Ninkaan Waxuu Bahdilaya Dhaqanka Somaliyeed Iyo Diinta Islaamka Somalida Weey Ku Fiirsanayan Yaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 24

  • @محمدعبدالحميدالفاتحالصومالي

    Wa sax, dadki wexey laqasaden video short ah oo waliba qosal iyo funny ah Marka in labararujiyo moye sikale malaha, mahsanid wll qalii

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 11 дней назад

    Subxana allaah walimaba arkin ninkan manta ayaa igu horeyso yaab badanaa aduunka

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 11 дней назад +6

    Aqligeni o dhan Hussein bu isugu taagay

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 11 дней назад +2

    Wa shamsi wa in lagu qado dofarka😢

  • @nasteehoyusuf9122
    @nasteehoyusuf9122 6 дней назад

    Xoogaa waa qoslay laakiin ma aqaan sababta😂 Aabe Somaliyeed ❤

  • @MohaaOmarFarah
    @MohaaOmarFarah 11 дней назад +1

    Somalida maanta meeel ufiican mayaqanaaan

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 дней назад

    Waa qalad taas wàa in lo dato

  • @Rayan2026kk
    @Rayan2026kk 9 дней назад +1

    waxan rajaynayaa in qof un aqriyo qoraankaygan
    waa maxay dhaqanka aad difaacayso iisheega ma dhaqanka aan ka horeysiinay diintena suuban
    ma dhaqan na amraayo inaan guursanin reer dhan oo sharaf leh shame on you walhi somalida waa calmaaniyiin taasan soo ogaaday lakin anaga waan fahmi la nahay inaan calmaani nahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  9 дней назад

      Wll Si fiican Baan Kuu Fahmay Lkn Waxaad Ogaata Lamana Wada Xuma Lamana Wada Fiicno Lkn Shisheeye inuu dhaqan Xumo Kaa Faafiyo Ilama Qurxoona Tan Dhexdeena ah Waan Ka heshiin Karnaa Mar Eey Ahaataba Insha Allah

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 11 дней назад +1

    Wa runtiis inyar mahee gaariga ayagoo wada bay kuqayilayan sigaar kugu buufinayan tumo kugu ag tufayaan maxan isaga dhigayna dad ragoodu wadawanagsanyahay

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 11 дней назад +1

    Fadlan ino so ogadameeshaa ama dalka u ku nool yahay .

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 11 дней назад

    😔😢😔

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts 11 дней назад

    waruntii Husein he’s unrespect eey eey dhalay weye xaguu joga carabkan

  • @faaraxcadullaahi4066
    @faaraxcadullaahi4066 11 дней назад

    Halayabin waviye mav kad avagto 3 sdexdanin ee ugusavaysa dalka ninkasi waxkale ma avg eedhaqan xumada 3 ayuavkay

  • @faaraxcadullaahi4066
    @faaraxcadullaahi4066 11 дней назад

    Wuxu avkay xasan iyo xamse dhaqan xumadoda

  • @Tressamaxamedcali
    @Tressamaxamedcali 10 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 11 дней назад

    Wiilasha Somalida oo saxiibadiis ayaa ku dhahaya sidaas samee just for fun 🤩🤩😃😃😃

  • @Nasiima676
    @Nasiima676 11 дней назад +1

    Somalida iyagaa caaytinta isku keyntay iyagabo live inte so furtaan ayay iscaayaan iyaguna way na arkaan soma ahan
    Marka inlagu caayo waxaa kahoreeso in lagu barto qofaan kugaranen muxuu kugu caaynkaraa😅somaaliyey anagaa isku keenay cayda😂😂marka aan dulqaadana😅

    • @fatumaadam3067
      @fatumaadam3067 11 дней назад

      Ayaga dhaxdooda ha iscaayan lakin this guy has no business giving this kind of image regarding a Somali dad what we did gave a Finish or any white dad bad image you know you’ll be finding a hiding hole to be safe

    • @LeilaMaxmed
      @LeilaMaxmed 10 дней назад

      💯

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 11 дней назад

    😂😂😂😂😂 sidaan baa u calool buuran tihiin 😂😂😂ninkaan waa nin si fiica Idiin bartay 😂😂😂😂 ilmaha soomaalida weey caytamaan😂😂😂 laga bartaa laga badshaaa😂😂😂

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 11 дней назад

    Hussein Jaamac wadankii Somaliyeed halala difaaco.

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 10 дней назад

    ninkan waba ogata maxaa uganweysen munafiqinta idin kalagoyay oo uganweysen wahabiyada idin qarxiyay maxad uradin weysay mahdiga maxaa utageri weysen Islamic Union