FOOLXUMO & CEEBTII UGU XUMEYD GABADHAN YARTA AH EE SOMALIYED WAXA KUFSI UUR UGU YELAY AWOOWGED MUQAL
HTML-код
- Опубликовано: 14 янв 2025
- WALAALAHA QALBIGA WANAGASAN WAA KUMAHADSANTAHAY DAAWASHADA MUQALKA HADAD NAGU CUSUB TAHAY FADLAN SUBSCRIBE INOO SAAR MUQALKANA LIKE SAAR MAHADSANID #duet #subscribe_like_share • FOOLXUMO & CEEBTII UGU...
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun😢😢😢, ilmahaas yar dhibaatada loogaystay waxyar maaha.
Subxanalĺah allow ugargar inanta xanunsan amiin
I am very carrying my I live in Newyork city I am from Djibout I live in u.s.a for the lest 26yers I never her this can of story in my live tks lot for u telling us I condnt selpe I conditioner eat the day I her this story I just parry to much to for get abut this sick girl I just ask God to helpe her mother and the 14 unge girl 👧 I hope the government of Somalialend to the tell us a answer as soon as possible God bless her this girl and her mother
استغفر الله العظيم الذي لا اله إلا هو الحي القيوم واتوب إليه لا اله إلا انت سبحانك اني كنت من الظالمين اللهم انت السلام ومنك السلام تباركت يا ذالجلال والاكرام اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى ءاله واصحابه ومن تبعهم باحسان إلى يوم الدين
Arintaas waa in la hubiyo oo ilmaha dhacaan laga qaado ilmaha xanuunsanaya waa in la laga warhayo oo aan gacan kale lagu aaminin
Subxanalaah 😢😢
Subxana Allah wlhi waxan camal wamusibo Kongo wax jiro ma ahan waligey waxan maqli jiran wawadan dagal iyo dhibatoyin badan waxa kale ankanaxay gabadha yar sida logalay subxana Allah 😢
Wa qarisaam ilahyow ceebataana astur walaahi qiyaamihii ilahyow tobadada nagu dil iyo tawixiidka
Walalayal somaliyey ilahay aan kaaa yabno waxanii maa saxabaa War haaa la xishodoo
Macquul ma aha gabadha yar eela uureeyay waxbaa qaldan alaa waclam @@
Inalillah wa inaa ileehi raanicuun. Subxaanallah caza jawala... Wallahi waa xanuun.
Ina ilaahi wa ina ileeyn rajicun wa adun dhamaday
Ii wad sheekada😭ma intaaso wiil ay dileen ayagoon dil geysanin😱Kongo qa ba meel habaaran e' Gumeysi iyo dabar goyn waye walle.Wa iney Reer Kongo is xoreeyaan.
Dadkan maxaa loo laayey
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)
wa runta waa foolxumo wa ceb wa gabadh yar oo weliba cafimad qabin balse way ka dhacdya somali hada ka waxayna taala baraha bulshada lagama hadal iyadna lagaama jawabin somalidi intya iska dhego tireen bay weliba yidhahden wa benteeda dadkow ilashada caruurtiina maha dhacdii kowaad waa tii labad somalidu sameyaa waa aniga idin soo dhigay tii ka horaysay tan
Walaaleey Ha Hor Ordin Waa Foosto Uu Riixayo Jaalle Daahir Cabdulle Calasow ........................Waligaa Miyaad Maqashay Gabadh Ay Laba Nin Wada Uureeyeen Waa Maya Ama Mr. Cali Baa Ureeyay Ama Mr. Axmed.........................
Inanta Yar Waa Buraale Maxamed Mid Yaroo Jaarka Ah Oo Reer Biniin Ah Oo La Yidhaah Mr. Cabdi Jidhiidhico Ayaa Uureeyay Yarta .................................
Hooyada Hadaynu Warkeeda U Raacno Maa Lasugo Intay Inanta Yari Dhalayso Ilmaha DNA Laga Qaado Haduu Mr. Cabadi Jidhiidhco Yeesho Loo Meheriyo Hadii Aabaha Ama Awoowgu Yeeshana Kii Yeesha Meel Fagaara Ah Lagu Toogto.........................
.Lakiin Sheekadan Wiswika Ah Ee Jaalle Daahir Cbadulle Calasow Wadaa Waa bullying........................................Wa Laahu Aclam.
Labadoodaba ha la toogto ama irbad sunna ha lagu duro.
Wax fiican ma sheegtid miyaa walaal
Xasbunalah xasbunalah walaley gabadhu hadey xanunsantahay worked a malugu kalsonanakaro ekafirso halabaro ilamahayarka urkisa
Wallahi xitaa waan dhameeysan waayay
Somali waxkasta kafilo caruurta ilaashada ruuxna ha AAMININA waa Saban AAKHIR
انالله وان اليه الراجعون
Subxaana laah allah manajina qofkii nool wax kasta wuu maqli
Wa runta dhibatada ugu xun waxay gadha carurta. Wll ragaa usheeg iyo dumarka
Yaaab waaye sub xaaana laaaah alaah laaa yab laaanaa yaarab sub xaaana laaaah yaaab maxaa qaldan awooowe iyo abti macquuul 😢😢
Ciyaal weerada runta ah waxay jogan soomaaliya kuwas ayaa in wadanka laga safeeyo kufiicana lahaa.
İlaahey Ka baqa o walidka yaan logafin waalid kamasuurowdo waxas subxanalaah walaaley hakudanbaabin walidka iyo walalkaa weydhali inanta markaa D N A GA kaqaad
Subxana Allah 😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanalah 😢 aduunka wa gabo gabo
Xasbunallah 😢😢 allow na astur laxowla wale aduun dhamad wye
Subxanalah warkan an iska hubino wayo dahir calasow intas qanisin iyo kuwa dinta islamka mel uga dhacayo ayu so gudbiya e wale dahir calasow meshi Aqiro lagu xisabinayo Alle nama geyo
Taloow dalinyarada muslimin makujiran̈
Waryaa wax aadan hubin meesha hala imaan, sheekada ah waalid ayaa gabadhiisa kufsaday waa sheeko ay hayado ka danbeeyaan waana qorshe dhaqan rog ah oo soo batay ayaantaan.
Xasbunalah warhooy waa aaqaro saban
Dowlda Gongo waxay isku darsaty
Cawaanimo afriknimo iyo diin la aan
Maxanu ulayabeyna
Miskiin hada waliba dalac loraci o laiskugutagi magalada laga eryan wad arkidonta nagaha inta layirahdo alahayow adigan kasugayna cadalad
Odaygaas iyo wiilkiisaba ma caafimaad qabaan ee ha la baaro
Subhana llah.
Dhaqan xumidaa somalida hore waa loogu yuqiin, laakiin caaqilada ayaa qariya kufsiga iyo wixii la jira.
Sharaftooda lacag bay ku iibiyaan😮Waxaan aqaan naagaha beenta u sheega lacag iyo gargaar😊
Dhaqan celin bay ubahanyihin so young 🧒
Mamadan ha iska qaado D N A
Aabaha ay shegyso muuna dhalin sababto ah dareen uma yeeln karo qof dhiigiisa ah xita hadii anu aqoonin lkniyadu maxey ka faideysa in ay fadeexadeyso Aabehes iyo walal keed lacag si kasta ayey ku raadiyeen soomali
Subxanllah
Intaadan waxa dadka la wadaagin iska soo hubo dadka ayay baangado ku dhacaayeen waxay arkaana waa baabi,iniyeen
🧕🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
❤ XAAX
Subxanah
Warka inaga hubiya abti iyo waalid
Kamasurowdo
حسبنا الله ونعم الوكيل
Bisinka maxaa loo dilay maa la xukumo
🤭😢🤲
Asc xasbiya laah
Ilahy ma banen awowe gabadhiisa ma kufsan karo iyo abtii toona ee maxa qaldan koley hooyada buusa odaga dhalin gabadhana awowe uma aha
That mostly our excuse but what if they are the real ones, then what?
Iyada waalan nagtani midakale
Gabadha yari iyadaba waalan sidee
Waxloga aqbalikara
ILMAHAN YAR YAR AAD AYAAN UGA XUMAHAY OO XAQDARRADA LAGU XASUUQAY' AFRICA 🌍 NAXARIISTII WEY KA DHAMAATAY__ DAAHIR CALASOW DUUMO KU HALGAADDAY' QABIIL AYUU 10JEER WEYDIINAYAA' QABYAALADDII KU QAADATAY KUMA DHIGTO' NAAGTAN WAA BEENTEED WAAYO HOOYO WAA TII ILMAHEEDA ASTURI JIRTAY' NAAGTAN SHAANSHADDA SOO SAARTAY SAWIRKA INANTAN YAR' ODAY CALASOW AYEEY QADAADIIC YAR MAXKAMADDIISAN FAKE 'GA AH AYEEY REPORT'KA QALDAN UGU SOO GUDBISAA" HOOYO WAA ASTURA ALLA MACAADABO' 🤗🤗
Wcs wr wb
Runtii mamadan xaqii uu aabeheed galay baalaga jaray oo xaqii beey qarisay xaqa laqa la la aamuso waala sheega ayagiina west ceeboobeen ayanna dhib baa soo gaaray in tii yareed oo ay qari say oo ay is la heed yuu ceeboo bin maan ta qof kas to halkaan joogo buu ku ceeboobay oday gaa waxaa Lama ya reesto ayaga oo weeyn beey soolabana yaan waa arin fool xun hadii laqaban lahaa niman kii wax kuf san jiray ilaa eey heer kaan gaaraan ilmaha in gab dhihi gur yaha fakan karan oo eey bahalo qaar waalid u yihiin hooyooy ilmahaaga ad kar ta ku aqri majiro qpf la aaminee allow noo xafid aaminin sub xaanallh aamin kii wuu yaraaday mugoo nin dhan yaan ilmaha looga tagin
Waa sheeko been aah
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Wasax go anka kongo
War waxas hafafinin awowe iyo abti waxas masamayne waxay qaybkatahay dagalka cebaynta qoysaska dhexmate gabarxanunsan in xarami xuni sidan yelo ugubmahan balse awowe iyo abti maya dabcan gabadha lanolayd agtoda waxkugaren + cadawad kadhaxaysay 2da famil lakin adigu side kukentay adon dadka laedeyay afkahayn inadkudhiirato shegida waxan?
4:10 gabdhas hala baaro dna cunuga eey caloosha kuwado sabb too ah wax macquul ah maahan awoowe siduu ilma uu awow uyahy ugu sameen karaa waxas
Mid weey noqon kartaa ninkaas gabdha awooww uma ahn oo dhiig kuma lahan haduu awoowe sax ah yahy maba damcaayo
Iam sorry about that
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Kuwa Soomaaliyaa u baahan oo Shicibka dhibaya ooo cadaw hadba Macag u bixinayaan saqaysamo Dalka loo adeegsado weeye
Ceebaha lama faafiyo
Somalida u bahan
Wabentet
Tariikhad abaha iyo inantisa Diba haloobadhoo in sii caadia uu dhaleya
Xiliga guuruka diba hoola baadhoo
DNA test familyga oodhana
Khalde a jiira
Adigu side kukentay adigon afkahelin awowaha iyo abtiga xukun maxkamadedna soxigan inad kudhiirato shegida waxan? dabcan mashruc fadexayna badqaybkatahay wardadka halaga xishodo tankale gabar xanunsan hadixarami kuxadgudbay urnayelatay sicadalada xaqeda halowajaho kamadax banan famil colad kadhaxayso ceb isladonaya
Intu nolyahay wax iiyahay haduu dhinto geed saar aba darbi dhig walamasabidan kara qofked diday qofki waisdeyn cafimadkisa kujira inu iska asturo qofki qof dilay ilen xayawanka hilib dad baranayo cunaya dadka hada lagugin
Armay been sheegaysaa wax walba lama rumaysto
Subhaannalah dhibtaada maad ilahay u sheegtid Ilahay ceeb ha asturo tan waxaan u arkaa in diintii aaney meeshaba oolon
@HalimaAli-x9h tan waa dulmi ee maaha ceeb yar oo lacafinkaro
Acudubilaah minasheydani Rajiim😱😭maxa tiri? Awoowged iyo Abtigeed aya uureyy,Lakin 2 qof side uur logu qaadey ?mise DNA aya laga helay? Awoowe ku sheeg iyo Abti ku sheeg.War Aduunyooy mxn wxksta kugu aragnay Subxanallaah. Balwad iyo nuswaaalli Aloow na amaano yeel.
waxaan soo jeedinayaa in ilmaha yar ee ay dhali doonto Gabadha yar ee la dulmiyey iyo labada Nin dhiig loo kala qaado. ✅😢 sidoo kale Gabadha yar ee la dulmiyey hooyadeed iyo aabbeheed dhiig loo kala qaado✅ sababtoo ah waxaa dhici karta inuu odeygaasi ogyahay inuusan ba hooyada gabadha yar dhashey aanu isagu dhalin 😢 inuu waayadii kala qaxa cidla ka helay baa suuragal ah 😢⚠️
Hada odagii ilmuhuu awoowga u ahaa dulmiyay baad uqiil bixinaysaa😢😢😢😢, yaab.
Arintaas waxba kama jiran waxbaa qaldan kolay qof xaaran ah ayaa ku jira😢😢
Xiligii nimanka loo qiilbixinjiray oo waxaas la oranjiray way dhamaadeen. No more qiil.
Aayad quraan ah oo tiri hadaad hayso la kaalay hadiikalana dambiile hau qiil dayin.
@@Nuurah951no abayo siduu udamcaa arinta dabiici maahan awoowe siduu udamcaa gabadhiisa ilaahow muu qamro tii ugu danbeeysay muu cabo koley xaaranbaa meesha ku jirto oo gabdha muu dhalin
GABDHAHA DHIMIRKA IN LA XOOGA AAD BAY U JECELYIHIIN
Maxaad ula jeedaa ?
Aabahay inan buu kufsaday kutiii wa aduun sharaftii ka dhamaaaatay
حسبنا الله ونعم الوكيل
Subxanallah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥹💔💔
حسبنا الله ونعم الوكيل