MORAAL MEDIA
MORAAL MEDIA
  • Видео 157
  • Просмотров 2 157 738

Видео

Oomaar oo Shaqo Cusub usoo Baxday || Heesti Barbarna Dib ayuu usoo Qaaday || 100 k oo Subscribe 🫡👍
Просмотров 4,3 тыс.2 часа назад
Oomaar oo Shaqo Cusub usoo Baxday || Heesti Barbarna Dib ayuu usoo Qaaday || 100 k oo Subscribe 🫡👍
Qanisyadii oo loo furay Xafiis || Xarunta Xalane Dhexdeeda | iyo Waxa Xiga ee laso Wado Yabki Adunka
Просмотров 17 тыс.2 часа назад
Qanisyadii oo loo furay Xafiis || Xarunta Xalane Dhexdeeda | iyo Waxa Xiga ee laso Wado Yabki Adunka
Oomaar iyo iidle oo aan Waxba isu reeban😠 || Walalken iidle Sogorti baa ku kacday Live ka dhexdisa 😥
Просмотров 3,9 тыс.12 часов назад
Oomaar iyo iidle oo aan Waxba isu reeban😠 || Walalken iidle Sogorti baa ku kacday Live ka dhexdisa 😥
Waa la kala Shakiyey oo Toos ah || Somalida dadka Cadaanka ah Ma Qadariyaan Sida Umadaha Kale !
Просмотров 6 тыс.12 часов назад
Waa la kala Shakiyey oo Toos ah || Somalida dadka Cadaanka ah Ma Qadariyaan Sida Umadaha Kale !
Oday 80 jir ah Oo Niiko ku Faanaya || Yaabki Adunka Waxan Waxa Soosocda ka weyn || Qasaaro !!
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
Oday 80 jir ah Oo Niiko ku Faanaya || Yaabki Adunka Waxan Waxa Soosocda ka weyn || Qasaaro !!
Xaalada Waxeey mareysaa Meeshi ugu Adkeeyd || Indhahaa la iskala Baxaya Mardhaw || Adkaatay !!!
Просмотров 20 тыс.16 часов назад
Xaalada Waxeey mareysaa Meeshi ugu Adkeeyd || Indhahaa la iskala Baxaya Mardhaw || Adkaatay !!!
Ethiopia 🇪🇹 Farxadeeda lama soo goobi karo || Somalidana iyagaa isku maqan || Waligeey iyo Tano kale
Просмотров 13 тыс.21 час назад
Ethiopia 🇪🇹 Farxadeeda lama soo goobi karo || Somalidana iyagaa isku maqan || Waligeey iyo Tano kale
Somalida 🇸🇴 Waxaad Moodaa Sidii Cadaawaha la rabey ineey Udhaqmeyso || Ck iyo Arimaheena yaa qaldan?
Просмотров 10 тыс.День назад
Somalida 🇸🇴 Waxaad Moodaa Sidii Cadaawaha la rabey ineey Udhaqmeyso || Ck iyo Arimaheena yaa qaldan?
Hanjabaada Itopianka🇪🇹 Oo meel Sare Mareysa || Iyo Dowlada Somalia🇸🇴 Waxa eey ku Tashaneyso yaab !
Просмотров 9 тыс.День назад
Hanjabaada Itopianka🇪🇹 Oo meel Sare Mareysa || Iyo Dowlada Somalia🇸🇴 Waxa eey ku Tashaneyso yaab !
Dad Af Somali ku hadlaya oo Si Adag u difaacay Arinka Ethiopia 🇪🇹 || Waa Waxaan Horay loo Arag !!
Просмотров 81 тыс.День назад
Dad Af Somali ku hadlaya oo Si Adag u difaacay Arinka Ethiopia 🇪🇹 || Waa Waxaan Horay loo Arag !!
Oomaar oo wax badan ka Shifay Mar kale || Fanaaninta Lataagay oo laguna Shaqeystay || Cawale ,Nimco
Просмотров 6 тыс.День назад
Oomaar oo wax badan ka Shifay Mar kale || Fanaaninta Lataagay oo laguna Shaqeystay || Cawale ,Nimco
Xassan Yare wuu Kaa Qoslin🤣karaa Si Walbood U Xanaaqsatahay || Jac Jac Jac Qosolka macelin kartid🤣
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
Xassan Yare wuu Kaa Qoslin🤣karaa Si Walbood U Xanaaqsatahay || Jac Jac Jac Qosolka macelin kartid🤣
Ashraf Saaxibkii Ayaa la arkay Isagoo Xaalad Adag kujiraa || Ashrafna Xagee U dambeysay ?? Yaab
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
Ashraf Saaxibkii Ayaa la arkay Isagoo Xaalad Adag kujiraa || Ashrafna Xagee U dambeysay ?? Yaab
Ninkan Oo Tiktok Ga Caan ka ah Magaciisu Waa Dr isim Ayaa lasoo Ogaaday inuusan Aheyn dhaqtar buuha
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
Ninkan Oo Tiktok Ga Caan ka ah Magaciisu Waa Dr isim Ayaa lasoo Ogaaday inuusan Aheyn dhaqtar buuha
Xaalada Siid Cali Oo meel halis ah Mareyso || 2 Arimood Oo keeni Kara in La toogto || Cadaalad Xumo!
Просмотров 27 тыс.14 дней назад
Xaalada Siid Cali Oo meel halis ah Mareyso || 2 Arimood Oo keeni Kara in La toogto || Cadaalad Xumo!
Aduunka Wax Aan Maqlo Waxaan Ugu Necbahay ( Walaalahena Somaliyeed ) || Waayo Waan Kala Dhimanay !!
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
Aduunka Wax Aan Maqlo Waxaan Ugu Necbahay ( Walaalahena Somaliyeed ) || Waayo Waan Kala Dhimanay !!
War Farxad leh Ayuu Madaxweynaha Sheegay || Wazir Fiqi Oo Itopianka Ka Shifay || Qabsasho Ayey Raban
Просмотров 4,7 тыс.14 дней назад
War Farxad leh Ayuu Madaxweynaha Sheegay || Wazir Fiqi Oo Itopianka Ka Shifay || Qabsasho Ayey Raban
Waa Dad Wanaagsan kenyaanka lkn Somalida Ayeey Aad ula yaabanyihin Waxaano Lacag ah Xageey ka keenen
Просмотров 37 тыс.14 дней назад
Waa Dad Wanaagsan kenyaanka lkn Somalida Ayeey Aad ula yaabanyihin Waxaano Lacag ah Xageey ka keenen
Somaliya Dal lakala qeybiyey Nabadna laga dhaariyey || Dadkiisan Dunida loo Kala diray || Wey Cadahy
Просмотров 4,6 тыс.14 дней назад
Somaliya Dal lakala qeybiyey Nabadna laga dhaariyey || Dadkiisan Dunida loo Kala diray || Wey Cadahy
Yaabki Adunka Ka fiirso Cida aad Talo ka qaadaneyso || Inta Qarson ayaa ka badan Kuwan Subxaanallah
Просмотров 10 тыс.14 дней назад
Yaabki Adunka Ka fiirso Cida aad Talo ka qaadaneyso || Inta Qarson ayaa ka badan Kuwan Subxaanallah
Fanaanad Xiis Xarago Oo Rabta ineey Isdisho || khadra Sanimona Waxey leedahay Fanka Waa Raaxo Yaab!
Просмотров 10 тыс.14 дней назад
Fanaanad Xiis Xarago Oo Rabta ineey Isdisho || khadra Sanimona Waxey leedahay Fanka Waa Raaxo Yaab!
Itopia Meel fiican beey wax u marayaan || Waxeyna Aad iyo aad Ugu Mahad Celineysa Shacabka Somaliyed
Просмотров 7 тыс.21 день назад
Itopia Meel fiican beey wax u marayaan || Waxeyna Aad iyo aad Ugu Mahad Celineysa Shacabka Somaliyed
Nairobi Waxaa isku heysta Somalidii iyo Kenyaanki || Somali Naceeyb baa ka bilawday kenya
Просмотров 93 тыс.21 день назад
Nairobi Waxaa isku heysta Somalidii iyo Kenyaanki || Somali Naceeyb baa ka bilawday kenya
Ugu dambeeyn Dumarland wey isdhiiben || Xitaa waxaa iskeenay Team 27 || Somalinimo Wax dhaama lawaa
Просмотров 8 тыс.21 день назад
Ugu dambeeyn Dumarland wey isdhiiben || Xitaa waxaa iskeenay Team 27 || Somalinimo Wax dhaama lawaa
Jebra Oo Xaaladu Ku Adagtahay Qabyaladiste in laga dhigay baa QOL lagusoo Xiray || Lkn Wuu isbadalay
Просмотров 11 тыс.21 день назад
Jebra Oo Xaaladu Ku Adagtahay Qabyaladiste in laga dhigay baa QOL lagusoo Xiray || Lkn Wuu isbadalay
Maxamed Cabdiqadir Oo Afka Furtay Oomaar Na Ku Sheegay qof waalan Oo tol la'aan ah Yaabki Aduunka!
Просмотров 7 тыс.21 день назад
Maxamed Cabdiqadir Oo Afka Furtay Oomaar Na Ku Sheegay qof waalan Oo tol la'aan ah Yaabki Aduunka!
Dahir calasow Oo iska Cafiyey Oomaar lkn Iskalaaji wuu diiday || Sixirkii Ilaka Case qeys la Sixray
Просмотров 11 тыс.21 день назад
Dahir calasow Oo iska Cafiyey Oomaar lkn Iskalaaji wuu diiday || Sixirkii Ilaka Case qeys la Sixray
Ugu dambeeyn Maxamed Somali iyo Mahad Wey Kala Guureen || Barwaqo qalanjo Fanka Wey ka Baxday
Просмотров 23 тыс.21 день назад
Ugu dambeeyn Maxamed Somali iyo Mahad Wey Kala Guureen || Barwaqo qalanjo Fanka Wey ka Baxday
Xog iyo Siro La yaab leh Dalka Waa Beec || Mashruuca Kala Qeybinta Somalida Oo Meel fiican maraya
Просмотров 11 тыс.21 день назад
Xog iyo Siro La yaab leh Dalka Waa Beec || Mashruuca Kala Qeybinta Somalida Oo Meel fiican maraya

Комментарии

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 26 минут назад

    Xuseen iyo teamkiisa Allaha xifdiyo Ogaadana xisbu sheydaan eeyo badan beey leeyihiin Eeyahaana markii eey cabsi dareemaan waa kiciyan

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi Час назад

    Subxaanalaah

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 часа назад

    Hussein u r legend bro

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 часа назад

    Meeshii laga dagalami lahaa dhibatada soomaaliya oo dhan ka socota gara ahaana casumadii soomaaliyed miyaa la atagayaa qofkii yirahda war wadanka iyo diinta iyo dhaqanka hala ilaashado soomaali yey. Waa wax yableh ⁉️

  • @aminaqacle7957
    @aminaqacle7957 3 часа назад

    Walaaxawla walaaquwata ilaa bilaahil caliyil cadiim

  • @aminaqacle7957
    @aminaqacle7957 3 часа назад

    Xasbiyalaahu waa nicmalwakiil

  • @khalidabi1166
    @khalidabi1166 4 часа назад

    Qabil ha dihin qomiyad

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 4 часа назад

    B waxay uga dbigen inaga xarfaxena somaliga kuma jirtoo p ee waxaa kujira b sidasay labada ba, od isugu badaleen

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 4 часа назад

    Fiiro gaar ah waa surtout gal AI in lagu daabaco,been abuurka kuma banaano diinta Alle,waa fool xumo in waxaan oo kale lagu raadiyo halagaa sheego ayida oo loo gafayo dad bari ka ah xumaanta,war illaaheey ka cabsada.horey ayaa loo arkay dad dad kale xumaan ku sheegaya ayaga oo xumaantii aay ku tuhmayeen dadkaasi ayaga faraha kula jiro.Allaah wuxuu jecelyahay kuwa wanaaga sameeya,qofkii xumaan ku gaar yiraahda wanaag waligiis fool xumo ayuu dhex fadhinayaa.

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 4 часа назад

    Hussein iyo inta la mida ba Allah ha idin xafido iyo dhamaan dhalinyarada inta ilaalineyao diinta dadka iyo dalka. Illaashta wadankiina ❤

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 5 часов назад

    Husen wa benale tug ah o cadifad qqbil ka buxdo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 5 часов назад

    Husen wa benale tug ah o ilmo xaran ah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 часов назад

    Guryaaba’ay Akhas🤮

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 5 часов назад

    War brother xildhibaan ku sheega somaaliyeed waxay wadanka halkaa u dhigeen waxbaa qaldan qoomu luud sidee wadanka u imaan karaa xildhibaan ka somaaliyeed ayagaa ayaa ka aamusay ayaga ayuu ka buuxaa haday waxaan run yihiin siday ku dhici kartaa war maanaa waalan mise meeshu waa gam yaaaaaaaaab

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 5 часов назад

    They used B because there’s no p in Somali language if your smart Somali you know why they put B here

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 5 часов назад

    Africa wey didene how somalia happened this LGBT look Kenyan president and yugandhan musefeni

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 6 часов назад

    Dumar macaa saas isuma jahabiyaan,yaahuu dhe😮😡😈

  • @user-hs2mm6cp9o
    @user-hs2mm6cp9o 6 часов назад

    Insh wad glysanysa

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 6 часов назад

    Hala waysoo buuqqa joojiya waad raaxaysanwaydeene halayd8in raaxeyo😂😂😂😂😂

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 6 часов назад

      @@flamingoshowchannel.1630 xaadahaanaa kujirtaa, aduunkana meelxun baa kuudambayn aaqirana nin jeeb gadaal ah wax uma yaalaan oo qoom dhan baa loorogay waxaan.

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 6 часов назад

    subxaana laahi xuseen jamac waa qof qatar ah bal sifiican haloo bandhig oo xamar ololo looga soo hor jeedo xalane xalane xalane hala qaado oo wadanka hala saaro aaway ku wiil shaydaan ahaa oo is qarxayay meey aadan xalane xalane xalane hadeeyba diin leeyihiin ayagaa ka mid, ah duulaanka wadankaan soomaali weyn asc

  • @abdifatahmohamed213
    @abdifatahmohamed213 6 часов назад

    Xusen walal rabbi Haku xafido

  • @abdifatahmohamed213
    @abdifatahmohamed213 6 часов назад

    Yaa allaah waxaan kaabaryeyna sharta kuwaan(galada) Naga qabo

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 6 часов назад

    Xuseen Allah hakuu guuleeyo Guuleyso in shaa Allah

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 7 часов назад

    Waar waxani waa waali walaahi Ee hala dagaalamo oo halayska saaro gaalada xalane Somaiyeey kaca hurdada Ka kaca oo toosa.😢

  • @fuaadbare1314
    @fuaadbare1314 7 часов назад

    Wuxuu leeyey Wuxuu yidhi Laba qof ayuu inoo Turjumaya Waar adigu ama raga dood uqabo Ama nagadaa waxan adoon Soo dhigin ayaanu dawanay Khaladna haigu ahaate

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 7 часов назад

    Arrimahaan raac-raacooda waa laguu dhaamaa ee iska Fogee.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 часов назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d 7 часов назад

    Nimkaan ma sax na warkiisu Waxaba kama jiraan LPG sidaa baa loo qoraa waba ka ma jiraan warkaas walaal keena xuseen

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 6 часов назад

      Jikaar looma baahna ee wax baro ninyoow cadayn buuxda waa lagu tusay hday maskaxdaada shaqaynaso

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 7 часов назад

    Arintaan waa run waana Africa oo dhan dhaqanka ayaa laga badalayaa muran kuma jiro ee muranka hala iska daayo xataa wiilasha la xoogayo waa arin looga dhigayo dhaqan si khaniisnimada loo caadeeyo war soomaliyey Xuseen hayareysanina hadalkiisa

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 7 часов назад

    Baarlamaankaa ogolaaday ma ogidin miyaa

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 7 часов назад

    Somaliga xarafka P maleh that is why B

  • @abdiahmed1380
    @abdiahmed1380 7 часов назад

    Hosowpro wuxuu san ogeyn dadka lagu eedeynaaya waa somali. Somalina ma kala saari karaan B iyo P Marka Hussein aya saxan

  • @sadam1318
    @sadam1318 8 часов назад

    waa runtiis xuseen waa ay qariyeen

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 8 часов назад

    Waxla qariibsado maahan xalane waxaan iyo waxka xunba waa lafilaa lkkn Alle ayan leenahay30 kii sano waxay nala rabeen iyo aidaan nahay isma lahan

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 8 часов назад

    Xusein waa halyey Soomaaliyeed . Waa in ninkaas laga ilaaliyaa cadawga dalka , dadka iyo diinta . Husein guuleyso aduun iyo aakhiraba . Allaah baa kugu filan .

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 8 часов назад

    Aniga maanta waxaan ku arkay north London fanisbury park station near the mosque of Daaruaiah. Afar wiil oo Somali ah oo ugu weeynaan da,da udhaxeeyso 25 ilaa 35 waxay is haysteen gacmaha Anigoo yaabaa oo is leh tolow ma cabsanyihiin mise waa dad jiran kadib waxaa I aragtay Anigoo aad u yaabaa naag madoow ah waxay a igu tiri ku waan waxay iska dhigaayaan dumar waxa Labo dhinac ka socday 3 nin oo ah kiribiyaam iyo African isku jiro

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA 8 часов назад

      Subxanallah Xaalada wey Adagtahay Wlhi

  • @baderiMahamed
    @baderiMahamed 8 часов назад

    Xalane halaga badbadiyo umada somaliyed

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 часов назад

    Xuseen cadow badan baa baxaya illaahay haxafido

  • @sadam1318
    @sadam1318 8 часов назад

    waa in xalane shaqo laga qabto

  • @sadam1318
    @sadam1318 8 часов назад

    hussein waa lagend

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 часов назад

    Hosow maxaa asaga qowmuluud ka quseeya.

    • @Caliya7
      @Caliya7 6 часов назад

      Waxba kamaquseyaan laakiin inuu fahmo ayuu ulajeeda si umada dhan ufahamaan

  • @fowziaabdi9487
    @fowziaabdi9487 11 часов назад

    War waxaan hasodeynin nacalad ha kudhacdo adunka kaderd Kumara nacaladbaa kutalo

  • @MouktarMahamoud
    @MouktarMahamoud 13 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 13 часов назад

    سبحان الله العظيم 😱

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 13 часов назад

    WALLEE HAWIYE IMTIXAAN AYAA HAYSTA CUQUBADII AY SOOMAALI KA GALEEN,ALLOW SAHALMA😀 MAXAA HADHAY OO LAYSKU HAYSTAA SOOMAALI AMA NAAGA HALLAGA DHIGTO AMA XAARKA HALLA CUNSIIYO SOQ QABIIL IYO QABYAALAD LAGAMA KARI WAAYIN,XASAN XOOLO DENI UUS BUUR DHUXULAYSTE MUUSA JUUDAAN IYO INTA LA MIDI SHARAF SOOMAALIYEED MA RABAAN UMADDANNA KA HADHA OO ISKA TUURA LOOGA TAAG WAA E BAL WEXEY DHASHO AAN ARAGNO

  • @DeganSh
    @DeganSh 14 часов назад

    Somali lacag jacayl ayaa meelkasta gaynaysa shaqana ma jecla lacag bilaash ah ayey rabaan

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 16 часов назад

    Allaahu Agbar Illaahow hanu rogin Waxan dhacaaya

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 16 часов назад

    Subxnllh allow hna tusin anga iyo mulinkba

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 16 часов назад

    Subuxaan Allaah dalka waa laqaatay dhalintana waa laluminaya🥹