XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 85

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 месяца назад +26

    Waa dhawyahay ma aha ee waa dhawahay. I have lived in America for almost all my life-over 30 years-and I speak Somali better than most Somalis who live in Somalia and other parts of Africa. I’m really surprised, and I thank Allah and my parents who taught me Somali like a native. The sister is doing great; her Somali is really good, with just a few grammatical errors, which is okay.

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 4 месяца назад +4

      why are you not speaking it now.. stop bragging and respect people. She speaks three languages, her Somali is good.

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 4 месяца назад +3

      @@shantagees9425 I'm not bragging about anything-I speak four languages fluently. I just corrected the sister and mentioned that her Somali is good, with a few grammatical errors that need to be fixed. I don’t understand why Somalis become so defensive when you point out their mistakes. Yaan leesa sixin miyaa sheekadaada? UNBELIEVABLE

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 4 месяца назад +5

      @@HassanAliHassan1960 "I have lived in America for almost all my life-over 30 years-and I speak Somali better than most Somalis who live in Somalia".. now if that is not bragging...maybe you did not mean it but it came across as such. Somalis are all over the world so fragmented I respect when they try to do their best.

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 4 месяца назад +1

      hada jini maa u shegee marka waxaaas😂...meshaan somali leyba joogteee...af somali maa iskaga so qortid sxb hadiiba aad taqaanid😅

    • @yacqubmohamoud6838
      @yacqubmohamoud6838 4 месяца назад +1

      GABADHA KENYA AYEEY KU KORTAY WAA QURBA JOOG . WAX AAD KU DHAANTO MA JIRTO HADDII KALLE WAABA KUSOO QORI LAHAYD

  • @Zakbiochem
    @Zakbiochem 4 месяца назад +11

    dalka wu nugu filaanyahay walaalayaal. Aan is cafino, iyo aan isla shaqeyno sidaan sharafteena aan u soo celino inshallah.

  • @DuraanAli
    @DuraanAli 4 месяца назад +7

    Amazing, ilaahay wadanka nabad hanooga dhigo, qasab waa in lasoo booqdaa.

  • @cabdiraximburci4924
    @cabdiraximburci4924 4 месяца назад +2

    Masha allaah nin culus o waqtigisa giliyo inu so bandhigo quruxda dalkeyna hooyo 🙏❤

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 4 месяца назад +2

    Welcome to xamar weyne🎉

  • @MohaQuran1
    @MohaQuran1 4 месяца назад +2

    You are in a save hands Rukia welcome to Somalia❤❤

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 4 месяца назад +4

    Masha allah waa muuqaal qurux badan. Dalka alle hanoo nabadeeyo 🇸🇴❤

    • @SaidFadhaye_
      @SaidFadhaye_  4 месяца назад

      @@Ahmed_somali_6 amin, thanks!

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 4 месяца назад +1

    Mash allaah si wanaagsan ayaa usoo bandhigtay❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 месяца назад +6

    NO PLACE LIKE HOME 🇸🇴🫶

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 4 месяца назад

    Maasha alaah maasha Alaah ilaahey nabad how siyaadsho aamiin ilaahow

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 4 месяца назад +2

    Wellcom ruqiya 🇸🇴❤️

  • @Abdikarinomarali
    @Abdikarinomarali 4 месяца назад +1

    sister Ruqiyo. welcome your homeland Capital City Muqdisho .#Have fun and enjoy ⛵⛵🦈🦈☀️🎉

  • @FarassMedia
    @FarassMedia 4 месяца назад

    Amazing ❤My Beautiful Capital Moqdisho ❤

  • @faybul6456
    @faybul6456 4 месяца назад +3

    macalin editingka especially colour gradingka waa fadhiya m.a keep going

  • @idmanyahye7243
    @idmanyahye7243 4 месяца назад

    Welcome ruqiya ❤ am journalists i love her ❤🎉

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 4 месяца назад

    ماشاء الله

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 4 месяца назад +1

    anoo magaalka joogaa liido uxiisaa ....liido meel aan lawada heysan❤ war qurbo joogow wadanka waa isbadelee kaalay💯

  • @abdihassan3756
    @abdihassan3756 4 месяца назад +1

    Masha allah ilaah amarkiis markaan muuqaalada Siciid daawado waxaan isku qanciyaa dalkii waa nabad waayo dhinaca wanaagsan buu soo bandhigaa mar walba

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 месяца назад

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @abdullahiahmed2805
    @abdullahiahmed2805 4 месяца назад

    Mashallah

  • @MohaAkVlogs
    @MohaAkVlogs 4 месяца назад

    Best RUclipsr tahay wlh Sacidow Chanlkada Mamudna wx kayar 1M iyo kabadan

  • @Ai.stories-r2t
    @Ai.stories-r2t 4 месяца назад

    Walakeey mansha Allah

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 4 месяца назад +1

    Mansha.allah 🇸🇴 dal waan haysanaa lkn dowlada iyo madaxda ayaan u fakarin sida ay dadban rabi lahaayeen inkasto duruufuha jira aysan yarayn

  • @Allamtaratrue
    @Allamtaratrue 4 месяца назад

    I love my beautiful capital Somalia ❤

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 4 месяца назад +1

    Wow I love it

  • @mowliidmaxamuud873
    @mowliidmaxamuud873 4 месяца назад

    Waa ku mahadsantahay muuqaalkan❤🎉

  • @hamdihassan3846
    @hamdihassan3846 4 месяца назад +1

    Welcome Rukiya ❤

  • @Jamale.03
    @Jamale.03 4 месяца назад

    Barnamij fican Aw Saciid for Ruqiya of NTV. Lakin aaway sea going gear, life jacket . It's a must to wear it.

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 4 месяца назад

    A;LCAASIMAH 😍😍😍🥰🥰🥰

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 4 месяца назад

    I dnt know why I am crying it is not like it is forbidden to go back home but circumstances and uncertainty makes me feel bad for myself

  • @KhalidCosta4
    @KhalidCosta4 4 месяца назад +1

    Channel maledahay iyada platform yadeeda so raaci maanta noogu horeeso

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 4 месяца назад +2

    Dalka waxaa looga maqanyahey cadaalad daro ,markii soomaali arimaheeda u tashato oo beesha caalamka ka xorowdo waa ina kan lkn inta kale dhalanteedka lagu jiro .no way.

  • @ismailabdirahinshali321
    @ismailabdirahinshali321 4 месяца назад

    when you live in abroad You feal the value of your country 😭 When Some one says to you This is my country 😢

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 4 месяца назад

    nice

  • @AbdulkadirHusseinMohamed-q9e
    @AbdulkadirHusseinMohamed-q9e 4 месяца назад

    Ilaa xeebta jaziiro geey zxp

  • @sacdiyafaantool3865
    @sacdiyafaantool3865 4 месяца назад

  • @MaxamedAmiin-e4l
    @MaxamedAmiin-e4l 4 месяца назад

    Ada iscajabind

  • @MaxamedAmiin-e4l
    @MaxamedAmiin-e4l 4 месяца назад

    Badiya mad kaimatay

  • @EngNaardiid
    @EngNaardiid 4 месяца назад

    Arch of Umberto mid la dhihi jiray Umberto Zanotti Bianco aa lo dhisay

  • @abdiabdi4694
    @abdiabdi4694 4 месяца назад

    Noolow

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 4 месяца назад

    M a

  • @GUULSO250
    @GUULSO250 4 месяца назад +1

    Nio muqaalkagu waa fadhiyaa fadhaye camerad nooce ah adeegsataa

  • @Zachodin-c1l
    @Zachodin-c1l 4 месяца назад

    Nabad maha gabartan darood hawiye wey dilayeen

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 3 месяца назад

    Maxaa dhacay kulahaa xamar in la isku dubtay war uma heyso😂

  • @apdullahiali364
    @apdullahiali364 4 месяца назад +1

    Be nice n respectful to people during your stay. Somalis are great people n friendly. They talk a lot joke a lot. Don't be stupid to put on your Sujuwi attitude when you around them. I'm in Shakal. A very small town. If you come pay us a visit once? You will be so in love with it. It's much cleaner n beautiful and people are nice... Mar qura naso booqo.

    • @Sam00729
      @Sam00729 2 месяца назад +1

      Where is shakal? Sorry but it’s my first hearing😮

  • @fdama
    @fdama 4 месяца назад

    Why not fix the damaged buildings? Still looks like Hiroshima. What is taking so long?

  • @sali3492
    @sali3492 4 месяца назад +1

    Saciidoow gabartaan yaysan kaa baxsan. Hadaba qabso, oo bixinta meherkeeda ka feker

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 4 месяца назад +1

    Cay diid iyo cali mah di. Baa saa ka dhigey. Siyaad barre saas ayuu u qur xi yey

  • @muraad243
    @muraad243 4 месяца назад

    Xamar intii Damujadiid Mafia imaaden Wey Qudhuntey 😏
    The most Failed Government Somalia ever had 👎

    • @FY-Editzz
      @FY-Editzz 4 месяца назад

      MA ITOOBIYAAN AYAAD TAHAY WALAAL? XAMAR WAA CAASIMADA UMADA SOOMAALIYEED

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt 4 месяца назад +1

      Xamar mar ay ka qurux badantahay kana amni badantahay maanta majirto Alxamdulillah. Allah ayaa noo keenay Madaxwayne iyo Raisulwasaare ka shaqeeya nabada dadkooda dhabna katahay horumarinta umadooda MashaAllah. Allah ayaa nagawaday teamkii igu sawirka iyo Propaganda CBBda dowladnimada mooday. Thanks President Hasan Sheikh Moahamud and our beloved Prime Minister Hamza Abdi Bare. May Allah protect and guide you InshaAllah

    • @Suuban11
      @Suuban11 4 месяца назад +2

      Oromo urtooy ma maseertay💀

    • @muraad243
      @muraad243 4 месяца назад

      @@Suuban11 Uu waayo Tuugta damujadiid lama mucridi karo miyaa !? 😂

    • @muraad243
      @muraad243 4 месяца назад

      @@jamaalaxmed-eo6yt Dhakha dhakh looma baahna Xasan waa Hawiyo Ama Ha Dhuusow ama ha Xaaro ani waa wataa miyaa Sheekadado 😂

  • @Duubyare
    @Duubyare 4 месяца назад

    😍