Istaqfurulah somalidii sida galadii mey keneney sey u dhimatey Innalilah wa inna illeyhi rajacuun Illahey ha u naxariisto maxaa laga baraa waa mowtul qafle saruulkenaa ka duceysan jirey illahow noo naxariso oo xaqa na gu dil kuwan dadkey danbajinayaan😢
Allaha unaxaristo walasheen familigeda samir iyo iman Allaha kasiyo. Amiin yaa rabb🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
Ilaaahy wllshy ha unaxaristo danbigeedana ha dhaaafo
War gabadhaan sokor halis ah ayey qabtay, soo dhageysta Dr wuxuu yiri sokortii ayaan dajin weynay.
Ilaahey kacabsada.
Ameen Ameen yaa rabbi
Illaahy huw naxriisto
Inan yarna insha allah
Illaahybaa garbkeda noqon
Allaha naxariistiisa jano ha siiyo amiiin yaa rabiii 🤲🤲
Sacadi baka dhamatay
Allah unaxristo😢😢😢
Allaha unaxariisto
Amiin yaa rabi amiin yaa rabi
Istaqfurulah somalidii sida galadii mey keneney sey u dhimatey
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun
Illahey ha u naxariisto maxaa laga baraa waa mowtul qafle saruulkenaa ka duceysan jirey illahow noo naxariso oo xaqa na gu dil kuwan dadkey danbajinayaan😢
Waa caadi walaalo gaalnimo ma ahan waa la baaraa qofka markuu dhinto waana normal wax walbo gaalnimo ma ahan
Waa sax
Aaba la,aan hadii la nolaan kara,maxaa carurta aabahood waayey yatima ama agoma lo yirahdaa ,meesha hooyo la,aan aan la oranin agomo?
Oo Allah na uugu dardaarmay caruurta agoonta ah
1'Gabdhaha Soomaaliyeed waa id cadeeyaan kimiko ayay is ticmaalaan 2'Waxay cabaan sharoobooyin iyo kiniiniyo laysku Naaxiyo waad maqlayseen Rayaan Bajaaj waxay Xayaysiinaysay kiimikada laysku cadeeyo waxay xayeysiisaa sharoobooyinka iyo kiniiniyada oo waxay tiri wajiga ayey buc buc nuuno kaaga dhigaysaa waxay tiri kubka iyo barida ayaa laguu way nayn oo waxay Tiri Alaabtaan Nayjeeriyaan idiin ka keenay