayaa aad ula dhacay quruxda degmada EYL.
Просмотров 2,8 тыс.8 месяцев назад
Ibraahim oo ka mid ah dhallinta Soomaliyeed ayaa aad ula dhacay quruxda degmada EYL.
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
Просмотров 54 тыс.8 месяцев назад
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.
Просмотров 34 тыс.8 месяцев назад
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.

Комментарии

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 3 минуты назад

    ❤❤❤😢😢😢

  • @bakarali5086
    @bakarali5086 12 минут назад

    13:37 vedio marker caaafi maaaha

  • @Ramliina8886
    @Ramliina8886 19 минут назад

    Vedio ka qurux badan waligay madaawan ❤ I love it wlhi 😊

  • @foosfiyoore382
    @foosfiyoore382 Час назад

    Ku raxeyso hooyo Dalkada

  • @ladanahmadadan977
    @ladanahmadadan977 Час назад

    inaba cadi mhan m.a muqdishow kukecliya ❤

  • @haajihazzan9715
    @haajihazzan9715 Час назад

    Team Kooko Ninkan Ma hadda Aragteen Malaha

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze Час назад

    The editor is me , i technically get this a 3400$ ain't gonne lie you guys love you so much am i now a millionaire.

  • @qayzqalpih3668
    @qayzqalpih3668 2 часа назад

    Amazing 👏

  • @foosfiyoore382
    @foosfiyoore382 2 часа назад

    Maasha Allaah guuleyso hooyo

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq 2 часа назад

    Runtii waa gabar aad u qalbi wanaagsan waxa yaab leh halka ay booqashadeeda ka biloowday waa wax xitaa aysan ku fikirin wasiirada dowlada ka tirsan angu gabadhan ma aqaan balse mustaqbalkeeda iyo fikirkeedu waa mid sare. Horey u soco abti..❤❤

  • @abdifitahaidarus90
    @abdifitahaidarus90 2 часа назад

    Chanelkan subscribe la’aan inan dhaafo wey ii cuntami weysay adna hadhaafin si xirfadlahan aan kor ugu qaadno

  • @abdixaliim
    @abdixaliim 3 часа назад

    koko english ma taqaano lkin this is what i mean ayee taqnaa!

  • @kalinekaly7351
    @kalinekaly7351 4 часа назад

    Koko goormaad ku noqonaya saa malaysi❤❤❤❤❤ abaayo😊😂😂

  • @osmanaden6682
    @osmanaden6682 4 часа назад

    Cododka Kooko waxaa mooda in hal waqti la duubay waliba hal meel farsamada, Muuqaalada iyo aragtidaba waa cajiib masha allah

  • @RandamohamedRandamohamed
    @RandamohamedRandamohamed 4 часа назад

    Miss u wlhi somali yarbi anbad kadhig yallah

  • @Cabdisalanmaxamedganburi
    @Cabdisalanmaxamedganburi 4 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 4 часа назад

    Soomaaliya ha noolaato🇸🇴🍀☀️

  • @Hakim13547
    @Hakim13547 4 часа назад

    It’s amazing videos, thanks to the explorer

  • @DrsAychaElmi
    @DrsAychaElmi 4 часа назад

    Channelkan waligay ma arkin hadaa igu horayso koko darteed baa udaawanaa follow ayaana iri wiilka xirfadiisa ashqaraarka leh awgeed❤

  • @todayeventsmedia2005
    @todayeventsmedia2005 5 часов назад

    Haka shakin saciid fadhaaye

  • @drsnafis4838
    @drsnafis4838 5 часов назад

    Best camera man🫶

  • @khaalidahmedhusseine5216
    @khaalidahmedhusseine5216 5 часов назад

    i just wondering the videography absolutely epic

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 5 часов назад

    Good job Koko buule abaayo horay usoco ayaan kuleyahay ❤

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 5 часов назад

    Good job Koko buule abaayo horay usoco ayaan kuleyahay ❤

  • @iam.mohamed9133
    @iam.mohamed9133 5 часов назад

    muuqaalka hawl baa gashay , waxyaabaha ugu weyn ee aan ka faaiido @said Fadhaye waxaa kamid ah color gradinka iyo sound design ka ustaad waaku aaminsanahay

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 5 часов назад

    masha allah gamera manka waa top

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 6 часов назад

    masha allah zxb gacantaada wey fadhidaa kaliya music dhambe lee gaabi hadalka xogaa la maqlo

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 6 часов назад

    Koko waa gabadh yar oo ilhy ku manaystay talent,qurux,codkarnimo,aqoon,aragtiwanaag,iyo weliba naxariia masha allahy isha aadanaha ilhy haka haayo wll koko bulle❤ runtii markaan arkay waxaaan soo xasuusta hodan naaleye ilhv iyadana ha uraxmado😢 Sido kale said fadhaye wll ilhy gacantaada hakuu barakeeyo aad ban ugu xiranahay videoyada aadka uquruxda badan aad noso gudbiso❤gacan dahab horey usoco boowe❤noso badi videoyada nocano kale ah ❤ i will hope inad malin uun sawir iga qaadi doontid❤ From puntland specially growe❤

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 6 часов назад

    Qaraxaasa caloosha na jaray ano xitaa waligay arag muqdisho ilaahaw dhibka ka saar siiba xeebta liido cabsi cabsi

  • @aaakhaaja
    @aaakhaaja 6 часов назад

    ❤❤❤

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 6 часов назад

    Desert 🏜️ danbo Dacas la’aan yaan lagu socon masas ayaa Bacaadka ku jiro uu ka mid yahay Marsoobax iyo masaska dhulka dagan Take car anigaa ku sirmay laakiin dadka meesha deggan ayaa ii sheegay.

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 6 часов назад

    What camera man way u fadhida😊

  • @SuldaanCrahmaan-c4d
    @SuldaanCrahmaan-c4d 6 часов назад

    From Koko bulle🤭🫡

  • @MoHamed77Dek
    @MoHamed77Dek 7 часов назад

    From koko bulle

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 7 часов назад

    Best videographer in Somalia 🇸🇴 said fadheye cinematic video 🎉👍

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh 7 часов назад

    Somalia my second country from Djibouti 🇩🇯

  • @idilhaji3265
    @idilhaji3265 7 часов назад

    Cameraman Top waaye wlhi 100/100

  • @maxamedmusehassan2079
    @maxamedmusehassan2079 7 часов назад

    Yarka Said Fadhaye Camero man waa dhaafay wlh 🤴🏾🙆‍♂️🙀🔥🫡

  • @maanshiilmedia
    @maanshiilmedia 7 часов назад

    Very interesting video 😢

  • @Iqro-v6v
    @Iqro-v6v 8 часов назад

    M,a qurux badana ❤

  • @ZihamMuze
    @ZihamMuze 8 часов назад

    Abaayolambarkaadi isheeg

  • @deqomuhumed4662
    @deqomuhumed4662 8 часов назад

    kooko ayan ogeen

  • @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t
    @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t 8 часов назад

    Masha Allah tabarakalaah Allah dalkeena nabad hainoga dhigo

  • @qamarGeelow
    @qamarGeelow 8 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @xaliimomaxmade8682
    @xaliimomaxmade8682 8 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 8 часов назад

    105k ka daawaday Maad wiilka subscribe u saartaan. Beautiful video ❤❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 8 часов назад

    M a Cameraman wax kle waaye blse wuxu Ilaawey Inuu English Muaalka Meel oga soo qoro

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 8 часов назад

    Videographer 10/10

  • @mos1954
    @mos1954 8 часов назад

    I like your channel bro Manshallah Somaliya Ha israacdo, Qabyaalada Hadhacdo!!!

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef 9 часов назад

    Subscribed 🎉