alla mayeey moos war 100gram oo dahaba xitaa waan kaa diidaya moos ku lahaa ma daanyeer baad iga garan wayday kaba darano cadeyga ma cadey la 'aan baa i haysa 😵💫😵💫😱😤😤😤😆
My kuma qanacsani gbdho bdn intay garoob ka dhigana bey xuquqdooda dayici lahayen raga meher ku adkeya si furnin u dhicin naag labaad lagula guursan marku guur xasusto lacgti haku so dhacdo😂😂😂😂😂
BISINKA ALLOOW HANA CEEBAYN NAAG FANAANADA HADEER WAA WAX BAKHTIDAY WAAMAXAY NIN IYO NAAG AAN IS QABIN OO NOOCAN ISUGU DHEGAYA WAR XISHOODA OO UMADA ISLAMKA AH KA XISHOODA OO ALLAAH KA BAQA
Midakale xadiis buu shiikha aqriyey adigana waxad tiri arintan hadeey run noqon lahey, Dabcan kas kaama ahan o wad is hilmaantey lkn wa khatar weyn. Rabbi u laabo sxb islana so waxyaabaha qaar wa lama taabtaan yacni fanny ma galaan. Kabtaa kaa daba gashtey igu qaado legend.
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Allahouma Amin ya Rabbi 🤲
❤❤❤@@habonhabona5827
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad❤(صلى الله عليه وسلم)❤
SALALAHU ❤ CALAYHI ❤ WASALAM ❤
Ku sali naibiga scw ❤
𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰
Scw scw scw scw scw
Scw, Scw, Scw
SALALAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤
Wan kuu racsanahay 😊 maherka haa lafudedyo gabdhoh 🤩
Masha Allah Tabaraakallaah SOMALIda Markansan jeclahay viva SOMALIA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 qurux kudhigle habaryar allaha hakusiyo gabadhan qayr qabto Allahuma Amiin hbr
Raxanweyn aya kumahmaahday naagta adfurtay waa kabtaada oo kaadhuntay 😂😂😂 kabtaada kadhunta markiad hesho horaa kagashare😂😂😂😂😂
Qamar suugaani iyo ugbaad aragsan ilahay unba kala reebi kara wllhi 😂
Illaahoow Maria cunugeeda usoo celi,aamiin aamiin yaa rabi
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Zxp waxaan ku tageera keep going pro waxgaradka bulshada
Nabiga aynu ku wada salino scw
Ilaahay maria ilmaheeda ha usoo celiyo viva dumarka soomaaliyeed ❤❤❤ , allow dadkayaga wadankii joogana isu sakhir oo hal dawlad oo na metesha ma sii.
I love your hooyo mcn
Ku sali nabigen Mohamed (Scw)❤❤❤❤
Ascww magaalada intii badney waa caadi mashaa Alaah tabaraka laah.
😂😂😂😂😂Anadiyar aha ee sodiyarkarow qurx kudhikle😂😂😂😂😂
Asc walal you are so funny ❤❤❤❤ haa waa raun
WAA ILMAADEER QAMAR IYO UGBAAD WELIBA WAA EHEL AAD ISUGU DHOW YAAN LAGU MASHQUULIN
Adeer diintu ma taqaano waa qaraabo mar hadey is fureen waxa intaas dheer waa fuxshi diinta islamka iyo xeerka rabbi ha isku deyin inad wax ka badasho١😏
@mahamudmahamed9893 maba aqaan inay is qabeen balse dadka aan ka hadlayno waa fanaaniin, tan kale diinta aad ka hadashay adigu maku dhaqantaa.fusuqa iyo xumaanta iyo dhiiga shariifka ah ee daadanaya iyo qabyaalada diintaadu waa ogoshahay sow maaha.
First comment like isar
gabadhaada ku meheri sheekh
Maya kumaraac saying
😂😂😂😂
Quruxoow. Adaaba qosolba dadkudishay ooshactaroole ah. Horey usoc walka❤❤❤😢😢
@@najamanalka4600 .🗣👸✊🇸🇴
@@najamanalka4600 .🗣👸✊🇸🇴
😂masoconaso xabd mooza😂😂😂
QAMAR SUUGAANI IYO UGBAAD ARAGSAN' XAALKOODU WAA 'GUDA IS BARTAY WAA ISU GUUXAAN' 😅😂🤣🤔🤔
Masha Allah ❤
Legend of Legend qurux ku dhiigli❤🎉🎉
Haa lajoojiyaanabanaan lajifiyaanabanaan❤❤❤❤❤
Adiga Iyo Marish Beauty Hadaad Is Aragtaan Ka Waran 😂😂😂😂😂
Princess treatment qurux kudhiige aykudhahen 😂😂😂
Adigu colgate soo iib😂😂😂😂😂sxb
Qurux kudhiigloow wixii diini ah ka dhac zxb mxaa yeelay kaftan baad kadhigtay wlle
alla mayeey moos war 100gram oo dahaba xitaa waan kaa diidaya moos ku lahaa ma daanyeer baad iga garan wayday kaba darano cadeyga ma cadey la 'aan baa i haysa 😵💫😵💫😱😤😤😤😆
May sheikh rali how 😂😂😂😂😂😂😂
Allow kubarakee😅😅
Qurux ku dhegle😊😊😊😊
Wlhi jack you are so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂
Macaanay ,malaboy ,hbbty😅😂😂😂
My kuma qanacsani gbdho bdn intay garoob ka dhigana bey xuquqdooda dayici lahayen raga meher ku adkeya si furnin u dhicin naag labaad lagula guursan marku guur xasusto lacgti haku so dhacdo😂😂😂😂😂
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan kutaageraa wll❤
Only Haddii ayada ay raali ku tahay! uu dhahay sheekha
Amin 😂😂😂
100 garaam odahb❤
Dareenka dhabta ah mRNA dhamado waa sbbta ugbaad iyo qamar dareenkooda Mr wlba u jiro
Aqli gaalo iyo indho Quraanjo midna lama arko, MashAllaah
Cadaygu waa qaali
Wlhi shikh wixisa waa ka dared ma ari buu dhabaha moday markuu mus meher uga dhigay ilaheyba musan dhihinee xaguu ka kenay
Yes qurux kudhiogalr anaadiyara 😢 plz xabada 🗿 moosah
Aqli gaalo iyo indho Quraanjo midna lama arko, MashAllaah Qurux kudhiigle ur the faniyest person I have evr sow😂😂
Sheeq xasaan walahi wa ku tumaa 2boqol garam dahab an rabnaa 😂😂😂😂
Haa waan ku raacay
ALLAHA oga bad baadiyo wiilkeda
Ilahay aya wax ku tusaya laakiin ma caqli beyleruihiin ileen wa daalimiim
5:16 fiiriya
M.a❤❤❤
First comment ❤
Oke
❤❤😅
Shiikha waydii in uu assgu ku siiyo gabadhiisa😅😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin princess treatment doonayo 2025 ugu imaw😂😂😂
Habirteyda katahy mos ma laàhy😂
Lkn cadeyga la weynaaa😂✌️
Qurux ku dhigle isa so diyari😂 moska xita war ma kagente😂😂
Kan views raadis wsye sheekh maha
Maya❤❤❤😂😂
My kuma jire 1 moos😂
Scw❤
Yaaa😂😂😂
Aniga abehy waxba ima siiyo somaliyee ha lii caawiyo😢😢 waxan idinka banahy garab is taagiina😥😥
Kan koo ma ahan jacak😂😂😂 kun dollar bes iga bdn moos kuma jiro😂😂😂😂😂😂
Haa hadii la helaayo nin daacad ah
Aragsan bilaayo ka xoog weynbaa wadata 😂😂😂😂😂 qamarbaa yaabay 🤔🤔
Keep going
Good☺️☺️☺️☺️😊😊😊😊
Lkn waa haday rali ka tahy 😅
Road to 2 million 😂
They called Chemistry
Ninkaan waa norwaji muslim ah waxaana u sabab ah Høitomt somali ah oo ilmaheeda ayey saaxiib ahaayen yusuf slam
Somaliyey ninkas maria difacay follow dhaha plz🇸🇴
❤
Kkkkkk gabdhiisa ku yaacao Please
My my my
Only 500krm 😂❤
Ani kuma raacasani😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
xabad moos aa cajiiiiib sheikhoow 🤔😆🤣😁🤣😆🤣
BISINKA ALLOOW HANA CEEBAYN NAAG FANAANADA HADEER WAA WAX BAKHTIDAY WAAMAXAY NIN IYO NAAG AAN IS QABIN OO NOOCAN ISUGU DHEGAYA WAR XISHOODA OO UMADA ISLAMKA AH KA XISHOODA OO ALLAAH KA BAQA
Baba jack wankusalame😅😅
Ilaahay hacafiyo sokorey 😂 waxanuunsanyahay midkan cudur gabar aa kudacay😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Carabey nah kudar dheh😂
"Țĥẹ fämīĺÿ ëmpîřę ɓøøm ɓøøm ïň ṭĥê ĥøűşë..."QURUXKUGHIDLE❤🎉
Hal xabo mesheyba ku cunin Qoftu😅😅
❤😂
Hhhhh, war waahadey ogashahey in lagu mehriyo xabad moos ah😂.
😅😅😅😅😅😅😂
Midakale xadiis buu shiikha aqriyey adigana waxad tiri arintan hadeey run noqon lahey, Dabcan kas kaama ahan o wad is hilmaantey lkn wa khatar weyn. Rabbi u laabo sxb islana so waxyaabaha qaar wa lama taabtaan yacni fanny ma galaan. Kabtaa kaa daba gashtey igu qaado legend.
Maher kamaba baqdaan sbbto ah mabadhiibtan😂
😂😂😂😂😅😢😅
😂😂😂😂😭
hye