- Видео 16
- Просмотров 401 938
Madal TV
США
Добавлен 18 сен 2023
Madal TV (MTV) waa muuqaal baahiye madax banaan isla markaana soo gudbinaya dhammaan adeegayada TV
Qiso cajiib ah iyo ninkii ay ku dhacday oo ka sheekeeyey.
Qiso cajiib ah iyo ninkii ay ku dhacday oo ka sheekeeyey.
Просмотров: 8 236
Видео
Markab ay ku dhinteen 500 oo qof oo Somali ah. Markhaatiga nool.
Просмотров 19 тыс.Месяц назад
Markab ay ku dhinteen 500 oo qof oo Somali ah. Markhaatiga nool.
Ali Harare oo waraystay wiil Maraykan ku soo galay Group 5.
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
Ali Harare oo waraystay wiil Maraykan ku soo galay Group 5.
Fadumiini oo ka jawaabtay su’aalo aan hore loo weydiin.
Просмотров 26 тыс.2 месяца назад
Fadumiini oo ka jawaabtay su’aalo aan hore loo weydiin.
Yasin Duale oo daad qaadi gaadhay Dalxiiskii Durdurka Duluth
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
Yasin Duale oo daad qaadi gaadhay Dalxiiskii Durdurka Duluth
Caddaanka Minnesota oo lacag ugu cimaamada taksiile Somali Naafo ah.
Просмотров 67 тыс.3 месяца назад
Caddaanka Minnesota oo lacag ugu cimaamada taksiile Somali Naafo ah.
Ali Harare oo booqday Goobo dalxiis oo sannadkii 50 million tagto.
Просмотров 6 тыс.3 месяца назад
Ali Harare oo booqday Goobo dalxiis oo sannadkii 50 million tagto.
Duuliye Somali ah oo xoolo dhaqato noqday, xoolihiina laga xaday.Duuliye Azhari Q1aad
Просмотров 53 тыс.3 месяца назад
Duuliye Somali ah oo xoolo dhaqato noqday, xoolihiina laga xaday.Duuliye Cabdullahi Axmed Cabdulle Azhari Q1aad
Diyaaraddii ugu horraysay markaan kiciyey ma aqoon wadista Baabuurka.Duuliye Azhari.
Просмотров 2,1 тыс.3 месяца назад
Diyaaraddii ugu horraysay markaan kiciyey ma aqoon wadista Baabuurka.Duuliye Azhari.
Axmaddey Gaashaan oo dirqi kaga baxsaday qaraxii Theater ka Muqdisho. Part 2
Просмотров 1,5 тыс.3 месяца назад
Axmaddey Gaashaan oo dirqi kaga baxsaday qaraxii Theater ka Muqdisho. Part 2
Riwaayadihii Axmaddey Gaashaan kuwii ugu adkaa iyo Reer Woqooyiga oo aad uga helay. Q-1AAD
Просмотров 16 тыс.3 месяца назад
Riwaayadihii Axmaddey Gaashaan kuwii ugu adkaa iyo Reer Woqooyiga oo aad uga helay.Q-1AAD
Abwaan Axmeddey Gaashaan iyo waraysi xaasi ah . la soco dhowaan.
Просмотров 6523 месяца назад
Abwaan Axmeddey Gaashaan iyo waraysi xaasi ah . la soco dhowaan.
300 oo Pizza ah oo lagu qasbay nin Somali ah oo aan dalban.
Просмотров 8 тыс.4 месяца назад
300 oo Pizza ah oo lagu qasbay nin Somali ah oo aan dalban.
Salaad Derbi oo Xabsi galay,iyo sheekadii muse Biixi iyo Salad Derbi.Part 2
Просмотров 106 тыс.4 месяца назад
Salaad Derbi oo Xabsi galay,iyo sheekadii muse Biixi iyo Salad Derbi.Part 2
Ali Harare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Salaad Derbi. Part 1
Просмотров 70 тыс.4 месяца назад
Ali Harare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Salaad Derbi. Part 1 #suugaan #heesoo #dhaqankasoomaalida
Fannaanka Salaad Derbi oo bixiyey waraysi iyo xogo aanu hore u sheegin. la soco dhowaan.
Просмотров 3,7 тыс.4 месяца назад
Fannaanka Salaad Derbi oo bixiyey waraysi iyo xogo aanu hore u sheegin. la soco dhowaan.
Masha Allah ❤❤❤
Carabi meel ay jogtaba waa cadow soomaaliyed iyo mid islam anagana yamantii sidas soomaali ugashay ayaa soomaali meel kasta ganacsi kule xataa xalo dhaqato ayay noqden tuloyinkii ayay ganacsi ku leyihiin magaloyinkii waa kabaten yamanta soomaaliya amaba carabta oo dhan waa shaqale u shaqeya cadowga imaradka iyo xalane. Rabbiyoow cadowga iyo munafaqiinta shartoda soomaalika badbadi Aamiin yaa Rabbi.
❤❤❤
❤❤❤
Seynab!
Waa jacfar
Cali xarare, ninka markab kaas masuulka ka ah waa jacaranda jooga tansaaniya ee weydii dadkaas
Kusoco caliyow
Ali xareere na arko email ka muuqda
Ac Ali xarare Wa qiso fani ah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Aliyow goorma ayaad dhalatay
Cali xaraarow war faisal cali waraabihi maraykanka(Lindsay gram) maxa muslimka dabadhigay?
Kkk caliyow sheeko iyo qisas waa isku macne😅😅
Jazaakallaah Cali walaal
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
Tii nala shekeyso away horta
Maasha allh 💯💯
Mashala very good story I did enjoy
M.a sha Alh cli xarare disakumulahu qeer
Laandheere cayr wuxu wiilsanaa! Fanka soomaalida oo bilaa Cayr ah siduu u ekaan lahaa? Fanaan iyo Abwaan ba ilahay waa makaniyay soomaalida kale waa iska buunshe
Harare qeybta kale nosodaa
War ninku dubbe u ekaa
Markabkaas my cousin ku maqan AUN he was just 20 years old
Markaaseey leeyahiin walaalo ayaa nahay waa in lagula xisaabtamaa maxkamad lagu furaa
YAMAN NABSIGII AY KALEEN QAXOOTIGII SOMALIYEED WEY DHADHAMIYEEN CARABI WAA XAASID MIDH ALLAH KAMA REEBO SOMALIYEEY SOMALINIMADA OGAADA
Asc Cali Xaraare, ninkaan waxa uu sheegaayo waa sax, oo anigaba waan saarnaa, markabkana xoog ayaa lagu keenay xeebta oo markabka ayaa lagu soo caariyay xeebta. Qaladka ugu weyn waxaa lahaa dadka oo markii mukale nalaga celiyay, biyo nagu filan waan wadanay oo shaqaalaha ayaa waxay nadhaheen biyaha haku qubeysanina ee cabitaan lee haloo isticmaalo. Laakiin dadka Soomaaliyeed ayaa madax adeegooda ayaa ka masuul ahaa. Mahadsanid
Waa dhacdo Naxdin leh , waa in xaquuuuqda Dadkaas dowlada yemen laga qadaa , Safiirka yemen ee muqdisho joogo halagaarsiiyo . Cali xarare masuul sare iyo Mohamed kal iyo laab waan idin salamay , qeeybta Labad soo daa Cali xarare pls .
Tarikh xanun badan
Waaa markabkii titanic oo kale qisadiisa , waa arin naxdin leh oo u bahan in dowlada soomaaliya magdhow ka qaado dowlada yemen oo ay raadiso xuquqda dadkii saarna markabka , qeeybta labad soo daa please ali harare .
Mnshaa allha ragna jabkii ayuu ka sheekeyaa dumarna badhaadhahood 🎉🎉🎉
We can’t wait next part of history , respectfully Ali Harare good man with Kal Iyo Laab Masha allah
Subaxanallahi Aritaan waa in magadhow laga qadaa dowlada Yemen . Ali Harare please qeeybta labad soo daa waa tariikh muhiim ah
Dawladba kama jirto Yemen 🇾🇪
Wa history ficn Qaybta labaad
Masha allah wa Tarikh dhab , fadlan qeeybta labaad noo daa cali harare 🙏🏽more respected by Ali harare
Waa runtiis waxuu sheegay oo dhan
Maalintaas waxey aheyd Maal in murugo leh waxaan ka soo Turks at Aden waxaa igu murugo iyo naxdin waxaa lugaheyga hoostooda yimid soo caaraday laba waxey noqodeen ehel iyo saaxiib.
Tariikh qiimo bdn wlh. Kal iyo laab waa marqatiga nool. Masha Allah.
Walalkey walaahi waxaa u soo joogtey dhacdo I taabatey dareenkeyga shacab doonta saarnaa musiibadaa aad jooga u aheyd waa dhacdo xanuun badan aan la hilmaami karin dad muslimiin ah kama filayn gabood falkaa yahuud miyaa????
Tariiqda waa run , dadka halkaas ku dhintay iyo dadkii dhibatada ka soo gaartay waa in dowlada Yemen magdhow ka bixisaa , dowlada soonmaaliyeed waa in xuquuqda dadkaas soomaliyeed ka qadaa Yemen. Wariye ali Harare waad ku mahadsantahay in aad no soo gudbisid dhacdo aan marneh la ilaabi Doonin
Ileen carabi waa xasidiin hada waan u onaa anaguna cubaqubay qabaan
Markabkii goobweyn oo markii danbe loo baxshey cadaabtii caashaqa,waxaa loogu baxshey waxaa soo raacay wiilal iyo gabdho isguursadey oo loo baxshey bililiqo ku guursatee yaa kuu masruufaayo?dadbadan baa ku dhintey biyihii baa lasiinaayey $100/$200,
❤n.hq.n.nh.
Waa taarikh aad u xanuun badan inta dhimatay Allah u naxriisto Mohamed Ahmed nastexo waa taarikh yaqaan runtii
Waa sax safiican Ayaa u Aqanaa ninkaan , Waa qof wanagan oo run badan ,Walahi dhibaato Murug badan ayu so Maray
4 bilood waa dagaal dhex maray abgaal iyo inta kale wey isugu tageen 4 bil ba bacdina odeygii caaydiid wiil mujaahidaa ku jano galay .sidaas buuna ku dhamaaday
Walhi sax anaa kor tagay markabkas dadka qaar danbiil aa lagu so dajiyay oh my goodness siyaad bare alaha u naxariisto
Wa jirtaa malintu dakada ku so xirtay ana jogay sawabta mukala ilaa cadan ayey ku dhamadeen biyo la.an ayagana dadka sarnaa aya ku takarafulay biyaha
Qaybtii labaad goormaad aoo day naysaa
Markabkaa goob weyn waa saarnaa aniga meesha xeebta ayaa xero nalooga sameeyay loo bixiyay xirada xiswa teen dhooyin nalooga dhisay aqwaan muslimiinta iyo shacabka iyo ciidamadaa noo soo gurmaday cunyooyin noo keenay gar gaar deg deg ah
Masha Allah waa runtiisa shekadan Sababtoo waxaan ka mid ahaa walalkeey Dadkii goobweeyn raacay , sidaan ayey nogu shegay , mida kale waa in Dowlada Yemen magdhow laga qadaa , dowlada soomaaliya waa in aay raadisaa dadkaan xuquuqdoodii . Ali Harare Sxb noo soo badi shekadaan camal
Waxa iyadna ay tahay in maglaga qaado ama maxkamad la soo taago dadkii markaa ku dagaalamayey wadanka
Somali ilaahay bey leedahay. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.