Islaantaan ma waalna ee runta ayey ka hadashay soomaalidu runta ma jecla waa in umada la badbaadiyo dumaraw intaad qurux raadinaysaan caafimaadkiina iyo aakhiradiina haku ciyaarinina subxaanallaah
Farxiyo allaha u naxariisto maamda warkeeda Wa run qasqaska dhibka ugu yar uu noo geystay waa korkeeni jeexkeexmay lacagteeni baa foolxumo ku iibsanay haaro finan jeexjeex waji iyo kor Kala nuuc ah gadhaduud iga tag
hadalkeeda manta fadumo wa hadal xaq walahay bilahay wa xaq ha la qato dowlado isku shego dukamada ha ka qubaan hana xidhan nagta waxas sida sababta ay isu marinayan waxay qaalinnka waxa ka waangsan adoo jeam ada waa ka degaya baruurta
Sax laakiin sababtana biniaadam ka qacmahooda weykukeesadaan Allah ayaanoosheegay laakiin anigu gabadhan ma ogi waxay udhimatay ee Allah hawnaxariisto dhibka dadka daawooyinka marsada iyo kuwa isqalqalana waajiraa
Ayadu waxay ka hadlaysaa Qalnii ka iyo Daawooyinka Hada Dumarka Dhameeyaay CID may caayin Dumarka ha la badbaadiyo waan wax runa milion gabdhood yaa la rabaa in waxan laga reebo
Waa runtaa tacsiiyo iyo duco ay ka dabbeeyso hadal aan waqtigiisa ahayn waa cilmi la aan farxiyo jano fardowsa rabi ha ugu bishaareyo 🤲dadka Iney ehel qaye aheed umadaa kaa badan ayaad arktay maanta ee carabkaaga ilaali faalo la ma baahno ilaahay u noqo
Rabi ka baq gabadhaa ma adigaa indhahaaga saaray waxaad shegeyso hadaad ciid waniinayso adigon marxuumada ku xadgudbin waxaad ka hadlayso ka hadal ee walaalayalow ainakdaa islaatan dabbigeeda aan uducayno walaasheen in Allaah udabi dhaafo janatul firdowsana kawaraabiyo caruurteedi iyo xaajigeedi samir imaan hakasiiyo amiin
Islaantaan ma waalna ee runta ayey ka hadashay soomaalidu runta ma jecla waa in umada la badbaadiyo dumaraw intaad qurux raadinaysaan caafimaadkiina iyo aakhiradiina haku ciyaarinina subxaanallaah
Somaaliyey plz daaya meytida yaa idiin sheegay qaliinada ay inantu gashay ma iyadaa sheegtay markaa😢
Ilahayow inaantaa unaxariiso farxiya 😢
Ilaahy walaasheen hau naxariisto eheladiina hakasiiyo samir allahuma aamiin
Tacsibaa Ladirayaa waan laiswalaaqayaa.
Mansha allaah tabaraka afkaga cano luuguqabay ruunbadanaa aqlibadanaa llaahayoow kuxifdi aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤
Naagtani doqonsanaa
Walaal miyaanad Wayne lahayn😢
Ilaahey ha u naxariisto
Aamiin aamiin yaa rabii🤲🤲🤲🤲
Aduunka waxaa iigu daran qasqas lagu leyahay waa kii jidhka la marsanayey walahi halkaas ban ka dareema inay cudur xun laga qaadayo Subxaanallah naagaha somalida halaga qabto sunta qurux bay ku washeem walee cafimadku waa qaali allow farxiya unaxariiso
Adiga qudhaadu sowdiga ku dhex gal galshay marxuumada
runtaad ka hadashay hooyooy alle haku barakeeyo
Mansha maamo waa runtaa
Walahi waa runtaa habo jaza akaalah waa cudor waxaa leysmarinayo subxanalaah
Allah unaxariisto gabadha
Allah haa unaxaristo Amiin yaarbi 😭
Faaduma fariid run baad usheegtey hadey deynwayaan oo sida allah abuurey kuqanciwayaan hakugalaagsamaan.
Habaryar gabadhaan sokor ayay qabtey ayadeyna sababsatey🥲🥲🥲
Dadbaad danbi ka galay baaeedahay adiga hada mid ku jira waxaad xaqiiqadiisa og tahay lasoo shir tag
Habartani waa meyd canaante ee meytida ka xishood maxaa kaa galey jidhkeeda hadey qashey iyo hadey cadeyseyba? adiga howl kuu taala maahan kaliya waxa kugu waajiba ah maanta duco. Waa hadii in yar oo Allah ka cabsi ahi kugu hadhey.😢😢
Ilaheykabaq umadjiman iney isqashay ilahey kabaq ciyalasuq ayatahay wadkamasertay farxiyo wad dhalikarta iska da
Sheydaab baa u foolxumeeyay jirkooda iyo dida uu allah u khalqay ❤ walciyaadu billah ❤
Waa runteed faadumo Africa dadka ku nool somali waxaas bay u dhintaan
Farxiyo allaha u naxariisto maamda warkeeda Wa run qasqaska dhibka ugu yar uu noo geystay waa korkeeni jeexkeexmay lacagteeni baa foolxumo ku iibsanay haaro finan jeexjeex waji iyo kor Kala nuuc ah gadhaduud iga tag
Koley hada dayax iyo fimilka wey qarinayaan lkn qofki aqli leh gabadhaas ineysan si dabiiciya udhiman waala og yhy aniga hada reer muqdishaa ahay isbitaalka dalmar waan aqaanaa waana inta bdn isbitaalka dadka jirkoda qala ayadaana hada kahor afkeeda ka sheegtay kaasa leygu qalay xalay shalay markey ku dhimatana isla markii madiina loo wareejiyay si aan dadku ufahmin waxey udhimatay ayada alle ha unaxariisto lkn dumarka ka danbeeya waa in loo digaa wlhi somalida runta iskuma sheegto habaryar hdlkaada waa dhab inta qiirada beenta heyso haba dhibsadaane tankle adoo si dibiica ah isku qurxin kara maxaa qaliin idin galiyay raguba dartiin iskuma dhibaateeyaan dumar maxaa kalsoonida ka qaaday mareeey is dhaqaan iyo marey is qalaan bisinka😢
Subxanalah gormu madowgi folxumo noqday yaab somli wa dad jahila cadan kaliya miya quruxa quruq wa u dhalasho
Ragu yaysan guursan aaa ragiibaaba is cadeeyo
Gabdhaha soomaaliya jooga maxay la barareen cayilku Waa ceeb sharoobaadaanlagu cayilalayo oo laqasay waa lagu dhimanayaa
Mama runtaad u sheegtay haday yeelayaan iyo hadii kalaba.
Waqti laga hadlo maaha maanta waqtigeedaa larabay inaad sugto
Waano fiican walahi
iskadaa. Marxuumada ilahaya ka baqa maad arga waxa isticimaashay Allah ka baqa
hadalkeeda manta fadumo wa hadal xaq walahay bilahay wa xaq ha la qato dowlado isku shego dukamada ha ka qubaan hana xidhan nagta waxas sida sababta ay isu marinayan waxay qaalinnka waxa ka waangsan adoo jeam ada waa ka degaya baruurta
Allah ha uunaxaristo AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
Wr hooyadan runshega ku dheeraadey wlhi runtu marbay xumaan reebta mararkano kle wa lagaabsada.lkn wey deg degaysa hoyadu
😢😢😢😢😢😢😢 alle ka baq shekadan ma taagna
Kuwan alshabaab lagu sheego ee muslimiinta dilkooda lagu saliday may ku qarxiyaan dumarkan dumarkii fasahaadiyey meesha qasqaska ay ku sameeyaan!!!!!!
Allah somaliyeey halke tagaysiin ninka oo tacsi utaal ba aman niga wayay
Hadalkas hada looma baahna ee Adigaba Ilahey hakaa Cafiyo
Inta kalena Ilahey ha Cafiyo
Aamiin aamiin
Subxanallah oo maxaa badan ku galiyay 😮
Naga amus adiga marsada wax xun warmadceshadan somalilan habartan walatay acudubilah
Way naga fitnawday ee iska dulqata wllyal views radiska badane
Waa r mum 😢😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 uf uf
Waarutsi wlhi Edo fadumo
Mowd Xante Maanya Ma dhaqdo
Sax guur rag madaayaan ee gabadha yar xanaanee
❤❤❤❤❤❤❤
Nin intay isjecleysiinayan bay silic u dhamadeen. Subxanallah
Alle ka baq o medka hilibkasa ha cunin wll
Dhamays tir maah maahda geridayda iyo geeridaa maxa sedexeeya?
Subaxalaahay
For this ur right
Soomaalidu. Waa. Quurux. Badan. Yahiin. Waa. Maxay. Waxaani. Waa. Mucujiiso. Businka
Cidi marsato ayey u Tala waligey ma marsan waligay
Adiga duqayah maxa iskucadysa miyay waltah habtan dhaf marxumad ilhay kacabso
Naa alle ka baq bisinkee maxaa kugu dhejiyey maydka
Subxanallah war islaanta maxaa waalay
Wax kastaba waqti Bey leedahay waad dagdagtay ma istiri
Sax laakiin sababtana biniaadam ka qacmahooda weykukeesadaan Allah ayaanoosheegay laakiin anigu gabadhan ma ogi waxay udhimatay ee Allah hawnaxariisto dhibka dadka daawooyinka marsada iyo kuwa isqalqalana waajiraa
Subxaanallaah
Naa dayax manta uma bahna canaan ee si kale iyo waqti kale wax u sheek
that's true
Waa runtaa soomali ha madhato waa iska aakhaarihii
Yes
Habrayary maxa ku daray gurkan ad ka sheekanaso waa maxay bisinka
Tell idoor women
Magacan Aad sidato ee Maandeeq Dee u dhig Idoor baa iska leh
Xaqiiq
adiga maxad marsaday horta beryahan
War iskama vayso walahi islantan
Stop talking to the death person plz her day us come
Walle waa yaab
Hadal waayeel
Beenleey
Maxa beenlay ah .ma waxay sheegayso waa runteed in marxjmadu dhaawac soo gaadhay markay cosmetic surgery ay sameysay
Duqdani isma maqasho hadday dhahaysay dadkii xantay yaa cafin doona haddana ayadii maa xan iyo wax ka sheeg ula fariisatay yaa adiga kuu baneeyey inaad wax ka sheegto soomaalidu waxay ku maahmaahdaa mayd xante maanyadu ma mayrto
Ayadu waxay ka hadlaysaa Qalnii ka iyo Daawooyinka Hada Dumarka Dhameeyaay CID may caayin Dumarka ha la badbaadiyo waan wax runa milion gabdhood yaa la rabaa in waxan laga reebo
Waano iyo arin loo baahanyahay ayey ka hadashaye marxuumada waxba mey u dhimin
Waa runtaa tacsiiyo iyo duco ay ka dabbeeyso hadal aan waqtigiisa ahayn waa cilmi la aan farxiyo jano fardowsa rabi ha ugu bishaareyo 🤲dadka Iney ehel qaye aheed umadaa kaa badan ayaad arktay maanta ee carabkaaga ilaali faalo la ma baahno ilaahay u noqo
😢😢😢😢😢😢😢 alle ka baq shekadan ma taagna
Soomaalidu. Waa. Quurux. Badan. Yahiin. Waa. Maxay. Waxaani. Waa. Mucujiiso. Bisinka