InshaAllah sida la rajaynayo waxay ku dhamanaysa khair wayo odayda labada dhinac aya galay waliba odayda gabdha dhinaceda aya hor is gay in la fuliyo xukunk, wayo qabilada waxa ka dhaxeya xeer iyo abaal dhigasho, maxa kamel kaliya wax ma kala celin karto
Moral walal yan leys mahmhinin ninkan caden aya lahorkenay maxkamadda ninka udodayay ayana iydo muqal ah so hor dhigay weyna cadahay oomar ay isku dhacen oolamaslaxay ayu yiri bos ku yal qaburaha macalin nur ayan ku warejin micnahas oo ah wan dilaya hade dadku ciyal ma ahan wan fahmi karna xaladda iyo sida ay wax usocdan
Munasar wa qabiilayse an wax hubsan, waxan leyahay ka xisho reer abtiga, masuulna kama tihid reerka gabdha, ninkan hadad hadal ka so xigato waxad ka dhacaysa meesha ad joogto wayo Maxa wariye dhaxdhaxda wa dabshidki ugu darna
Ilaahay waxba kama qarsoona ilaahay ayaa masiibo uu ku dhinto u soo diri doona.Dhimo insha Allah.🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Kor iyo hos maa nolayo ninkan inshallah xaaqi lulu allha haso dadajiyo inshallah ninkas diilaga tiirka
War meesha soomaliya ah alla kabaqii wuu kasii dhamaanaya ilaahey xaqa hatuso qabiil iyo qabqab wax waa laguwaayay
Ninkan sayid Cali waba quruxbadnday malinti kowad lasoxiray iyo hada he is different
Guuxa dadweynaha Waa Dayax dalnuurshe Xaaskiisa io Siidcali Xasskisa AUN
Cadaalad xaga rabigeena ayey taala somalidan qabiil kama dhamadan balse malin buu allah lawada hortagaa😂😂😂😂😂😂
Illaah agtiis ayey cadaalad taalo. Meeqa qof ayaa la toogtey intii asaga la xugmey Seyd Ali tiisi ayaa dhan.
InshaAllah sida la rajaynayo waxay ku dhamanaysa khair wayo odayda labada dhinac aya galay waliba odayda gabdha dhinaceda aya hor is gay in la fuliyo xukunk, wayo qabilada waxa ka dhaxeya xeer iyo abaal dhigasho, maxa kamel kaliya wax ma kala celin karto
Jawaata uu rabay adigaa siiyay
🎉
Waa sax wllo anu maba arag cadeen dhaba walahi
Hadii siidcali dilkiiisa lasoodedejin insoomaali cadaalad kajirin cadeen utahay
Moral walal yan leys mahmhinin ninkan caden aya lahorkenay maxkamadda ninka udodayay ayana iydo muqal ah so hor dhigay weyna cadahay oomar ay isku dhacen oolamaslaxay ayu yiri bos ku yal qaburaha macalin nur ayan ku warejin micnahas oo ah wan dilaya hade dadku ciyal ma ahan wan fahmi karna xaladda iyo sida ay wax usocdan
siyid cali dambi mahalan waad dhahdee adiga gabadhada halagu sameeyo kadib diyo qaado
😡😒
Munasar wa qabiilayse an wax hubsan, waxan leyahay ka xisho reer abtiga, masuulna kama tihid reerka gabdha, ninkan hadad hadal ka so xigato waxad ka dhacaysa meesha ad joogto wayo Maxa wariye dhaxdhaxda wa dabshidki ugu darna
Subxan Allah adiguna miyad kuracday iskuqabil matihin wxn ku mudayey inad ita kaficntahy .Allaha kabaq
Qabiil baa kugu qufulan runbuu ka hadlay dee
Meesha lacag ayaa laga bixiyey
Hhh sheeko ayeyku jiiran ninks diilaga ah haala guubo xasidkan
Ma cadayn karta gabaray inu dilay gabdha
Munasar waad heey sataa jawabta ku qanay
wax xukun la fuliyey malahn balaayo been badan janiska furane abuukatihiis og oo sharci yaqaaan eh
War midkan garsooraha ah maxay tahay horror ayuu u ekaaday ma dad dhiig Islam qabo ayuu fasaxay.🤣🤣
Kkkkkkkk kkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk