Alle hacaafiyo balse wll macaan waan Kula talinaya adigaaan wariyaha ah waxaa tahy will dhalinyaro ah oo aad U qiima badan diintana waxka yaqaano wlh billah talo qalbi saafi ah daacad ah kusoo go day ayaan kusiinaa wll macaan ma akhrisay aayada suuratu nuur Ku jirto ان الذين يحبون ان تشبع الفاحشة في الذين ءامنو لهم عذاب اليم في الدنيا ولاخرة alle waxuu yiri kuwa jecel ineey xumaantu Ku faafto dadka alle rumeeyay dhaxdooda cadaab adag ayeey leeyihiin adduun Iyo aakhiraba kuwa jecel hadey cadaab yeesheen dadka vidiyawgaan oo kale faafiya iyagu shaki maleh inuu alle cadaab daran cadaabaayo wll macaan maanta wixii kadanbeeyo xumaan hafaafinin nabigu waxuu yiri qofkii ruux Muslim ah ceebtiisa qariyo alle ayaa asturaayo adduun Iyo aakhiraba ninkaas sida muuqto waaa will Muslim ah miskiin ah LKN xanuunsan waxuu Rabaa cilaaj waxaa jiro Jin halis ah oo dadka xumaanta kudirqiyo alle muslimiinta dhan haka caafiyo
Wiilyaho isku xishood, dad muslim ayaan nahay waxaad soo bandhiktey waa qalat gaal Allaah rumeesneen wasaqda ey sameenayaan umadda ha u soo dhigin. Allaah ka baq bari wey hadlayaan marqaatina wey kugu furaayaan indhahaaga iyo afkaaga. Rabbi ka baq
Walal maxad xumanta u faafineysa Adigaaba kadaran markii hore wan ku jecla blse hada wan ka Amin baxay Allah ka baq fuyuus si kale ku radi dadka kugu xiran dhagaha ha ka wasaqeeyn
Waxaan wax ka wanagsan soo gudbi mideeda kale kuwa aad leedahay wey isku dhagan yihin waa wax ay jilayaan 1surwaal ayey isla xerteen waxba ma aragtid miya yaaaab badanaa😂
Warya marka la raali galaynayo ma la dilo naagta sixirada oo gaalada waxaa sheegto ayaa garan wayday side lo raligaraynaya ma quran lagu aqriyo sixirka igada beenta naag gaala cid rali galaynaysa ma jirto ila qof xanunsan mooye

Allaha kubarakeeyo waad waanisay walaalkaa midkii waanada qaato alle haka dhigo
@farhansamatar6537 aamiin adiga gana sidkle inshaa allh wuu qaadan
😢😢❤❤❤
Alha ku barakeeyo waxaa tahay qofka ugu fariinta wanaagsan ayada aad soo qadatay ilaahey ha naga dhigo kuwii kuwaana qaata walaakeeyow mantay ceebaha muslimiinta in laga baycmushtaro ayeey maree asigaas hadlaa ayaa ceebo badan leh
Caruurta ha laga ilaashado😊😊😊😊
Wiilyaho isku xishood, dad muslim ayaan nahay waxaad soo bandhiktey waa qalat gaal Allaah rumeesneen wasaqda ey sameenayaan umadda ha u soo dhigin. Allaah ka baq bari wey hadlayaan marqaatina wey kugu furaayaan indhahaaga iyo afkaaga. Rabbi ka baq
Belaayolee sheegtaan subxaan allah
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Yaahuu war xishood sodog ayaad tahay lacag waa idin waashaya 😂
Inallahu sayabduluhu
Waa wax lala yaabo / ninkani wa Xanuunsanyay/kuwa isku dhagan ilaah baa ceebtoda Cir birqaaya ka dhigay./ Allow ceebtena iyo Ceebaha muslimkaba Astur
Sxb weriye hadaad tahay iska hubi. Ninkan iyo naagtan iskuma dhegin lkn waa views raadi. Cadayn ka raadi Tiktok iyagoo muuqaalo kale wada jilaaya aad arkaysaa
Adiga waxa saqajanimada miya ciyalkaga kabisha 😂😂😂 yuotubaaa xaal qado bariiski baa galay
Walal maxad xumanta u faafineysa Adigaaba kadaran markii hore wan ku jecla blse hada wan ka Amin baxay Allah ka baq fuyuus si kale ku radi dadka kugu xiran dhagaha ha ka wasaqeeyn
Subxaana-laah Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi 😱😱😱☝️☝️☝️😱😱😱👁👁👁
Yaahuu bisinka
Alle Kuwa macsiyada ku jiro masiibo haku rido oo isku dhigo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Subxanallah 😢😢😢😢😢
Kkkkkkk you’re so funny 🤣 and
War heedhe adigu wax wanaagsan soo gudbi
Subxanalaah ilaahow na astur
Waa jiro yurub waa ka buuxaan .
Kuwaa Soo bixiyo Cubeedkooda.Waa baltare
😂😂😂😂😂😂 Ninyahow funny tahay😂😂
SubxanAllah ya Rabb😢
Subxanallaah biishaye tuu gabadha kusameynayo cadi mhne Armour sixir kudarey biisha oo oval jirin gabadha?xasbiyullaah alle ku qby
Idiga maxaad u faafinaysaa waxaan Allah ka cabso
Laakin waad qaldantahay biishaye mey howshalawaday maxaa kawadaa haday ubaahantahay gurigey ku balansan lahayd illah kabaq hadalkaga ha koontaroontaroolnaado waaa hooyo isa adeganeyso oo ogeen ninka se wuu daba taagan yahay kuma dhagano qiyamahaga unax bes ani adi fallow kala noqday walahi if iskahadalkaba necbahay iyo nabka
Inta maxay uu tari donta tiir-tiriis kkk . Ayada wa'ay iska og tahay . Saxmo handad ku jirto xita wan daremi .😂😂😂
Muu iska furo inta uu sixiraayo.Waa faqasuusad weyn Asguna waa qasiis.
Wax ka fiican waxan maa umada u sheegto
Meesha waa banaan see cml
3 qof midka duubayo iyo 2 kale waa is ogyihiin karemida fiirinaya
Kkkkkkk waa la wadaa
waaba indha adagyahayba kanee 😂😂😂😂😂😂
hada biishaay miyaa views ku raadineysaa
Maàmada ha u gafin besha waa saxmad see ku ogane ninka wuxu samenayo
Muxukadhefay marka wad Shegto miya weyday xumanta dadka lamafafiyo
Kkkkkkk🤣🤣🤣🤣
Naa ma dabaduu ka wasaye😂😂 bisinka
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Ma ayba sidii isu dhag karaan sheeko baraleee.
😂😂😂😂😂😂😂
🥺🤔🙆🤗🤷🙆
Waxaan waa wax aay isugu talo galen ee wax isku dragan majiraan ee aqligu ha shaqeeeyo😂😂😂😂
Salamad yaab aduun
War ilayn afrika way hoogtay! Nairobi na waa kamid!!
😂😂😂
🥺🥺🥺🥺😒
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaas umada ha hor.keenin . Dul li yahoow
Waryaa waxa iska dhah uff
Afrikaantaa yahuu Naag.kaliya shaqee vay shihin faan beena iyo hayo Caruur lagu dilo
Ninkani amnidarada Nairobi ayuu qeyb kayahay isagoo views raadinaya
Dad adkaar ku hubeysan aab nahay sixir wax noogu ma qaadi karaan
🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Soomaaliyay ka dhacday oo laba ayaa gobolka Shabeelada hoose
War kaaley Eeyo miyaa
Bahalka baatiga ku jira ayuu abnigisa so gaya 😂😂😂😂😂😂
Ayadu maxay qabanaysp Xasbunallah uuf aqas yaq
Waxaan wax ka wanagsan soo gudbi mideeda kale kuwa aad leedahay wey isku dhagan yihin waa wax ay jilayaan 1surwaal ayey isla xerteen waxba ma aragtid miya yaaaab badanaa😂
Maxu ka dhefaya hadu u dhawado kkkkkkkkk
Waxan waxay u egtahy wax o planned ah.
Waa nin xanusan bale sidu masxdisiba u maqantahy
Subxana Allaha Kaas o miidhan baa umda ku jira war qofkan xanusan umada halaga qabto 😢😢
Nimco hayey 😂😂😂
Nimco hayey 😂😂😂
Warya marka la raali galaynayo ma la dilo naagta sixirada oo gaalada waxaa sheegto ayaa garan wayday side lo raligaraynaya ma quran lagu aqriyo sixirka igada beenta naag gaala cid rali galaynaysa ma jirto ila qof xanunsan mooye
Sxbow fooda kuu jaran iska soo xiir ilaahey kacabo
Wax xun wa la qariya si ilahey cebtada u qariyo
War ninkan iyo naagtan iskuma dheggana waa sheeko kale
Ceebaha dadka ka xeshood.
Waxanu wafilin eeka fakara
Ku waas marhore ayey ahayd
Naagta gaalada ma la garaco oo wiil somaliyed sixirtay ma u heelinaysa naagta gaalada ma la dilo
War wax isku dhaga uma malaynayo ee armay prank tahay
😅😅réseau social ces deux là.
War Dadka beenta Kada
Hadaanay raali ka ahayn,maxay isaga qaban weydey.
Hal.jeans ayba isla qabaane war waxan waa acting...adiga waxaa rabto ma bulshada usoo gudbine..naga naandhe nin wayn ba tehe😏