Xassan Sh Maxamud Oo Abii Ah Gurigiisa Ugu Tagey Adiis Ababa Waxaa La Is Weydiinaya War Yaa Dan leh?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2025

Комментарии • 84

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 14 дней назад +7

    Amay suneeyaan xassan qabiil.
    Ilahayoow dowlada tandhaanta noo dhali. Xassan dhiiqo wuu naceebeeyey wallahi. 😢😢😢😢😢😢

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 14 дней назад +2

    HABAARKII FARMAAJO AYAA KU DHACAY AYAGA DHAN AYAGOO DULEYSAN AYAY MEEL XUN KU DAMBEYN DOONAANN INSHA ALLAH

  • @hhhd-n7b
    @hhhd-n7b 13 дней назад +1

    bismillah, xasan, sh, soomaaliya waa gaday muqdisho meel walba waagatay muqdisho qaza ayuu kadhigay meelkasto waabur buriye dalka soomaaliya shacabka inla sameeyo banaanbaxyo xoogan abiya maanta mooyaale ciidamadiş itoobiya shacabkii kusoo jeestay dhac dhac mooyaale arka itoobiyan dowlad burburtay udhamaatey caalamka intaan lasaanqaadi laheyn abiya oofaashila maxaaka faaidnaa kaca idinkaa joogo wadankee ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hooyomulki1688
    @hooyomulki1688 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 14 дней назад +3

    Somaali intii garasho u saaxiib ah ee kunool UK hakasoo qeeb gasho mudahaaradka badda Somaaliya lagu badbaadinayo ee Safaarada Somaalida ee London lagu qaban doono 18ka January 2025, saacadu 12ka duhurnimo ay tahay

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 14 дней назад +1

    Taageerayaasha Abiy Ookufaraxsaan Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed Oo Casuumaad kahelay Xussen oromo Adeerkiis

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 13 дней назад

    Xasan guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul 😡😡😡😡😡

    • @Umo580
      @Umo580 13 дней назад

      WALAAL XASAN WAD KUFAXSATAY MIYAADAN MAWADIN AHAN DALKII WALALA WAREEGEY HOOYADA OYEESA DAIIR MALID MIYAA MA XASAN OKALE BADTAHAY

  • @MohamedFarah-nu7eb
    @MohamedFarah-nu7eb 13 дней назад

    Ilahay hawiya iyo urkoda Ilahay nadhafiyo

  • @Xaawo-c3g
    @Xaawo-c3g 14 дней назад +3

    itobiya dhagarteeda alle hanaga qabto

  • @haa8793
    @haa8793 13 дней назад

    Abiii wligii muqdisho musan iman lkn somalida asigii ayey aadaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 13 дней назад

    Xasan Ethiopia ayuu idinku qabsaday oo aad moodeyeen inaad leedihiin.legend nooloow xasan

  • @AaminClaahi-c6c
    @AaminClaahi-c6c 13 дней назад

    Macklin fiqi mel kusheeg masar ha island joogo amazing ha is casilo

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 13 дней назад

    xasan sheikh Ethiopia lacag aya ka jirto dantiisa aya ku jirto

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 14 дней назад

    😂😂😂😂😂xasan ayax

  • @fatumamusa6093
    @fatumamusa6093 13 дней назад

    V ❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 14 дней назад

    Birmada Hassan sheekh tuug tuug dhalay oo hooyadii wasay munaafaq munaafaq dhalay afarwajiile nin ilaa ayeydii xabaalaha qodijirtsy sideed nin iimanbelay oo badii Somalia iibiyey balse maxay kuugu taalaa hoo ifisada hoo gabtaslka hoo qarax maydkiina ayuun baa laga soo gurayaa balkawaran saw maaha so sweet dee soo soco

  • @aisho1432
    @aisho1432 13 дней назад

    Afkiisa iyo dhagiisa isma maqlan

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 12 дней назад

    Guul Hassan

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 13 дней назад

    hawiyo waa doqomo kii dhacayo bahdilayo aye jacelyihiin

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 14 дней назад

    wuxuu madaxweynuhu waxaan oo dhan u sameynayaa dano gaara oo asaga feylka uga buuxa
    waa layaqaanaa,waxeyna tahy iney itoobiya kula duusho labada maamul goboleed ee laka
    yiraahdo puntland iyo jubaland

  • @Sarta100
    @Sarta100 13 дней назад +1

    Xasan waa laba wejiile aan laheyn damiir wada nimo laheyn maanta asagaa looga neceb yahay waayeel beenaale ka xishoon beenta subxaanalaah...

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 13 дней назад

    xasan shekh maxmud bila sharaf

  • @Emi92546
    @Emi92546 13 дней назад

    etobiyada manta faraxsan bada etobiya badeena dabiil mey ku reidane oo etobiya la adee, waxaa leyska rabaa badeena sidey ku isticmaali laheyd

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 14 дней назад +1

    Allow hanagu soo celinin

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 14 дней назад +1

    XASAN SHEEKH waa MUNAAFIQ aan DAL iyo DIINBA xeerinaynin, balse kuwa ku taageeraaya QABIIL ayaa ka DOQONSAN.

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 13 дней назад

    Ethiopia ma aheyn cadaw soomaaliyaad hawiye ayey cadaw ku aheyd weyna laheshiisay .soomaali mar hore ayey kalatagtay, danaha hawiye &tan Ethiopia waa muhiim

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 14 дней назад

    SOMAALIYEY QURAAN AAN ISAA SAARNO DAAL IYO DAAD BAAD IYO BAARI WURAAN AAN ISKU AQRIINO PLEASE

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 13 дней назад +1

    Xassan munafaq tuug beenlow ah weeye kaas muslim maha wa qof bahdilan diciif ah 😮😮😮😮😮😮

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 13 дней назад

    xasan sheikh waa duli oo doqon ah damiirka ka dhintey lacag aya ka jirto

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 14 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 14 дней назад +1

    Cabdi raage Xassan sheeq waanin Abgaala ah Ilaa 100 sano Ayey wax wasaan Kakud awuusan kuwasin

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 13 дней назад

    Laa xawla walaaquwata ilaa bilaah.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 14 дней назад

    WAAbaasAbuur qofkii birmade dhahayna waa dambiile

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 13 дней назад

    Waxa cadaw Ah S/LAND j/LAND puntlan k/galbeed

  • @CaashaRuum
    @CaashaRuum 14 дней назад

    Xasan wa walantahay Hala xiro

  • @AbdisalamMatan
    @AbdisalamMatan 13 дней назад

    Xuseenoow!! Farmaajo iyo Xasan midna wadano,Waa labo eey ,Haddii aad isleedahay Farmaajo loo xiisey,iska iloow!!!

  • @lulali8651
    @lulali8651 13 дней назад

    Khaayiinul wadan is qariibaaya diintiisana aan la garaneen, qaayiinulwadan aan xasan aheen ma jiroo iska qabataa ,hadalku ma daaro qofana ee nimaan doortey, baarlamaanka somaaliya ninkaan dalka ka qabataa.

  • @Abdi-l7r
    @Abdi-l7r 13 дней назад

    Warn qnig wan ogaa tana iyo mid kadarane waxab larab sidu muse xasan ufashiliye sikadaran inasomal ufashiliso oo ayii uso ritan badoda wey Karan xasan iyo Abi iyag kabadan kana adage hadal badan waxab mataro shaqo badan ba larab

  • @gabarsomali647
    @gabarsomali647 13 дней назад

    siyaasad game waaye

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 13 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar 13 дней назад

    Aderayalow halihii dolarka aha ee dhuso bixi ladinlaja unba xassan dhiiqo halisiyo leyahay.

  • @Shar-shaari
    @Shar-shaari 14 дней назад

    Kuwaan qali badan maleh dhuuntooday wax ka maqlaan xassan xaw ethiopia u tagay ayey ku waasheen khalaas indhahoodu waa dhuunta iyo caloosha train ka xassan yuusan idin dardarin dhareekiina dib u laqa

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 13 дней назад

    Xasan sheekh marka uu wadanka ku soo noqdo waa in lasoo xiro waa qaainul wadan

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f 13 дней назад

    Xasan mabixikaraa bada somaaliyaa( mayaaaa)

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 14 дней назад

    Adeer X Sheikh Waa Laan dheeer Hawiye

    • @CaliMohamoud
      @CaliMohamoud 14 дней назад

      Maxaad iska celin kartiin dantiina ayuu ka fikirayaa Qabiil Qabiil ayaa idin dilay fadhi ku dirir ka waantoow doqonimada ayaa ereyadaas idinka keenaayo imisa ayaa ku nool itoobiya soomaali ah

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 13 дней назад

    Xasan Qoslaaye anjii xabadka kaciyaarayo aa jidka loosafay oadaygii sujuud anjiidii naasaha kadheelaayay ayuu sujuuday

  • @farduus_
    @farduus_ 14 дней назад +1

    Dadkan xamar dagan berti ey fashen ey cunayan nasibkod

  • @zola2487
    @zola2487 14 дней назад

    Ashabaab ayaan soo dhaweyneynaa mar hadii dalkeeni itobiya gacanta loogaliyey maxan sugeynaa

    • @haa8793
      @haa8793 13 дней назад

      Alshabaab wa Israel iyo regalbed masodaweysan

  • @MaxamedCusmaan-d4o
    @MaxamedCusmaan-d4o 11 дней назад

    Xamar dhan ha,isku qaban dadka waa isku dhexjiraa

  • @AbdourahmanElmi-c4g
    @AbdourahmanElmi-c4g 14 дней назад

    Away shicibkii haduu waashay odaygu makaa maxaaqaldan

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px 13 дней назад

    Habeenki xasaan lamagcdhawe ayaan somaliye janaasa kutokada. Hadan janaasa ween oo somali oodhan wadanka token downto ayaa sodhaw

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 13 дней назад

    somaliyeey dhulkeena hoyo ilaal sada badiina dhulkiina cirkiina ilaal sada siyaasi somaliyeed yuu idinka gadanin

  • @Umo580
    @Umo580 13 дней назад

    Xasan wawax dhintay waqof laleeyahay ocadow usheqeeya SOOMALIYAN GOD MADOW UKRIDEY😭🤑🤑😜😜👹👹👹

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 14 дней назад

    Viva xasan sheekh maxamuud

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 14 дней назад

    Micaarad iska qeeyqeeyli

  • @Nadifa-dq8gy
    @Nadifa-dq8gy 13 дней назад

    Muquxa malahan Nagasaki allh Naga qabate

  • @aisho1432
    @aisho1432 13 дней назад

    Dadka dhiig garka qabo halaga qariyo oo wadani yiinta ah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 дней назад

    Hadal haan ma buuxsho...dhul ka iyo bad marka lalwareego gumeysi suga

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 13 дней назад

    U sheeg midkaaga hadlayow waa ina adeerkaaa ama adeerkaa

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 14 дней назад

    Xasan dantiisa iyo tii wadankiisa wuu yaqaanaa siyaasadna ma laha saaxib koogta ah

  • @gabarsomali647
    @gabarsomali647 13 дней назад

    hubsada

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 14 дней назад

    Cansayo been AYAA LAGU so xero galiye kolka maanta RUUN AYAA LO SHEEGEY :aroos wacan dhee

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 13 дней назад

    Madaxwene jirjirole wye mala fahmi karo xasan shekh siyasad wuxu uyaqana in hanti latacbado dadka labobo shacabkisa maba arko danyisa kawayn

  • @Rayant1l
    @Rayant1l 13 дней назад

    ine sun siiyan umalen

  • @zola2487
    @zola2487 14 дней назад

    Xasan hawlaha waa weyn wuxu fuliya markii barlamaanku fasax yahay

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 13 дней назад

    Fadlan halakoco

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 14 дней назад

    Waar.xayawaan.baad.tihiine.maxaad.uga.baqaysaan.beenalahan...madax.wayna.aanu.uqalmin..kadhigateen .maad.iskaqabataan.xoolayow

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 14 дней назад

    Aamuus xoolo oo aan isku xishoon orod dhilkaaga xoreey

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 14 дней назад

    Xoolo abgaal aan nassb aheyn baa tshay nijaas yaan Daarood kugu qoslin farmaajo waa ninkii afar dakdood dhiibay

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 14 дней назад

    Beenta ka joojiya lacag ataad ka suubisan