"Habar-Jecloy wax baa idinka buuxa ee Alle ha idin caafiyo".Ganacsade Jabuutaawi oo Afka Furtay...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024

Комментарии • 15

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 15 дней назад +3

    MaashaAllah noolow Jabuutaawi ❤❤❤

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 15 дней назад +1

    Mashallah guulayso

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 16 дней назад +2

    Balaayada aad u yeedhaneyso Alle wuu kuu keenikaraa.

  • @OmarHerer
    @OmarHerer 16 дней назад +1

    Reerka ka xishoo habar jeclo waa gob

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 15 дней назад +2

    Xaaji jabuutawi 😂😂

  • @KaydKayse-zr8tl
    @KaydKayse-zr8tl 9 дней назад

    Alla colada ha inaga so afjar0 aanin

  • @Umo580
    @Umo580 14 дней назад

    JUBUTAAWI JOOGI IDOOR NAXARIIS TAAD USHEGESO ??

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 16 дней назад +1

    Hj waa somaliland somaliland wa hj guuul adeto imika ayu daagal kuu caadi uu bilaabmi doona isaaq naa uu is raaci maar kii hassan guled allah haa unaxariste ziyad iyo mikiste aye djibouti kuu kuulmeen ayu haalkan kii ficiil isku badalaye maantana tiimiid uu eeg aya soocoota oo waata djibouti nacaabki iyo cadow kii somaliland iskuku imidaye insha allah guuul reer sheikh isxaaq from awal Djibouti

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 9 дней назад

      Maamulkii Siilaanyo Xitaa idinkoo Gudubiirsay , Ciise iyo Isaaqoo Dhan Ayaad Dagaalkii Kalshaale kabaha Ka Cararteen . Weliba Dhulbahantaha Reer Hawd oo kaliya ayay ahaayeen.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 9 дней назад

    Laandheeraysana

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 16 дней назад

    Somaliland baa dhisray laakin walimaydumin

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 16 дней назад

    Waar islaama waar hj adaa dalbaday, markaad tiri hj dhul baad iga haysataa, ee iyadoo nabad loo yaal aad hj kusoo duushay ee tiri hj hub mahaysato ee aad bakhlaysay cari hj ayaanu qabsanaynaa ,allaa faan weynaa waar miyaan arladaba rag joogin , bal iminka maxaa kusoo kicieyey, reer dheg dheer, afkaaga kajeedi hj

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 16 дней назад

    Ay beenale ah faysal waad cuntay wana lagaajaridona kkkk lascanod baa duntay kkkk

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 16 дней назад

    Talada dhulbahante adiga ma go'aamisid, Firdhiye garaado ayaa u jooga markaa inaad iska aamusto ayaa kuu fiican.

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 16 дней назад

    Beentii Aduunka🤮🤮🤮