Ilaahow Billionaire iga dhig si aan wadankeyga udhiso aamin insha Allah Meeshaas Hotel, water parking weyn iyo anchor doomaha ee kuso xirtan ayan usameen lahaa iyo wax yaabo kale iyo meelo badn kale oo wadank3yga ku yaalo ❤
Mashallah you're one of the small content creator who are showing the beauty of our homeland somalia 🇸🇴🇸🇴❤ keep updating the world the classic land Allah has blessed us Alhamdülillah ❤🇸🇴❤️
xeebaha ugu qurux badan somalia waxy kuyaalaan puntland masha allah
Xaqiiqo. Masha Allah
Waa runtaa 💯 🏝️ 🇸🇴 💙
Amazing wallahi puntland waaba Maldivesta africa alle nabada iyo xasiloonida hau siyaadiyo😮❤
Ilaahow Billionaire iga dhig si aan wadankeyga udhiso aamin insha Allah
Meeshaas Hotel, water parking weyn iyo anchor doomaha ee kuso xirtan ayan usameen lahaa iyo wax yaabo kale iyo meelo badn kale oo wadank3yga ku yaalo ❤
Shaqayso wll alle barina ku dar I.a
@mukhtarhassan4964 insha Allah wall Aamin
Putland M.allah dhulka somalida ugu qurxon bay haystaan hadana ma soo gudbiyan ma dupan ilike wllhi intay kooko duptay iyo saciid fadhaye markaan arkayban yabay❤M.allah
Way duuban in badan adan arkin wll waliba io meelo ka qurxan o o gold bari ku taal 😊
@asiajamal8326 youtubero canay lahayn
@@ASRAAbdi-px4nixaji dirir soo daawo odey
@rashkaviproyal1425 hye wll
Quruxda Puntland YouTubaro badan baa soo duuba oo uu kamid yahay Cawaale Koronto oo runtii farsamo sare kusoo bandhiga quruxda Somalia gaar ahaan Puntland.
Masha allh ❤❤❤❤❤❤❤
Sareediyo iyo Barwaaqo
From Mogadishu ❤❤❤❤
Reer Puntland
Mashallh waa meel qyrux badan❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍👍
Maasha Allaah. WADANKEENA. Nimcaa taala
Ilaahey Usiyaadiyo. Nimcaa
Koko famely kubaashaala❤❤❤
Mashallah you're one of the small content creator who are showing the beauty of our homeland somalia 🇸🇴🇸🇴❤ keep updating the world the classic land Allah has blessed us Alhamdülillah ❤🇸🇴❤️
Putland wa mesha Somalia ugu quruxda badan ❤
Masha Allah 🎉mareero
Mashallah ❤🇸🇴
Amazing video Fadhaye. Well done. 👏
Ku raaxaystah dhulkii udugah🇸🇱❤️🩹
Even if I don't understand the language has a Kenyan , somalia has the best beautiful Beaches I would love to visit one day God willing
Absolutely stunning scenery
Dalxiis sharftiisa waa Koko
Msha allah koko adna wax soo dhig caajiska naga daa wallo
Masha Allah dhul Udug Puntland bal eegga 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Masha alah waa qurux badan tahay ilahow no dhowr dhulkena
M.a allaha noo siyaadiyo nimcada taal dhulkeena ❤
Koko into imow waxaan daganahay xaafadaha biyo kulule abaayo mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Ilahow wadankenaa naa jeclesi oo nabad nogaa dhig ❤
Masha allh.
Masha allaah ❤
ماشاءاللہ الحَمْدُ ِلله❤❤❤
Mr fadhaye Wlh gacantada wa fadhisa guleso sxp
Videography is stunning❤️
Wanderful said fadhiye greating you from the uk sxb inan dalka imado rabaa just to see that beautiful view😍
Said muqaladada video ahaan waa top laakiin codka si ayey wax uga qaldanyihiin Kowther markee hadleyso codkeeda saxda maaha waxba ka qaldan
Enhanced laga dhigy
@@Hagepodcast-h6t Enhancing ka wuka badiye qof sanka kudhagay isla markaana hadlayo cml noqday codka hhhh
@@Hamzah-7-w6d it's called voiceover and it's well done how he edited. Absolutely beautiful.
What a video 🎉❤
Masha Allah
Mnsha Allah wlhi wa video qurux bdn why aad usoo yareesen wll
Yaa salaam
What A Video Thank You Bro
The best videographer ❤
InshAllah Anita wanntiga Somalia ✌🏽🇸🇴
Machallah koko ISO beautiful 🎉❤
So beautiful, I want to visit!! I wish there was a resort ❤️
First view and the first comment
Home sweet home bosaso ❤marero beach ⛱️⛱️⛱️
Masha Allah ❤❤
Mansha allah
🎉🎉🎉🎉
Welcome dhulka uduga sister
Awesome feature 🔥
Masha allaah koko waxad nabartay dhul quruxbadan
Wooow mnshllh
M.a said ninka dhulka nabaray mahadsanid wllo
Masha Allah somalia it because place
Yartu bilic lahayd ❤❤
Hope inaa mar udalxiis tago such places❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wooooooow
👌👌
Amazing
Mashallah ❤❤❤❤
M.a❤
Wow 🎉
M.a wllo qimo badan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wow m.a
❤
Koko shimee imane Malaysia 🇲🇾 way dahday inbadan maqantahe
From koko
Camerada wax kle sxb magaceeed
Siicid waxay 3 daqiqo bro
🎉🎉🎉❤❤😢😮😮😮
Ninka kali aha muuqalkiisa ku tashtay
Hadan bank dhaco ama... igasoo raadiya meelahan oo kale
Waxan ka codsan laha dadka youtubers dalxisayasha ah inay somalia no duban quruxdeda sababto ah waligay is ma oran meshaan ba somalia kutala
Koko plz barawe no imaw
Mid ree butlaand oo iwareejo malaga heleen
Dhantada Yaa qaday 😂
Waa Cali dhaanto... kolay wd taqaanaa ninkaas..😊
Koko
I will forever hate Garowe. Anywhere else’s in puntland can be a better capital. EYL and Bosaso are 2 good candidates for capitals
Don't say that. Garoowe needs city vibe and we need to build that.
@Said Fadhaye my Boy from Eastleigh send me message we catchup. I love watching your vedios showing the Beauty of Motherland. May Allah sw bless you
Mansha Allah
Koko