qofkan wareeraay inanka yar yaanu walin canada maalaayin baa maqan ma malaayinka wadamadoodi tegay abay badhaysa mid kale caruura ha ku soo sarin in la xanibo canada wadan aduunka odhan joogo caruuraaha china india america africa arabta meel walaba la geeya xata kuwa wadankan weligood u dhashay ayaa aduunka kala jira dadkan wa dumuraadi ma dumuradiyadoooda ku duulayasa oo ka qadaysa war isla yaba lacag jacayl yaay meel walabaidinkatuurine
I don’t how long you have been in canada!! Sharci baa jira hadii ilmahaagu kugu dacweeyo kidnapping waliba markii la kidnap gareeyay loola dhaqmay si xun jail baad ku tagaysaa taas hadaad samayso lawyer ku difaaci karaana ma jiro
AJ family waan kaa yaabana hay war maxaa kaa qaldan oo aad saas ugu hadleysaa wiilka hadii reerkii loo sheegay maxay wiilka ugu imaan waayeen war ilaahay ka baqa muxuu sameeyaa wiilka sharci ma haysto hooyadii baa ka maqan walaalihiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rerka walaahi waa in la dacweyo Dadkii Ka Danbeyey oo sas u galen waa in laxiraa famil xun ayaa sas u galey waa in laxiraa dad badan waa inay KU waano qaran dadka celinayo ilnaha🥺🥺🥺🥺🥺🥺ilahow u Saqir wilkan rabiyow hoyadi iyo walalihi u soo saqir
Reer abtigiis wanaag may ugudiriin Somalia ee cunsurnimo iyo qiyaano ey eheed. The relatives used these kids passports iney ilmohoda Canada kukeenan. They also reported the mother and children to have died in Somalia. That is why the Canadian government didn't follow up their missing. Evil relatives waaye dadkaan. All this because they couldn't get over their daughter marrying a non-somali black 😤
Aj waalidkiis wuu haystaa maraykane la joogaan fuustadii maa run u maleysay maamadii miskiintaahed oo fiuska lugu raadinaayay ayaa dhibka haystaa Aj hooyadiis wuu haystaa
This story should go on viral across Canada and everyone who caused them pain most held responsibility for their actions and put behind jail they abducted him along with his mom and siblings for 13 years in somalia and you talking about settled things down ask him to not file a case against them shame on you somali ppl
Oppression is happening all over the world,anyone who is accused with evidence should go to jail for life no sympathy. A lot of kids are being raped in daqan elis prison/schools just because of parents decision. I pray for the whole truth to came out.
I agree he needs his documents and his life back.I support him if until now they don’t want to provide him with the documents taking legal action is the way forward.
Apparently, the relatives behind this reported this family as dead. That is why the canadian government didn't follow up when the children went missing. This case is so dark and deep that what we thought 😢
Canadian run ah lama moogaadeeen, kala barta dhalashada ma qaar saarka ah iyo mida dhalada ah, arinkaan aad wad wada aan somaalida kanada dhan ayaa baxar ku geli doonto
Hooyadii waa xanuusanaysaa iyada laftigeeda la afduubay waxba kala ogayn drug rehabilitation ku socday markaa cid alaale cidii ticket ka bixisay ee ka danbaysay ayaa masuulayada qaadaysa
ABUU DUJANA .WAA NIN LADAGASHAY. CANADIAN BOY...FAMILKIISA .SAAN IS LEEYAHAY...WAAYO ASLAAX BEENA NAAS KAMA SHAQEENAYO..WAA DAD IS DHALAY......HA LA SOO BAARAY
Ciddii Canada gaysay yaraantiis haddana ku tuuray somalia ha u diyaar garoobaan xabsi adag , waayo ilma yar oo ay masuul ka ahaayeen bay noloshiisa dumiyeen iyaguna Canada bay ku raaxaysanayeen.
war dadka arinkan ka hadlayow wiilkan arimaha siraha wiilka yan wax welba yan laso bandhigin mida labaad labadiisa waalid hooyo iyo aabo wax dhiba uma geysan yan la oran walidinta masuul ka ah maxa yeelay waalidinta ayagaba dhib loo geystay canadana lagaga soo kaxeeyay Kuna kala maqan yihiin dadkii Canada ka kaxeeyay xaga marku joogeyna masuulka ka ahaa ayaa denbiga yeelanaya marka sida saxda arinka ha u galo sidaa ayey wax welba ugu gagaagi doonan halkaseyna cadaalada imaneysa marka maxamed dheqtarka u ku dhashey hala raadiyo si sharci logu sameeyo cumminit somaalidana hala geeyo si guri waxyalo badan uga cawiyan
bal odaygan wayn doonka eega war umada ha waalin walid walaba xaq buu u leeyahay ilmahiisa inua ka xaystee ma umada xanibaysa canada wax aad ka qadaysan ma jiro hg iman laaanta isaka dayaa ma dowaladii soo qaday buu dacwyanaya waa khalad waxasi dowladu may dhalin meeshuu walidkii u rabano ilamahiisa wa gaysan kara ha ka dhigina canada meel xun caruuraaha ku dhegdhegta
They only represent their own twisted interest there is no ligitimate honest somali culimo PERIOD. They don’t care or represent Somali people they just hide behind the kitaab Subxaanalaah they use Quran in their own agenda
Qof walbo hooyadaas iyo caruurteeda in la celiyo la silciye intasoo sano xaqooda qaatay ha saameeso waliba hala xirxiro kuligood soomaali dulmiya ka batay
WIILKAN NASIIB DARAA KU DHACDAY LAAKIIN IDINKUNA WAXAA II MUUQATA INAD WAALID CARUURTOODII DHUL MUSLIM GEEYAY AMA KENYA INAAD LEEDIHIIN WAA DAMBIILA YAAL.MASHRUUC BAAD KA DHIGANAYSAN MIYAA?.KUWA CANADA ISKU DILAYA AMA XABSIYADA KA BUUXA WAX U QABTA
War orod umada ka fariiso,inkaar kugu dhacday,,,, markuu indhaha ka tuugsado,qofaa dhahaya akoonkaga fiiri kkkkk jareer maa dharga intaasuu u joogaa kkkk imood
Somali people was funny yesterday they talking about AJ
Today they talking about Canadian boy. All you tubers get life guys 😂😂😂😂😂😂😂😂
Asalaamu Alakium, walool can you provide , how can we reach Abdu dujaan, provide us connection. Jazaka Allah kharian
Waalidka hadii laxero ama sharci gaalo haloodhiibo maxaa kasoobaxayo qoyska dhawaca hada yaalo kabadan soobaxayo arimahas hoos family ahaan hoos haloogalo ayaan qabaa wllyl❤❤❤❤❤❤❤ waxkasto waa dhacan aduunkan wana lagaheshiinkaraa family kabasii wacan ❤❤❤❤ hadiikale habar walid lagasiidhaxlaa hadan lasamrin wllyl asw❤❤❤
Subxanalah malikal qaduus dadkaan Maxaa kaqaldan wiilkaan reer abtigii baa ugurmadey rag iyo dumar ee dadkaan dhibaatada hurinaayo mahoolkale meeywaayeen
Hadii wiilkan ajanabiga ah hoyadi hg ahan lehen shekadan ma lasi wad wadi lehen cudur hg allaha idinka daweyo
Laakiin wadamada reer galbeedka raaxada abu dijaana uu sheegey ma taalo oo anagaa ku nool
Jareer ma runbaa in layiraahdo,(caqli lix saac)?
qofkan wareeraay inanka yar yaanu walin canada maalaayin baa maqan ma malaayinka wadamadoodi tegay abay badhaysa mid kale caruura ha ku soo sarin in la xanibo canada wadan aduunka odhan joogo caruuraaha china india america africa arabta meel walaba la geeya xata kuwa wadankan weligood u dhashay ayaa aduunka kala jira dadkan wa dumuraadi ma dumuradiyadoooda ku duulayasa oo ka qadaysa war isla yaba lacag jacayl yaay meel walabaidinkatuurine
I don’t how long you have been in canada!! Sharci baa jira hadii ilmahaagu kugu dacweeyo kidnapping waliba markii la kidnap gareeyay loola dhaqmay si xun jail baad ku tagaysaa taas hadaad samayso lawyer ku difaaci karaana ma jiro
Maryooley sharaf ma la’aha wiilka reerkiisa aya waday tuugsiga haa la joojiyo wiilka 20 years ayu jiraaa
Walakala geyseen waxay iyagu is dhibeen iyagaa aakhiro laweydiin afinkana kuwaad keenateen yaad leedihiin ogaada waana ladhinaaa caruur iyo waalidkood yaad dab kadhex shideysaan sida muuqata aakhirana qarbaayaala
AJ family waan kaa yaabana hay war maxaa kaa qaldan oo aad saas ugu hadleysaa wiilka hadii reerkii loo sheegay maxay wiilka ugu imaan waayeen war ilaahay ka baqa muxuu sameeyaa wiilka sharci ma haysto hooyadii baa ka maqan walaalihiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rerka walaahi waa in la dacweyo Dadkii Ka Danbeyey oo sas u galen waa in laxiraa famil xun ayaa sas u galey waa in laxiraa dad badan waa inay KU waano qaran dadka celinayo ilnaha🥺🥺🥺🥺🥺🥺ilahow u Saqir wilkan rabiyow hoyadi iyo walalihi u soo saqir
Maxa waye sharciga ka hadleyso candian boy waa canadian citizen
Sax weeye dhibtii bayba dhib ugu dareen dowlada Canada 🇨🇦 Waa in uu dacweeya loyar Qabsadaa good lucky hbo isaga iyo familkisaba waa anficin waana la caawin waayo waa Qoys dhan oo ay baabi eyeen
Adaan mlhn afsomali la barey somali laga dhigey
Waan kuugu racsanahay abayo. Hala wada xiro dadkii kadambeyey arintaan
Abtiyalkiis hadii aysan Soo wadi lahayn manta kuwa lagu layo Albert ayuu ahaan laha he should be grateful walahi
No wad.qalden tahay.nin walba.wuxu rabi u qadirey ayuu.ahaan lahaa ee iska.dhaf.mel awelka.alle qorshihisa ha.gelin
Reer abtigii waa u hiliyeen wiilkooda waa runtaa he would be dead my now
Reer abtigiis wanaag may ugudiriin Somalia ee cunsurnimo iyo qiyaano ey eheed. The relatives used these kids passports iney ilmohoda Canada kukeenan. They also reported the mother and children to have died in Somalia. That is why the Canadian government didn't follow up their missing. Evil relatives waaye dadkaan. All this because they couldn't get over their daughter marrying a non-somali black 😤
@Abbashaji1 indeed, he should be grateful
Allaha ku barakeeyo wllken qaali ah abudijana
AJ waa sax waayo kuwa dacwada raba waxaa lagayaabaa inay dad uciil qabaan lkn waxaa laga yaabaa inay rerahooda kusoo noqdaan xaasid maoga lkn nagtooda ayay xaasid kuyihiin wiilka yarkaa dhib hausoo jiidina waxaa macquul ah inuu aalkorayste ahaan lahaa waxaa laga yaabaa inuu diinka rer adeerkood qaadan lahaa smliyey jiijiya inaad iska dhigtaan inaad dad dadkood kajeceshihiin
Caadi waalidiin, caqli lix saac, kamasle hawiye ma ka baxdeen mise wali?
Cunugaan haka waalinina ee Noloshaada tartiib ubilaabo Canada hadey khayr kaala maqneed iminka waa joogtaaye
Walee arintaan familii ah wixii dhibkayimaado aakhiro su all waa.leydinka weydiinaa ogaada
So waalidkiisu dacweynoya?
Waa runtii xuquuqdiisii wadankuu udhashay ayaa difaaci waayay see loogala baxay wadankiisa
Wiilkaan yaan la waalin.Inkaar iyo halaag baa loo horseedayaa.
Hooyada uu ka fakarayo iyo kuwa uu dacaweenayo waa wada waalid.
Qalad qalad laguma saxo.
Waalidkiis hadeey yihiin mexey dhibaatadaas umarsiiyeen isaga iyo hooyadiis ha aarsado
Diinteenu may odhan hala is dulmiyo. Abti iyo habaryar haday ilaahay ka baqayaan may dulmiyeen wiilka yar.
Halagu dulmiyo ee aamu miyaa tankale labada waalid aabe iyo hooyo number one ah hooyadii inuu difaacdo waa waajib
Aj adigaaba hooyadaa inkirey see dad kale uga xumaanee dacwadooda yaab ar soomaaliyaa show badanaa 😊
Aj waalidkiis wuu haystaa maraykane la joogaan fuustadii maa run u maleysay maamadii miskiintaahed oo fiuska lugu raadinaayay ayaa dhibka haystaa Aj hooyadiis wuu haystaa
Xsan farey hooyadis wu inkirey wa.caasi.eelay ah
Talo waxaa iga ah wiilkan habaar waalid ha usoo hogaminina please because Abti iyo habaryar waa hooyo aa nas leheen marka wiilkan hausoojiidina dhibaato please allaaah kabaqa wiilkan iyo waalidkiis kadhax baxa🥺🥺🥺Bismi 23:36 llaahi bismillaahi bismillaahi🥺🥺🥺
Waalidka aad sheegi maxay ucaawin waayeen haday waalid yahiin kuwaas waalid maaha ee waa cadaw cadawna waa in ladacweeyaa
Wlhi wa kashaleyneeysaan Somali oo dhan ayey dhib u keeneysaa ninka diidan telfon nummer
Ilaahey xaq soora ah xaqa allaha soo daahiriyo 12 ka hor xaqi ayaa hada soo daahirey
waxan maqli jiraya sirmaqabe saaba biyo u celshaan
This story should go on viral across Canada and everyone who caused them pain most held responsibility for their actions and put behind jail they abducted him along with his mom and siblings for 13 years in somalia and you talking about settled things down ask him to not file a case against them shame on you somali ppl
Ooy yeah and than wt there is noghting that will.change
Oppression is happening all over the world,anyone who is accused with evidence should go to jail for life no sympathy. A lot of kids are being raped in daqan elis prison/schools just because of parents decision. I pray for the whole truth to came out.
Well said, very true ❤
The repercussion of this case will be huge on Somali community. Haddii lacag maaliyiin laga raadinayo Canada waa arrin kale.
I agree he needs his documents and his life back.I support him if until now they don’t want to provide him with the documents taking legal action is the way forward.
Apparently, the relatives behind this reported this family as dead. That is why the canadian government didn't follow up when the children went missing. This case is so dark and deep that what we thought 😢
Waa run cadaalad ha helo
Mafia oo reerkiisa ah ayaaa sidaan u galay
Canadian run ah lama moogaadeeen, kala barta dhalashada ma qaar saarka ah iyo mida dhalada ah, arinkaan aad wad wada aan somaalida kanada dhan ayaa baxar ku geli doonto
Signature both parents at airport will happen.
Somali waa dadka ugu xuun aduunka wilkaas hadan lawadi laheen waa xirnaan lahaa ama qabuurah wiilashii somaliyeed aay buxaan dowlada marada uhaysa Somali waate
Very sad 😭😭😭😭dhaqan cilis
Xasan farey D N A
Ninkan waxuu radinay. Lacag rakato ah. Waa. Hunguri. Masajidk. Torono. Kuu yalo buu kaa dhacay. Lacag. Hadan. Waa rakato. Lacag radis ah lakin waxad ogatah. Hoyadis baa. Danbigas. Galeyso. Habaryar. Danbi kuma lahan.
Hooyadii waa xanuusanaysaa iyada laftigeeda la afduubay waxba kala ogayn drug rehabilitation ku socday markaa cid alaale cidii ticket ka bixisay ee ka danbaysay ayaa masuulayada qaadaysa
Caruurta hala caawiyo
Yes xaqiisa haraadsade daaya wijlkaas wadulmanyahay
Sheekadii odayaashii jareerta ahaa, wixii loosoo sheegay oo caayda ahaa waa iloobeen,, boowe afgooye ilaa garoowe qarash baanu galnay,boowe qarashkii keena,,, ul sidii loogu waday, boowe qalbi cameey qabaaniin,,,kk
Ala Yabb badanaaa Walidiinta Somaliyed Qaarkood Away Naxaristi Carurtini Galada Maya idiinka Naxariis Badan Ayan Wallhi Xasbunallahu Alw Naxariis iigali Carurteyda 😢
Haa way jiraan
Aabo miyaanuu lahayn
ABUU DUJANA .WAA NIN LADAGASHAY. CANADIAN BOY...FAMILKIISA .SAAN IS LEEYAHAY...WAAYO ASLAAX BEENA NAAS KAMA SHAQEENAYO..WAA DAD IS DHALAY......HA LA SOO BAARAY
Asc cadalada hallo daayo somaliyey
Iihii aaheey waa isfahanay, cunugaan caasigaa wuxuu lamid yahay odayaashii jareerta ahaa oo lageeyay garoowe oo layiri hawiye caaya kkkk,
(Hawiye waa Mooryaan , caaydiid tuugaas ahaa , naaraas ku jiraa,Angela Alysa Shana kaii daran))
Divide jeceel badan baa. Jirtp😊😊😊😊😊😊😊
Dadka inta badan commentiga soo qoraya waligood dowlad ma arkin, xaquuqda caruurta waxba kama yaqaanin Abuu dujana siduu sheegay dowlada federalka ah iyo tan gobolka haduu dacweeyo xaqii 20 sanno uu maqnaa wuu helayaa dadkisiina canada lagusoo celin waxbaro iyo caafimaad degdega lasiinayaa inta nolosha kala qabsanayo dowladaa gacanta ku haynaysa waa janis haka fa’iidaysto
Wayi cabsonayan in ladbagaloo
Ciddii Canada gaysay yaraantiis haddana ku tuuray somalia ha u diyaar garoobaan xabsi adag , waayo ilma yar oo ay masuul ka ahaayeen bay noloshiisa dumiyeen iyaguna Canada bay ku raaxaysanayeen.
❤❤❤
Lacag. Bad ku radinaysan. Hoyad. Weh iman. Jirtay. Carur baay ku dhali jirtay. Waa laa xirayah. Hoyadis.
taas habaryar maaha waxay u qalantaa xabsi dheer😢😢😡😡
Aj Meel uu ku jiro kheyr malahan caasi walidiinka xun.
Cunugan yare asna dhiiqo lugaha loo gelinayaa dad aan diin haysan baa u tashtey
War nimanyahow
Ilah mad kaqabtan
Sheekada waa qasab inuu xafiis yada dowlada uu geeyo
Waa runtiis
Ciyaalka Somalida Toronto jooogo o drug addiction or inta ka Dhibaateysan ma ka hadashid mashruuc raadis
Wowdadbaa xirmidoona
Isku dirka iska dhaaf dowlada Canada wax ay ka sameysay ma jirto hunguriga meel xun ayu kaa galay
war dadka arinkan ka hadlayow wiilkan arimaha siraha wiilka yan wax welba yan laso bandhigin mida labaad labadiisa waalid hooyo iyo aabo wax dhiba uma geysan yan la oran walidinta masuul ka ah maxa yeelay waalidinta ayagaba dhib loo geystay canadana lagaga soo kaxeeyay Kuna kala maqan yihiin dadkii Canada ka kaxeeyay xaga marku joogeyna masuulka ka ahaa ayaa denbiga yeelanaya marka sida saxda arinka ha u galo sidaa ayey wax welba ugu gagaagi doonan halkaseyna cadaalada imaneysa marka maxamed dheqtarka u ku dhashey hala raadiyo si sharci logu sameeyo cumminit somaalidana hala geeyo si guri waxyalo badan uga cawiyan
5 ģoobod oo xàmar ku talàa oo dhali yaro ku xiranyihiin silsiladana ku xiran
😮KUWANI COPY MIYAA COMMENT RABA
Ninkaa xaqiisa ha raadiyo cid kasta lug kula ha ma saafiriyo
waryaa Islaam ah Aj wuxuu u doodayaa,waa Dahir Calasow iuo Xabiibo dadkii dhibaateeyey miyaa hadana loo raadinayaa
Wa sax 😊
Inaali’laahi Somali tuugsiga dhaafa wiilka adinka caawiya Somali community Haa caawiso stop blaming Canada be great full
War he dhe ciyaalka umada hawalinaha
Abtigi awayi
that's so sad walahi
Raali iyo nus ( waa inladabagalaa ilmaha inaga maqan
Siiba kuwa lagukufsado wadanka laleeyahay ( dhaqancelis baa lagaynayaa sidaasay kugaaloobaan dhibta ay walidku kuhayyaan ayey modeeen in diinta islaamku sidaaa amray
الدىنًنصىحة maaha in maskaxiyan loo dhibaateeyo
bal odaygan wayn doonka eega war umada ha waalin walid walaba xaq buu u leeyahay ilmahiisa inua ka xaystee ma umada xanibaysa canada wax aad ka qadaysan ma jiro hg iman laaanta isaka dayaa ma dowaladii soo qaday buu dacwyanaya waa khalad waxasi dowladu may dhalin meeshuu walidkii u rabano ilamahiisa wa gaysan kara ha ka dhigina canada meel xun caruuraaha ku dhegdhegta
Habar yar baahi ku dishay oo silcisay somalia baadiyihii la geyay bahi iyo cunsirinimo la iskugu daray asaga iyo aabihii lakala qariyay oo lagu caynayo faquuqayone wecel batahay intuu caseye noqday xamar imaday buu melu sexdo intuu wayy buu gidaarada sexan jiray dhabarka eey baa ka cunay oo calamadi eeyga ba ka muuqata ma fahantay habaryartii baana ka dambesay hooyadiina abtigii baa jirdil ugestay marka ilmaha iyo hoyadod canada laga so waday wiilka hooyadi bahi iyo jirdil la isugu daray wena xanuunsanesaa hooyadu xaga dhimirka miyuu xaq u laheen inu dacweeyo canada uu ku dhashay baa laga kaxeyy abihii ba ajinabi ahaa hoyadiina somali sidaas baa hooyada oyo caruurteda lo dhibaateyy
Wa sax
D N A
Odageey Isla joogeen cunugaan caasigaa waa abtigiis taas ogaada, maalintii somalida lacagta u aruuriyeen hebel dujana suu qurux u noqday arka????.
Daxwada Mohamed waxba kamajiraan.....
Dawllada waxba kamaquseeyaan waxaas......Haddii Ummaddu kale asy Af'duubaan kadibne laga'warhelo.....
Mahamed hala dhirigeliyo dacwad uu caqisa kuso helo wain u aado😢
Hollywood movie is making. Where is culima and community leaders in this regard?
They only represent their own twisted interest there is no ligitimate honest somali culimo PERIOD. They don’t care or represent Somali people they just hide behind the kitaab Subxaanalaah they use Quran in their own agenda
Maxad. Uu dhibatay neysin. Hoyadis. Maxamad. Iyo. Dadka somaliyed. Marki. Ilmahod. Inay. Kaxaysan wayan. Mad illah kaa baqdin. Oo somalid. Uu dhibateynasin. Hoyadis way soo galeysah. Waa laa xirayah. Hoyadis ayada masul kaa ah.
😢😢😢😢
Asc please Wilka uugu yeera media wadanka please reer galbeedka media hay baa waxa lagag helaah ee willka geeya please asc
Muxu qadikara midia kute hooyadisa wadataye
War mesha galnimada tala ilmaha maxa sida
Ilaaahow na asatuu
Haa haa wayi tabakalayaa
24 sano jir waaye haye kanaduu tagay,haye sababta daqiiqad kasta TikTok u taagan yahay waa maxay????
Mar hore baan fahmay,kkkk haa akoonkaga fiiri kkkkk, jareer maa dharga , oo waliba jareer islaameed,kkk
Exactly true
Cunugaan jareer soomaaliba maahan
Waa jareer islaameed,
Kii dhalay xataa inuu muslin yahay
Lama iga !!!!...waa yaab
Wax is dhalay waxad u gashan waa qabiil bursi ama ilmaha muslinka inaad galeysaan
Waaxsi habaryar maahan wacadaw hala tiigsado max kaamad
War dadka ha isku dirina
Dowlad mxay ah kuwa halkan jooga baa khasab ku keenaya hdii kle iyaga u maqan
Sheekadaan meel xun aye kusocotaa arinta wee ka ween tahy maxamed iyo caawintiisa. Familo badan oo soomaali ay ayee saameen doonta
Bagah ha saamayso islaamaha kibray caruuraha soo tarxiilin
Qof walbo hooyadaas iyo caruurteeda in la celiyo la silciye intasoo sano xaqooda qaatay ha saameeso waliba hala xirxiro kuligood soomaali dulmiya ka batay
Cunugi hoyadi wadatay side looga shakina
WIILKAN NASIIB DARAA KU DHACDAY LAAKIIN IDINKUNA WAXAA II MUUQATA INAD WAALID CARUURTOODII DHUL MUSLIM GEEYAY AMA KENYA INAAD LEEDIHIIN WAA DAMBIILA YAAL.MASHRUUC BAAD KA DHIGANAYSAN MIYAA?.KUWA CANADA ISKU DILAYA AMA XABSIYADA KA BUUXA WAX U QABTA
Cunsurnimo ayey Somalia ugeyeen hoyadiis iyo asaga ee mustaqbalkisa kamey fikireenin. Iskul xitaa lama geeynin intaas sano uu jogey wadanka. Hoyadiis ayadoo laqabo ayey nin tolkooda kudareen. Daad cunsurnimo waado waaye ee wanaag majiro in his case
War orod umada ka fariiso,inkaar kugu dhacday,,,, markuu indhaha ka tuugsado,qofaa dhahaya akoonkaga fiiri kkkkk jareer maa dharga intaasuu u joogaa kkkk imood
Nin hooyadii diiday iyo nin hoyadii rabo in uu la midowo ayàa meesha iskukuyimid kala wanaagsan
😂😂😂😂😂😂
AMAY..DHEB..U..GASTAY..HADE..LAWACO
Sax
Alle kabaq maali Alle aad hor istaageyso inejjirto ogow waalidka somaliyeed xabsi ayaad la rabtaa .risaqa xagee idinka galay
Somalidu dhib badana
Yasan xoor kaa ahen. Been. Baad sheyey siin. Hoyad masul kaa ah. Been taa dayay. Hoyadis. Baa danbiga. Leeh.