Reer burco oo lawaydiiyey sheeg qabiilka somali ugu geesisan,,,maxay kujababeen??

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024
  • muqaalkan wuxuu kusalaysayahay Reer burco oo lawey diiyey, sheeg qabiilka somali ugu geesisan. maxay dheheen ??
    ,,please subscribe dheh channelka 🙏
    • sidee ayeey u arkaan R...
    • Reer owdal oo laweydiy... • Dabdamiska oo xalay ca...

Комментарии • 217

  • @faaste
    @faaste  14 дней назад +4

    Please like sar muqaalka ❤subscribe ✅️

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 9 дней назад +1

      Landhera yasha somalida xoreystey wa oromo nagu fana anaga qaadka ibarnay kuliginba lahaystayalbad notihine😂

  • @fadma638
    @fadma638 12 дней назад +17

    Ruuxii ilah ka baqo ayaa geesi ah❤

  • @BellaH-s5g
    @BellaH-s5g 4 дня назад +4

    Allah ninkani run badanaa Somali somali kale dilay geesi mahan waa doqon damiir lawe ah walaalkey baan dilay waa doqonniimo darajo laan

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 11 дней назад +9

    ان أكرمكم عند الله اتقاكم

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 14 дней назад +10

    Joojiya xumaanta 🛑 subxaanallaah ❓

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p 14 дней назад +9

    habargidir

  • @CumarCalinur
    @CumarCalinur 14 дней назад +11

    hawiye

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 13 дней назад +6

    iSaaq....Habargidir

  • @Gracias2024
    @Gracias2024 9 дней назад +3

    Dadka lama xaqiri
    Ogadeen❤ ugu gesisan
    Sababtana waxa weye somalia iyaga dayr u ah
    Kenya iyo Ethiopia ba
    Labadaba haday isdhahan somalia ku duul waxay ka cabsanayan shacabkaas dhexdaga iney ku kacaan
    Sidoo kale ay waayaan dhulka ay haystaan
    I'm from Muqdisho
    Haisdhihin qabilkeda ah wlhi mahi ogaaden
    Lkin runta iyo sidan maskaxdayda ka cabiray

  • @missafrica75
    @missafrica75 14 дней назад +7

    DHULOOS
    DHULOOS
    DHULOOS

  • @SICIIDTAB
    @SICIIDTAB 14 дней назад +11

    Waa Isaaq

    • @faaste
      @faaste  14 дней назад

      Sababta raaci❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад +1

      uraaye maadoo youtube ah oo soo geliyaad sidaa u hadlaysaa qabyaala dayste dadkoo dhami qabiilay ku soo qoreen maxay kuu dhibtay isaaq waa run isaaq baa ugu geesisan waa ragii dagaalkii 77 itobiya la galay waa ragii dawladii Afrika ugu adkayd ee ugu hub iyo ciidan badnayd jebiyay ee Soomaaliya Aflahaarna sababay inuu musqul Afrika ah ku bakhtiyo markii ciidan kiisii la hameeyay iyo hubkiisii Waa isaaq geesiyada Soomaalidu waa isaaq Aftahanka Soomaalidu waa isaaq taajirka Soomaalidu waa isaaq ilbaxda Soomaalidu waa isaaq nasbka soomaalidu waa isaaq laandheeraa soomaalidu waa isqaal amwaanada soomaalidu waa isaaq Abayaasha tacliintu yuusuf xaaji Adan iyo maxamuud Amed cali

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 13 дней назад

      ​@@user-sz7sn2rv9rManshaAllh ruun gesinimada iyo waxaad sheegtoo dhaan waa waxa lagu cunaayo

    • @faaste
      @faaste  11 дней назад

      ​@@user-sz7sn2rv9r
      Guul isaaq🎉 ok

    • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
      @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 дня назад +1

      @@faasteaun jaale siyad ma Somali dhan ba jabisay mise idoor Somali dhan ba jabisay idoor dhulbahante oo keliya ba ka adag dowladeni kacaanka October Somali oo dhan ba riday

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q 13 дней назад +2

    💃💃💃🇸🇴🇸🇴💪💪💪🦁🦁 may Allah bless Hassan president of Somalia 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 guul muqdisho 🇸🇴💪🦁

  • @kevindebruyne1735
    @kevindebruyne1735 14 дней назад +4

    Habar gidir aya ugu gesisan

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 14 дней назад +7

    Asc mashallh Habo haabargidir

    • @faaste
      @faaste  14 дней назад

      Sabab😂

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 10 дней назад

      Adigaba wada ogatahay lakin hada dad kale ayay guursaden waxa ficana mahayn

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 13 дней назад +3

    iSaaq...

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 14 дней назад +4

    Isaaq❤❤❤

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 9 дней назад +2

    Somalia qabiil geesiya ma qabto waayo ayaga dhaxdooda lee islaayo mana kala adko

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 10 дней назад +2

    Maasha Allah somali wayn baa ugu geesisan

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 6 дней назад +1

    Ninkaas ayaa si fiican uga jawaabay waa somalia oo dhan burcaana ka mida waa somali reer laa ilaaha ilallah waana Somali oo dhan.

  • @user-xl8zs3ip2s
    @user-xl8zs3ip2s 14 дней назад +3

    Qabiilkaasi waa surre

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 14 дней назад +3

    Waa hsbargidir waexeyna waddsnka ka daafsceen Mareykan iuo huwantiisi iyo Itoobiya iyo kuwii soo hor kacay ee Soomaalida sheeganayey.

    • @june6206
      @june6206 8 дней назад

      Dhulkooda nabad haka dhigan mooryanimada ayey qadeene 😂😊

  • @user-ju2ee8cu1q
    @user-ju2ee8cu1q 4 дня назад +1

    Walaahi waa MAREXANIYE 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 14 дней назад +2

    WAXAA U GEESIYASAN HABAR JECLO.KULIGOOD WAAHUBAYSANYIHIIN

    • @faizam523
      @faizam523 9 дней назад

      MA KUWII KABAHOODA GACMAHA KU SOO QAATEY, "WAX BAA BAALAHA IGA YAACAY" GEESINIMO KA DGEER. 😂😂😂😂😂

  • @AbdulkaderAli-wd9zc
    @AbdulkaderAli-wd9zc 9 дней назад +2

    Ogaadeen

  • @aliliban5343
    @aliliban5343 14 дней назад +2

    Ciise

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 9 дней назад +1

    Qabiilka ugu geesisan soomaali waa ka soomaali walaaleya ee dhibaatada soomaali dhex taal dhameeya oo isasoo hor fadhiisiya

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 дней назад +9

    Waa mareexaan

  • @KiinDahir-m7m
    @KiinDahir-m7m 14 дней назад +8

    Ogaden

  • @user-fc8kb8mv7v
    @user-fc8kb8mv7v 7 дней назад +2

    Masarre saransoor waxow ladhashay gaaljecel iyo dagoodiya iyo ciise

  • @DangaradIbrahim
    @DangaradIbrahim 5 дней назад

    Kkkkkk

  • @isno-r1y
    @isno-r1y 14 дней назад +3

    Daarod haksarina

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 13 дней назад +3

    Waa hgidir Waa geesiyo aan Gaban

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 14 дней назад +2

    Waa bìiqlayaasha ogadeen😊

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd 10 дней назад +2

    Ogaadeen waaruntiis cimrigiisba axmaarladagaalama

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 8 дней назад +1

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له ❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 8 дней назад +1

    Rerka somali ugu geesisani waa isaaq❤❤❤❤

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 13 дней назад +2

    QEEX GEESINIMO, wadaniyad, af iyo dal iyo dad yaqaan. Diin yaqan, cadawgii iyo gacalkii yaqaan. gaalo neceyb. islaam jecel.

  • @XasanAbdi-wt4yc
    @XasanAbdi-wt4yc 11 дней назад +1

    Waa raxwayn❤❤❤

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 8 дней назад +1

    Waruntii ogadeen mnsha Allaha❤xabashi daylayan 🎉

  • @u.j4515
    @u.j4515 10 дней назад +7

    Soomaali oo dhan baa geesiyiin ah😂😂😂

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o 3 дня назад +2

    Qabilka ciise ladhoho ayaa ugu geesisan wa'ayo cadowgiisu u ladagaalamo waligii la dagaalamo somaali maaha waa gaalada

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 9 дней назад +2

    Sidani waa dib usocodnimo . Fikir fiican curiya .

  • @KadirHoussein-nn8vl
    @KadirHoussein-nn8vl 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤Samaroon❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 12 дней назад

    Subxana Allah

  • @mohamedabdiwahaab3460
    @mohamedabdiwahaab3460 12 дней назад +2

    OG 🇬🇲

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 14 дней назад +2

    Geesiyiintu waa isaaqa

  • @user-pl5nk1nl7k
    @user-pl5nk1nl7k 13 дней назад +1

    Habr gigiir sacad siciid reer jalaf

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 8 дней назад +1

    Qabilka ugu gesisan waa hawiye yas 👍👍👍💯💯

    • @june6206
      @june6206 8 дней назад

      Maxa geesi deegan kuisa ililiyey I mooryanta ayad qadeen

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 8 дней назад

    Waxa geesi ah dadka inta ugu lalah ka cabsiga badan meel walbay joogaan ee utartamaya janada uhalgamaya siday kugelilahayeen dadkana ugu yeera khayrka❤❤

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid 14 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 14 дней назад +1

      Darood waxa ogu geesisan wa mareexaan kkkkk waxa so raaco leylkase iyo dhulbahante

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 14 дней назад +2

    Waxaa ugu geesisan habargidir

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 дней назад +1

    Waa habar gidir from soomaaliland

  • @user-pl7vt8hw7i
    @user-pl7vt8hw7i 14 дней назад +1

    masara saransor power

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu День назад

    Somli horta waa wada gesi lkn geesinimada laguu sheegayo gurigagey kabilaabataa waa inaad dadkaga iyo daljaga difaacdaa oo nabad iyo caano kudabaashaa marka sadar muuqda su aal kadhan 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

  • @user-xl8zs3ip2s
    @user-xl8zs3ip2s 14 дней назад +1

    Qabiilkaasi waa reeryoonis

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 6 дней назад

    Waa 1) leelkase2) mareexan
    3) Xawaadle 4) dhulbante
    5) Habargidir.........

  • @user-fe6vk7od3v
    @user-fe6vk7od3v 6 дней назад

    Soomaaliya

  • @hawaabdulmohamed342
    @hawaabdulmohamed342 14 дней назад +1

    Rahweyn

    • @faaste
      @faaste  14 дней назад +1

      Yay laayeen😂

    • @faizam523
      @faizam523 9 дней назад +1

      ​@@faasteMa qof dad laayey baa geesinimo u taqaan?? That is WRONG man!

  • @SharifIbrahim-zb9wr
    @SharifIbrahim-zb9wr 4 дня назад

    Waa cormale geesiyaasha somalia

  • @abdisamadali-ub8vj
    @abdisamadali-ub8vj 14 дней назад +2

    Dadkaan waxey rabaan in ay Somalida is ku diraan lkin ma sameeyi karaan waxey rabaan in ay ku doodaan Somalida yaa ugeyseesen kadibna ay is dilaan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 14 дней назад +2

    Meel qaldan ayaad ka bilowdeen😮😮😮😮😮😮

  • @CabdisalaanNuur-wi5if
    @CabdisalaanNuur-wi5if 9 дней назад

    Wa raxwey

  • @user-xb6kd7ro8x
    @user-xb6kd7ro8x 8 дней назад

    Waa samaroon

  • @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
    @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 14 дней назад +1

    Reer yoonis gaalaad

  • @Giirenour
    @Giirenour 14 дней назад +1

    ciise.wayne.ayaa.ugu.geesisan

  • @museomer9306
    @museomer9306 День назад

    Su'aashu ma aha munaasib ,waan rieaayad

  • @mayalora1003
    @mayalora1003 9 дней назад

    Somali o dhaan🎉

  • @khadraahmed4017
    @khadraahmed4017 6 дней назад

    Waa qabiilkayga oo garxajisa

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 8 дней назад +1

    Uffffffff aqax somali wa sick

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 13 дней назад +3

    Waa mareexan hadii run lashego

  • @hochmoud9484
    @hochmoud9484 14 дней назад +6

    Waa mareexan sababtuna waxay laayeen doqmihii kalada jeclaa ee isaaq

  • @user-gg5vi1fo1o
    @user-gg5vi1fo1o 8 дней назад

    Dhulbahante

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 14 дней назад +2

    HABARJECLOY Muuse waa kaa waar Somaali waa Somaali waa isku af waa isku diin waa ehel waa isku mid wada Geesi ah.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад

      yaaku baray habarjeclooy muuse waakaa kkkkkkkkkkkkkkk ma muuse biixi baad mooday muuse faqsheey kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад

      Isku Af iyo isku dhaqan toona ma nihin reer burco way iska kaftamaan qaraaxo waxoodu iyo ciyaar ee dadka soomaali ugu geesisani waa isaaq anaa reer burco ah waanu kaftanaa

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 8 дней назад

    Waa dhulbahante sidee Isaaq u galeen maa Aragteen.

  • @khalidfarah
    @khalidfarah 3 дня назад

    Mareexaan

  • @CawilMuse-hh3ft
    @CawilMuse-hh3ft 14 дней назад +6

    Mareexaan waageesiyaal

  • @abubakarabdinor
    @abubakarabdinor День назад

    Ninka 750 km iyo labo dakadood awood ku haysta. Dalka 2 jeer madaxwayne iyo 2 jeer raysal noqday. Baa geesinimo sheegan kara

  • @myyga261
    @myyga261 6 дней назад

    Dhulbahante iyo leelkase

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 14 дней назад +1

    Jilibka ugu xayraansan ( fakhrisan ) ayaa ugu geesisan😂

  • @adulkadi8176
    @adulkadi8176 14 дней назад +6

    Mareexan waye

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 3 дня назад +2

    Isaaq baa ugu geesisan waa ku
    Wii dawlad dhan ladagaalamay ee ka xoreeyey dhulkoodii

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 17 часов назад

      Isaaq geesi maleh saa goojacade ku fashilmay ayagoo 33 sano dawlada beena sheeganayey 8/25/23 ayey ceeboobeen idoor geesi maleh saa Faysal cabdi bootaan baa laga hayaa jeelka laascanood 😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 17 часов назад

      400 km bey cararayeen goojacade ilaa oog oo cagaha biyo ka galeen 3500 waxaa maydkooda yaalaa ilaa hada goojacade iyo maraaga maxaa geesi uga dan muuse juudaan baa baday iney Habarjeclo ku dhamaday goojacade allaa kariim😂

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 14 дней назад +7

    IIDOOR AYAA UGU FULEYSAN INGIRIIS AYAA GUMEYSTAY HABARDIGIR WAA FULAY MAJEERTEEN AYAA GUMEYSTAY

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 14 дней назад +2

      Iidoor bas ugu geesisan oo ugu gubsan sababtuna waa ta kuu muuqata ee ay dadka kale liminta siinaya

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад +1

      @@HindaAbdulle-fl2jj walaahi isaaq baa ugu geesisan

  • @ibrahimaideed1529
    @ibrahimaideed1529 13 дней назад +5

    Somali-Somali kale diley ma’aha Geesi ee waa dhiig islaam qabe

  • @hiboabdullahi5350
    @hiboabdullahi5350 10 дней назад +2

    Masnsarre saransoorku maqabiilbaa jira bisinka soomaali wali wey dhalaneysaa kkkkk intii horaaba tabar loo la yhye naga daaya kuwa cusubee gacan kusameyska ah

    • @faaste
      @faaste  10 дней назад

      Waliaga mamaqal miya💔😁

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 13 дней назад +4

    Waa mariixaan

  • @user-gi3hf9co5e
    @user-gi3hf9co5e 12 дней назад

    Waa abgaal cisman

  • @ibrahimhassan431
    @ibrahimhassan431 9 дней назад

    Darwiish

  • @CabdiCabdulaahi-q6j
    @CabdiCabdulaahi-q6j 12 дней назад

    Soomali waawadageesiyaal❤

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 14 дней назад +5

    Waa run ogaaden geesinimo kagu gaari karo masha Allah ❤❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 9 дней назад +3

    Somaali xasan sheekh baa ugu geesidan DALXOREYE 💪💯

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 9 дней назад +1

      😂😂😂😂😂in tu xoreyay abayo

    • @fartunabukar9620
      @fartunabukar9620 9 дней назад

      Inta qabileysan lamahadlayo

  • @Maxamudibran
    @Maxamudibran 12 дней назад

    Waa runtii og

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me 12 дней назад +4

    Waa raxween

  • @user-hz2nh5ll7j
    @user-hz2nh5ll7j 13 дней назад

    waa kalunka

  • @XalwocaliYuusuf
    @XalwocaliYuusuf 7 дней назад

    Hg❤❤❤❤🎉🎉

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 14 дней назад +3

    Maashaa allaah mareexaan waa geesi task la Hibo waayo somali iyo Camaro iyo kenya ayaa is ugu tahay wanna ka adkasdeen mana aysan shibin waa nala dilay waxaana ka dhashay Axmed gurey iyo Maxamed siyaad iyo

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m 10 дней назад

    Habarjeclo

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 14 дней назад +6

    This is most ignorant people in somali society

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 8 дней назад

    Wlh wa hg tasa xaqiqa

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 11 дней назад +2

    Xawaadle ❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 10 дней назад

    Somali waa wada geesiyaal