Wiilka yar xaq buu u leeyahay in uu wixii mustaqbalkiisa sameesto iyo in uu hooyadii wax la qabto intii uu awoodo marka waa qasab in ay soo galaan kuwii dhibaateeyey ee aqliga ha shaqeeyo wixii dhibaateeyey wey ogtahay wadanka uu joogo
kiiska lagagalay hadii ay dacwad timaado waxaa soogeleysa su'aasha ah yaa kagalay dembigaa ma hooyadii mise cidkale sidaana waxay noqoneysaa in maxkamad la soosaaro hanaryartii iyo abtiyadii mana ku noolaandoonaan Canada haduu kiisku ku cadaado hadadana ka gaaris ma laha ee intaanu keenya ka soo bixin markii uu daahir calasow uu kuyiri aniga waad I waraysatay ee dadka aan ka cabanayo keen maxkamadaada daahirna uu ka diidayey waxa uu malaynayey inuu wax u tarayo reerka uu ka cabanayo wiilku taladuna waxay noqotay ii rabi halkuu moodayey inuu wax utarayo waxay isu bedeshay inuu dhib u geystey (armay roonayd Intii uu nayroobi joogay daahir ayaana meel aan kasoo noqosha lahayn geeyey)
Habaryar waa ta keliftey inay dhibaatada intaa leeg Uu muteysto Canadian boy,Habaryar waa in ah dhadhamisa Dhibtiii ay walaasheed iyo Canadian boy soo gaadhey
Like saara muuqaalka pls ❤️👍
Mohamed has the right to fight for his life and family so guys give him time to do that, for get about other relatives who are enjoying.
Walahi ninka guriceel laa dhaho hadaalkis markan soo xasuusto waa ka lablaboonaya wayo xaasid
Ninka laa jiraahado guiceel waxab Ayaan laa wayden wayo waa ninkii lahaa as mar waalba wuxuu isku dayeya inu 15 qof cayra badbadiyo wayo isaga Ayaan afkisa maqalay waxaan kallo laa yabanahay ninki shalay sidaas ku hadaalyeye
In maanta taalo laga weydiyo William taaladisa Adeer wiil wasirka laa dhaho oo keliya ayaa sax ah canda boy waxaan leeyahay dawalad xaqaaqaa iyo kan reerka ka raadso reer abtiyada waxay isku deyaan inaay isbadaniya oo lagu marin habaabiyo islaali allena ah kula jiro amin
insidaas khayr ugujirey baalaga yaabaa waayo maanta isagaa qaangaar ah hooyadii iyo walaalihiina isga ayaa masuulka noqondoona insha allaah
balse waxaan dhihilaa wanaag halau dhexgalo wiilka iyo habaryartiis iyo abtiyadii hana lawada hadalsiiyo
Waa runtaa familkaas sharciga hala hor geeyo waa inay sheegaan
Wiilka yar xaq buu u leeyahay in uu wixii mustaqbalkiisa sameesto iyo in uu hooyadii wax la qabto intii uu awoodo marka waa qasab in ay soo galaan kuwii dhibaateeyey ee aqliga ha shaqeeyo wixii dhibaateeyey wey ogtahay wadanka uu joogo
Insha Allah guul uu rajaynaa
kiiska lagagalay hadii ay dacwad timaado waxaa soogeleysa su'aasha ah yaa kagalay dembigaa ma hooyadii mise cidkale sidaana waxay noqoneysaa in maxkamad la soosaaro hanaryartii iyo abtiyadii mana ku noolaandoonaan Canada haduu kiisku ku cadaado hadadana ka gaaris ma laha ee intaanu keenya ka soo bixin markii uu daahir calasow uu kuyiri aniga waad I waraysatay ee dadka aan ka cabanayo keen maxkamadaada daahirna uu ka diidayey waxa uu malaynayey inuu wax u tarayo reerka uu ka cabanayo wiilku taladuna waxay noqotay ii rabi halkuu moodayey inuu wax utarayo waxay isu bedeshay inuu dhib u geystey (armay roonayd Intii uu nayroobi joogay daahir ayaana meel aan kasoo noqosha lahayn geeyey)
Wasax hakeeno hooyadii iyo walaladii insha allaah
ADAA DOORTAY NIN DAAB WEYNE DABADA DHUUQSO AYAA IDINHAYSA MAANTAY FASIRAAD KALE UMA HAYO
Habaryar waa ta keliftey inay dhibaatada intaa leeg
Uu muteysto Canadian boy,Habaryar waa in ah dhadhamisa
Dhibtiii ay walaasheed iyo Canadian boy soo gaadhey
War warqadisi dhalashada hakduunto council ka xafadisi u kadhashay kadibna passport kiisi u dalbana waxa weyn maha
Ilahay ha fududeeyo
SCW why he didnt go to the imigration they must take care him bce he is Canadian boy he born in Canada
Wax hoos la,dhameynayo ma,jirto ma,jirto. Sey walaahay ayaa shaqadooda qabsanaya iyagana soo dhoofiyey maxamed waa in uu runta sheego
Yes that's right
SCW Mohamed need a right to bring his famiky he can get his paper easly they get his feet bring easly let he go to the police tks
❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sharciga latiso
AJ looks so drunk, look at his face