Dhalinyaradii Hawiye Oo Taageeray Hesti Qiyaano Qaran Sidoo Kale Runtana U Shegay Dhalinyarta Hawiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2025

Комментарии • 49

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f 12 дней назад +8

    Anigu waxaan isiri hawiyuhu dalka wuxuu u yaqaan galmudug iyo afgooye inta dhaxaysa ❤❤❤❤❤

  • @Somaliyempire
    @Somaliyempire 11 дней назад +1

    Daahir Good point 🎉

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 12 дней назад +4

    Kooda qaylan qaran waan. U hambalyeynayaa guul.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 12 дней назад +5

    Guul dhalint hawiye.guul.
    Guul dahir calasow

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 12 дней назад +2

    Horto Somaliyeey Sax iyo Khalad
    Hadanbeeyee.....
    Hal Wa Inaad Ogataan Madaxwaynuhu Maaha
    Qabiil...
    Mana Matalo Ee Wuxu Matala Qaranka....
    Ee Yuuna Horto Qabiil Isasiinin....Madaxwaynaha
    Wa Ladhaliili Kara Sax Iuo Khaladba.....kuwa Madaxda
    Waxka Shegayoowna Madaxda
    Waad Dhaliili kartaan lkn Ma Caayiyi Kartaan Shaqsiyadiisa.
    Marka Walalayaal Sidaas
    Wax U kala fahma

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 12 дней назад +4

    Team qayladhaan xaqiiq beey sheegeen halkaa kahaya .

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 12 дней назад

    Waadax waxan taherems Landalka Iyo dadka Somaliyeed Aan iibsaneyn ❤❤❤❤❤Guul Somaliya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Guul Somaliya 🎉🎉🎉🎉Guul ❤🎉🎉🎉Guul Somaliya

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 12 дней назад +2

    Inaa llillah sheekadu ma aho daarood iyo hawiye xassan waa waashey

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 12 дней назад

    Daahir calasoow❤❤❤❤❤

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 12 дней назад +2

    Gartu Ilaahay ayey taqaanaa, waa in nin walba dhaliishiisa la sheegaa oo la muujiyaa.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 дней назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asinababe
    @asinababe 12 дней назад +3

    Dahir Calasow runta ayuu ka hadlay somali dhulka ayey wada leyihiin ee diinta iyo dalka aan ka difacano itoobiya

  • @User_19567
    @User_19567 12 дней назад

    Allah macak Somalia 🇸🇴

  • @SaedCade
    @SaedCade 12 дней назад

    Nimankaas baa hadalkii dhameeyey,waxaan dhehnaaba waa iska macnaha ay ka hadleen😂😂😂😂

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 12 дней назад

    Mashallah

  • @DhemanLuul-jc3ge
    @DhemanLuul-jc3ge 12 дней назад

    Wllhi dahir calasow runtu kaa hadaly

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 12 дней назад +2

    Hawiye waa cawaan dalka dantiisa kama shaqeeyaan waxay cunaan iyo waxay boobaan umbeey dowladnimo uyaqaanin, waa wax duloobay.

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 11 дней назад

      Gabaray rabbigaa u laabo.dadkaas muslimiinta ah afkaada ka xiro .Qabriga kaligaa ayaa lagu galin.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 12 дней назад +1

    Xasan qof tuug ah umbaa taageera.

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 12 дней назад +1

    Waxaan. Waa cawaam. Aduunkoo dhanbaa. Nacay. Hawiye iyo madaxdooda. Jaahilkaa. Oo sitaasada. Aan. Aqoonee. Qabyaalad. Quruntay. Xanbaarsan. War. Waxaan. Daarood. Dhashiisa. Haka guryo.

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 11 дней назад

    MAXA SOMALI KA SI AH NIMANKA HEESTA SOO QAADAY MA WADA AHA DAROOD OGADA

  • @AbdisalamMatan
    @AbdisalamMatan 12 дней назад +2

    Waryaa doqonyahoow Moraalkasheeganayoow!!! Dhalinta hawiye ma taageerin heestaa qurunksa ee hana hafrin!!! Naceebka aan u qabno Xasan Shiiq ku jeclaameyno Farmaajo iyo inta qabyaalada googoysey ee reer ciyaarjeceyl.

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 12 дней назад

    Run ma shegin ben ayay shegen, wana qolo ismoda inay yihin qolada ay u qayla dhaminayan lkn wa reer ah reerkale wayna is yaqanan

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 12 дней назад

    Ameen

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 12 дней назад +1

    Kuwaan. Caqli. Hadeey leeyihiin
    Hawiye. Heereey. Gaari lahaayeen. Waa jaahil aan. Waligood. Ilbaxeeyn. Qabyaalada. Daarood kusheegaan. Iyagaa. Jaahilnimo. Kurafeeynaysaa. Oo Wata. UF. Darood. Dhashiisa. Mardhow waxaan rajeeynayaa. Ineey. Idiin banyan. Dowlada. Quruntay. Eey. Shalay. Ugu. Subeer. Odagan. Qarafay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 12 дней назад +1

    Qeylo dhaan wa wareey markeey qaadayeen ma xasan baa madaxweeyne ahaa.?

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 12 дней назад

      Haa Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Dalxureeye ayaa madaxweyne ahaa 1 hees masoo qaadin xiliga Farmaajo joogay Hawiye sheekadaa waa fahmay qabyaalad ha waarto 😂😂😂😂

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 12 дней назад

      @II-vd4ih waraa hawiyaha sheegeesid ha ku wasaan annagaa hawiye ahe bakhtiyahow abgaal iyo habargidir isu tagay. Anngaa idin wasno.

    • @farahadan3910
      @farahadan3910 12 дней назад

      Hotel Shaamoow ninkii qarxiyey waa wasiir Rooboow lama hadli karo miyaa maantana 😮😮

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 12 дней назад

    Dahir waa runtiis

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 12 дней назад

    Calooshooda ayee ka hadleen shuubo ayaa dhashay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 дней назад

    Farmajo ma mutaysan wax lagu shego oo xuman ah oo uu dalka kagala. Xasana ma mutaysan wax wanag ah oo uu dalka oo lagu amano base waaba xad gudbey oo afgoye oo keliyah isago hayah malogu tegi dona ayaa wal wel katagan yahay. Soomaaliyeey diintii islamka iyo dadkii soomaaliyed iyo dalkii soomaaliyeedba ciriiri yaya galeen sheekadu waa maxaa talo ah. ⁉️

  • @AbdisalamMatan
    @AbdisalamMatan 12 дней назад

    Horey kuugu sheegney in Xassan iyo Farmaajo haddaanahay dhalinta hawiye aktanada waa ka duli balse waa ceeb in taageerno kuwo qabyaaladiiste ah ina adeerkood Fasrmaajo aan dhaliileyn balse madaxda hawiye dhaliilaya un. Lkn fanaan daarood ah ee hees ku dhaliilaya tolkii daarood iyo Hawiye intaba waa inoo dhaliilaa markaasuu fanaan qaran yhy.

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 12 дней назад

    MARKII RUUX AAN HAWIYE AHAYN MADAXWAYNE NOQDO WAA LA DHALIILI KARAA , LAAKIIN MAALINTUU BOQNO GOOYE HAWIYE AH UU MADAXWAYNE NOQDO NALAMA DHALIILI KARO OO WAA QABYAALAD , IYAGII BAA BARKOOD RUNTA KA SHEEGAYAAN IYAGII BUU HOOYOOYINKOODII BARAKICINAYAA XASSAN DHIIQO QABUURE FAAGTE WAA MAR UU DADKA QARXIYO HADUUSAN KURSIGA SAARNAYN IYO DAMUL JADIIDKIISA MAANTANA ETHOPIA KA DHIGAY KUWA SOOMAALIA LEH EE HAWIYE HAKA XAABXAABIYAAN .

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 12 дней назад

    Moraal Media daarood oo munaafaq ah ayaa tahay Abdullahi Yuusuf shalay markuu ciidanka Ethiopia keenaayay halyeey ayuu ahaay maanta Hassan waa qaldan yahay miyaa laangaab ciilan tahay Hassan Sheikh Mohamud gar iyo gardaro asigaa wadanaa wax aad ka badali kartaan ma jirto cabaadka yareeya 😂😂😂

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu 12 дней назад

    Doqon meeshi lagu dagale ogeyd ba la yiri dalka Somali Aya badbadin karan an wadanka u kacno

  • @umuabadi
    @umuabadi 12 дней назад

    Kkkkk. Waligiis a. Waxeey. Yihiin. Ayagaa isku. Tilaama. Heestaan. Waxeey. Tilmaameeysaa. Wuxeey. Xasan iyo. Xamse. Ay. Meesha. Kayan. Ineeysan. Dowladnimo. Aheeyn. Laakiin. Dadka an. Waxaa. Kujira. Cudur. Aan illaahay. Kadaaweeyn. Oo daarood layiraahdo. Waa waxeey. Soomaali. Uhanan la dahay. Dowlad nimada

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 12 дней назад

    Maxkamada hala soosaaro

  • @Ayanadam-po2yb8
    @Ayanadam-po2yb8 12 дней назад

    Pen weyna sow taa adiga mafax weeyne farmajo cayin rijeye🎭🥵

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 12 дней назад

    Hawiye hadii aan nahay Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud waan wadanaa gar iyo gar daro dhiigane waan u shubeeynaa Daarood qeeliya ama iska daaya viva Dalxureeye dhiiga biyo maahan ❤ 😂😂😂😂

    • @ubaxismail6285
      @ubaxismail6285 12 дней назад +1

      Cadaabka Ilaahayna dhalyo ma yaqaan ee aakhiradiina u naxa.

    • @User_19567
      @User_19567 12 дней назад

      ⁠cidan wa akhiro moog Allah miir uso celiyo

    • @fathiaali-yx8xn
      @fathiaali-yx8xn 11 дней назад

      Aakhiro ha ku doodo hawiye

  • @GgHh-o8d
    @GgHh-o8d 12 дней назад

    Dalxarashe farmajo qabri mafaagin