'Hala Musaafuriyo Kuwii Weerarka Geystay' Baarlamaanka Netherland Oo Isku Qabtay Arrintii AMSTERDAM.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 86

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 День назад +43

    Falatiin Xor ah 🇵🇸
    Falstiin way xoroobi doonaan, InshaAllaah🇵🇸
    Laba guul ayay helayaan oo Kuwii Dhintay Shahiidnimo ayay heleen oo Alle agtiisa laga arsaaqayaa.
    Kuwii noolaadana Guusha Halganka iyo Xornimada Dhulka barakaysan ayay helidoonaan.
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 День назад +6

    1 nabi aadan Cs
    2 nabi nuux Cs
    3 nabi muuse Cs
    4 nabi shucayb Cs
    5 nabi yuushac Cs
    6 nabi yuusuf Cs
    7 nabi saalax Cs
    8 nabi ciise Cs
    9 nabi luud Cs
    10 nabi yoonis Cs
    11 nabi daauud Cs
    12 nabi ayuub Cs
    13 nabi yaxye Cs
    14 nabi sakariye Cs
    15 nabi isaxaaq Cs
    16 nabi haaruun Cs
    17 nabi saleebaan Cs
    18 nabi ismaaciil Cs
    19 nabi Ibrahim Cs
    20 Nabi yaasac Cs
    21 nabi ilyaas Cs
    22 nabi idiris Cs
    23 nabi yacquub Cs
    24 nabi huud Cs
    25 iyo nabigeenii muxamed scw .

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk День назад +5

    Hosow qarow guul wacan saaxiib 😮

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 День назад +7

    Hosow pro thanks sxp

  • @Mohaazzinho
    @Mohaazzinho 16 часов назад +1

    600k is coming pro 👏❤

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe День назад +1

    sc bro jazakallahu kheyr Allah Ku xafido 🤲

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 День назад +2

    Part 2 waan sugaye thanks ❤

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 День назад +1

    Asc All asxabta team Hossow pro🙌

  • @MuadGahiye
    @MuadGahiye День назад +1

    You are amazing stories teller

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 День назад +11

    Waa yaab cabsida ay carabtu yuhuuda ka qabto waxaaba kasii weyn cadaanku siday yuhuuda uga cabsadaan. Siday u raali gelinayaan siday u caawinayaan ileen waa ummad waa hore yuhuudu qabsatay.

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 День назад +2

      Yuhuudu dhaqaalaha aduunka aye gacanta ku hayaan, Europe iyo mareykanka hadey rabaan sida somalia oo kle aye ka dhigi karaan 😂

    • @AbdirahmanAbdulahi-l2j
      @AbdirahmanAbdulahi-l2j День назад +3

      Yahuud cid ka baqda malahan adigu caqliga ka xoroow murtad yahoow

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 День назад +1

      @@AbdirahmanAbdulahi-l2j waxoogaa jaahilnimo ah ban kaa dhadhaminayaa ee afyarta faraha kala bax marka ragga u jawaabayso hanagu biin bahalkee

    • @Mu-mina123
      @Mu-mina123 19 часов назад +2

      Haa cadaanku si ka daran carabta ayay UGA baqaan yuhuuda.
      Yuhuudu waa dad caqli badan aduunyadana caqli bay Ku qabsadeen wax aliyo wixii warbaahina ee ugu waaweyn ayagaa iska leh , iyagoo islaamka u xumaynaya dadka.
      Ayaga ayaa xataa lahaa qorshihii 9 11 ee 2001, cadaankuna uu shaqeeyay nasiib xumana carabtuna way Ku biirtay.
      Illahay nolosha ha Ku cadaabo iyo aakhiraba

    • @abdixayi8453
      @abdixayi8453 17 часов назад

      @ waa runtaa sxb. Yuhuudu waa maskaxda cadaanka iyagoo aad u tiro yar aduunkii oo dhan qaaq bay kaga siiyeen. Oo nabad iyo xasilooni bay uga dhaarteen. Kama badna tiradoodu 20M hadana waxaa ka baqaya quwadaha ugu waaweyn sida maraykan ruush china ma arkaysid yuhuud qabanaya shaqooyinka hoose. Ama waa dhaqtar ama looyar ama injineer ama saxafi. Markay ogaadeen in hogaamiye yaashii ugu liitay carabta xukumaan waxay damacsan yihiin inay sameeyaan waxay ugu yeedheen israa,iisha weyn iyagoo damacsan inay carabta ka qabsadaan dhul cusub ilaahay sharkooda haka leexiyo muslinka

  • @Juwairia27
    @Juwairia27 День назад +2

    Naag nool❤ thanks wll hosow pro🫡

  • @MaidaMuuzeadam-sg7ok
    @MaidaMuuzeadam-sg7ok День назад +1

    شكرا

  • @aminCaraale
    @aminCaraale День назад +5

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @fatumomatannoor3751
    @fatumomatannoor3751 20 часов назад +1

    Asc wallo Hosow PRO

  • @LiiJanba
    @LiiJanba День назад +2

    guuleSe #Hosow 💪💪💪💪#free #FAlAZTIIN☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @FatumaAbdi-h1s
    @FatumaAbdi-h1s День назад +1

    Please guys 🙏 1M 🎉🎉

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li День назад +1

    HOSOW PRO THNKS

  • @ZumayaMohamed5
    @ZumayaMohamed5 День назад +1

    Jito jog intay nololi jirto wllkeYyy❤❤

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE День назад +7

    Dagaalku yaryaraysi ma leh walal dagaal baynu ku jirnaa waana waajib inaan share iyo like ba la boobno

    • @malabosaid2434
      @malabosaid2434 День назад +3

      dagalka maxaa kugaliyay walaal?

    • @AbdirahmanAbdulahi-l2j
      @AbdirahmanAbdulahi-l2j День назад

      @@malabosaid2434dadka ma sidada oo kale baad u maleysa guriga caanaha ku caba

  • @AbdiGuuhad
    @AbdiGuuhad День назад +1

    because the truth will set you free

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 День назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    I'm the first one Hosow pro 🕊️✌️

  • @hibaqkhalif
    @hibaqkhalif День назад +2

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii День назад +1

    🥺 🥺 🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @_diwaa_
    @_diwaa_ День назад +1

    🇳🇱 waa Cunsiriyiin UF

  • @abuo_9
    @abuo_9 День назад +2

    Legendary ❤

  • @AminaMohamed-d5g
    @AminaMohamed-d5g День назад +1

    Wow❤❤❤

  • @Shakir-ali0
    @Shakir-ali0 День назад +4

    ilaayo inta Uu Qiyaamuhu Dhacayo La waayi Maayo Cid Yahuuda Naceb 💪

  • @mrcaabo8006
    @mrcaabo8006 День назад +1

    Zxp tnxz xita xushmad waye please reply isogal hosow

  • @umxamdi1385
    @umxamdi1385 День назад +1

    🎉🎉🎉

  • @aminasamatarmoussa7322
    @aminasamatarmoussa7322 День назад +1

    Wll waxad kaso hadasha ciyaarti France iyo srael wixi ka dhacey

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g День назад +1

    Yuhuuda aya biloowdey ayaga hala tarxiilo

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha День назад +1

    Hambalyo Hosow 515k

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 День назад +1

    Asc wr wb somali maxamed

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 День назад +1

    Muqalki hore so fiirsdey😳 yaap wye

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi День назад +1

    Hosow mahad sanid sxb❤

  • @asinababe
    @asinababe День назад +1

    Asc wall❤ hosow waxaan ka mid ah tageradada waxaana ku xir nahay barnamijkaaga sxb

  • @FarhiyaMahamud-t5w
    @FarhiyaMahamud-t5w День назад +1

    Arrinta hindida canada joogto kasoo hadal hosow

  • @mohahedhassan
    @mohahedhassan День назад +4

    je cherche une commentaire français free Palestine 🇵🇸

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 4 часа назад

    Odaygii tyson ee feedhkii xalay ka soo hadal next

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад

    Inay muslimiinta holland wasakheeyaan ayey rabeen yuhuuda waana ku fashilmeen. Nacallaa iyaga iyo kuwa jecelba kuyaal.

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 14 минут назад

    Hosow walakii wan kusalamay.
    Maxaa Marocko kasocdo iyo tAgeerayaasha ciyaarta

  • @QadaafiKing
    @QadaafiKing День назад +1

    Zxp arinta america deportation kaso hadal

  • @Muxamed-9
    @Muxamed-9 День назад +1

    AsC alL SomaliA 😊

  • @SouhaibAbdi-mw3wx
    @SouhaibAbdi-mw3wx 20 часов назад

    🎉❤🎉

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 День назад +3

    Willkan Dacadnimadisa Aya Sababtay Inu RUclips ku Kala.Kaaco

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b День назад

    Sumcada ayey yuhuudu doonayaan in Netherlands ay ka xumeeyaan.waayo waa wadan kii hogayaamiyahooda dambiyada dagaal ku soo oogay.ee gaza.

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 День назад +2

    like ii saar plz

  • @XaawoMohammed-j2y
    @XaawoMohammed-j2y 16 часов назад

    Asc

  • @naseemseed6459
    @naseemseed6459 День назад

    Ilhay hana amaansado cunsuriyintii waso wada baxeen😢

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 День назад +1

    🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸👏💪💞☪️

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад

    Soomaalida ciyaaraha waaweyn mafahmaan war labada dhinacba yuhuud ayey ahaayeen.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺 🇰🇿

  • @SihaamCisman-sf1cq
    @SihaamCisman-sf1cq День назад

    New Zealand's kasoo hdal ani wxpa kama fahmin

  • @ahmedabdiasiis5151
    @ahmedabdiasiis5151 День назад

    M.a

  • @faysalali8095
    @faysalali8095 День назад

    dan bilzerian piers morgan ka so hadal cuzz

  • @AbdirahmanOmar-gn3ch
    @AbdirahmanOmar-gn3ch День назад

    Galbeedka maxaa indaha tiray?

  • @adirreboy7891
    @adirreboy7891 День назад

    First coment

  • @ilyaasmahad-n8s
    @ilyaasmahad-n8s День назад

    Howso diraay unoqo inaad ariin xun ba soo coto 2025 iyo 2030 itaa udhaa xeyso

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg День назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed День назад

    Aderkay usman hosow ani kuma dhihin gabar sas ku dhahaysa kuso arkay tik tokga😂

  • @ismailxadaari_offical3510
    @ismailxadaari_offical3510 22 часа назад

    D

  • @Aboor01
    @Aboor01 День назад

    1 One

  • @omarhasan5668
    @omarhasan5668 19 часов назад

    Oo kuwa yuhuuda ma muslimiinta ayuu dusha usaarayaa doofaarka maqaarka cad

  • @FAAD21
    @FAAD21 День назад

    Haweeneyda waaba legemad😂

  • @BoorowCade-u5u
    @BoorowCade-u5u День назад

    haaaaaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад

    Kawarrama haddii uu Trump isu kiin tusiyo inuu Yuhuud necebyahay isagoo been sheegayo, ma aaminaysaan. Soomaaliyeey waxbarta oo indhaha kala qaada.

  • @bihiahmed2104
    @bihiahmed2104 День назад

    Hoosow maxaad dunida iyo dadka kugu xidhan ugu soo bandhigi wayday doorashada reer somaliland wll?

  • @1xbetNo-c9b
    @1xbetNo-c9b День назад

    99+15

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 День назад

    Ik verbaast niet wlhi marmaraiyo ay ka dhiganana

  • @dhiigjacayl2521
    @dhiigjacayl2521 День назад

    .

  • @maxamedcnuurcali6248
    @maxamedcnuurcali6248 День назад

    Give me 50 dolar plead walal😢🎉😊

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii День назад

    🥺 🥺 🥺 🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho