Xuuthi O weeraray wasaarada Difaaca isra| trump O tii dheereed ku dhigay Natnyhu| Bin Qafiir wuu dha

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 123

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  13 дней назад +26

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @seed3966
    @seed3966 13 дней назад +5

    Ilaahay reer yaman ha u gargaaro Aamiin

  • @NuurShariif-ef2wy
    @NuurShariif-ef2wy 12 дней назад +1

    Shiiqeygi horta waad mahadsantah laakin use waxakasocda waxkale ma ahan waa hadalkii allah kuyiri wajazaau sayiatin sayiatin misluhaa intaas leywaaye waxkale ma ahan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 13 дней назад +9

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @seed3966
    @seed3966 13 дней назад +2

    Asc in shaa allaah guul bi idnillaah yaa rabbii🤲🤲🤲

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 13 дней назад +3

    Khayr Allaha siiyo Prof. Jeffry Sacks, oo Maraykan ah oo wax ka dhiga Jaamacadaha lagu barto siyaasadda ayaa qalad ku tilmaamay siyaassdaha burburinta wadamada muslima ah. Wuxu barfasoorku caddeeyey in Natanyahoo uu ka danbeeyo siyaasadaasi qaloocan ee ay ku dhaqaaqee madaxda Maraykanka.
    Barafoorkaasi baryahan ayuu ka hadlaaya idaacadaha iyo RUclips-ka.

  • @seed3966
    @seed3966 13 дней назад +1

    Aac natanyahu iyo kooxdiisa waa dadka ugu xun caalamka danbiyada eey geysteyn ✅✅✅

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 13 дней назад +4

    Xuutigu waa nasrun mina llaah allaah macahum siday uugu hiiliyen wallaalehen falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 13 дней назад +3

    Masha Allah Masha Allah Yemen 🇾🇪 Waa Mujaahidiin Run Ah Guul Degdeg Ah Ayaa Illahay Siinayaa insha Allah bi idmi llaahi Kariim ❤❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 13 дней назад +1

    Illaahow isku dir Aamiin

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 13 дней назад +2

    Allow usiyaadi oo burbure
    Dhaqaalo hooda qowadahooda
    Oo dhan
    Allah swt quwadiisa ayayba isbideen

  • @MaxamedciiseAlimaxmuud
    @MaxamedciiseAlimaxmuud 13 дней назад +3

    Marakanka ubood bey sheegteen. Alle ayàa ka caboodle badan

  • @Isdaweynta
    @Isdaweynta 13 дней назад

    Your report is very accurate I listen to it everyday, keep going

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 13 дней назад +1

    O ALLAH protect the believers from evil.

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 13 дней назад +1

    Allow u gargaar Muslimiinta.

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 13 дней назад +1

    Allah haada cuqubo Allah. Yaa rabii. Kusiishid in fiican kabadbaadi

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 13 дней назад

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲

  • @idrissdiriye2474
    @idrissdiriye2474 13 дней назад +1

    Asc hadii aad fahandhoo afka yahuud waan qoslilaha , Allah makubaroo

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 13 дней назад +1

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 13 дней назад +1

    illahaya ha la jira walaalah reer Yaman Dabka waxa dami kara allaha waxidka waa dabigi laga galay Caruurta reer falasatina

  • @MustafeMaxamed-w6f
    @MustafeMaxamed-w6f 10 дней назад

    Msha allah wll wnkuwataa

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 13 дней назад +2

    Allaha ☝🏿 Amiine AmiineYarabi 🤲🏿🤲🏿 Free Palestine 🇵🇸🇵🇸

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 13 дней назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 13 дней назад +1

    ASC. Xuuti ama ANSAARULAAH {WA KAANA XAQAN CALEYNA NASRUL MU'MINIIN}.

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 13 дней назад

    Ilaahay gaza ha u gargaaro Yemen waa dad nool

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 13 дней назад +2

    Gaalada Allaha baa bi iyo ayagoo dulaysan

  • @OsmanSiad-yc6ej
    @OsmanSiad-yc6ej 13 дней назад

    Thank you.

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 13 дней назад +7

    Alle waxaan kabaryaayaa in uu baasiin ooga dhigo oo dukum daakum noqdaan waxaan Alle ka rajaynayaa dhaarinta daraam ka hor in uu maraykan qaxooti noqdo ,way na dhibeen Allaha qabto aamin yaa. Rabbi

  • @SuhaybMoha-d2k
    @SuhaybMoha-d2k 13 дней назад +4

    Netanyahu iyo Tramp Mar un Wey iska Hor imaan i.a Alle Aya Madaxa isu galin Allow isku Dir.Qli

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 13 дней назад +1

    Mujaahidiinta reer Yemen 🇾🇪 guulaysta ilaahay idamkii ragbaa alle ka dhigay cadawgu ha jabo

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 13 дней назад +1

    Bal cidii Allah iska celin karta ha soo baxdo yuhuud iyo american dhagartoodii waa loo maara waayay ee Allah ha iska celiyaan

  • @CilmiSahal
    @CilmiSahal 13 дней назад

    Shaashada waynee

  • @SaedCade
    @SaedCade 13 дней назад

    Xuuti ❤❤wallee waa rag guulaysta

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 13 дней назад +1

    Ilaahow dabkaas uusan demin ilaa ay 15 bilood ooy gaza muslimiinta garaacayeen. Ilaahow yuhuud ,ingiriis iyo intii gaza dhibaateysay eebow uu ka holco debkaas musiibada ah.xitaa muslimiin caawineysay baa jirtee kursiga ka qaad deb kuma habaari karnee yaa rabbi.

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 13 дней назад

    اللهم انصرهم اخو ننا في أهل غز يارب امين

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 13 дней назад

    Ilaahow xuutiyiinta garab sii oo jibi Israel iyo xulufadeea🤲🏾

  • @IsmailDhitaa
    @IsmailDhitaa 13 дней назад +4

    Number 1

  • @AbdullahiDerow-v3t
    @AbdullahiDerow-v3t 13 дней назад

    Asc sh dulmi diid

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 13 дней назад

    Allow ugu aargoooya

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 13 дней назад

    Masha alaah yaman ilahay hatageero

  • @fmg63772
    @fmg63772 13 дней назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar ❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 13 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 13 дней назад

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @inacamuud6919
    @inacamuud6919 13 дней назад

    Thank you ma ku gafo

  • @MuuseBalbalow
    @MuuseBalbalow 13 дней назад

    Allahu akbar guul xuutiyiinta

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 13 дней назад

    Xuuuti Laandheeereeee

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 13 дней назад

    Guul

  • @HfZh-w9u
    @HfZh-w9u 13 дней назад +2

    scw❤❤

  • @ChankaroonDahir
    @ChankaroonDahir 13 дней назад

    Allaahuu Akbar ☝️🤲

  • @maalahmed1008
    @maalahmed1008 13 дней назад

    Wcs ❤🎉

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 13 дней назад +1

    Yahuuda Allaha jabiyo Ayagoo ihaanaysan

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 13 дней назад

    Sax sax sax california iyo qaar kaloo badan USA ha lawaayo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 13 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @sadikaden9085
    @sadikaden9085 13 дней назад

    Wararka cawatha uguwanya sheikh kalifornia iyo musiibathi marekan jecelnaha markista wixi kasokorde noosogubi

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 13 дней назад

    Ilahay jajebiyo yuhuud iyo nasaara

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 13 дней назад

    0:07 WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 13 дней назад +1

      ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 13 дней назад

    Holaca🔥iyo naarta🔥 rabi ha ussiyaadsho waa cuqubadii reer falastiin maaha dabkii ay yaqaaneen waa mucjiso

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 13 дней назад

    Gaalo awooda ayey is bideen .madaxdii musliminta ayey god ku hubsadeen .laakiin allaah ayaan leenahay isaga ayaan sugeynaa maadaam sacbooley aan nahay.hadaan nahay somali aduunka ayaanba ugu liidanaa sababto qaxooti ayaan aduunka ku nahay dalkeenii gaalo ayaa noo dabmartay..meel maheysano

  • @abdullahigedi1870
    @abdullahigedi1870 13 дней назад

    Eebe mahadi haka gaarto dabka iyo ciqaabta uu alle ku ciqaabayo cadawga muslimiinta

  • @suldanka
    @suldanka 13 дней назад

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @abdullahiyussuf7514
    @abdullahiyussuf7514 13 дней назад

    Dab lamida ama kadaran allaha kuhalaago Israel

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 13 дней назад

    Wll qaali

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 13 дней назад

    Pravo mujahidiin xuuti

  • @somaliaisinraise2474
    @somaliaisinraise2474 13 дней назад

    Wararka waxay sheevayaan in soomalia gurŕmad ay udirayso los angeles😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 13 дней назад

    Walaahi waa. Yaabanahay, qof raba inuu dadka uga waramo dhacdo dhacaysa oon mala awaal aheen hadana ka baqaaya inuu xaqiiqada dhacdada uu doonayo inuu dadka la wadaago ka cabsanaya inuu dadka la wadaago.
    دع ما يريبك إلى ما لا يريبك.

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 13 дней назад

    Asc

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 13 дней назад

    😂😂😂😂😂Trump is another level of fun.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 13 дней назад

    Naar Alle yaa damin kara, Toobad unbaa damin karta

  • @arabe9921
    @arabe9921 13 дней назад

    Subxanallah ❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 13 дней назад

    Taram waa qof walan

  • @foziahared9595
    @foziahared9595 13 дней назад

    Allah haysku diro galada.

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 13 дней назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar walilaahil hamdu oh free Palestine from the river to sea Palestine will be free for ever Isha 🇵🇸

  • @ringedHotspurS
    @ringedHotspurS 13 дней назад

    Dowlada somaliya Waxay dhahen waxan u gurman dona los angles USTAAD maxad ka ledahY

  • @Sakariyecabdi-q7m
    @Sakariyecabdi-q7m 13 дней назад

    ❤sce

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤👍

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 13 дней назад

    ASC. Xaga dabka (WAMAN YACLAMU JUNUUDU RABIKA ILAA HUU) amerika dabkii ku shiday wadamada Musliimta jawaabteedii way heshay ee "ALLAAHA" u kordhiyo

  • @SuhaybMoha-d2k
    @SuhaybMoha-d2k 13 дней назад

    XUSUUSIN;;__Yemen Waa Dad usaaxiib Ah Dagaalk Marnaba Ma ka lalabeyan Dagaalk mark laga hadlayo

  • @NajiibMuuseaxmed
    @NajiibMuuseaxmed 13 дней назад

    اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات ربنا اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @MeimunaMaimuna
    @MeimunaMaimuna 13 дней назад

    Meneelewaaye anaguu nasiraaamiyaa

  • @BadalCalicumar
    @BadalCalicumar 22 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gouledmoussa5590
    @gouledmoussa5590 13 дней назад

    Naxaabiista falastiiniyiinta ee la soo daynayo halkay tagayaan ilayn dhulkiiba waa la burburiyey waana la haystaaye,lkn kuwa yuhuudu dhulkoodii aya nabad u ah oo lagu celin,

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 13 дней назад

    Labadan mujrim waa woxoodu waa jilitaan yuhuuda ayaa jilista aad ugu fiican marka trump-na ayagu ka bartey ileyn ayagaa naas nuujiyee ku bakhtiyuhu

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 13 дней назад

    Sh dabka California meelkasta oo RUclips ayuu kabuuxaa ee fullaynimada iska daa dee 😂

  • @Jamaalyare1
    @Jamaalyare1 13 дней назад

    Wadaadkan waxba Kama oga koofiyad yartu inay aduunka haystaaan

  • @moustaphamoustapha1952
    @moustaphamoustapha1952 13 дней назад

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 13 дней назад

    Ethiopia sea outlet and the role of diaspora
    Fadlan clip kaan fiiri

  • @subasadiamond
    @subasadiamond 13 дней назад +3

    First

  • @nassermohamed-o5k
    @nassermohamed-o5k 13 дней назад

    sheikhow somaliduba marmar filimada hindiga marka ay dawadaan o somali ku turjumaan marka qaar xiso daradeed kalmado qaar hindi ah way turjumaan marka rerkani afkooda xuun marmar un ma turjumada ma waxey rabban iney na baraan

  • @CamiirMohamed
    @CamiirMohamed 13 дней назад

    Asc wll video soo hagaji OO si sax ah ANUU dawano

  • @DaauudabshirDaauudabshir
    @DaauudabshirDaauudabshir 13 дней назад

    Masar urdun imarad iyo sucudi ayay ahayen 4 tii dale lagu burburiyay yaman

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 13 дней назад

    9:55 sheikh waa runtaa afka cibriga waaba baranay balaayo idin qaaday

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 13 дней назад

    Alxm taa waxay natusay saa go aanka iyo kalsoonida ay haystaan weyna iska diidern in lakala iibsado sida inagoo kale

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 13 дней назад

    Cuqubada gaza

  • @cabdiraxmanxasan2809
    @cabdiraxmanxasan2809 13 дней назад

    3:45 3:45 3:45
    Guriga kaligiisa bad baday kaso hadal dulmi diidow

  • @MustafeMaxamed-w6f
    @MustafeMaxamed-w6f 10 дней назад

    Sobadi jabka gaalada

  • @Suldan34
    @Suldan34 13 дней назад

    4 trillion ayaba malmihi hore ey shegteen inu ku garay xasare dhan dababka california

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 13 дней назад

    Cuqubo waaye waa kuwa Qaza gubey malqabenada yahuda aya iskaleh weli naftoda wa nolyihin wax ficnan lahey iney ku wada gubtan sidi ay rer qaza u gubeen

  • @Maxamedfarah-k3l
    @Maxamedfarah-k3l 13 дней назад

    Asc wllo waxad qiimaysaa xuuti waa,ayo yaa wata
    Shalay markii uu cali cabdallah saalax waxay ahaayeen wax ,aan qiimo lahay,n
    isway,diitu waxay tahsy yaa fursadan siiyay oo dumiyay, dawladii taasi way cadahay, hadaynu fiirino hadalkii badha saabkii maray,kanka uwakiishay iraaq sheekh dib,ubaadh,,

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 13 дней назад

    Ilahow ku baabi.i naf iyo maal

  • @moahmef8281
    @moahmef8281 12 дней назад

    Shiiqow trump videowgiisa waa sbuuck ka hor