@@Deeq_officialmacanuhu waa in la tabay oo ay boqol jeer cawaanta xassan kow ka yahay oo garan l’a bal inta reer Somaliland iyo Puntland oo kale oo amaan ah reerkaaga u samee hawiye magacii ka sii dilayaa dhibka ugu badan na iyaguu gaadhi. Ilaahay xaq aha na tuso
Mdx waynuhu isagaa dalkan Manta maamula waana ku Saxan yhy in aragtidiisa lagu Wado siyaasada dalka isagana Ku suntanaanaya wixii guul ah Ama Ceeb iyo fadeexad ku ah?
Xasan saanu kursiga damac uga sii jiraa illahey ku qaad dheh waana gumeyy wlhi sidu dowladnimada soomaaliyed u maamulay qoyska xitaa looma maamulo allow na dhaafi allow na dhaafi😢
Wasiir fiqiyow nasab nimadad cadeey intan lagu bahdilin iska xanyubi xasanada beenta dhabarka lagu sarey awalba jaranjaro ayad aheyd oo kursiga lagu soo fukey hadana intan wadadi mahad salad kawanle lamariyey lagu marin markii lagu xaduqey cidamadi shanta sano lagu soo tacab beley iyo qofkasto loo arkayey inu xassan gurgurte ka soo hor jeedo baburtoda lagu qarxiyey sida janar farxan qaroole allaah ha u naxariisto mahad salad kawanle aya loo adeg sadey dilkiisa illaahey na akhiro ku ciqaabi insha allaah 😂nin an waxbo aheyn oo kalito usan sumcadada ku dhelin waa ali balcad dhiig iska baar fiqi????
Waxaa fahmi waysay ninka gacanta cali balcad ku dhagan Sidaas ayaa saxaafi ku sheeganaysaa Waa in uu kala kaxeeyaa ayaa leedahay Isagaa dhibaatadan abuuray Ma hilmaantay in Wasaaradan dhowr ay ka dhuunteen wasiirkii hore haruuse, mase hilmaantay haruuse oo taagan in safiirkii sacuudiga la cayriyey Markaas ma fiqi ayaa joogay Fiqi waa geesi waxaana uu diidan yahay ciidanka Ethiopia in ay sii joogaan waana meesha la isku haysto
Waxaa fahamkeedu aad igu adkaaday Wazaaradu waligeedba ma labada waziir bay lahayd mise waa nidaam xasan sheekh la yimid Nidaamka calamka iyo dawladaha wazaarad kasta hal waziir ama xog haye ayay leedahay Mise labadan mid baa ah meelaha banaan ku buuxi ka dibna xoog iyo car car buu layimid 😂😂😂
Dad jahwareer iyo colaado sokeeye ku jireen in ka badan 34 sano oo aan ka soo shaqeen oo soo baran dublamaansiyad baa iskugu jimid meesha isda muuqata. Waxay aheed ina la raadiyo dad bartay arimahan oo ka ugu soo shaqeeyay dalalka aan burbur soo marin .
4 bilood waxaa maamulayey cali balcad iyo hassan sheekh Markii uu ISCASIL huruuse Waa ka been sheegtay. Waxaa kale oo aad ka tagtay in cali balcad uu yahay nin xasan sheekh gadaal ka riixaya
Madaxweyne ha Waa nin nasiibe badan helida in uu madaxweyne noqdo labo jeer balse. Maamul dowladeed zero ayuu ka yahaye waligii office dowladeed muu fadhiisan ka hore intuu madaxweyne noqan, In la dhaliilo qalad kiisa qof waliba muwaadin somali ah kuu ku saxan yahaye dhaliisa madaxweyne naha Adiga qaliga yare ayaa u arka in madaxweyne naha qabiil lagu necab yahaye ,mise adigaa xasaasiyad qabiil ku hayso Intaadan xil qaban shaqsiyadaada umada ma wada yaqaanaan Markaad qabatid ayaa xitaa qabiil ka aad tahaye umada ogaanayaan, Balse xilka ma qabiil ayuu ku helaye mise umad somali ayaa u doorataye
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw Scw Scw ❤❤❤
Madaxwaynihii ugu xumaa soo mara dalka. wuxuu isku darsaday tuugnimo, qabiileeste, doqonimo, madax adeeg, iyo reee baadinimo. Ilaahay hana dhaafiyo aamiin.
Waa sidaa markii qof aan talin jirin u taliya
Ya talin jirey o lagu liibaaney in talada u dhiibana eedoy
@@Sunny45553 mareexane likii mahii Darooda ...... Hawiye WAxay KU fiican Yihiin tacaabak shaqade dhaqaleh
Difaaca ka baxa dantaada Gato gaajayahay
ربنا اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
Teem Farmajo one ❤
Cawaan tahay😂 meeshaba hada ma joogo riyo ku jirtaa
@@Deeq_officialmacanuhu waa in la tabay oo ay boqol jeer cawaanta xassan kow ka yahay oo garan l’a bal inta reer Somaliland iyo Puntland oo kale oo amaan ah reerkaaga u samee hawiye magacii ka sii dilayaa dhibka ugu badan na iyaguu gaadhi. Ilaahay xaq aha na tuso
Somali Xasan Sheekh iyo teamkiisa ayax gaajaysan ah somali waa ceebeyeen
Waakuu fakarkaado kalii
Waa yaab kkk❤😊
somali allaha ha unaxariisto
Xiligi farmaajo raag aqoon leh ayaa joogay.
Labadaas Wasiir EE is Ximinaayo Halaga Aryo Wasaarada Arr Dibada Wey Na Ceebeyeen Haloo Dhiibo Yusuf Garaad
Mdx waynuhu isagaa dalkan
Manta maamula waana ku
Saxan yhy in aragtidiisa lagu
Wado siyaasada dalka isagana
Ku suntanaanaya wixii guul ah
Ama Ceeb iyo fadeexad ku ah?
Wlhi Xassan sheikh asagana waa wareersanyahy dalkina wuu wareriyey😢
سبحان مغير الأحوال.❤
Gartey alah ha noo xagaajiyo wadanka
Siyaa sada arimaha dibDa waa mida uku muhiiiim san dal
Walpo lkn manta jah wareer yarabi Somalia 🇸🇴
Hawiye waa mooryaan
Mooryaani dhashay
Haa saas la so taagnow intey ku jeclaadaan bey xukun kugu aaminiye
Waa wax laguu sheegay lee qaraar hysaa
اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات
Xasan saanu kursiga damac uga sii jiraa illahey ku qaad dheh waana gumeyy wlhi sidu dowladnimada soomaaliyed u maamulay qoyska xitaa looma maamulo allow na dhaafi allow na dhaafi😢
Xornimada hawiye aya kuu keenay ayagaana dowladnimadii ugu horeysay noqday caalamka baray sida dal loo xukumo tartanwanagsan loogalo ayaga waliga ku xukumi ee hadad wax maamuli taqaan orod meshad kasoo haajirtay kulaabo ee zanzibaar dalkaan ninkaa ugu timid aya kugu xukumi hawiye power calaacal wax looga qaadi waa ee waa taase kursiga muruqaaga kaga doono wx mayaqan war maahane meshaa rabnaa la aadeynaa adiguna daawade wanagsan noqo huuuno😂😂😂
hawiye dowladnimo waxba kama yaqaanin wana sababta deni iyo axmed madoobe iyo snm ay ugu codeyan hawiye si wadanku uburburi si ay gooni ugu goostan
Caqli intaas maka haysaa somaliya
fiqi iyo balcad waan ogahay ineen isku mid aheen ee xasan shiiq fiqi marbo fiqi inuu shaqadiisa u madaxbanaanaado fiqi waa wadani
Waa yaab xasan xarash qaran ilaah hana dhaafiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤔😂
Aamin
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAA XUKUUMAD KALA SHAKISAN ‼️ XASAN WEEYE KA MID KASTOW MIDKA KALE ISOO BASAAS LEH😂😂😂
❤❤FANPROJ ❤❤❤❤
Beesha caalamka ka niyad jabsan kulahaa Sxb wey ku raaxaysanayaan waa sida ay gaalo rabto!! Fahma bahasha
Hawiye iyo dowlidnmo 😂
Wasiirka Arimaha Dibada somalia waa Cali balcad
Wasiir Dowlahana waa Ahmed m.Fiqi
❤❤❤
Zxb hadaah lagaleye
Waxan ma dowlad baa Qashin Waa dad aan Qaan gaar ahayn
waanidiinsalaamy bahda warbahinta gaylan media werye saremr.farah maashalh alaa yaxfadak werye heer sareaad bad umahadsantahy sida wacan ootiftiran warka aad u falanqeysi laba daraadle faalada ku saabsan koodaisku raranka ee muqdisho fadhida ilaahoww ka badbaadi soomaliya nimanka aan diinta lahyn dowladnimadii soomaliya qatar ayay ku sugun tahy marakaqn iyo haatan waainlahelaa madax badbaadisa ooalle ka cabsi taqaana smalia
Ninkaan ka maxaasha wadankeenii ee itoobiyanka daacada u ah, hebel balcad Allaah ka qabto wadanka, fiqna qeyr qaba maaha, waa dowlad iyadii dhameyd tuugsi iyo shisheeye iska gad u jirta
Wa labo naagod
3 xaad adaa ah lakin gabar ame goroob yaa ok waayo
WAXAAS WAXAA UGU WACAN XASAN AYAX OO KELIGIIS TALIYE AH, OO AAN CIDNA AAMINSANEYN 😂😂😂😂
Wasiir fiqiyow nasab nimadad cadeey intan lagu bahdilin iska xanyubi xasanada beenta dhabarka lagu sarey awalba jaranjaro ayad aheyd oo kursiga lagu soo fukey hadana intan wadadi mahad salad kawanle lamariyey lagu marin markii lagu xaduqey cidamadi shanta sano lagu soo tacab beley iyo qofkasto loo arkayey inu xassan gurgurte ka soo hor jeedo baburtoda lagu qarxiyey sida janar farxan qaroole allaah ha u naxariisto mahad salad kawanle aya loo adeg sadey dilkiisa illaahey na akhiro ku ciqaabi insha allaah 😂nin an waxbo aheyn oo kalito usan sumcadada ku dhelin waa ali balcad dhiig iska baar fiqi????
Hawiye dowlaadnimo ma yaqaano dalka halaga qabto.
Waligood hawiye ku joogayo adinka qaxooti tihiin
Abshir Haruusa in lasocili Aya fcn because ninkas Nin waxbarti waa Fiqii Nin waxbarti Maaha
XASAN ISAGA AYAA RABA INAY IS HAYSTAAN SI ISAGA LOOGU YIMAADO OO UU AWOODA UGA QAADO WASIIRKA.!!!
Nimanka orda moxogiina diirta halayiraahdo. Dowlad waxba kamayaqaaniine
Wadani iyo Jaajuus ayaa ku xigeen leysaga dhigay nin dawarsanayana Garsoore ayuu u yahay
bogaan ma wax buu saxaa mise?
Intaaan rufyaanimo isku xiijinayaa yarkan 😂😂😂
"Waxaa shirka shir gudoomiyey wasiirka arimaha dibada waana laga dheereeyey wasiirka arimaha dibada" ayaa tiri...waana weedh iska hor imaaneysa..contradiction😂
Waa wasiiro aan aqoon u laheeyn jegooyinka loo magacaabey.
Maxaa laga fili karaa😂
Somali masoo kabanayso wax siigaara maahane waayo waxaa qabsaday masuul nacfi iyo musuq maasuq Eex qabiil bool Xambaarsan
Xasan shiikh ha laga qabto dalka?? !!! Yaa qabanaya baatlamaanka aqalka hoose iyo aqalka sare/// dhamaan tood si degree degree ah
Waxaa fahmi waysay ninka gacanta cali balcad ku dhagan
Sidaas ayaa saxaafi ku sheeganaysaa
Waa in uu kala kaxeeyaa ayaa leedahay
Isagaa dhibaatadan abuuray
Ma hilmaantay in Wasaaradan dhowr ay ka dhuunteen wasiirkii hore haruuse, mase hilmaantay haruuse oo taagan in safiirkii sacuudiga la cayriyey
Markaas ma fiqi ayaa joogay
Fiqi waa geesi waxaana uu diidan yahay ciidanka Ethiopia in ay sii joogaan waana meesha la isku haysto
Waxaa fahamkeedu aad igu adkaaday
Wazaaradu waligeedba ma labada waziir bay lahayd mise waa nidaam xasan sheekh la yimid
Nidaamka calamka iyo dawladaha wazaarad kasta hal waziir ama xog haye ayay leedahay
Mise labadan mid baa ah meelaha banaan ku buuxi ka dibna xoog iyo car car buu layimid 😂😂😂
Allaha dalka hanoo hagaaajiyo
Wasiir fiqi sidaan arkeynay anmaqleynay waa nin difaacay xabashida kana difaacay dalka iyo dadka badda iyo dhulka waajibkii loo igmadayna si aqooni iyo karti ka muuqato ugutay walakin cali balcad garanmaayo mw xasan iyo rw xamse ayagoo arkaya waxii kala qabsaday w,fiqi iyo wd, cali oo adis iiraac iyo kuu raacimaayo oo cadawgeeyga uma socdee cadawgiisa ayaan u socdaalayaa halkaa waxaa ka cadaatay cali in uu yahay oromo dowladda soomaaliya wasiiru dowle ka yahay halkaa waxaa ka cadaatay ineysanba dowladu xur aheeyn oo amar lasiiyo waa ayaan daro dowladii oo arkeeysa ee aanan waxba kaqabaneeyn oo maqleeysa erayada aay is dhaafsanayaan ee aanan waxba kajawaab celin karin
Dad jahwareer iyo colaado sokeeye ku jireen in ka badan 34 sano oo aan ka soo shaqeen oo soo baran dublamaansiyad baa iskugu jimid meesha isda muuqata. Waxay aheed ina la raadiyo dad bartay arimahan oo ka ugu soo shaqeeyay dalalka aan burbur soo marin .
Meshan dawlad kama jirto dawladana hassan sheikh baa ugu sareeya isna shakhsiyadiisa waa layaqaan meshana rag aqon leh majoogaan waa wada qabqablayaal 😂
Kuwaan illahey hana dhaafiyo
Xasan madaweyne laguma sheegi karo,Fiqi iyo Xali Balcac iyana waxa hayaan sida USC u shaqayso.
Dadka kabaa
Moiryaan ku dagaagaya marksy heleen jagooyin aanay u aqalmin
Waa mooryaan illla madax sare waa fiqiir illaa taajir waa layaab.
Dawladii mooryaanta.
4 bilood waxaa maamulayey cali balcad iyo hassan sheekh
Markii uu ISCASIL huruuse
Waa ka been sheegtay.
Waxaa kale oo aad ka tagtay in cali balcad uu yahay nin xasan sheekh gadaal ka riixaya
Fiqi asagoo saan ka xun ayuu wasaaradan ka tagaayaa hadda asaga ha iscasilo
Ma is casilayo cid ka wacan ma jirto fiqi kan hooseeya ee ah wasiir dawlaha ayaa iskaga tegaya viva fiqi frow SSC-KHATUMO.
Xaaji balcad ha iskaga laabto balcadkiisa si balka iyo cowskiisa ugu geysto dameerihisa shaqadu yaqaanay ha iskaga laabto booska fiqi rerba iskaleh xasan iyo xuseen midna ma eegi karo oo kama hadli karo taasi tirada kudarso huuno😉😉😉
Jaah wareerka siyaadada xasan uu wax ku wado oo sababtay in dalkii isu bedelay civil war isla markaana uu lumiyey Laguna qaaday dagaal toosa J/land isla markaana ceeb lagala dhaxlay markii ciidanka qaranku isu dhiibeen kenya
Unfortunately uu Isla markaana heshiis ka fiirsi la’aana kusoo galay Ankara
Oo cid kasta ogtahay waxa uu taas u sameeyey ,sababaha Awgood ayaa kalifaya in ay isku mawqif noqon waayaan dhamaan madaxda D/fadaraalka hogaaminaya waxaana sabab u ah siyaasad xumada xasan
Somalia dawladi kamajirto Wle moryaan joogtaba oo wixi qarafo ah unbay mesha yimaada uunbay ukla badinyaa fiqi warlodrds wlee
Qofka aaminsan maanta soomaaliya inay dawlad kajirto, waxba haweydiin.
SSS khaatumo kaso hadal😂
Muxuu kasoo yidhaahdaa
???
Xirfad wariye waad leedahee Qabiil kun iska daa
Haddi rusta la sheego ma qabilkaba?
Runta miyad diidi sxb
Madaxweyne ha
Waa nin nasiibe badan helida in uu madaxweyne noqdo labo jeer balse. Maamul dowladeed zero ayuu ka yahaye waligii office dowladeed muu fadhiisan ka hore intuu madaxweyne noqan,
In la dhaliilo qalad kiisa qof waliba muwaadin somali ah kuu ku saxan yahaye dhaliisa madaxweyne naha
Adiga qaliga yare ayaa u arka in madaxweyne naha qabiil lagu necab yahaye ,mise adigaa xasaasiyad qabiil ku hayso
Intaadan xil qaban shaqsiyadaada umada ma wada yaqaanaan
Markaad qabatid ayaa xitaa qabiil ka aad tahaye umada ogaanayaan,
Balse xilka ma qabiil ayuu ku helaye mise umad somali ayaa u doorataye
Waar inta dagaal-Shaanshiyeedkan & shaashad-ku dirirkan naga dhaaftaan, gudigii doorashooyinka "qaranka" ee "madaxa-banaanaa" waxa uu warbaahinta nagula wadaagay in jadwalkii doorasho "cod & qof" la soo saaridoono ee hallga qaybqaato!!! Maamulkii diidana, sida dastuurka ku xusan, waxaa doorashooyinkiisa lagu qabanayaa goobtii gudigu isla garto (Bakaaraha).
Hata Hadi ay farmajo nacen maxay nogu Doran wayen Hasan Cali kheyre ninkan. Bahan maxya nogundorten
Yaab
@Gayman media
Bakh bakhdaada ma shaqaynayso.
Team Farmaajo have no hope of ever running Somali leadership.
Keep making the noise
Futadaada usheeg wuu soosocdaa ee kastuumada sii fur
Futooy is aamu
wasiir fiqi iskaceli xasan mooryan yuu faraha kulaso gelin wayo xasan dhiigo marabo qof wadaniyad iyo daacadnimo leh
wadanku farmaajo iyo kitaabka ilaahay bu ubaahanyahay