Maxaa keenay in heesta Qaylo-Dhaan si kale loo isticmaalo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 125

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Месяц назад +9

    Masha ALLAH Xussen waa fariid siyaasi ma ahi.

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Месяц назад +11

    Maan shaa alaah waa wareysi
    qiimo leh , ilaahay ha caafiyo
    cabdi shire jooqle cafimad
    dag dag ah alaha siiyo amiin

    • @Souldanfathi22
      @Souldanfathi22 Месяц назад

      War waxbaa kama aqanoo raagan ad Aliyow ad tiriinaso ...afsomaligiiba wa ku adag ...ee ma isku reer ayad tihin oo wa Majeerteen.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 24 дня назад +6

    Xuseen shire waa halyeey , wadani ah, illaahay ha xafidee❤❤❤❤.

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein Месяц назад +4

    Thank you, Mr. Harari thank you so much🌹🌹🌹🏆🏆🏆🏆

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 13 дней назад

    Masha Allah

  • @Dir247
    @Dir247 22 дня назад +6

    Daaroodku in madaxda Hawiye keliya la dhaliilo ayey waddaniyad u yaqaanan.

    • @abdikarimfarah3580
      @abdikarimfarah3580 20 дней назад

      Kkkk meel dheer ayaad wax ka aragtay. Ma sahlana reer abtigeey! ayagaa bilaaba in ay isku dhegaan marka hore, ka dibna reer abtigeey waxay bilaabaan in ay ku qabsadaan wax uun.

    • @OmaariDeco
      @OmaariDeco 20 дней назад

      Wsx hawiye ma dowlad nimay wax kayaqssniin in la maamulo mooye😅

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 18 дней назад

      adeer meeshani qabyaaladi ma taalee jooji, waxaa ku jira wadaniyiinta soomaaliyeede.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 17 дней назад

      Qofka wixii uu qabtay iyo wixii uu kharibayba waa la sheegayaa, Hawiye haddii uu yahayna waa Hawiye loo dhaafi maayo.

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 15 дней назад

      Daarood xagee ku aragtay?

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 19 дней назад +2

    Wadani wanagsan keep it up

  • @Abdirizak-u7n
    @Abdirizak-u7n 18 дней назад +2

    Xuseen Shire Ciyaar halyeey qaran

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 Месяц назад +2

    Mashallah waraysi qurux badan.❤

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 12 дней назад

    asc reer badiye waxaa ka xun toolojooga markaa reer badiye waa Dada wanagasana oo dhaqana leha hadii waxaloo sheego qaataha dadka somaaliyana waa reerbadiye ❤❤ I love somaliya❤

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend 29 дней назад +5

    Waa family tariiq dheer reer shire jooqle ❤❤

  • @FatumaAli-d7q
    @FatumaAli-d7q 13 дней назад

    Somali galbeed dheh
    Ethopia qasab bay ku haysataa 👍👍👍

  • @Habibo-k1q
    @Habibo-k1q Месяц назад +5

    Xuseen shire jaaamac cayaar jacel. Nin rageet qurux iyo qalbi wanaagsan isku darsada

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 17 дней назад

    Macal sheekh Umal xataa waa fashilmeen

  • @mohamedshaataa5004
    @mohamedshaataa5004 19 дней назад +2

    Waleee qabyaalada iyo gaajada waa xanuun

  • @ZakariyeMohamed-gs7to
    @ZakariyeMohamed-gs7to 20 дней назад +2

    Xafidulaahvxusen shire

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 15 дней назад

    Xuseen shire jooqle❤ fanaan; abwaan

  • @MacalinIbrahin-mv1fo
    @MacalinIbrahin-mv1fo 18 дней назад +2

    Taasu waa run soomaalidu waxba mahubsato

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Месяц назад +7

    Mashallah Xuseen shire caafimaadna allaha siiyo walaalkeen jooqle shire wlhi Somali dabka goortuu usoo noqonaa mafahmin sxbyaalow qofka xumaanta wada haloo sheego jooji hala dhaho pls wadani nimadii ayaa naga sii lumeeyso pls hala noqdo allah aabkabaqno dowladnimo iyo shaqsi kala saara cadowgana aan iska qabano pls.

  • @AbdullahiKulmiye-t5g
    @AbdullahiKulmiye-t5g Месяц назад +3

    Alle ha caafimaadiyo jooqle shire

  • @Sanaagmediagroup2020
    @Sanaagmediagroup2020 Месяц назад +1

    Ciyaar jecel❤❤❤❤

  • @MOHAMEDABDIRAHMANALI-m1d
    @MOHAMEDABDIRAHMANALI-m1d Месяц назад +3

    Ilma shire rag qalbi wanagsan

  • @ahmedbaynaxilix4125
    @ahmedbaynaxilix4125 14 дней назад

    Cali xareere guulayso

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Месяц назад +3

    Right

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 19 дней назад +2

    Qurac jabay sidiisii qarankii ma u liicay,haday taagantahay 2025

  • @abdiomar9555
    @abdiomar9555 17 дней назад

    MaashAllah

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q Месяц назад +4

    Ali Harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudabdulahi2517
    @mohamudabdulahi2517 17 дней назад +2

    Xusen shire waxaa tahay qabyaladiste qaabdaran oo qurun ah

  • @AsadAbdiXaashi
    @AsadAbdiXaashi 14 дней назад

    👍👍👍

  • @Sanaagmediagroup2020
    @Sanaagmediagroup2020 Месяц назад +1

    Wariye Ali Harrare❤❤❤❤❤❤

  • @adenidiris9656
    @adenidiris9656 Месяц назад +6

    Old is gold

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Месяц назад +5

    Heestii qiimaha badnayd
    Ragii qaraxaa dhigay
    Mukhtaar roobow ayaaba ayaaba dowlada ku jira.
    Somaali xaq iyo cadaalad ka dheer

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w Месяц назад +2

    Reer miyigu waa dadka asliga ah ee dhqanka fiican leh waana wax mudan in lagu faano

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Месяц назад +3

    Asc cali xaraare iyo xusen Shire 3.12.2009 waxey ahayd maalin murugo iyo xanuun badan arday iyo dad badan oo qaali ah aan weynay allaha u naxariistee

  • @abdiwahabosman3856
    @abdiwahabosman3856 15 дней назад

    Heesaha gormay noqden waxa lagu faano allaha ha idin so wada hanuniyo dhamantiin

  • @FatumaAli-d7q
    @FatumaAli-d7q 13 дней назад

    Xusernow aabaha tilmaan fiican kuma sheegine xoolo xalaala kaga soo xajiya oo uduceeya
    Idinkaaba kasii darane music ta ka towbad keena intayna xaqiiqadu imanin

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 7 дней назад

    Xusseen Shire Jaamac Ciyaar jecel ninkii ka ilmeysiiyey Muuryaanta Hawiye 😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 19 дней назад +1

    Qabriga oon galnaa dhaanto ,qaabkaan u nool nahay ,wlhi hada ayey taagantahay

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Месяц назад +1

    Ali haraare❤❤❤

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Месяц назад

    Calow heestaa waagii aad bey ii damaqday iigana oohisay dhaawacii iyo dhimashadii caruurtii duruufta wax kusoo bartay ee arxandarada loo laayey iyo macalimintii dhaqaatirtii madaxdii wadanka allaha u naxariistee

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 21 день назад +1

    Ninkaan hal suaal haduu kajawaabo waa lafahmi karaa taasoo ah waxiii suube dhacay waxi dad kabaha lagu xabaalayay waxii ciyaal weero dad tooraynayeen waxii qalbi dhagax ithopia loo gaynayay etc maraali ayuu ka ahaa mase koomuu kujiray haduusan jawaab uhayn qabyaalad qayla dhaan waawareeyda naga daaya

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 17 дней назад

    Ex Waaberi Haddana Team Qoys Iyo Qarabo Noqotay Qiiq-baa Ka Baxay.

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 18 дней назад +1

    XUSSEIN SHERE CIYAAR JECEL NOOLOOW SXP WAXAAD TAHAY WADANI SOOMAALIYEED, WAXAAD OGAATAA MAR HADAAD TAHAY WADANI CADOW YAR BAAD YEELANEYSAA LAAKIIN WAXAAD OGAATAA IN UMADA SOOMAALIYEED EE WADANIYIINTA AHI AY MARWALBA KU GARAB TAAGAN YIHIIN OO AAD LEEDAHAY SOOMAALI BADAN OO KU TAAGEERSAN. NOOLOOW.
    From: WASHINGTON USA❤ .

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 21 день назад +1

    You are D5 joojiya waxa toos ladidunku garanayo

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 Месяц назад +2

    Xiligii 2009 heestaan soo baxday waa xusuus hotel shaamow laakiin hadda muqtaar roobwo oo xiligaas la yaqiinay hadda waa wasiirk roobow,????????

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 12 дней назад

    Doqon hussein dhadhaan

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Месяц назад +2

    Maanta yey mudan tahay in midlamid ah aad sameysaan maanta yaa wadanka xabashi iyo umado aan la aqooni ay lawareegayaan yaad mudantihiin in aad qaylo dhaamisaan sidii tii gabre oo kale maantey kadarantahaye maanta wax sheega

    • @KING---JR---Toutube
      @KING---JR---Toutube Месяц назад

      @@ashahassan8878weligeyd banay dhacen inay hees ku karbashan Ethiopia waa ehel iyo tol xabashida iyo tigreyga darood jaberti iyo tigrey jaberti weeye Somaliyana waxa xabashida dalka iyo boobka ku haysa keenay darood abdilaahi yuusuf tariikhdu wa mudan

  • @FayselMire
    @FayselMire 18 дней назад

    🤙

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 10 дней назад

    Ninkan ma duqoobo miyana wa 58 jir😊

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e 16 дней назад

    Qabiil waa wareey qabiil waa wareey😅😂😅😂😅😂 waa laydiin bartey heeso fashil ah qabyaalad waa wareey

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 15 дней назад

      Waxatahay qof jaahila oo caqligiisa qabiil mooyee aan waxkale kujirin waxna fahmayn marka waxan kuleeyahay duf kubax kuba baxdaye

  • @cabdiqanineegar835
    @cabdiqanineegar835 Месяц назад +1

    Waa nin Cayr ah oo Sabuux ah

    • @farhanfabulous6867
      @farhanfabulous6867 Месяц назад +2

      Afka suubso

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 23 дня назад

      Ninkaan ha ku walan, waa nin Mareexaan ah nasabkiisa qalad ma galo

    • @SafaAhmed-vm8gi
      @SafaAhmed-vm8gi 17 дней назад

      Cumar dheer weeye cumar dheerna waa cayr.

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 15 дней назад

    Waxu sheegayo maqal cabtooygaan

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 14 дней назад

    Waxan xeywanka eh malalacda nagala tag dheh

  • @ABDULLAHIHASSAN.
    @ABDULLAHIHASSAN. Месяц назад

    Markaad aabahaa oo dhintay aad xumaan tii uusamayn jiray aad uga marqaati kacdid waa iska sidaan 😢😢😢😢😢

    • @AliAbdi-c2s
      @AliAbdi-c2s 16 дней назад

      Ciyaartaa xumaaan u taqaan miya

  • @yusra2501
    @yusra2501 17 дней назад

    Qabyaladiiste waalan. Iimanla

  • @yusra2501
    @yusra2501 17 дней назад

    Waacayr carooday qabiil uusan ahayn buu sheegtaa

    • @AliAbdi-c2s
      @AliAbdi-c2s 16 дней назад

      Ceyr mahuu aha naa ragan dhalad mr afka ka leexi

  • @AbdikadirCumargure-ty3ll
    @AbdikadirCumargure-ty3ll 15 дней назад

    Waligey ma arkin niman isku suuroonayo hadana dhahayo waa wareysi kkk

  • @AbdirisakMahamedHassan
    @AbdirisakMahamedHassan 14 дней назад

    Xitaa tvyada wareysanya wa wada darood Marka ma taas Ayaa qabiil ka xajineeyso

  • @saalaxsm7913
    @saalaxsm7913 18 дней назад

    Siyasada kama hadleeno kulaha 😂Soo Heestii Dhan Siyasad ma aheen,, war niyahow sacbaha kuma qari kartid,inaa adiga lamid noqoto maahine😂 bahaasha wa lesku fahmay si deep ah 😂😂

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 Месяц назад +1

    2 qabyaliiste ,ku raxeysta hawiye oo dhulka is dhigey

    • @shacbaan17
      @shacbaan17 Месяц назад

      ka bax meesha Aabahaa iyo hawiyihii ku dhalay was adoonyohow

    • @momomomo2693
      @momomomo2693 Месяц назад

      @shacbaan17 ha ka saarto

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 8 дней назад

    Markii farmaajo joogay intee jireen marki hawiye imaado miya la arkaa qabyalad in dishay

  • @ahmedmohamed-og8tm
    @ahmedmohamed-og8tm 21 день назад +1

    Siyaasi hadii aadan ahayn maxaa heesaha siyaasada kuu geeyay

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Месяц назад +1

    Marka maxaad u taqaanaa wadani hadii geestig Watkins Dhaanto la qabyaalad eye walee somali qabiil as waarst kumasoodhigo somaliyey qabiil ka idin qaatay

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 18 дней назад

    Hal booli ah nirig xalaal madasha waxeey dhinaca xun ugu badatay masleedahay wax xunbaa ku jiray

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Месяц назад

    Kaalay maxaa suaasha keenya heest qeela dhaan imika waayo

  • @mohamedshaataa5004
    @mohamedshaataa5004 19 дней назад

    Reerkiisa markee doolada hogaanka uhayaan qaladaadka ma arko lkn dhanka kale ayuu arkaa ceeb u dhimo adi iyo cali xaraare

    • @AliAbdi-c2s
      @AliAbdi-c2s 16 дней назад

      Udhimo hortoood

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 15 дней назад

      Xasan sheikh xumaantiisu maaha mid qarsoomaysa ama caytan ama habaartan waayo indha qabiil lagu eego mooyee indha caafimaad qaba ma haysid

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 17 дней назад

    Heesta in aay kugu filnaan wayde ma wacde dhamaan weriyaashi daarood

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 15 дней назад

    Wareysiga wali ma dhameysan tollow
    Qaraxii soobe mala weydiiyay why ay ooga hadli waayeen
    Qaraxii qeylo dhaan waawareey soobe ayaaba Ka masiibo weynaa ee

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 15 дней назад

      Soobo shabaab geeystay shaabna heesa badan buu u qaaday oo tii shamoow kutahay maxaad oogu eedatnaysaa makaligibaa abwaan ka ah Somaliya

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 15 дней назад

      @ waa runtaa kama aha
      Farmaajo xiligii uu joogay oo khalad badan sameeyay maxaa loo maqli waayay?
      Why markii madaxweyne aan adeerkoood eheen uu xilka haayo loo arkaa 😂 adigana waxaa oogu hiilineysid waa adeerkaa aan filaa
      Ee bal nooga jawaab taas

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 16 дней назад

    Xusen shire waxaa ka muuqda ciil fog wana qabiiliste waa muhiim dhalshadisa danbe in la baaro axey ax

    • @AliAbdi-c2s
      @AliAbdi-c2s 16 дней назад

      Ciil ma uu qabee aqligisuuu hadla

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Месяц назад +1

    Waawareey waa lagu fahmay
    😂
    Hawiye turub baray

  • @museali8972
    @museali8972 Месяц назад

    QABIIL DHAAN WAA WAREY

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 15 дней назад

    Cali xaraare waxaad tahay qabyaaladiiste waxaadan u oran waxeey aheed hees qiimo leh kolka hore reer ciyaal jecel asal kooda yeey yihiin ma cery haber gidir mise waxeey la toloobeen wagar dhac mariixaan bal taa soo ogow kadibna qabyaalada ku madax martay ka daawoow.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 10 дней назад

    Sheeko war ano darood ah ba kuleh qabyaladaysta tahay maxa yeelay zobe iyo qalbi dhagax kamusa hadlin markas bu kuleyahay waxan ahay wadani

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 28 дней назад

    Ganga, burcad dowladed kaliya u heesi yaqaanaa ee Somalinimo raad kuma lahan

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 15 дней назад

      Waa sidey adiga kula tahay anaga aragtidaada hanagu khasbin sxb

  • @bey351
    @bey351 Месяц назад

    Beenbadna

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 11 дней назад

    Beenlow Qabiibliste

  • @abdibasid7161
    @abdibasid7161 Месяц назад +1

    ileen Waxay Ahaayeen Qoys Wada Fusuqo Ah Ka Soo Bilow Aabahood Hooyadood Abtiyaashooda Subxanllah

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 Месяц назад +2

      Subxan Allah qofku hadu aqano soganta ama hal aburka maha qof fusuq ku dhex nool ee xisho fadlan.

    • @SamatarNour-gi6nw
      @SamatarNour-gi6nw Месяц назад

      Ilaahay haku waalo

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 19 дней назад

    Shem on ciyaar jecel

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey Месяц назад

    Fanan qabiil awgii qof U caaya ma fiican lkn siyaasi hees anti ah oo aan qawanayn wa loso qadi Kara
    Anigu reer hebel ahy hees manosonyso EE wa qof cuqdad hadlay😂😂😂

  • @KING---JR---Toutube
    @KING---JR---Toutube Месяц назад +2

    😂😂😂 ma modaa inuu hees wadaniyad ah ka hadalayo waan ooyay kulahaa hada waa hees qabyalada ah oo hawiye iyo xasan sheekh ku socotay

    • @axmedcabdullahi3097
      @axmedcabdullahi3097 Месяц назад +1

      Xoolo

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 Месяц назад +1

      Xasan shiikh Madaxweyne ma ahayn beriga heesta la qaaday😂

    • @FarhiyoHashi-w2r
      @FarhiyoHashi-w2r Месяц назад

      Ninkan isagaba asalkisa hawiiya ahi

    • @farhanfabulous6867
      @farhanfabulous6867 Месяц назад +2

      ​@FarhiyoHasmahi-w2r mayee booran ayuu ahaa sheekadii khiyaaligaa isku sheegtay

    • @Habon-y6m
      @Habon-y6m Месяц назад

      Xasan beeel maxaa meesha keenay ninkaa war shaqo kumay lahayn😂😊

  • @yusra2501
    @yusra2501 17 дней назад

    Ninkii cayA xasan shiiq iyo hawiye waafiicanyahay xaran dhasheed

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 15 дней назад

      Muxuu kursiga ufadhiyaa haddii uusan dhaliisha ogolayn haka dego kursiga dee ileen hooyadiis malehe

  • @mohamedshaataa5004
    @mohamedshaataa5004 19 дней назад

    Shame on you

    • @husseinmahamed4154
      @husseinmahamed4154 16 дней назад

      How is this comment relevant to this conversation 😂😂😂😂

  • @optimacare-t7w
    @optimacare-t7w 18 дней назад

    Ali haraare ❤❤❤