WAXAAN HAL MAALIN KUSO QADANAY BANANKA MAGAALADA ANIGA IYO NASRA ABTIDOON

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 217

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +53

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲🕋

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💕 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +36

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

    • @nadiiraquruh2591
      @nadiiraquruh2591 Год назад

      Nabiga ugu horeeyey waa nabi aadam scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faaaduma
    @faaaduma Год назад +4

    This type of atmospheric vi deos is what we need ❤️🙌

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 2 года назад +9

    Ayy muuqaal quruxdiisa wato iga dheh gacantaada allha kuu barakeeyo mcney ismahan🥰🥰

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Год назад +16

    Wll hadaa ujeedo magaca nabigeena mohamed scw like saar iyo subscribe ❤❤❤❤❤

    • @ahmeyore8060
      @ahmeyore8060 Год назад +1

      Salallaahu Caleyhi Wasalam

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ahmedaden3419
      @ahmedaden3419 Год назад

      Like baa kuu daran meeshaad dhihi laheed ku Sali Nabiga SAW

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Год назад +2

    Masha allah sxbtinimad markeey warto walalnimey isku badashaa allah isku kiin desto abaayoyaal

  • @ilayshabonfarah7165
    @ilayshabonfarah7165 Год назад +10

    Mahadsanid Ismahan, Walaal cuntada ku soo rido Danbiisha dalka lagu sameeyo, bacdana ka fiican, dhaqaalaha dalkaana u wanaagasan.

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  Год назад +1

      Waa fikir fiican

    • @najiibansure
      @najiibansure Год назад

      Waan taageersanahay fikradaas kana qurxoon ma fiicno deegaanka bacda LAGU turaayo

  • @falisa576
    @falisa576 Год назад +4

    Masha Allaah tabarakallaah gabdhehena
    Quruxda iyo asluubta Alle siiyoow
    Ismahan iyo nasro Allaha idin xafido.
    Waxad no so gudbisen muqaal ad an uga
    Helay run ahaantii halka ka sii wad
    Insha Allaah

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 2 года назад +8

    Maasha Allaah beautiful place 😍 ✨️

  • @sowdomaxamedchannel8615
    @sowdomaxamedchannel8615 Год назад +1

    Masha allah ❤ ismahaan daahir adiga nasro abtidoon two buetifull girl

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 года назад +3

    Maa shaa Allaah. Farxad ku waara adduun iyo aakhiraba 🤲🤲🤲💐💕

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Год назад

    Gacantii dahabka weeyan
    Gafkane aqoon weeyan
    Garashada wacneed weeyan
    afka Gaabneed weeyan
    Guula Garasho u dhaliyay
    asturnaantane waa waxay Garaadkeed ku dhaaftay Guulow xfid
    Geesinimo caanbay ku thy
    oo Garyaqaanadiibaa dhalay
    iyo kuwii Gaalada Gumaaday
    wllshy mcn Garasho wacan guulayso
    @Ismahan

  • @saraataqal3767
    @saraataqal3767 Год назад

    Waaa ku farxsanahay waalhi inaa Arko gabdho somaliyeed oo muqaal ficn ka bixinaayaan Daily life kena ruuntii waa wax Masha Allah lugu farxo

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 года назад +10

    Intaynu xooga lenahay ee caafimaadka qabno aynu kafaa idaysano wakhtigeena❤🧡❤🧡❤🧡

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Год назад +1

    Jawi qurux badn iyo gbdho qurux badan
    Alle ha idin xifdiyo🤲

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 2 года назад +3

    Muqaal quruxdiisa wata run ahantii Ana marag ka ahaa kaalay iska Arag ayuu ahaa walalo Aan jeclahay ismahan iyo nasro

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 2 года назад +5

    Simply beautiful

  • @Shukriyano
    @Shukriyano 2 года назад +10

    I like your work my siz and mentor .. May You keep it up🥰

  • @mahoda4213
    @mahoda4213 Год назад

    Guul guul gabdho sare

  • @abdirahmanali6384
    @abdirahmanali6384 Год назад +1

    I enjoy this channel so much

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 года назад

    Mahadsanidiin walahay nasro-abtidoon iyo gacan-dahab

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 Год назад +5

    Maasha allah farxad ayaan dareema markaan daawado muuqaalada ismahaan daahir
    Hadana maanta waxey noo keentay walaasheen nasra abti doon runti youtubers ka sanadka idinkaa u qalmay weligey ma arkin muuqaal aad leedihin oo lagu caajisayo ama negative ah
    Somali hadeyna siyaasad iyo qabiil aqoon laheyn waxaa ahaa laheedeen dadka ugu subscribe ta iyo views ka badan lkn dadkii dhan beenaale iyo qabiileeste iyo rufyaan bis ayey fiirsadaaan
    Anyway keep going abaayo markastaba saan oo kale muuqaal xiisa leh noogu soo tuur😘💯❤️

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Год назад +1

      Yarabow show walaal magaca ilaa iyo show isma qabtaan ee iska bdal mida kalo aadbaad runta uga hadashay maasha alaahu qabyaalad weyna dishay iyo anaa awood leh. Alaha ha ku xafdiyo meeshaan ma dayniilaa ee sheega ascww

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  Год назад +1

      Insha Allah Wll mcn waa Diyaar Alla idin sharfo ❤️

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 Год назад

      @@maryamabdallah3904 wcs haye waan badalaa magaca mahadsanid
      In ay dayniile tahay ayaa u maleena lkn ismahaan in ay kaxda tahy ayee noo sheegtay

  • @Mustafedollar
    @Mustafedollar 2 года назад +2

    Mash allah gacmo dahab and nasro

  • @som1
    @som1 Год назад

    Mashallah hijaabkada allah hakuugu asturo, don’t ever take it off or make it smaller you are a beautiful queen

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 года назад +4

    keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋✅✅✅✅✅

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 Год назад

    Wax kale ❤️

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 2 года назад +5

    Sorry walhi wan kaxumahay sida aad taalanti uleedahay iyo sida aad RUclips uga jiiftid abaayo qaali 1M mar hore ayaad gaari lehed hdii aad usoojedid

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Год назад

    Masha Allah alle haidin barakeyo

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 2 года назад +1

    Masha Allaah welcome back kuu xiisany♥️🥰

  • @xabiibaxirsi4
    @xabiibaxirsi4 2 года назад

    ما شاء الله تبارك الله 🧕♥️♥️🧕❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @baarexashi1465
    @baarexashi1465 Год назад +1

    maasha allaah waamuqaal qurux badan

  • @shacnibarre
    @shacnibarre Год назад

    Masha Allah tarakallaah

  • @amranmohamud7635
    @amranmohamud7635 2 года назад +7

    Gacan Dahabeey walee muqaalkan waat nagu ciishey imbadan 🤦🏽‍♀️😂❗️Ba anyways amazing one as usual 🎉❤

  • @xabiibomaxamed8910
    @xabiibomaxamed8910 2 года назад +11

    Masha allah

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Год назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Год назад

    Wwww msha Allah so beautiful and best place my dear sisters gacan-dahab and nasriina qalbiga idin salamay I have respect full Allah yaxfidkum

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Год назад

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @hawayarrow7814
    @hawayarrow7814 Год назад

    Masha Allah siz Nasra and siz Ismahan Qali

  • @shugridiinabdimoalin915
    @shugridiinabdimoalin915 Год назад

    Ismahan vs Nasra abtidoon Guuleysta Jalayaaaal 🙏✅✅✅✅

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 2 года назад

    Thank you Abyo ismahan

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 2 года назад +1

    Muqaal qurux badan gacandab teena guuleyso xabibti

  • @salahyusufali
    @salahyusufali Год назад

    Gacan Dahab ugu yaraan isbuucii 1muuqaal xitaa halagaa helo I.a.

  • @ifraahmahamed5030
    @ifraahmahamed5030 Год назад

    Masha allah my queens 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 marka buufis dareemo you tube kaaga ayaaa daawadaaa wadanka waa isii jeclaadaaa

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Год назад +2

    Masha allah qurux waaye jawiga ani beer dooro iyo ceesh cunaa caadi mahan 😄🥰

  • @abdiazizkasim9305
    @abdiazizkasim9305 2 года назад

    M.a Best Camera Woman ❤

  • @khadraabdirahman6333
    @khadraabdirahman6333 Год назад

    mnsha alaah alle hydn xfdo qli

  • @caanogeel3705
    @caanogeel3705 Год назад

    Waaw masha alaah

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Год назад +1

    Masha Allah inte sanbixin saxibta waqti laqadatay oo my garor 🥰🥰🥰🥰

  • @moabdi3129
    @moabdi3129 Год назад

    Yea but where it is you have to tell please

  • @hamdimohamoudyusuf7358
    @hamdimohamoudyusuf7358 Год назад

    Ismahan iyo nasra apaayayaalow musqul hadii loo baahdo xagee u aadeen

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 2 года назад +1

    Mashaallah farxad iyo GuuL ku waara🙏🙏🙏

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Год назад

    Maasha Allaah

  • @mohidpharhan8339
    @mohidpharhan8339 2 года назад +2

    Tani waa heer sare😍🥰😍😍

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 года назад +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah Год назад

    Siham abyo❤

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye9064 Год назад

    Another level

  • @rafikbaburafikbabu3717
    @rafikbaburafikbabu3717 Год назад

    Hello. Assalamu alaikum. How are you. Can I meet with you that gorgeous place.

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 2 года назад

    Welcome RUclips after 1mounth ismahan dahir gacan dahab miss you

  • @munoqali826
    @munoqali826 Год назад

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Год назад

    MashaaAllah i liké it

  • @sihamabdi9397
    @sihamabdi9397 Год назад

    Masha allah abyo mcn keep going

  • @abdihanad
    @abdihanad 2 года назад

    Ismahan dahir Abdulahi guulayso walashey ❤️

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 2 года назад

    maasha allaah ilaah ha idin xifdiyo gabdhaheena quruxda 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽love you ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @sharmawade
    @sharmawade 2 года назад

    Masha allah shaqo fcn baa wadanka uheesaa keep going
    I support you

  • @amiira206
    @amiira206 Год назад +1

    masha allh

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Год назад

    Mashaallah Hormar wacan gabdhaheyga xage kabaxden ayaantan waa idiin waayay.
    Dalxiis quruux badan ale ha idiin barakeyo.
    Mahadsanidin.

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 года назад +2

    Welcome back gacan dahabey muuqalada noo soo badi saan xal ma ah Naga soo garbax wow amazing video best camera women📷❤️

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 года назад +1

    Mash Allh

  • @fahmamohamad4286
    @fahmamohamad4286 Год назад

    Waw masha Allah caadi ma ahan gacan dahab iyo gacan malab ❤️❤️❤️

  • @yusufbiyaw4907
    @yusufbiyaw4907 Год назад

    Wlhi gibar kaliye an katageeto run ahanti wllshy keep going my sis waliga nolaw

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 2 года назад

    Maansha alaah meel qurux badan iyo beer saliid badan horta shifo inkasto mudo kaso wareegtey wadanka berigii aan joogay beerka saliidan ku badin jirey wa mcn weliba laxoox marka lagu cunayo waa ogahay inay saliidu caafimaadka u fiicneyn lkn way mcnaysa beerka basal qaji saliid laxoox iyo koob bigaysa waa tuurta ubaxo tuugayska eeg

  • @queencaasha3483
    @queencaasha3483 Год назад

    Maasha alaah tabaarakalaah walaalahay mcn 🧡🧡🧡🧡💖💖💖💖

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 Год назад

    Mansha allah tabarakallah ❤❤❤

  • @shamsosiccid4179
    @shamsosiccid4179 Год назад

    Masha Allaah saaxiib dar Alle iskujecel Allaah idinka dhigo abaayo♥️🩸💋

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 Год назад

    Yasalaam masha alaah guulesta so lawasho wanagsan dib hautagin sida muqalada ubilawde usiowad ha ka cajisin ismahaan

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow Год назад

    Waaaw waxkle wllhi ismahaan kal&laab ayaan ujeclahy Muqaaladaada nosobadi

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 Год назад

    Masha Allah saaxiibo is jecel faraxsanaada abid

  • @mohidpharhan8339
    @mohidpharhan8339 2 года назад +1

    Wooow cajiib wan ku jeclahay walaashay

  • @alto4989
    @alto4989 Год назад

    Masha allah ismahan gacan dahab 🔛🔝

  • @fali2695
    @fali2695 Год назад

    Mash Allah muqdisho caday

  • @Farastadheereesa
    @Farastadheereesa Год назад

    Sis gacan dahab ismahaantena
    And nasra abtidon sister s keep going

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Год назад

    Waaaw maash alh

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Год назад

    mashaa alllah

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 года назад

    Maaaash alllh tabaraka alllh is so beautiful l like 👍this vedio

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت Год назад

    Maashaaa alah saacibo isjacel hore usocda😍😍😍

  • @Aana_artz
    @Aana_artz Год назад

    Allahu Barik

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Год назад

    Kkkkkk haye masha Allaha tabaarakalaah

  • @Fartuun1461
    @Fartuun1461 Год назад

    M.a nasra cabdi doon wllhi aĺa dartiisa kugujeclhy ilahey hakugu xafido mcnto mel walbo jokto melan jogin waba awar mcnto wnku kulmidon in sha Allah ♥ ❤

  • @Gulledyare-g4o
    @Gulledyare-g4o 10 месяцев назад

    M.a

  • @dejisnet6904
    @dejisnet6904 Год назад

    m.a qof sharafleh nolow wl

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 Год назад

    Masha allh queens ❤️❤️

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Год назад

    Masha allah abyo ismahan io nasro❤

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 года назад

    Masha allah jawi qurux badan 👌❤

  • @nimoahmed9844
    @nimoahmed9844 Год назад

    ManshaAllah

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Год назад

    Masha allah gabdhahaygi

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +3

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💞

  • @fasababdi5964
    @fasababdi5964 2 года назад +1

    mashaAllah 🥰

  • @idirisakram7170
    @idirisakram7170 2 года назад

    Absolutely video

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Год назад

    Hurdada ka toos channelka wax soo geli oo dadaalka soo badi (arkaa milkiile)

  • @aishacinab9784
    @aishacinab9784 Год назад

    Maasha allah wadankeena neecawdiisa udgoon ayaaba ka helay wlhi yaa rabi wadankeena inoo hagaaji 😢🤲