SAFARKEENNII BAYDHABO & KOKO BULLE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 135

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 2 дня назад +50

    Koko bulle ilhy wuxuu ku manaystay hibooyin badan ay ka mid tahay kalsooni,talented,codkarnimo,qurux,aqoon,naxariis,aragti wanaag, iyo kuwa kalo badan runtii aad bay udagthy in qof dhalinyaro ah intaas dhan isku helo ilahow sida aduunka looga jecelyhy aakhirana looga jeclaada❤isha aadanahan ilhy hakaa hayo wlal mcn❤

  • @todayeventsmedia2005
    @todayeventsmedia2005 2 дня назад +40

    This man deserves 100M subscribers, what a video he did🎉

  • @AmiirVlogss
    @AmiirVlogss 2 дня назад +9

    Reer baydhabo janaay waa dad iska shaqaysto oo qabiil iyo qudhunkan somalida inteeda kale ku faafay aan wali ku faafin waa meel hormar iyo dad shaqaysta ay joogaan Mansha allah from laascaanod

  • @NuurtoCukaash
    @NuurtoCukaash День назад +17

    From baydhabo jinaay guulayso wll sida quruxda badan waqtigaga aad u galisay muqaalka waa kaaga mahad celinaynaa😮😊

  • @yaxyedaacad2022
    @yaxyedaacad2022 2 дня назад +14

    Somaliyey Chanelkan An ilashano Garsinana inta Qof an nahy Wuxuna u qalma sida quruxda bdn ee Quruxda dalkena uso bandhigo ina ku dhira galino Sxp wad mahadsan thy millions jer ❤

  • @aduuniyoakhiro6649
    @aduuniyoakhiro6649 3 часа назад +1

    Masha allah❤

  • @CawaleKoronto
    @CawaleKoronto 2 дня назад +24

    Cajiib, Waxaad samaysay wax aan horey loo sameyn❤

  • @IfraaxMaxamed-u8h
    @IfraaxMaxamed-u8h День назад +4

    Baydhabo janaay magaaladaan ku dhashtey waxaan illaha uga bariyaa hormar wacan

    • @ZeeraaZeeraa
      @ZeeraaZeeraa День назад +3

      Aamin aba baydhabo hadaa imaado maisodhweyhe😂

    • @IfraaxMaxamed-u8h
      @IfraaxMaxamed-u8h День назад +2

      @@ZeeraaZeeraa haa waa ku soo dhoweynaa insha Allah lkn hada mogdisho Ayaan joogaa

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack 2 дня назад +8

    Cajiib wllhi waa muqaal duubihii ugu wanaagsan ee aan arko runtii sxb aad baad u mahadsanthy ❤

  • @MahamadSheegHassing
    @MahamadSheegHassing День назад +1

    Thanks brother 🙏
    Tani waa magaaleyda Baydhabo Magaaladeydii oo aan ku dhashay kuna barbaaray Kuna noolahay
    Wileygeyna magaalo kale aan ka aadin.Wllhi waad dadaashey aad iyo aad ayaad u mahadsantahay.

  • @Tasmaking
    @Tasmaking День назад +6

    Mash Allah Gawar waxbaratay waa bulsho wax baratay❤

  • @Najm152.
    @Najm152. День назад +4

    Mid kamida meelaha aan rajeenayo mustaqbalka mar un
    waan tagi donaa Baydhabo JanaY Inshallah 😴❤

  • @candiqanimaxamed4022
    @candiqanimaxamed4022 2 дня назад +10

    Nio qabka waxa u dubteyey the best weyan whi muqalakakaga waa la firsan kar mashallah weyan kaliya muqalka yre dhere keep going brother

  • @abdikarimfiidow9125
    @abdikarimfiidow9125 День назад +9

    Walalken Said Fadhaye waxuu naga mudanyahay waan wada ognahaye 1 M subscriber aan gaarsiino Soomaalaay.

  • @Bidhaan123
    @Bidhaan123 2 дня назад +3

    This man is a legend wlh muqalka adoo rabo buu kaa dhamanaya waaad ku raxeysanaysa masha allah support him guys ❤

  • @cabdullaahimohamedkheirsal6888
    @cabdullaahimohamedkheirsal6888 День назад +6

    Sa’id fadhaye
    Sxp gacantaada allaha kuu barakeeyo
    Videogan wan kaa haayaa
    Marar badan noosoo laabo
    Si aan u aragno quruxda deegaankeena
    Adiga ayaana na tusi kara
    Mahadsanid bro
    Hadhowaaw mar kale 🫡😍

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 2 дня назад +9

    Farxad bay ii ahayd inan qofkii kowaad noqday anigoo muda dhan sugaynaa❤

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 2 дня назад +6

    Woow Mashallah thé is super video ilike from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇

  • @hsm940
    @hsm940 День назад +1

    As someone who`s never been back home, im living through your videos 🥰

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 2 дня назад +7

    Best flim maker said fadhaye

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 2 дня назад +2

    omg walahi sxp muuqalka dubista iyo editingka codka backgroundka musiga aad bey isku match gareynayaa
    hats off to you keep going

  • @Saaqeysid
    @Saaqeysid 2 дня назад +2

    Said sxb taagerashada ka mid ahay waana jeclahay qaabka quruxda badan ee usoo duubtid nooguna soo gudbisid hal mid ayaan rabi lahaa inaa kugu daro wax wayna ma ahan just qofka mar walbo hadlaayo magaciisa ku hoos qor hadee macquul tahay mahadsanid sxb 🙌🙏🏽

  • @OmarMahad-gb6hg
    @OmarMahad-gb6hg День назад +1

    said fadhaye walaalle gacantaada alle hakuu barakeeyo sida quruxda wadanka usoo bandhigaydid aaba waxlooqaato lahayn

  • @samirahassan9978
    @samirahassan9978 2 дня назад +9

    Masha’Allah❤️

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d День назад +1

    Welcome soo dhawaada Beydhabo noorkiin ay ku noortay 🤗🇸🇴🇸🇴

  • @demhamohamed
    @demhamohamed 2 дня назад +1

    Amazing video and amazing team, Said, Osama, and Koko. I like the nature; it's so adorable. Baydhabo Jannaay, I'll visit you one day, Inshaa Allaah.

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden День назад +7

    100k bishan inaad gaadho wye bro kabadna waad uqalntaa

  • @naciimocabdiwalimaxamed177
    @naciimocabdiwalimaxamed177 День назад +2

    M.a quruxda iyo nimcada tala dalkena ilahay Hana tuso

  • @xaatifpoi748
    @xaatifpoi748 2 дня назад +1

    Mashallah Explore said fadhaye mahadsanid ❤

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale День назад +2

    Gacma dahabow in badan mahadsanid muqaladada Wan kuxiranahe

  • @abdinaasirmansor3766
    @abdinaasirmansor3766 2 дня назад +3

    10 daqiiqo oo ka qiimo badan 100 daqiiqo ayan soo daawaday, mahadsaniid saaxiib.

  • @awilabdirahmanjama
    @awilabdirahmanjama День назад

    Wllhi video gan intuu socday dhoola cadeyn ayaan kudhameystay farxadaasna waxaa iga keenay inaan arko Magaalo somaaliyed oo sidan u dhisan una qurux badan dhalinyaradeedina kudamaashaadayaan, what a beatifull city Baydhabo is!

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 День назад +1

    wlhi ninkan gacantiisa wey fadhidaa masha allah

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 2 дня назад +1

    muqalkan intan umaqalmo somalaay waa ka jiiftan vedioyowgan its so amazing

  • @xamdixalane767
    @xamdixalane767 День назад

    ماشاءاللہ cajiib koko dalkeen wad najecleysiisay saa id ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaanaMuqtaar-zj4lj
    @MaanaMuqtaar-zj4lj 2 дня назад

    Masha allah Baydhabo Janaay waa meel Aad u qurux badan 🩸❤️‍🩹🫶

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 2 дня назад +2

    Ninkan muqal duubihi ugu cajibsana een arko walahi

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa День назад

    Mashaa'Allaah. Gacantaadu aad bay u fadhisaa, Sawirqaade Saciid.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 День назад

    msha alaah hooyooyin xirfgad leh salad samaysanaya wa wax wanagsan adna wajaga mahad celin sxb sida noola wadagtay

  • @NimcoMahamud-sl2px
    @NimcoMahamud-sl2px День назад

    Maansha Allah, allahuma barik wallaal waxaa tahey muuqaal sameeye xirfadiisu sareyso. Laakiin muuqaalo badan aan soo gelin bartiisa please soo badi muuqaalada sidan u quruxda badan ee faa,idadana leh

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 2 дня назад

    Cajiib waaye wllhi video waqti galey qurux badan this deserves 100M subscribers ♥️ good job 👏 👍 👌 quruxda wadanka noo soo bandhig i.a

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 День назад

    Mashlh reer baydhabo guulaysta idimka alle🎉❤

  • @AmiirVlogss
    @AmiirVlogss 2 дня назад

    Baydhabo jano waa meel qurux badan Mansha allah walaalayaal ilaahay hormar balaadhan iyo nabad haydin siiyo dalkeena nimcaa fadhida wllhi

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 дня назад +3

    Baydhabo .
    Insha Allah maalin ayaan tagi

  • @isakoficial
    @isakoficial 21 час назад

    Msha allah❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 День назад +2

    Baydhabo waligy mntagin ljn wn jeclhy mar un aan tgo isha baydhbo

  • @mohamedcabdi7209
    @mohamedcabdi7209 День назад

    Vedio waxabadan laga shaqemeyy . Xogo la aruunshay. Keep going bro.

  • @AbdifatahAbdullahiAli-j5g
    @AbdifatahAbdullahiAli-j5g День назад

    Walhi waxan dhixi karaa waa best region in Somali ❤

  • @qaasimchannel
    @qaasimchannel 2 дня назад

    Masha.allah said muuqaal Qurux badan aya ka diyarisen Baidoa janaay keep going my freind's❤❤

  • @RayanHassan-ee7ph
    @RayanHassan-ee7ph 2 дня назад +2

    Kooooooooko illahay hakuhafido❤❤❤❤❤

  • @samirahassan3392
    @samirahassan3392 День назад

    Masha Allah baydhabo waa meel qurux bdn

  • @Yousufhalane-pc8jk
    @Yousufhalane-pc8jk 2 дня назад

    Videogan aad baa loogu farayareestay so amazing wllhi 👏

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 2 дня назад

    Best Video Making said fadhaye❤❤❤thanks

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 2 дня назад

    Mash Allah video Qurux badan iyo Golda voice🎉❤❤

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 2 дня назад +1

    Beydhabo waa magaala labaad ee aan u jeclahay dhulka Somaalido degto❤❤❤

  • @AbdiMaxamed-o3r
    @AbdiMaxamed-o3r 2 дня назад

    Mahadsanid said fadhaye

  • @filsancadey1625
    @filsancadey1625 День назад

    inshallah one day beydhabo janny

  • @mustafahulbale7612
    @mustafahulbale7612 2 дня назад

    Mahadsanidiin dhamantina so dhowada wllyal sxbyaal.

  • @rufaciyatv1096
    @rufaciyatv1096 День назад +1

    Next baraawe ❤❤

  • @NurtoAliAhmed
    @NurtoAliAhmed День назад

    Mashaa Allah wllky guuleysoy

  • @MsArlaadi
    @MsArlaadi День назад

    Mashallah my city❤❤

  • @مريماسحاق-ث7ص
    @مريماسحاق-ث7ص 2 дня назад

    Thank's ina adeer from baydhabo janay ❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 2 дня назад

    Maasha Allah said video tayo leh waaye🎉❤❤😮

  • @AbdullahiAbdulkadir-um8th
    @AbdullahiAbdulkadir-um8th 2 дня назад

    Wll said wllahi waxd u qalantaa wax kabdan wax had aad haysatO
    Wad ku mahdsantahy si hagar la'aanta ah aad usoo bandhigtei bilicdA magaaladeenA 😢🙏 GuuleisO sxip ✊️

  • @Emnkhalif
    @Emnkhalif 23 часа назад

    Amazing ⭐⭐⭐⭐⭐

  • @NasteexoAxmad-dd8dc
    @NasteexoAxmad-dd8dc 2 дня назад

    Masha Allaha video qurux badan ❤😊

  • @RayanHassan-ee7ph
    @RayanHassan-ee7ph 2 дня назад +3

    Koko❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanadam4216
    @abdirahmanadam4216 2 дня назад +1

    Baydhabo janay my home 🏡 💕 ❤

  • @NacimaN-rg8hv
    @NacimaN-rg8hv 2 дня назад

    Wow wa video ad qurux badan❤

  • @alinurabdirahin4077
    @alinurabdirahin4077 2 дня назад

    MAsha allah said sxp camera man gacantiisa fadhisa tahay

  • @awilfadheye3939
    @awilfadheye3939 2 дня назад

    Masha Allah Wllkei 100k Coming Soon 🎉

  • @srdstft1570
    @srdstft1570 День назад

    Masha alh

  • @AbdullahiKheireMohamed
    @AbdullahiKheireMohamed 2 дня назад

    Mr. Said well done bro ✅ 👍

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc День назад

    Thanks you mama

  • @DaahirSomalisacadiyocalisheehk
    @DaahirSomalisacadiyocalisheehk 2 дня назад

    Legend keep going 🙏 ❤

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 2 дня назад

    M.a vedio adating io magaladeyda qruxda bdn isku soo baxeen wllhi😢❤🎉

  • @AbdiMaxamed-o3r
    @AbdiMaxamed-o3r 2 дня назад

    Big bro nice video thanks ❤❤❤❤❤

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 2 дня назад

    Best edit and title ❤

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 2 дня назад +1

    10/10 film maker

  • @todayeventsmedia2005
    @todayeventsmedia2005 2 дня назад +3

    War cameraman-kaan xagee ka yimid

  • @xklihore3613
    @xklihore3613 2 дня назад

    Mashaaa ❤

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 2 дня назад

    M.a allah no barakeyo

  • @HamdiHasan-jr5qr
    @HamdiHasan-jr5qr День назад

    Koko abaayo moqdisho imaaw kabacdi schoolka daaru rahmaan imaaw😂😂😂❤

  • @m.nishow1283
    @m.nishow1283 2 дня назад

    War Muuqalka Asaba I fiirso ku dhahaayo woww

  • @AmranAbshir-fp7kn
    @AmranAbshir-fp7kn День назад

    Form koko 🎉❤

  • @nimcomoxamed2345
    @nimcomoxamed2345 2 дня назад

    Meshan Wllhi wa Qurux midhan❤

  • @munocadey4149
    @munocadey4149 День назад +1

    Koko❤❤❤🎉🎉

  • @AbdirisakMohamud-e2y
    @AbdirisakMohamud-e2y 2 дня назад

    What a vedio🔥

  • @JuuriHazan
    @JuuriHazan День назад

    Waxaaba iga gadan qaabka video loo diyaariyey❤

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 дня назад +2

    270km macquul maahee illayn muqdisho iyo baydhabo iskuma dhawa

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 дня назад

    Kokodena ❤

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 День назад

    ❤❤❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 2 дня назад

    Muqaalka, cod qabashada wax walba 💯

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o День назад

    Wllo rag an maxramkima ahayn ayad lasafraysan walalka rac marwalba talabad akhiro xasusnow insha alaah

    • @mohamudbullemohammed3932
      @mohamudbullemohammed3932 День назад

      Mahadsanid, laakiin waxa la socda labo wiil oo walaalahood ku Aabe iyo Hoyo ah

  • @Msswaaleyyy
    @Msswaaleyyy 2 дня назад +3

    Ileen koko waxee video yaasha dalxiiska usoo dhigin waa sababtaan war gabadha inaa views ku heshiin lee rabtiin miyaa video iyada inee iida xasuus ugu noqdaan wee inee RUclips keeda soo dhigataa reer baadinimada naga dhaafa😂😂

    • @Dawaalmedia
      @Dawaalmedia День назад

      Dhaxka xun wx haka fiirin wnaag ku fikir.koko.iyda shaqsi ahaantena wey so galisa blse yarkas sida arkayo waa dalxiisiyaa asga hormuud u ah ano mel wlba geyo iyda wey ku qanasantahy shaqdisa ayu wata yarkas qof wllka hormar smeyno hda aragtid ku dhira gali

    • @Msswaaleyyy
      @Msswaaleyyy День назад +1

      @@Dawaalmedia fikirke ayaa ka dhiibte koley

  • @filsancadeyinahooyo8978
    @filsancadeyinahooyo8978 2 дня назад

    Mahadsamid sxb

  • @HalimaAbdulahi-er2jr
    @HalimaAbdulahi-er2jr 2 дня назад

    ❤🎉🎉❤❤m .a nice video

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 2 дня назад

    Said 100k ayuu uqalmaa

  • @umuslm1157
    @umuslm1157 День назад

    Koko mesheda kufcned sidan 😅❤koko❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 День назад

    ALSHABAAB DADKA ISKA DAAYA 😢😢 HA IDINKA NOOLAADAAN