Xaasidka Farxiyo Iyo Dayax Oo Hada Soo Baxay Iyo Arin Yaab Leh Oo eey Sameeyen Dayax iyo Farxiyo M.a

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 янв 2025

Комментарии • 137

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 11 часов назад +6

    Aan kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 14 часов назад +9

    Xasid waa jira lakiin waqdiga ayaa dhamaday. Isha iyo sixirka isha daran. Ilahay ha u naxariisto Samir

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 12 часов назад +4

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one

  • @SaedCade
    @SaedCade 20 часов назад +7

    Xaqiiq weeye dadka soomaalida ah badidood M.allah ma yaqaaniin.

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 21 час назад +12

    OGAADA SIDEE WAX IDINKA YIHIIN QOF WALBA MALINTIISUU DHIMANAYA KAMA HORMARAYO KAMANA DAAHAYO SAX ISHU WAA CADAW AAN BARANO ERAYGA AH MANSHA ALLAH😢

    • @yaasirmohammed
      @yaasirmohammed 19 часов назад +2

      Waarun lkn uma nabi maxamed badanaa waxeeku dhintaan ilxaasid😢

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 5 часов назад +1

      Walaashen farxiyo waqtigeeda aya inta ku eka il wax ladhaho majiraan Alh yarxamo raximiin

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 15 часов назад +5

    Horta ilaahay ha u naxariiso gabadhaa mama aqoon laakiin kumaydaan darin kimikalka ay I isticmaalan dumarku mid walba ha ahaatee mid la ismatiyo mid lacuno iyo mid la isku mudo iyadana ka waaniya dumarka

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 16 часов назад +2

    Inalilahi wa inaylilahi rajucuun, Ilaahayow u naxariiso walasheen.
    Walahi gabadhaasi gabadh wanaag, daganaasho, akhlaaq ka muuqato ayay ahayd. Wale marwo wanaagsan ayay ahayd iyo hooyo wacan.
    Ilaahow xaasidka umada ka jeedi

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 13 часов назад +3

    illahey ha unxristo janno frdowsa allaha kwrabiyo aamiin yrabbii

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 12 часов назад +3

    Allaha ha u naxariisto aamiin aamiin yaarabi 😭 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 5 часов назад

    Walaashen farxiyo waqtigeeda aya inta ku eka il wax ladhaho majiraan Alh yarxamo raximiin

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 19 часов назад +2

    Inaa lilaahi wa inaa Illeyhi raajacuun
    Allah how naxariisto Inantaa dhimey
    Jannatul firdowsa Allah ha geeyo
    Illahey Simir iyo Iiman Saadiqa Allah ha ka siiyo Qoyskeeda,Ehelkeedii,Qaraabadeeda iyo Asxaabteeda
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 21 час назад +2

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun marxuumada Allaha u naxariisto waqtigeeda ayaa intaa ku ekaa geerida waa xaq Rabi janatul firdow al aclaa haku cazumo ehelkeedana sabar jamiila Allaha ku arsaaqo 😭

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 17 часов назад +1

    Allah u naxariisto farhiya dayax qalbiga allah u qaboojiyo hodan ayeeyo qalbiga allah ku dajiyo

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 19 часов назад +6

    Salallahi Alleyhi wasalim

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 3 часа назад

    Allaha unaxariisto janatul fardowsa allaha geeyo qabrigeda allaha u waasiciyo kitaabkeda migigta allaha ka siiyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 14 часов назад +1

    Allaha u naxariistoFarxiyo. Illahow kuwa caloosha ka jiran shartooda inaga badbaadi.

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 21 час назад +1

    Alle ha u naxariisto walasheen , xaajigeedii gabadhedii iyo dhman eheladeediiba sabir iyo iimaan saadiqa ha ka siiyo, Alx innaanan weligey qofna comment ku caayin wax xuna u qorin.

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 часа назад

    Kaaaas waainlasobaraa waayo dambiga uguweyne subxanallah subxanallah war somaliyeey xageee nilawadaaa

  • @xaawocumar6486
    @xaawocumar6486 6 часов назад

    Alaha u naxriisto jana fardowso alaha geeyo

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 19 часов назад +1

    Allah u na xariisto jantu Fardoiso Sllah ka waraabiyo Kutubkeeda Allah ka siiyo Yaa Rabi

  • @xamdiShiek
    @xamdiShiek 12 часов назад +1

    Allaha unaxariisto wlashay mcn

  • @User_19567
    @User_19567 19 часов назад +1

    Jazakallah Qeer bro

  • @ChoukriAli-sc2jv
    @ChoukriAli-sc2jv 12 часов назад +1

    inalilaahi wana ilaahi raajicun allaha unaxarista farxiyo

  • @hodan8250
    @hodan8250 13 часов назад +2

    Ilaahow unaxariiso farxiya

  • @xawosugwaay1552
    @xawosugwaay1552 12 часов назад +1

    Asbiya allaah wa nimcan wakiil

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 6 часов назад

    Illahay Ha unaxristo 🤲

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 21 час назад +3

    إذا صلت المرأة خمسها ، وصامت شهرها وحفظت فرجها، وأطاعت زوجها، قيل لها إذخلي الجنة حيث ماشئت
    Farxiya wlhi waa gbar wngsn intan ka arky media ha wlhi aad iyo aad ayaan uga nxay ilaa aan karumeysty😢😢😢😢😢

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 19 часов назад +3

    Ajal madhatey lama oolinkare Isha iyo a aadku ciyaar maaha nincadu allah idin siiyey qarsado banana haso bandhigina layidhi allah haw naxariisto

  • @najma649
    @najma649 16 часов назад +2

    Allaha haunaxariisto gabadha walaasheen

  • @Suldaanaibeaahim
    @Suldaanaibeaahim 11 часов назад

    Ilhaayi ha u naxriisto janda fardowso ilhayi haku waraawiyo😭😭🤲

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 час назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts 14 часов назад +1

    ilaahay haunaxariisto walasheen farhia boss lady samir iyo imaan alle hagasiiyo eheladii iyo qaraabadii iyo dayax amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @Suldaanaibeaahim
    @Suldaanaibeaahim 11 часов назад

    Wlahi waa sax isha waa xaq ilhaayow naga badbaadi isha xaasidka😭🤲

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 18 часов назад +3

    wax walaba ay noqotba maalinteedi bay gadhay Allah ha u naxariisto mar hore watay yidhahden way dhimtay ay been noqtay miyaa ilowden kuwan comment u qoraaya may dhimato ilahay kama baqyaan sacad ijaabo ayaa jirta isha binu adamkana wa xuntay

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 14 часов назад +3

    ALLaha u naxariisto farxiyo una soo duceeya war badan Looma baahno🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌴🌴

  • @garqaas4926
    @garqaas4926 15 часов назад +1

    Alaha unaxaristo wlhi adunka Somali wax Ka qumaysan malahan will Aya wuxu Ku riyoday hooyadis oo dhimaneso aabihis ayu wuxu dhahay waxan Ayan kuriyoday aabihi wuxu dhahay adi Aya dhimanayo wilkeygo wilki wlhi wu dhintay

  • @RidwanFarah-x6y
    @RidwanFarah-x6y 7 часов назад

    Allah ha u naxariisto aamiin aamiin yaarabi abayo 😢😢😢😢 Farhia

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 17 часов назад +1

    Ilaahay ha unaxaariisto
    Geeridu waa xaqa weeye
    Samir iyo imaan qoyska ay ka geeriyootay.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 20 часов назад +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay haw naxariisto insha allah 🤲🤲😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 часов назад

    Allaha u naxariisto walaasheen. Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 21 час назад +1

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab keeda midigta allaah kasiiyo amiin yaa rabi

  • @hibobella3768
    @hibobella3768 6 часов назад

    Ilahay ha u naxaristo🤲🏻🥺

  • @XasanmohanedXuseen
    @XasanmohanedXuseen 6 часов назад

    Allah ha unaxriisto 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 10 часов назад

    Allaha u naxariisto amiin yaarabi 😭😭🤲🤲🤲🙏

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 21 час назад +1

    Alle haunaxariisto walaasheen farxiya ilahay marti lajeclyahay haka dhigo kitaabkeeda quraanka midigta ha uga dhiibo ilahay ehelkii iyo qaraabdii ay kabxaday alle samir iyo iiman saadiqa hakasiiyo dayax alle qalbiga hauga reebo hodon yar alle quluubta hauga reebo aamin aamin aamin aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 12 часов назад

    Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 19 часов назад +1

    WALAASHEEN FARXIYO ILAAHAAY HA U NAXARIISTO JANATUL FARDOWSAL ACLAA ALAHA GEEYO AAMIIN DAYAX DALNUURSHE ILAAHAAY SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO IYO EHELKEEDA SOOMAALIDU WAY DULOOBEEN IN BADAN OO WALAALAHOOD NOLOLSHA UMA OGOLA XAASIDNIMO IYO JAAHILNIMAY ISKU DARSADEEN , XASBIYALAAHU WANICMAL WAKIIL ILAAHAAY HA SOO HANUUNIYO XAASIDIINTA .

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 16 часов назад +1

    Innalilaah wainaa ileyhi Raajicuun ❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 часов назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 18 часов назад +1

    Inaalilaa wa inaa ilaheyhi raajucuun janatu fardowsa rabi hakaga ku casuum qabrigana ha u nuuro kitabkana midigta haka siiyaan qof wanaagsan bay aheyd kuwii dulmiyaayey akhiro ayey kala xisaabtami wllayaal ilaahey u noqda somaliyey halakala nabad galo oo yaan la is dulmiyin akhira safar loo yahayee samir iyo iimaan saadiqa sawjkeedii inanteedii kuwii janada ku kulma rabi haka dhigo Social media dadka waxa la soo dhibaato hala iska dayo sida inanta ayaa isha la idinku qaado Wixii a qarsada oo ku tamila qaata farxiya
    Waanu u sucaynaynaa iyada iyo intii Islam ah iyo Waikiki ka horeye wabiyada janada rabi haku arsaaqo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 22 часа назад +1

    Allah u naxariisto

  • @XaashiCali-x1y
    @XaashiCali-x1y 15 часов назад +1

    Allaha unaxariisto

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 11 часов назад

    Qofka muminka wuu xanuunsanaa waxey utahay danbi dhaaf gabadhaas walasheen mar walbo waqtigeeda madhafi laheen kuligeena waxaanahay geeri sugayaal walasheen Allaha cafiyo Allaha Janatul Fardoosa geeyo Dayaxna qalbiga Allaha udajiyo gabadhiisa yarna Allaha uxafido

  • @MarYam-f9p4i
    @MarYam-f9p4i 14 часов назад +1

    Ilahow unaxariso yarabiyow anakane nodanbidaf yarabiyow

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 19 часов назад +1

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 19 часов назад +1

    Wa runta yasin dadka waxasid mayaqanan manshaalah

  • @nimoali5420
    @nimoali5420 20 часов назад +1

    Allahu naxariisto

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 21 час назад +1

    Ilahay ha unaxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 15 часов назад +1

    Alle ha u naxariisto maqankeedan fardawso alle ha ka dhigo, marti la jecel yahay ha ka dhigo, waxey aheed gabar asturan alle ha geeyo meel laga jecel yahay

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 13 часов назад +1

    Amin yaa rabi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 21 час назад +1

    INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 час назад +1

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin yaa raabi

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 13 часов назад

    Allow qalbiga uqabooji dayax, walahi isha xasidka waa run, anigu waxaan aaminsanahay in la dilay oo sun la siiyey ama la sixray la kala geeyey reerkan quruxda badnaa marnaba ma aaminayo in gabadha farxiyo ee caafimaadkeeda wax ka qaldana wallahi wax suurto gal ah ilama ahan wallee.

  • @axmadjigre7419
    @axmadjigre7419 20 часов назад +1

    allh ha unaxriisto arin wanaagsan
    awku dayasho mudun

  • @Leylafamily-s2z
    @Leylafamily-s2z 5 часов назад

    Alle hau naxristo xasidka wuu jjra alle hainaga qabto

  • @uistabraq9222
    @uistabraq9222 21 час назад +2

    😢😢😢😢😢allah hau naxsriisto

  • @qadabmaxamedxasan
    @qadabmaxamedxasan 11 часов назад

    Allow unaxriiso wllsheen Aamiin Yaa rabi

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 11 часов назад

    Ilaahay ha unaxaristo 😢😢😢😢

  • @FuaadahmedFuaadahmed
    @FuaadahmedFuaadahmed 2 часа назад

    Alaah xasidka hanaga qabto🎉

  • @CabdulqadirIstareex
    @CabdulqadirIstareex 15 часов назад +1

    Masha allah

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 19 часов назад +1

    Subxaanallaah
    Xaasisanaay

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 5 часов назад

    Allaha unaxriisto 🤲🤲🤲

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 20 часов назад +1

    اللهم يرحمها ويغفر لها و يجعل الله مثواها الروضة من رياض ♥️ الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم اغسل خطايها بالماء و الثلج و البرد و نقى خطايها كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
    اللهم يلهمكم بالصبر والسلوان
    اللهم يواسع مدخلها و يسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم ارحم موتانا و موت المسلمين والمسلمات جميعاً
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @SihaamCiise-w1o
    @SihaamCiise-w1o 11 часов назад

    Amin amiin yaa raabi

  • @Gaabey
    @Gaabey 13 часов назад +1

    Innalilah wa ina ilaahay rajicuun. It's sad when anyone passes away unexpectedly but it's even more sad when they're young and vibrant like farxiya was. May Allah grant her paradise and give her family sabr. As we all dont know the cause of her death i wanted to comment on the gentleman who said type 1 diabetes is a death sentence and that you have less than 10yrs to live. As a medical professional this is far from the truth. I have seen countless patients live long healthy life. Furthermore, I have a close family member who had type 1 diabetes since childhood...I believe he is close to 40 years old. With lifestyle changes, the right medicine and taking care of yourself you will not die from type 1 diabetes.

  • @AmranCali-q6y
    @AmranCali-q6y 10 часов назад

    Ilaahey hau naxariiso aniga iisooduceya wan xanun sanahay

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 13 часов назад +1

    Illaahy hawunxriisto

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 8 часов назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله
    ربنا يرحمها ويغفر لها ويسكنها
    فسيح جناته ويلهم أهلها
    وذويها الصبر والسلوان
    اللهم آمين يارب العالمين 🤲

  • @xamdiamiin8051
    @xamdiamiin8051 6 часов назад

    😢 Aamiin yaa 🤲🤲🤲

  • @FatoumaOmar-x1f
    @FatoumaOmar-x1f 13 часов назад +1

    Amiin yaa rabi

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 13 часов назад +1

    Subhanallaah

  • @FarhanDhagax
    @FarhanDhagax 7 часов назад

    inaalilaahi wainaalalah raajacuun

  • @KhadraBadhigiriis
    @KhadraBadhigiriis 8 часов назад

    Walahi warunti yaasib il ayaa dishay darxiya😢😢😢

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 6 часов назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 8 часов назад

    Allow u naxriis.

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 20 часов назад

    Alle haunaxaristo❤🤲

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr 8 часов назад

    Allah yaaraxma

  • @LatifaElmi-x1e
    @LatifaElmi-x1e 10 часов назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 الله 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @bahjo250
    @bahjo250 7 часов назад

    Allah yarxamha wallshen
    Inta nataqaan xasadkoda ban layabanahy inkale inan isbaro diyaar uma ahi
    Ishu waa xaq lkn somalidu mafahansana

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 12 часов назад

    Alle unaxristo 😢

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 11 часов назад

    ISHA WAA QATAR. Sidaa darteed qarso noolashaada

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 12 часов назад

    Bisinka Qofka waxaas soo qoraya waa xaasid Doqona muxuu ku jeclaystay inay dhimato ama in ay kala tagaan dayax ma qofkaasaa isu rabey?? Allaah ha u naxariisto Fadxiya Dayaxna Samir iyp iimaan haka siiyo ilmahaas yar yar ee ay uga tagtayna Allaah hala koriyo Allaahumaa Aamiin

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 12 часов назад +1

    Ninkan dadaka dhimashadooda wakhatiga u qabanayaha horata waxa ruunata ku sheegad wayadeehe ilaahay ayaaha qofaka ajashiisa hayaha waxaad ku dhacaday dabi ilaahay u toobad celiyihi waayo waxaad leedahaay dhakhataraka ayuu ku qabanayaha inataad nolaanasid taas ilaahaye ayeey gacanatisa ku jirata manaan maqal dhakhatar ku yidhihaa dadaka ma sokorata labar wanaka ayaaha ku hayasa sideed sano ka diib waad dhimayasa beenata joojiy iyo gafaka aad hadalayaso Subaxanalla 🤔🤔

  • @ifrahshire6839
    @ifrahshire6839 21 час назад

    Alaha unaxariisto marti la jecel yahayna alaha ka dhigo

  • @IqroCali-h9e
    @IqroCali-h9e 9 часов назад

    Scw ❤️

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 14 часов назад

    Dadyow dadyow ku dadaala nabad nabad Somaali u diida ceeb nafnana u diida caay noo caay stop✋🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 9 часов назад

    Allha uraxmo gabdhn teeddii dhhmty lkn sonkorta way sheegty hdda kahor wanna sababta uu cayilku iifuulaybay dhshdy cidan ogayn ,way sheegty sonkorta

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 21 час назад

    INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SUAASHA QABRIIGA ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO KIITABKEDA GACANTA MIDIIG ILLAAHEEY HAKA SIIYO SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA DAYAX DALNUSH

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 19 часов назад +1

    Ina ilaaha waina ilaahay Rajucoon

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 14 часов назад

    Farxiyo Alaha unaxariisto aamiin