Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika | The Gateway to the Horn of Africa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Lafo Goray, Jidka Loo Maro Cirifka u Shisheeya Afrika.
    Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji:
    Email: xaajidirir@gmail.com
    WhatsApp: +252612992882
    Follow me on Facebook
    xaajidirirka
    Subscribe | Share | Comment

Комментарии • 212

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 месяца назад +62

    Ninka gaadhigi ugu horeeyay mariyay waliba sidu sheegay wadada kaga shaqeeyay in loo iibiyo gaadhi cusub ninkaa .
    Yes we can . Fikir.

  • @greatsomalia4598
    @greatsomalia4598 2 месяца назад +15

    Waligay ma arag suxufi qaab noocaas ah wax u soo gudbiya allaah haku barakeeyo wll
    Codku waa kuuu fadhiya szb masha allaah

  • @mohamedpedri5424
    @mohamedpedri5424 2 месяца назад +17

    Gacantu guma go’do ustad kani muqal waa dhaafay✨🌟

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 2 месяца назад +16

    Asc somalia caalamka meelaha ugu dalxiiska wanaagsan waaye! Dalkii waa nalaga jeediyay dadkiina waa leysku diray qowmiyaat kale wey soo hayaamayaa anaguna waa sii hayaameynaa
    Allooooow sahal umuuraha. Qiyaamaha ayey Somali isku wareysan ayaan filaa, hadii uusan Alle faraj u furin

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 2 месяца назад +12

    Mnshllh Injineerka Allaha barakeeyo....rer Puntalanow deegankas iyo ninkas injiineerka ah ukaca.....keep going to the channel owner, I am watching u from Garissa kenya

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 месяца назад +22

    Mshlh dhulkan wa dhulki an kuso koray fagoolo , lafogoray’ raaf lo’aad, mayra ,& tohin malin un wan arkidona ayado lami ah wadadan inshlh gari an gacantayda kuwado wan marsin dooona🩵🤍💚🫡( wa dhul ka ugu Quruxda badan somalia guud ahaan wa bad io buuro io beero sida saynwayn, saynyar & ceelaas dhUl an aqan oo an kasojedo runti wa dhUl lagufani karO )
    From reer fannow🇸🇴🙇🏻

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 2 месяца назад +3

      Mustaqbalka hadey ii kala kacdo meeshaan baan degayaa insha Allah❤

    • @hanad6666
      @hanad6666 2 месяца назад +2

      @@Kurbo_gaming_x77inshlh prO wan izla dageyna🩵🤍💚🙇🏻

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 2 месяца назад +2

      @@hanad6666 insha Allah Wllkey

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 2 месяца назад +1

      Insha Allah an a waan rajeenya kar so arko

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 2 месяца назад +4

    Mashallah reer bari, unbelievable no engineering experience yet exceptional skills master surveyor Mr ali muuse.. serious brain

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 месяца назад +3

    Maansha Alaah Anigu Mj Baan Ahay Waxaana Aminsanahay Inaan Ka Sojeedo halka Insha Alaah Marbaan Idin So ZiyarNdona ❤

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP 2 месяца назад +23

    Xaajid Dirir Aad baan kuugu bogaadinayaa sida xirfadaysan eed usoo bandhingto goobaha taariikh, bilicda iyo mucjisooyinka rabaaniya xambaarsan ee laga helo dhulweynta somaliyeed. Waxan jeclaan lahaa inaad Muuqalada xigga ku booqoto Laas-geel, Buurta ugu dheer Somali ee Shimbiris (figta ugu dheer ee Surad madow) iyo waliba jaasirada sacaado diin.

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 2 месяца назад +10

    Very resilient and well organised community mashallah

  • @HamzaLaas
    @HamzaLaas 2 месяца назад +7

    Amazing work, I really admire your work, currently one of my favorite Somali documentary series

  • @mukhtarmohamud8633
    @mukhtarmohamud8633 15 дней назад +2

    Very professional documentary af soomaligiisa waayo waayo igu danbaysayna oo kale suxufi saas wa usheega

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 2 месяца назад +8

    Khibrad iyo wayo argnimo habka gudbinta maclumadka iyo xogaha the only lgend Xaaji DiriR🎉keep goin

  • @Axmedkhayre555
    @Axmedkhayre555 2 месяца назад +9

    Xaaji dirir heestiina wa ka daysay guul kuu rajeena sxb 1m I.a❤❤❤❤

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 2 месяца назад +7

    Mahadsanid wll xaaji dirir runti 1m baad uqalanta barnamijyo wax tarleh ba nala wadagta gulayso.

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 2 месяца назад +4

    Mansha Allah Xaaji Dirir warkiisu wacanaa

  • @AbdirizakAhmed-xh4ud
    @AbdirizakAhmed-xh4ud 2 месяца назад +7

    Mahad sanid xaaji dirir wariye aad u heer sareeya ❤

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 2 месяца назад +7

    Masah ALLAH injineerka ILAAHEY maskaxdiisa haa u daayo ❤

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 2 месяца назад +9

    Xaaji dirir meelo aan warbaahintu gaadhin ayaad gaadhaa runtii thanks

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 Месяц назад +2

    Haaji dirir legend with golden voice mansha Allah. You are a talent. Keep going.

  • @AlimohamedBile
    @AlimohamedBile 2 месяца назад +8

    Ilaahay s w t haiy qadaro jidkaan laami saaro insha allaah

  • @AbdirahmanMohumed-sj6uw
    @AbdirahmanMohumed-sj6uw 2 месяца назад +5

    Nin ku dayasho mudan xaaji daahir Allah ha ku xafido shp

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Месяц назад +2

    Mashalaah waligay man maqal wallaahi waa cajiib aad ayan ugufarxay soomaali maxamad wan idin salaamay daadihiyaha shukran wllo

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 2 месяца назад +5

    Masha Allah. Waan idinku Hambalyaynayaa isku tashiga aad samayseen. Wixii rag u kaco Rabina aqbalo waa rumoobaa.hakaa kasii wada don't give up.salan from Somaliland

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 месяца назад +4

    Waxaan ku talin lahaa hal sano dawladu haku shaqayso deegaankaan quruxda badan
    Madaxwaynaha ,golaha wasiirada , golaha baarlamaa ka
    garoowe
    Ha, iasaga soo guureen
    Dadkaan dadaalaya dani ha lajoogo mudo sanad ah
    Waayo somali aynu tusno
    Dhulkeena baaxada wayn
    Garoowana aynu kanasano
    Qayladeeda mudo sanad ah
    Harti meeluu joogo jeebka
    Gacanta ha galiyo
    Oo raascasayr ha udiro

  • @HaaruunKhasaaro
    @HaaruunKhasaaro 2 месяца назад +3

    Waa Muuqaal howl badan la geliyey, Xaaji Dirir saaxiib haka daalin soo gudbinta muuqaallada macnaha leh.

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 месяца назад +5

    NAT GEO WILD SOMALIA 🇸🇴 🤝👏
    MUQAL & TABIN SARE 💯✔️🤝👏

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 2 месяца назад +3

    Masha Allah waa dhul taariikh ahi ilaahy dadkeena ha mideeyo dhulkaasna inaa dhisano oo ilaashano allah noo kaso

  • @AminAbdiHiis
    @AminAbdiHiis 2 месяца назад +3

    Mahadsanid Wllo Xaaji Dirir

  • @Cirro-b5i
    @Cirro-b5i 2 месяца назад +4

    Xaaji dirir waan kula socdaa ugaas waan qiray in uusan jirin qof somali ah oo decomentries qiimahan xanbarsan soo gudbiyo.
    Aad baan gugu bogaadinayaa isku howlidaada wacan ,Guuleyso sxb👏👏👏

  • @Ahmed-maaniyo
    @Ahmed-maaniyo 2 месяца назад +3

    From Waaberi media mcha Allah runtii waa barnaamijkii iigu horeeyey aan ka Daawado Mcha Allah Horay U soco Brother .

  • @buraale134
    @buraale134 2 месяца назад +3

    Mashallah wa dhul qurux badan sobada kuwan iyo beeraha ba mahadsanid bro

  • @cwalicali9276
    @cwalicali9276 2 месяца назад +2

    Mahdsanid wariye

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 Месяц назад +2

    Allha ka Abaal mariyo gariga io kabadan ey u bahaan yihiin Allha u sahlo

  • @apdiqaniahmed8883
    @apdiqaniahmed8883 21 день назад +1

    Ninkaa ingereenka ah ha lagarab istaago ❤ gaadhina ha loo iibiyo

  • @QORAALMEDIA
    @QORAALMEDIA 2 месяца назад +4

    Xaaji dirir muqaaladaadu waa heer caalamai xiiso gaara na waaleeyihin dhaamn muqlaadad waan wada dawaday midba midka ka dambeya ka xiiso badn mashalh❤ waa inaan kgu daydaa sxp

  • @SaciidGarre3570
    @SaciidGarre3570 2 месяца назад +3

    👍MAHADSANID Xaaji Dirir Best documentary💯

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 2 месяца назад +5

    Subxaana Allah 🙈🥴 🙆‍♂️ umadaas wadada Haloodhiso , Dawlad ahaan iyo kuwo ilaahy wax udhiibayba

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 2 дня назад +1

    Tabaaraka-laah, Maasha-Allah, wll Xaaji dirir Waad ku mahadsan-tahay soo tebintaada aad & aadka u quruxda badan & Afsomaligaaga heerka sare ah, waxaan kale oo aan u Mahad-celinayaa Camera-Manka & dhammaan qof kasta oo teamkaaga ka mid ah..
    Noo soo badi sxb Muuqaaladan oo kale Dalkii ayaad na bartay aad baanna ugu farax-sanahay daawashada barnaamijyadaada..
    Mahadsanidiin wll..

  • @CabdulaahiMaxamedhirsi
    @CabdulaahiMaxamedhirsi 2 месяца назад +6

    Welcome back waxan rajey naa in video yada an naga so dahin haaji amazing wlhi you tube ka hada so galo bejkaga an so boqda ❤

  • @Yuusufmire-u6x
    @Yuusufmire-u6x Месяц назад +1

    i appreciating you this kind of producing vedios haaji dahir

  • @FarahMohamed-ll5uu
    @FarahMohamed-ll5uu 26 дней назад +1

    Xaji dirir am your number 1 fan from western kenya ❤❤❤❤❤

  • @CabdiCabdi-dw8qt
    @CabdiCabdi-dw8qt 2 месяца назад +3

    Wax fiican baad sameyseen Team Xaji Ditir wax kle oo badan waan niga sugeynaa m.a

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 2 месяца назад +3

    Ilaahow soomaaliya dib isugu celi ameeen

  • @mohanabshir7533
    @mohanabshir7533 2 месяца назад +4

    Xaji Dirir Chanel kaga wa dawady videoskisa lkn way igu filnan wayen anoo dhaman dawady video kujirh channelka mash allh brother xogo muhima noso gudbisay ilahy haku barakeeyoh dd

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 месяца назад +3

    War ninka odeyga gari halo gado gar ahan mal qabenada rer bari & dawlada puntland
    Dirir
    Mahadsanidiin

  • @diirshe884
    @diirshe884 2 месяца назад +2

    Masha ALLAH SHAQO FCN AYEY QABTEEN RUNTII

  • @ahmetcabdi52
    @ahmetcabdi52 2 месяца назад +3

    Keep going wlhie waxat tahay vloger ka ugu waNaaGsaN somaliaDaG 🦁🦁dhuLka hooyo inaaD na bartaaN jecLaaN LaHaa ❤

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 15 дней назад +2

    Wlhi ninkaasi waa halyay nin geedlab ah

  • @SafaSalaad
    @SafaSalaad 2 месяца назад +5

    Vidoe Yada sida uso gudbisid io sida u dubtid runti ma jiro youtuber ana suxafi kula mida ❤ pro keep going

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 2 месяца назад +4

    Dhiri galin ayad mudan thay xaaji dirir❤

  • @cayduruusfx9358
    @cayduruusfx9358 2 месяца назад +4

    Engeerkaas Daacda ah e alle horti wax ka rajaynaya 14 ka sanana ka shaqynay dantas guud ee an inyaroo xataa abaalkisi ah an helin , sheegayna in balamo hore looga baxy idina sidaa haka tagine muuqalkiisa iyo warkiisaba meel dheer gaarsiiya sidi wax uun bahidisa wax loga daboli lahaa falowgeeda gala .
    Aad bad u mahdsantiihi
    @Xaaji dirir

  • @cabdalaakram1201
    @cabdalaakram1201 2 месяца назад +3

    AL XAAJI DIRIR waaxa tahay mid kamida RUclipsrda aan sugo notificationkooda marka muqaal soo geliso

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 2 месяца назад +3

    dadku dadka waxyabaha mihimka soo gudbiya ma daneeyan waan layabay gulayso zxp😊

  • @abdalladeebani8145
    @abdalladeebani8145 2 месяца назад +2

    Gulayso xaaji dirir jaale soo badi muqadala kan oo kale ah kana hadlaya deeganka puntland si bulshadu u barato dhulkooda una badato is dhexgalka bulshadu

  • @somalia5019
    @somalia5019 2 месяца назад +5

    Xaaji waxaan codsanayna aniga iyo dad badani inaad sooduubtid halka ay iskaga darmaan 2da badood indian ocean iyo bada cas ee dalkeena

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 2 месяца назад +1

    Maashaa Allaah Allaah haka abaal mariyo dadaalkooda iyo howsha qiimaha leh ee ay qabteen

  • @Garaad-
    @Garaad- 2 месяца назад +3

    Masha allah dhulkeenna qurxoonaa ❤❤

  • @SOMALIshots
    @SOMALIshots 2 месяца назад +2

    Muqalada wa cajiib xaji dirir guleyso

  • @abdibobe1552
    @abdibobe1552 2 месяца назад +3

    Facebook ka soo daawaday RUclips kadaawaday
    Zxp waxaa kuu rajeenayaa hormar balaaran

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 месяца назад +4

    Aabahaan injineerka ah walaahi aad baan u jecleystey wanaagiisa ,waa in aabahaas baabuur iyo qalab iyo dad caawiya la siiyo oo wadooyinka hagaajintooda iyo bixintooda ka caawiya umada sheekh iyo shariifna caawiyaan wado ninkii dhisa waa sadaqa jaariyah,haloo sameeyo horumarinta wadooyinka dhaqaale maamulka iyo dadku iska kaashadaan dhulkaas quruxda badan ku dadaala reer puntlanoow.muqdisha.

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 месяца назад +3

    Jirkaa wax kadareemay walhi

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 месяца назад +3

    Walal Luuqadda Soomaaliga ahi Ilaahay Hodan Buu Kaagadhigay Markaasaad Cod Dahabi Ahna Rabbi Kusiiye. Sidda Cabdisalaan Herari Facebook, Tiktok Iyo RUclips Aad Adigu Leedahay Kusoo Bandhig Barnaamijadaadda. Masha Allah Tabaaraka'Allah. 😍😍😍😍

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  2 месяца назад +1

      Mahadsanid walala

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад

      @@XaajiDirirka Addaa Mudan.

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 месяца назад +2

    Fadlan jidka hala hagaajiyo waameel wanaagsan inshaallah

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 месяца назад +4

    Alle ha xafido dadkaa wadada waa raf

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 2 месяца назад +2

    Mashallah Allah ❤ our country it beautiful and our people are hard worker to make different things to things easily establish .

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 2 месяца назад +10

    Waxan ka helay qaabka muuqalada u sameyso. Waxa tahay qofka kaliye Soomali Youtuner ah oo qaab professional ah u duubo muuqaalada.

  • @Baariyowjunior
    @Baariyowjunior 2 месяца назад +1

    GUULESO WLLHI Hog Gudbiye sare m.a ❤

  • @fay6834
    @fay6834 2 месяца назад +1

    MaashaAllah in la isku tashto Ayaa fiican , inginerka waa nin loo baahan yahay ee garish hala siiyo

  • @abdirahmanibrahim1887
    @abdirahmanibrahim1887 2 месяца назад +1

    Mansha Allah.
    Fadlan ku wadda magaca Somaliyeed.
    (( I believe you find a very good support from All the Somali people, who their motherland has No strong government. viva great somalia ))
    أعتقد أنك تجد دعمًا جيدًا للغاية من جميع أفراد الشعب الصومالي، الذين لا توجد في وطنهم حكومة قوية. تحيا الصومال العظيمة.

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 2 месяца назад +1

    Mahadsanid Xaaji dirir.

  • @WalbaashJama
    @WalbaashJama 2 месяца назад +5

    war magaciin jirye Injineerka Gaari haloo gaddo

  • @CantarBaliile
    @CantarBaliile 2 месяца назад +1

    Mansha allaha waawado anbaarag manamaqale❤❤❤❤

  • @sucaadmaxamad1484
    @sucaadmaxamad1484 2 месяца назад +3

    sidii caadada ahayd, wa muqaal kaloo tayo sare leh, hamadsanid zxp

  • @NazrudinMohamed
    @NazrudinMohamed 2 месяца назад +1

    Amazing keeeP goinG prO halkeedad dhigteyyyy ❤

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 2 месяца назад +3

    Wlh warbixin Aysin tvyyadda Dalka Ugu weeyn aaaysan sameyn karin xaaaji dirir ❤ Hormal wacan 🎉

  • @jeydirir
    @jeydirir 2 месяца назад +1

    Mashalah youtuber wanagzn oo soo jedin wnagzn leh
    Horay usoco zxb inshalh😊❤

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 2 месяца назад +5

    muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali

  • @KhalidXaajii
    @KhalidXaajii 2 месяца назад +4

    MnchaAllah, Runtii Muuqaaladaada waan karahsadaa in ay iga dhamaadaan wlahi, 8m ee uu muuqaalkani yahay waxay ila ahayd 1m, hore u soco wll Alle haku sharfee

  • @mohamedaburaas4448
    @mohamedaburaas4448 2 месяца назад

    M.a hore u soco, anaguna waan ka faa'iideysanay cilmiga iyo waayo arabnimada aad soo bandhigto

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 месяца назад +2

    Dowlad caadil ah Allah usahlo oo wax gal ah Mar höre ayaa jidad waa ween laga jeexi lahaa

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 месяца назад +5

    Aniga oo reer somaliland ah waxaan ku faraxsan ahay dadkaasi waxay qabsadeen jid kaasi waxa uu u bahan yahay hal cagaf oo puklinine iyo hal caf oo shawel ah in dadkaa waxa la taro dadkan ayaa caawin u baahan

  • @baadwayneinstituteofmodern9375
    @baadwayneinstituteofmodern9375 2 месяца назад +2

    You deserve subscribe and more

  • @MohamudXarago
    @MohamudXarago 2 месяца назад +3

    Masha allh❤

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 2 месяца назад +3

    Muuqaal sharfan ❤

  • @abdifitahmotta8561
    @abdifitahmotta8561 2 месяца назад +2

    Amazing journey ❤

  • @ibrahimwarsame1090
    @ibrahimwarsame1090 2 месяца назад +5

    Muuqaal heer sare ah

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад +1

    Ilaah ha idiin kaalmeeyo.dowlad ma jirto

  • @AwilAbdirahman
    @AwilAbdirahman 2 месяца назад +3

    Ninkaas ha la maamuuso runtii cali naf hurnimo ayuu sameeyay.

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 2 месяца назад +3

    War niyohoow cajiibsanidaa❤

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid7367 2 месяца назад

    Muqaal cajiiba baad sogudbisey ninkaa somaliyey hala dhiirigeliyo isi uu meel dheer ugaaro somalina meel dheer ugaarsiiyo🙏taliye adigana horumar wcn baan ku rajaunayaa

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 2 месяца назад +2

    Mashallah zxp , inaan af somaliga kaa barto waye 😂

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 2 месяца назад +2

    Soomaaliyey aan tashano oo aan dhulkeena gobolba maalin dhisno❤

  • @MohanAbdi-l7q
    @MohanAbdi-l7q 2 месяца назад +2

    Big legend xaaji dirir

  • @abdullahisuldan9446
    @abdullahisuldan9446 2 месяца назад +2

    Landscape Videography is my favorite vision

  • @yuusufcabdi-vh4hl
    @yuusufcabdi-vh4hl Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @maxamedibraahim1386
    @maxamedibraahim1386 Месяц назад +1

    Alla hadar karnimadu iyo had heli ogida jecliyaa

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 2 месяца назад +10

    Heer Puntland maahi hadana runti waa kufarxaa markaan arko dhul somaliyeed oo ilaa xad dowladnimo kamuuqato.
    Caqabado waa jiraan hadana Puntland waa meelaha ugu nolosha wanaagsan dhulka somalida, dhanka amniga iyo isku xirka magaaloyinkana waaba ugu si horeeyaan.
    Waa tusaale fiican oo natusinaayo inaan wax badan qabsan karno hadaan somali nahay.

  • @DrMurzal
    @DrMurzal 2 месяца назад +5

    Wadada dowladu il goni ah ha ku eegto iyo dadka xogoda iyo caqligooda u huray.

  • @romeoofficial1011
    @romeoofficial1011 2 месяца назад +3

    wlhi uma qalantid intan wax ka badan bad u qalanta walal