Waxa AMSTERDAM Ka Dhacay - Xitaa Caddaankii Ayaa Ka Marqaati Noqday Beenta Saxaafada Galbeedka
HTML-код
- Опубликовано: 20 ноя 2024
- GOAL-ka Xiga 600K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
اللهم أنصر إخواننا في غزة❤❤
Amiin
Amiin
آمين يارب 🤲🏻
Yahuuda waa wacalo marwaliba waxay jecelyihiin in iyaga laga dambeeyo lkn wey fashilmeen baastariin Insha allah waqti dhow waalaso gaba gabeyn idimka alle ☝️
Asc haaheey waqtigooda waala gaaray qaxa yahuudeey qaxootigiin lawaay insha allaah
😂xaliimo qofka soo gab gabeen doono waa aniga haduu alle kuu idmaaayo
Yes
اللهم انصر اخواننا في غزة وفلسطين عاجلا غير اجل يارب العالمين
Aamiin
آآمين يا اخي ❤
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.
Aamiin 🤲 🤲 🤲
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scw scw scw
SCw scw scw SCw scw SCw scw scw SCw scw scw SCw scw scw SCw scw scw SCw scw scw SCw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
Jawiga halka aad joogto waa jawiyada aan jeclahay inaa la qaato nafteyda 😊❤❤❤
Soo scarry meelaha biyaha xabad cunsuri ah yaa kugu tuuri karo mar. Aan deganaan jiray saan u cab sanayay guriga kama soo bixirin anoo banaanka u baahan
Anigu waan necbahay qabawaga inan meel fadhiisto
Isku dooq beynu nahey walaal jawibila❤
Absolutely
@@mohahedhassan may adi 😁
Your brother from Palestine, my family are all dead, and we will not give up, and we will continue the path despite all the circumstances. Thank you to those who left 🥺 and encourage me to upload the comment.✌🏻❤❤...
May Allah give you patience brother inshallah
Ciyaarti hadi laga badiye ilaaheybaa tusay wax eysan fileyn maalin ey noqotaba waa laga aari doona caruurti ey laayen inta kalaba yeelkeede.😊
Barnaamijyada noocaan ah waan keclahay wllky ku soo badi❤
اللهم انصر اخواننا في غزة وفلسطين عاجلا غير آجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اعنهم على عدوك وعدوهم يا ذالجلال والا كرام
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
Cismaan waan ku jeclahay wlhi xaas maa leedahay neh ii sheeg walaahi waan ku jeclahay❤❤😢
Good man , ha ka xishoon dulmiga. Mahadsanid bro. Ku dayasha mudan
Like saara asxabey muqalka musliminta hala arko walalkena hosowna an u hiilinee
Wxaan idin haya fursad aad ku baran kartan quranka karimka ah qofki raba welcome
Walal ku Sali nabiga scw scw scw scw
صلي الله عليه ؤسلم
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Salalaahu calayhi wasalam
Waa wakhtigii ugu xumaa ee Qarnigaan aan marqaati ka nahay
Shacuubta muslimka oo aad u liidata
Xitaa wadanka aan ka soo jeedo ee somalia. 😢
Wcs ustaad Hosow Pro Jzk kheyr Allaha ku Barakeeko A iyo Aqiro,
War barbhinda reer galbdka xaqa
Dadkiina ka daboola ba ku jirta
Balse Fadliga Rabbi halkas ayuu
Xaqa ka Ifaa. ALXMDLLAHI Rabbil Caalamiin.
اللهم أنصر إخواننا في غزة ❤
اللهم انصر اخواننا في غزة
Masha Allah wiilkan barmamijyadisa aad ayey mumiim ayey u yihiin ha la taageero like ta haloogu dadaalo
Mahadsanid hosow qof aanay indhuhu u furneyn ayuun baa wararkooga akhrista ama daawada ka dibna soo rumaysta waxa ay yihiinba waala yaqaan.
Thanks Wllka ❤♥️🙌🏾
اللهم انصر اخواننا في غزه في فلسطين
inshaalah will be free Palestine inshaalah will be free ❤️😢🇵🇸😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤Palestina
@naimahussein3911 🥰❤️❤️
Hosow pro
favourite RUclips
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Maalmahaan aaway muqaal teacher 🫡
Waa anshax tii ugu danbeysay dad foowdo uso baxay wye
Asc wll hosowa
Hosow waad mahadsantahay afiguna wll
May ALLAH protect all palisten people because of everyone knows and around the world
Alle ha guuleyo islaamka❤
viva palastin insha Allah. is free 💞
Waan ku salaamey Osman hossow👋✌️
Waan ku garab taaganahay sxb Cismaan hoosow
Wll hosow horta waxaa tahay qof wax tabintiisa aan laga caajizin warka nuxurkiisa iyo gunnaanadka ka hadla, gaaladu markasta way naladagaalsanyihiin illaahey ayaa noosheegey ma aha falastiin oo kaliya ee muslimiinta oo dhan weyaan
Waad ku mahadsantahay soo gudbibtaadi
ألا إن نصر الله قريب ❤🎉❤🎉
Anaa u horeeyay maanta ❤❤
Asc bro jazakallahu kheyr Allah Ku xafido 🤲
Thanks 😊 ❤
Wcs shp hoosow 🤝
Zxp ogaanshaa mar hore soo dhigay no copy😂😂😂
Warka qof walba sheegi kara teedi kle ogaansho ninkaana kaga fcn turjimida
anaa kugu horeeyey manta 😂
Masheegee marka 😂😂
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
Thanks for the information bro❤❤❤
Yahuudu waa eeyo cad oo cadow ah ilah hajabsho
Dhibataaad wa carabta fuleyaasha oo aan dhiga lehen allllha ka saaro walaalheen refalstiin dhibatada
Wll caraab adoon bey ku yaqaan 😅mar adiiga faraaha iska Baax somaali Maskiin tiisa layabaan thY😅
Mahsanid wll sidad noogu so gudbisay
Yahuuda Meel walba ay Joogan ilaahay ayaa Dulli kuriday
Waqtigii dhamaadka ayay jogtaa yuhuuda
Dadka yahuuda wa dad qalbiga sheytaan kadagay waayo waxe aminsanyihin in dadkale eyihiin adoomo ayaga u adeegayo mustaqbal lkn dowladaha ayee adoonsadan
Susaliya nabiga❤❤❤scw
Guuleyso hoosoow pro
Alle haw gargaaro reer Qaza
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allahu akbar
الحمد لله علي كل حال وفي الدنيا والآخرة يارب العالمين ❤
Well presented
Yahuuddu waa qoom foolxumo iyo dhib badan.
Free falastiin
Microphone aad isticmaalayso magaciisa iisheeg mr hosow
Yahuu iyo rer galbed waa Dameer iyo dhagahiis blse xaqa afka hadii la qabto feerahu ka dilaaca
HOSSOW PRO MAHADSANID
Zxp daadadka Velencia kasoo hadal
Alahu akber
Sxbow wad fcnthy lkn waxa aad hoery ugu socon la dahay wa sii Daan videos kada waqti badan aya udhexeeyo ee saan kabadal bro
Free Palestine 🇯🇴💪✌💓
Legend✅🙏
Waxbadan ayaa Dhiman😮😮😮
Warbahinta reer galbeedka horey ayaa u shegay waqtigodii ayaa dhamaday😂 Malinba malinta ku xigta way fashilmayan
Cid aan ogayn in xaq daro lagu haysto rer falastiin majirto laakin badankoodu waa teegeere qarsoon oo waxaysan rabin inay taageran wadan Muslima 😢
الله اكبر ❤
Maxa ka rabtaa hee ayagana shaqa laga qabtay wiilishii carabta ka shaqeestay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
walaal Hosow mar waliba like ta kulama dhaafo muuqaaladaada daawawhadooda sida aan relax ugu dareemo iyaga ayaaba like ii saar ku dhahaya adiga oo aan naga codsan bro guulayso
Waxaso dhan waa wax laga danbeeyo wadan anaylahayn
Ilaahow u gargaar falastiin
Sheekooy kunacay. Labada dhinacba waa isla iyagii ee haku waalanina .
😭hossow jawiga ku jirto
Dadka aaminsan galbeedka ayaa run iyo cadaalad ku dhaqmo Waa doqomo
Yez yes yes yes yes
Yahuud xushmad iyo naxariis ma yaqaanaan. Kaliya luqada xabada ayey fahmaan.
#Hosow #pro✋✋✋
1 saac xata wanku dhageysan kara. Wllhi saad wax tabisid m.a
Yurub yada ayaa gumeysi Ku jirtaa.
Somalia hala keeno 😅
dhalin yaro codsi baa wata waxn heysta lacag $400 waxn rabaa inaa ibsado laptop brand new ah hada wax igu dari karto iso qobo fadlan. Thanks
saxiip muqaalka ma ads ka ka xiran mase aniguu isoo bixi la yahay ?
Waxaa kugu jeclahay sida dagan aad wax uso gudbiso masha allah
Hosow 👋
الله أكبر
Yuhuudu cidna ma ogola ine keligood noladan be rabaan gaal iyo muslim wa iskugu mid gorme reer galbeedku u ogaan donan ama se reer Europe 😮
Hory uzoco
Kooxda kuwii badiyay
Yahuud naclatulahi calayga
Gadashaa wax mara yaxaas mii😮😮
Waa shinbir
Koofi xun heyska raftaano Naftaa dhibeysee mardhow dunidaan ciriiri iyo ciqaaba wey ku helidoonaan insha Allaah, Yaa Allaah xaqa soo dedeji oo walalahen falestine guusha gacantooda soogeli gumeystahana gam kasii.
Aniga hadaan soo booqdo bogaan waa qasab in aan saarolike waliba xayeysiinta waa daayaa ilaa ay ka dhamaato
Free Palestine❤
Wallal qof aqoonle ayaad tahay lakin markad wax soo jeedinayso adoo mawduucana soo kabinaya fahankan waynaynaye samee🙏🙏
Maxa ka dhacey meesha? Miya leysku bursaday??