Xildhibaan maxamed abiib oo Qado sharaf u sameeyay Ardayda Ree Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 188

  • @hamzayassin2515
    @hamzayassin2515 2 месяца назад +4

    Well done I’m proud of my people and today we are sending a clear message to all Somali people that Borama is your home

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад +11

    Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Laandheere, reer magaal, xadaari ah❤Runtii tani wxy cadaynaysaa farqiga udhexeeya dadka Reer Awdal iyo Somalida kale🙏Gobanimo🙏

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +21

    Masha Allah reer boorame WA gob gob dhashay ala yacizak

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 2 месяца назад +11

    Dadku waa mid waana idin jecelnahy anaguna from borama❤❤❤

  • @oamaer
    @oamaer 2 месяца назад +2

    Salaban sare Abiib , thank you! You are a great Somalia brother! I am following you all the way from Minneapolis and believe you are the only true leader in Somalia
    Let’s united our Somali people one more time and I will support you 100 percent
    Your brother from las anod somalia

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 2 месяца назад +15

    M.a Hogaamiye ku dayasho mudan xildhibaan maxamed abiib

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад +2

      @@faatimamarish5067 hhh waa fataal caadeqate.ah horgale🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 месяца назад +8

    Masha Allah xildhibaanku waa nin wanaagasan

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 2 месяца назад +32

    Reer hargeysa waxay dhahaan ninka soomaaliga ah waxaa naga xiga ninka amxaarka ah wakaa farqiga u dhexeeya hargeysa iyo boorame

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 месяца назад +4

      Waa xaga siyaasada maaha shacabaka Hargeysa ba wax baay ka bartaan Soomaali badani.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 месяца назад

      Ninkii amxaara rabaa heyska tago dhulkan waa dhul soomaaliyeed

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 месяца назад

      @@nadiamohammed5330 Axmaaradu meel kasta waay joogaan ma runta la sheego.

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 2 месяца назад +1

      Siilki hooyda somli nacasow nacasku dhalay nacal hooyda kuyal need

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 месяца назад

      @@GoojeCade Isaga u jawaab laakiin Hooyo lama caayo

  • @BisharoMohamed-n7z
    @BisharoMohamed-n7z 2 месяца назад

    Manshallah guulleysta somali damateda inshallah

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +11

    Guul iyo gobanimo maxamed abiib yuusuf

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 месяца назад +7

    Somaliya somali baa leh horay u socda ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🌺🇸🇴❤️💎🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴💎💎💎💎💎💎💎💎

    • @omarislamicchannel
      @omarislamicchannel 2 месяца назад +1

      Somaliya halkani maaha waa somaliland Hanaka xaasidin runta inad shegto

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 месяца назад +1

      @@omarislamicchannel waad riyoonaysaa waa somaliya

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 месяца назад +4

    Masha allah reer borame waa landhere mamus gobed ayeey uu sameyen ardayda noloda reeer borama from garowe 😅

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад +4

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu maxmed Abiib❤️♥️♥️♥️♥️ guuuuul 🌺🌺🌺♥️❤️❤️ butland 🎇🌺🎇🎇❤️❤️❤️

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 2 месяца назад +15

    Boorame waa magaalo soomaaliyeed oo aan soomaalida lagu soo dhaweeyo halka hargeysa burco iyo berbera lagu kala cararay

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 2 месяца назад +5

      Been baad daacday somalida bugta ayad tahay isaaq nin ka somali jecelma jiro

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 месяца назад

      Isaac itoobiya ayey walaalo yihiin oo soo dhweystaan lkn samaroon Waa Soomaali sax ah Isaac oromo iyo amxaaro ayaa walaaladeen ah ayey dheheen marka waxba ha guban waa run reer Boorame waa Soomaali sax ah hadii la but Isaac ayaa buka oo jiran Soomaali diid Alaha silciyo AAMIIN

    • @mohamedadan2439
      @mohamedadan2439 2 месяца назад

      Oo Borama yaa ka Taliya? 😅. Dacaayada iyo cayda joojiya

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад

      Dadkii lahaa ayaa ka taliya​@@mohamedadan2439

  • @rayan781
    @rayan781 2 месяца назад

    Mash allah welcome borama❤

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel 2 месяца назад +2

    shacabka soomalida wey is jecelyihiin siyaasiyiinta uunbaa kursigooda ku kore peace en love

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 2 месяца назад +1

    Soo Dhowaada Somaliyeey ❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад +1

    Mash'Allah warunta ❤❤❤

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 2 месяца назад

    From the great State of Puntland, THANK YOU REER AWDAL

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 2 месяца назад +2

    Anuguba puntland dhaqatiiirta ugu badan waa reeer puntland 😊

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohaYou-b8i
    @MohaYou-b8i 2 месяца назад

    Msha allh xildhibaan maxamad abiib
    Nin raged caqli buuxa illah ku maneystay hore usoca

  • @SALAHAbdullahi-z5o
    @SALAHAbdullahi-z5o 2 месяца назад

    Mansha allah xildhiben maxamed abiib allah ku xiftiyo waa nin wax garadah aminsanah somailnimad

  • @DaudAbdi-g4m
    @DaudAbdi-g4m 2 месяца назад

    Ragnimooo Awdal state of Somalia.
    Viva Somaliweyn

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 месяца назад +2

    Ilaahow barakee borame waa dhul boqortooyo ee alloow barakee

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 2 месяца назад +4

    Maashaa'allaah

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 месяца назад +1

    Masha allah huno ❤❤❤❤❤❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 месяца назад +5

    Mansha allah xildhibaan maxamad abiibi geesi

  • @mathszone8025
    @mathszone8025 2 месяца назад +2

    masha Allah ad iyo aad ayuu u mahsanyhay xilalibaanka

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 2 месяца назад

    Maxamed abiib waxaan kasugeynaa garow state of puntland

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 месяца назад +2

    Masha Allah allah idin xifdiyo dhaman tiin

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 2 месяца назад +6

    Masha allah xildhibaan maxamed abiib

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 месяца назад

      Asc.mohamed abiib maasha,alaah alla haku shafro waxaad tahay xilkas waxgarad waxaad tahay soomaali dhalad ah allaaya cisag asc

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 месяца назад +1

    MashaAllah tabarakaAllah somalinimo inagabadan

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 месяца назад +2

    Mashaa allah somali waa iskumid ❤❤❤

  • @Digitalguard114
    @Digitalguard114 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 месяца назад +3

    Masha Allah ❤my Allah protect you God please you ❤🌴🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴❤️🇸🇴💎🇸🇴🌴❤️🇸🇴💎🇸🇴💎🌴🇸🇴💎🌺🌺🌺🌺🌺🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад +4

    This is what we need

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 месяца назад +1

    Masha allah. Madax Wayne halagadhigo

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад +2

    Allaha idiin sharfo waad sharafteen

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 2 месяца назад +1

    ManshaAlla TabarakAlla waa guul u sohoyatey Somaliland ❤ gobolka Awdal.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 месяца назад +1

    Mashallah maxamed aabiib ❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmanus
    @Abdirahmanus 2 месяца назад +6

    𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐚𝐰𝐝𝐚𝐥 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐔𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐌𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚𝐬𝐭𝐨𝐨𝐲 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐢𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐈𝐥𝐨𝐯𝐞 𝐲𝐮𝐨 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 2 месяца назад +2

    Masha Allah waxa kudasho mudan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +2

    Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuuuul somaliland lsrae❤

    • @Hikma599
      @Hikma599 2 месяца назад

      Jaahilnimada iska dhaaf huno waa maxy israel guul

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад

      ​@@Hikma599isk daa waa naag Oromo ahe

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад +2

    Ninyohow manta kommontiga SNMTII MEEY SOO GALIIN SHOW MAXA DHACAY 😂😂😂😂MIYEEY QUSTEEN

  • @bilaal8216
    @bilaal8216 2 месяца назад +1

    Gool xildhabaan abiib

  • @GacalkaGacalka
    @GacalkaGacalka 2 месяца назад +2

    Maasha allh❤

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok
    @CabdifitaaxAxmed-hj9ok 2 месяца назад +1

    Maansha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MuuxumudCismaan
    @MuuxumudCismaan 2 месяца назад

    ❤❤asc. Raaòoi somaillul

  • @ClaahiCumar-w6x
    @ClaahiCumar-w6x 2 месяца назад +4

    waar boorama amxaar male waxaannaheysoomaalidhalad ah dhashii axmad gurey

  • @AhmednuurCabdi-j6m
    @AhmednuurCabdi-j6m 2 месяца назад +7

    Hdaan nahy ree borma wxaan
    Jecelnahy dhamn inta afka somliga
    Ku hdasha wayo iyagan la walalo nahy gobolka lagama xigo somli oo dhnbaa leh

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 2 месяца назад

      Gob gob dhashay weeye reer abtiga boqortoyadii adal ee samaroon siciid

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 месяца назад +2

    Ardaydu siyaasad ma galaan !

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад

    Hasha Maddidaa (Caana badan)ismayeeyeesho Reer awdal waa Gob)

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 месяца назад

    They're home... They don't need to be made to feel foreigners. But one point mentioned here is true, more people means more $ to the local economy.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 месяца назад

    Political Strategy and position. Strategy ayaa Socda Isha halagu Hayo. Arimo badan baa halkaa iiga baxey Allahu akbar, (Incrdbles mes Vares,)Ayaan maqlijirey cajaaib. Lkiin indhahaa kuu macalina, Viv Somlilndernimada. Viva, wadani viva Waxii isbedel somlnd doonaya, xaakani waa
    Becerifule, eh. Dadkan ka foojignaada, leysa soogelye, Dadkeygiiyow

  • @MuxiyadinCumar-m4u
    @MuxiyadinCumar-m4u 2 месяца назад

    Xildhibaan Maxd maanta qadadan uu ardayda Puntland u sameeyay muxuu ka wadaa saddexsano ayuu xildhibaan ahaaye muxuu mar hore soo dhawayn waayay maanta huwannimadii lagu xamanjiray ayuu caddaystay oo meel uu u baxsado ayuu i gogal xaadhabanayaa

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 2 месяца назад

    Faarid faariid daaley .walee waa totalman

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 2 месяца назад

    Assalaama Alaikum
    Walaal waxba ma dheera Boorama magaalooyinka kale
    Waxaad wax dheer tihiin oo keliya dhulka iidoorka
    Idinkaa ka gobsan runtii
    Lkn somalida kale waa wada gob iyo ilbax faanka yar joojiya samaroon sxb bayaal
    Kaftan

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 месяца назад

    Adeero ha kuu meeraysan Somali iyo waxaan loo baahnayn ee maxkamadaada u kaalay

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 2 месяца назад +3

    vive reer awdal

  • @hiboidriss
    @hiboidriss 2 месяца назад

    Halyey hore usoco

  • @Awdal22
    @Awdal22 2 месяца назад

    Somali meel walba ay joogto waa walaalo wada dashey

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 месяца назад

    Madaxweynaha mustaqbalka Somaalia

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 2 месяца назад

    Waa biilaa mudaane muunafaq caadaakan uurayaa Alloo naagaa qaaboo.Niikan waa iin xaabsii daain laa kuu huubsadho.Waalalo naa maa niihin

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад

      Afsoomaaliyow xaal qaado, ayaa fahmi kara waxaad qortay

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 2 месяца назад

      Faaqash doofar laama haadlo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 месяца назад +2

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 месяца назад +4

    Qolodu ceeb maaha waa laaysku bartaa waxa laakiin xun qabyaalada.

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад

    Digaaga ama Doorada dhammaantood SAXADA WAA CUNNAAN LAAKIIN AF-TIRTIRKA AYEY ISKU DHAANTAA. HARGEYSA AFTIRTIR LAGAMA YAQAAN.

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад

    M. ABIIB WADDADII CADDEYD HADDAAD CAGTA SAARTAY. NINKA RAGGA AH MAR JAR IYO HAADAAN WAA KA DHICI KARAA LAAKIIN MAR LABAAD HADDII UU KU NOQDO WAA LOO HAR NACAS AH. Oo soo howda sida xoolaha oo kale

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 2 месяца назад +1

    Xildhibaan halaga jabiyo qiimaha waa sax lakiin ayaa dadka ka garanaya

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤ yes soomaali hisrcdo

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer 2 месяца назад

    Soomaali waa soomaali isku mid weeye cidii u kala abtirisaa aabaheed hawsheegto

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Walle maxamed abiib waa nin raga lkn tolkii ayaa jilicsan wallahay sharaf ayuu leeyahay maxamed abiib waa inuu khaatumo iyo buntiland intaba waad imaan kartaa

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 2 месяца назад

    Jawaabtaada miyaad sugtid

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад

      Ayaa wax ka qaadi kara tolkii baa u noole

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 месяца назад +4

    Maanta ma wuxuu leeyahay horgalnimo igu difaaca mise dadkisa awdal state ayuu mowqif la yahay waa cadow maxamed abiib waayo waa nin horgal ah oo snm-ta u shaqeeya

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 2 месяца назад

    Aad iyo aad mudane xildhiban mahad sanid inta dhimana way imaanaysaaaa

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 2 месяца назад +2

    Nabadaa ayaa iska leh ayaa dhaliyey

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад +1

      Reer Awdal baa dhalisay, alle ka sokow

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 2 месяца назад

    Xildhibaan maxamed abiib rijaal goba

  • @xasansubagle3586
    @xasansubagle3586 2 месяца назад +1

    Waar soomaali jaaliyad ma noqoto markay dalkeeda joogto, ee magac kale maad weydeen ?

    • @AxmadtayyibSaciid
      @AxmadtayyibSaciid 2 месяца назад +1

      Waa runtaa wll soomaali jaaliyad ma kala leh. Sababtoo ah soomaali waa hal Isir hal dhul iyo hal Qaran meel kasta oo ay joogaanba.

  • @aqawle1545
    @aqawle1545 2 месяца назад

    Weligey Europe intaan joogey ma arag nin reer Rotterdam ah oo Amsterdam marti ku ah,ama nin reer Stokcholm ah oo Gottenburg marti ku ah,ama wiil reer Berlin ah oo marti ku ah Munchen.
    Isaaq wuxuu ina baday,wuxuu ina baray baa ka daran.
    Inaynu dhulkeennii kala sheeganno oo la dhaho reer puntland reer somaliland,reer somalia iwm.
    War dhul soomaaliyeed marti kuma tihid ee taa qalbigiinna ku haya.tuugtani way tegeysaa.
    Ku dar xutaa Ina Abiibkan reer Simaliland sheeganaya.

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 2 месяца назад

    Waali uun meelwayday dadbadan ooreer awdala ookaga haboon ama waqti hada kahaboonbaa jira lkn hadaan sacabka xeeladiku jirin maxaa habeenkii lootumaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 месяца назад

    Xildhubaanku wuxuu xildhibaan u yahay Somaliland oo dhan.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Intaad soomaaliland hoos joogtaan dadka reer awdal
    Aad bay u dhiban yihiin lkn dad reer awdal inay dad fiican yihiin shaki kuma jiro.

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 2 месяца назад

    Boorama waa smllnd ogow ina abiib hasha geeleeda diidee geelkale uorodaa afartaba dablagasaar danee wixii kuudana

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Mnsha allah ninkan wuu ka sareeyaa xildhibaan qabiil ee waa xildhibaan qaran somaaliyeed, dawlada somaaliyeed baa kuu kuu baahan,ee ha isku soo oodin isaq land

  • @DaudAbdi-g4m
    @DaudAbdi-g4m 2 месяца назад

    Inadeer habla maarko wasidhee dee?

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 месяца назад

      Hablihii waan wada guursannay oo waa marwooyin

  • @JIRAALKAY
    @JIRAALKAY 2 месяца назад +1

    Waa xaabadii uu dabka ku shidan lahaaa😂

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 месяца назад

    Hadalkan xildhibaanka waxaa laga rabay markii uu dhacabkii u soo baxay inuu intaa horteeda Ka yiri

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 месяца назад

    Jahliyad ma tihid ee halkaa inaga sax saaxiib ,
    #Somaliland waa dalkiini Hooyo .

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame 2 месяца назад

    M.a

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 2 месяца назад

    Aabiib waa jabuutaawigii laas caanood muusow haku kadsoomin dagaal sokeeye oo dambe ' xalka ugu muhiimsani waa odoo doorasho daacada qabta oo weliba isu diyaariya sidii lagaaga heli lahaa .

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    PUNTLAND MEEL DAD KEEDI DAYACDAY WAXBARASHO MALEH DHAQAALE MSLAHA WHAT ONE MAN KAN DO ANOTHER MANBKAN DO PUNTLAND DAD DAYACAN RER PUNTLAND UMAD DAYACAN T

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Hada dadxunkii hargaysa horjoogayaasha ka ahayd ayaa hada idiin imaanaya oo nasabkoodu xun yahay

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y 2 месяца назад

    Lacagtii loo soo dhiibay shalay iyo ilmadii dib u xasuuso ama isa soo daawo

  • @GoojeCade
    @GoojeCade 2 месяца назад +1

    Waa xarood way imaan layiin hooydo wasoyin dhulkood ha qataan

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    RER PUNTLAND MARTI QAXOOTI ALL OVER THE WORLD DAD AAN WAXBA QABSAN KARIN

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 месяца назад

    Dhalinyaro adinka is hudhan yaan qabiilo la idiin kala saarin dhulku waa dhulkiini dadku a waa dadkiini kacdoon dhalinyaro sameeya kooxda siyaasiinta yey idin qaybin ka foojignaada kuwa khatarta ee dantooda kaliya fiirsha ,samaysta inaad dhulka somaliya mesha aad rabto aad ku noolan karto

  • @NimcoMohamed-m3l
    @NimcoMohamed-m3l 2 месяца назад

    War xaywan oyaye ha kadhalne dhex jog ayu kuyidhi wax fahan

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад

    Siyaasad waxba kama yaqaan .habarjecloy waa kaa muuse.boromsna ma wada Mata shid bilaaficil yohow

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 2 месяца назад

    Wax rag loogu maahmaaho maahee waxa layidhi inan rajo ahayd oowaynaatay ayaa laguursadey , aqalgalkii ayuun bay tidhaa "wallee maadi waa meel waana meeldhow , dadkii hore cajiib-ayey ahaayeene ninkii baa gartay gabadhu inaanay gudnayn markaas ayuu dumar u diray oo loo soo xalaaleeyey. Hadda waxa maadi waa meel ah cidda muus

    • @ahmedmohamedduale8386
      @ahmedmohamedduale8386 2 месяца назад

      Hadda waxaa maadi waa meel ah cidda muuse bedelaysaa siday wax odhan , maxaa yeelay dalkii kala googo ay dadkii oo colloobey .inta dib ushiisiin wado ayaa waqtigu ka dhacayaa