DEG DEG Xogta Hubkii Puntland La Wareegtay Iyo Halka Laga Keenay,Waxa Uu Ka Koobanyahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 169

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Месяц назад +3

    Wiilka kofida wata xaqiiqd bu Kaa Hadley somali odey qabiiyaldesta Aduunka Kaa rebey 💙🇸🇴💪☝️

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Месяц назад +9

    Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen dadkeen iyo dalkeena manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj Месяц назад +7

    Soomaaliya dawladi kama jirto mana muuqato. Maantayna u liidataa🎉🎉🎉tobankii sano oo la soo dhaafay🎉🎉🎉

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n Месяц назад +1

      Somalia 🇸🇴 dowlad waa ka jirtaaye daaroodkii been afuufka ahaa un baa kursiga ku fadhinin daarood dowladanimo ma rabaan hadeeyan kursiga iyagu ku fadhinin mid aan idin weey diiyo dalka ma xasan sheekh baa leh mise dalka soomaali baa leh

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад +1

      Farmaajo qaainka weyn dalka gatay

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Месяц назад

      Soomaaliya waxay dowlad heleysaa markii uu yi.aado madaxweyne kugu heeb ah...

  • @AbdirahmenSancad-j8w
    @AbdirahmenSancad-j8w Месяц назад

    Dagaal puntland illaah kama rido
    Hadu alle idmo ogow beelweynta darood wayjabeen waallaahi ❤❤❤❤❤

  • @ahassan5
    @ahassan5 Месяц назад +5

    🇸🇴 Somaliweyn

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 Месяц назад +3

    Mahadsanid. Dooda ugu fiixan mannta dageste

  • @fosiyamohamed1776
    @fosiyamohamed1776 Месяц назад +1

    Itoobiya waxay rabataa in soomaalidu is wada dilaan ayaa ugu talo gashay raga soomaalidu wax ma fahamayaan

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Месяц назад

    Muxalilka cabdiraxmaan wan taageersanahay weliba waa abtigeey 😂👍🥰🥰🥰💐💐💐

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح Месяц назад +4

    Waa beentaa,bookh,ina diyaano iyo Dani,midna ma dagana,labadaa nin waa isku reer waa Osaman Mahmud,waa rer bari,bookh, cumar Mahmud baa dagan

  • @abshirabdi1294
    @abshirabdi1294 Месяц назад +5

    Adeer puntland waxba kama ogide dadka beenta kadaa

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 Месяц назад +5

    bookh ina diyaano reerkiisa degan kulahaa 😂 kan waxba makala oga, alhbaar been ah

    • @Xusuriibrahim
      @Xusuriibrahim Месяц назад +1

      Saan inuuu dhaama uqabay😂 waa been cad

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Месяц назад

      Una diyaano reer abtigiis inaay yihiin reer booke ma la socotaa,oo ay noqdeen ma liibaanayaal lagu liibaaney bal maxay u dhinteen

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 Месяц назад +1

    Maamuladu iToobiyay Ushaqeeyaan waa ognahay laakiin Adeer Axmed iyo wardheer waxa kadhacaya

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +2

    INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAAR KUWAN UMADDA ALLAAH HAKA QABTO AQOON IYO GARASHO MIDNA MALAHA BAL EEG DENI IYO SICIID AYUU LABO REER KA KALA DHIGAY BEEN IYO INDHO CADEYS AYEY IRSAAQADII KA GASHAY( WAA NIMAN ISKU QOYS HOOSE AH).

  • @somalioutlet
    @somalioutlet Месяц назад +1

    cabdiraxmaan aan doorano soomaali weyney waa libaax kasoo faracmay SYL.

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 Месяц назад +2

    Wallaahi ninkaas rayigiisa aadbaan utaageerayaa'somalia wiil wiil dhalay bay ubaahantahay oo qaar badan laayah

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Месяц назад +2

    Ninkaan wa falanqeeye wayn aad bu runta bu sheega

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Месяц назад +3

    Deni good job 🔥 🇺🇿 💪🏽

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 Месяц назад

      Caysantii madax shawel leeftaa. malageedii baaa galayeee

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Месяц назад

    Wlh jabhatha way county yatha somalia

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 Месяц назад +3

    War dani iyo ina diyaano waa ilma adeer

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح Месяц назад +4

      Haa,😂nin dad yaqaan buu iska dhigayaa 😂 Dani iyo ina diyaano waa ilmo adeer 😂bookh maxaa ka galay

    • @mrmm57
      @mrmm57 Месяц назад

      Waxbuu isku khaldayaa reer Bicidyahan abti u ah ini diyaano ​@@رحمه-ذ1ح

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 Месяц назад

    Abdirahman dadka halaga qabto mr bare😂😂😂😂😂 he’s hilarious

  • @mrmm57
    @mrmm57 Месяц назад

    BOOKH reerka ini diyaano madegana Waxa degan cumar mohamud iyo bicidyahan
    Deni iyo ini Diyaano waa Cisman Mohamud lkn ini diyaano reer Bicidyahan reer Abti uyihiiiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад +5

    Axmed Madoobe oo jabhadka oogu wajiyada Madan kama hadlayaan caku qabyaalad

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    Aac war midkii ka gudbey wajaale yaa sadex u ah iyo beydhabo iyo xasan gurguurte 👹👹👹👹👹

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade Месяц назад +1

    Ar kuwaanaa sheeko cabdi cabdi ah ayeey wadaan hadanan putland joogin runaan u haysan lahaa ileyn beenta rabi nacaladay waa laga bariiseyaa ar asxasbeey risiqiina mid xalaal allaha gelayo aamin bal dib isugu noqda oo xasuusnaada rabi inuu idiin maqlayo idiin jeedo caafimaadkana nimcada eebana lagu mahad nowo

    • @AxmedKuraade
      @AxmedKuraade Месяц назад

      Ari boowe wiilasha waxbaa isaga khaldamey baabuurtu hub ma wadin ee baradhadii itoobiya laga keeni jirtey ayey waday kkkk ar soomaaliyaa isku maqan kala maqan

  • @yasinabdirashid9985
    @yasinabdirashid9985 Месяц назад +1

    War yaaya war u mada xog runa u raadiya😊

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 Месяц назад +1

    Kan yari caawuunbuu runta sheegay markuu yidhi dawlada Hassan sheekh iyadaa qabyaalad wada hore waxaa umuu odhan jirin waayo Xamse ayuu qabiil ku taageeraa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Takale Odeyegii Afweyene
    Iyo Ina Cabdule Xasan kuwii
    Ka saaray Dalka Ayaa Jooga

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Месяц назад

    War sheekadu ma dhamee ilma diyaano hooyadood baa reer biic yahan ah ceedankiisa u badan

  • @isemahamed3846
    @isemahamed3846 Месяц назад

    Ethobia haday cadow yahay ogadenia kamadan soqaxden dulkagi ayad difacan laheyd, adinka isxoreya, kadib somalia xorta ah kahadla

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 Месяц назад

    Umadan ilahay ba uu maqan mesha rag kuma hayno

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Месяц назад

    Waa runtiis waaye. Maamuladu waa jabhado

  • @Xusuriibrahim
    @Xusuriibrahim Месяц назад +1

    Been badanaa ma bookh buu diyaano dagaa😂😂😂

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 Месяц назад +1

    Run badana

  • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
    @AbdullahiAbdisamad-vs4nl Месяц назад

    Maskiin siyasada ku sasay weye kan 2024 eega siyaasadu ma ahan geel la raacayo

  • @najibmoha6978
    @najibmoha6978 Месяц назад

    Bookh ina diyaano reerkoodaa degan kulahaa😂😂 waa sheekeeye caadiya ninkaan😂😂😂😂

    • @Sakarie--7
      @Sakarie--7 Месяц назад

      😂😂😂 RB baa abti u ah baan maqlee iyagu umaleeye malaha inay daganyihiin

  • @MOAb-xp4hx
    @MOAb-xp4hx Месяц назад

    Aqoon daro waatan, Maxaa keenay in uu isku matalo Kenya iyo Somaliya, Somalia waa Faderal system, Mida kale Hassan sow ma ogid in uu abuubay waxaan oo dhan. Xassan waxuu Somali u sheegay Reerkayga baan shaqo gayn, Ciidanka Xukumin, Hubna waxaan usoo gadan kuwa iga soo horjeeda.. Xaqiiqda Somaliya waa saads..Waa 1991

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Месяц назад

    Booq waxaa degan reer baciid tagan DENI IYO ASAD waa isku reer niman Cusmaan mohamud

  • @MaxamedHaashin-x6y
    @MaxamedHaashin-x6y Месяц назад

    Madqgene rerkiise wax adagan rer ay u sabayihiin dani iyo asad adadka dagan way ismuyihiin

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m Месяц назад +1

    Ninculus abdirhman waad nagasoo daahaday ❤❤❤❤❤

  • @yasinabdirashid9985
    @yasinabdirashid9985 Месяц назад

    War xog mahaysaane hubkaas cidi kuma dhaawacmin deni iyo ina diyaano waa isku reer

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Месяц назад

    Misajidu dhibata ma wadee kareeb somaliya hogaan xumo unbaa ka jirta

  • @BushroCabddalle
    @BushroCabddalle Месяц назад

    Oo jig jiga mey ka hadlaan axmaaro maalinba wado xirato waa ayaga dani shaqo ka dhigty awalba caqliga 0.5

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 Месяц назад +1

    Ninkan oranaya booq cisman maxamudba dega aqoni sidabay katahay

    • @somaliamericanvoice
      @somaliamericanvoice Месяц назад

      Hhh war laawe

    • @somaliamericanvoice
      @somaliamericanvoice Месяц назад

      Waana somali Ethiopian dhulka iyo dadkana ma kala yaqano
      Hhh ina diyaano reerkoodu qardho ma soo dhaafo iyo deni

    • @MohamedMohamed-qk2bs
      @MohamedMohamed-qk2bs Месяц назад

      ​@@somaliamericanvoiceini DIANO reerkoodu waa degaa reer KENADIID ayaa BOOKH degan.

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 Месяц назад

    Ina diyaano reer bookh ma ahan lkn reer bicidyahan Waa Ree abtigii balsee bookh Waa Magali cumar maxamuud reer bicidyahan wax gacaan ah Kuma lahan huubka waxaa isku qaabsatay Waa cumar maxamuud iyo Puntland 🇸🇱 saas u ogadaa

  • @dahirjimale8978
    @dahirjimale8978 Месяц назад

    Janagale waa runtaa

  • @AbdiKaden
    @AbdiKaden Месяц назад

    Ogaadeen shekaysanaya wakaa deni rerkiisa bookh ma dagee. Ina diyaano rerkiisaa daga.

  • @ahmedsheikhmohamed8896
    @ahmedsheikhmohamed8896 Месяц назад

    ‏‪ninki 3 cod helay ayuu leyahay waxyar ayey kukala badiyen

  • @losheyare
    @losheyare Месяц назад

    I agree

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl Месяц назад

    Somaliyeey apartments ka caruurtiina ha degina House's ka iibsado ama ka kiraysata reerkayaga u go an hadii kale waxba ma dhamaan kuwa caruurtu ku badayee Toronto, mini apples ,Seattle iyo Columbus OH ku yaala ee elevator da laysku baadho dadka guryaha dhisataana houses haka ganacsadaan siday umadi u badbaado

  • @123yus
    @123yus Месяц назад

    Dadku siduu uwada dego inaad barataa fiican labada ninba waa reerbari ilmaadeer ah ee iska hubi warka

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад

    Markii Hassan Guurgurte Emirates Lacag Soosiisay Oo uu Xildhibanadii Badankooda Iibsaday Markii lawada Arkay Uu Isagana Qabyaalad Tii Ugu Xumeed Uu Ku Dhaqmay Markii Lawada Arkay Cadaalad Xumano Uu ku dhaqmaayo Ayaa Somalidii Mamul kasta is Hubeeyey Kala haadka iyo Qabyaalada Guurgurte Uu Wado Baa kalsooni Daro laga Arkay Guurgurte Ayaa Shacabkii dhamaantod iney ku kalsoonadan Guurgurte Ay Diideen dhaqan dowlad Maleh yaa ufadhinaayo waala iska dhicinaa guurgurte

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu udhiibtey

  • @hassanAbdullahi-ku4dk
    @hassanAbdullahi-ku4dk Месяц назад

    Allaha kariim intuu yaqaan yaraa waxaa ku leeyahay ina Diana reerkiisa daga bookh

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    oo jigjigaba sowta kaniisadaleh ee weliba la dhex jiido karooska jiisaska 😅😅😅😅😅

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Месяц назад

    Deni iyo Deyaano waxay isugu yimaadaan abtirsii ahaan odayga 4aad Cusmaan mohamoud,
    Bookhna midkoodna ma degaan ;
    Necaybka Deni yuu iidinla fogaan .

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Месяц назад +1

    War hanoo xayaeysiinina wadan shisheeye jigjiga xayeysii

  • @abdixareed4087
    @abdixareed4087 Месяц назад

    Abdirahman waa falanqeeye aad iiga qosliya sifiicana af yaqaan u ah sharaf korkiina ha ahaato qaraabo

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 Месяц назад

    Jubaland in laga bilaabo maxaad u dhihi weeyday 😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Khaniiadii Jigjiga Iyo Taaladii Odayegii
    Alshaabka Ugusoo Horeeyey
    Ina Cabadule Xasan Sowota
    Oromo Ku Kaajeyeso

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Месяц назад

    Ninkan dadka makalauaqaan dani iyo diyano waa isku reer wada cismaan maxamuud

  • @abshiirhussein5346
    @abshiirhussein5346 Месяц назад +1

    Kkkkk, county kulahaa, waxaad ogtahay,maleh, maamulada somaliya waa dowlad gobaleed, laba gobal iyo kabadan

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 Месяц назад

    Booq cisman maxamud miyadega

  • @libanfarah6227
    @libanfarah6227 Месяц назад

    Kuwan waa kuwo Soomalida si sahal ah loogu soo dhex tuuray, wuxuu ku leeyahay Magaaladda waxaa degan Ina Diyaano reerkooda kkk Ina diyaano iyo Deni waa isku qoys hoose.

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax Месяц назад

    Hadii maamuladu yihiin jamhado waa run ogow dawladii federaalka ayey kucadaatey inay tahay usc ayaa qabsatey filo somaliya

  • @mahomedgalaadi3603
    @mahomedgalaadi3603 Месяц назад

    Waxa Aan maalin walba dhagaysanaa ma saana nin diyaano reerkooodaa bookh dagen😊

  • @dahirjimale8978
    @dahirjimale8978 Месяц назад

    Alow yaa somali madaxwayne kaaga dhiga

  • @RUGTATV
    @RUGTATV Месяц назад

    Hire Nethanyhooooo

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Месяц назад

    Madaxweyne dani rajo ayuu kalahaa hoganminta somaliya noqodo madaxweynaha somaliya lkn siyaasiyin somali ayaa rajadiisa god mugdi ku riday wayo cidna u doran meydo Madaxweyne somali somali wey aragtaa dhaqanka Madaxweyne dani maskax fadhida iyo lataliye fiican ma heysto .waa haduu yahay qof rajo kale hoganka somali

  • @Abdifatah-d7y
    @Abdifatah-d7y Месяц назад

    Beeentaaaaa maxay aheeed

  • @mgg2009
    @mgg2009 Месяц назад

    War iska saxa labaduba ma ahan waxa daga dad kale o mj ah waxa iska hubiya beenta dadka ka yaraye😂😂😂😂

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Месяц назад

    Marka u hawiya madaxweyna noqdo, daarood etiobiya buu u cararaa hub u doontaa si dowladda loo fashiliya

  • @engbashiirsaid9061
    @engbashiirsaid9061 Месяц назад

    Bookh yaa dega? Xogta iska sax

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 Месяц назад

    Wiilka dictatorka c.raxmaan sheegay wa aniga lakin ilaa waqti tiiha kusiijiro . Lakin rajada kali ah ee dalkaan leeyahay wa in jamhuuriyada katalisa dalka hal wiilna dalka xukuma

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    HIHI BEENTA WADA😂.
    DADBAA WAXAAS DHEGEYSANAYA😂. WAR RUNTA NOO KEENA AMA ISKA AAMUSA😂

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Месяц назад

    USC,SSDF,SNM,SDM,SPM ayaa somalia dumiyey iminkana hor taagan dawladnimada.
    Afarta dekedoodba iyagaa haysta waa sababta ayna dawladnimo rabin.
    Xal ma haysaan nimanyow ma caasimada ayaan bedellaa

  • @ahassan5
    @ahassan5 Месяц назад

    Gudoomiye Gobol ✅

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Месяц назад

    somaaliya dawlad kamajirto malay guduudow , gaarisa waxay ledahay dawlad dhexe jigjigana waxay leedahay dawlad dhexe mooryankiyo somaaliya dawlad maleh malaay gaduudow FAHMA kadhiirigeliya dadkaaga caruurta in aanladhameyn culumada ah

  • @FarhiyaMohamedMohammed-s6h
    @FarhiyaMohamedMohammed-s6h Месяц назад

    Logu daray kuye isaga laqodiya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    DAWLADA PUNTLAND IYADAA IS MAAMUSHA. DASTUURBAYNA KU DHISANTAHAY. COD IYO QOF BAANA MADAXWEYNEHEEDA DOORTAY.
    KA HADLA XASAN TUUG OO KOLBA QABIIL WEERARAYA😂.

  • @omohaji
    @omohaji Месяц назад

    Faataale cuqdadaysan oo aan waxba kala ogayn

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 Месяц назад

    Saxibaw kani barnamijki kaga ciyare away ninki laoran jiray

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Месяц назад

    Asad ayaa ka Awood badan DENI warkaa ku noqo… reer ahaan iyo shaqsiyad ahaanba DAYANA wuu ka adag yahay…. Waa laba reer miyi ah😹😹😹😹

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 Месяц назад

    War Bookh been baa ka sheegtay oo Laf Cumar Maxamuud ah baa deggan ee beenta jooji.

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari Месяц назад +1

    Hub maaha waa mucaawino gar garaar degdeg ah

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu Месяц назад

    Dawlad Kama jirikarto inta aad adigu maamul goboleed ethiopia dhisatay qabiil ku taageereeyso kastee.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Месяц назад +1

    waar heedhe qaabiil xasan waa qabiiliste

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    SOOMALI WAA WADA QABIILO. HADAAN HESHIIS LA AHAYN CID KASTI DHULKIISA HAKU EKAADO😂.

  • @shaakirmuse
    @shaakirmuse Месяц назад

    Xoolo weeye kani war ilkacasow kan maxaad meesha usoo fariisisey
    Qof wax kalayaqaan keen
    Kulahaa bookh reerka ina diyaano ayaa dagen

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Месяц назад

    Kani qofkan cid dhaanta muu waayay horta 😂

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Месяц назад

    Inadiyano haku afufo meshu ma rera mise wa dawlad buufi ciyalku wa kibren qaracyada bah dira hatana guto lo wici walagu galal xoraya guriga rer nure

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 Месяц назад

    Aad baad u edabadadantahay

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 Месяц назад

    kanoo kalaa wax taxliili laleyahay xataa macluumaad guud mahayo inuu wax taxliiliyo iska daaye qofku markuu macluumaad hayuu wax taxliilinkaraa horta ina diyaano iyo dani waa isku famil waa cismaan maxamuud xataa dadkuu ka hadlayo meel ay kasoo jeedaan mayaqaan bookh cismaan maxamuud ma dego asagu waxuu leeyahay ina diyaano qabiilkiisa dego marka kanoo kale in meel lasoo fariisiyo ma mudna waayo macluumaadkii guudbuuna hayn

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 Месяц назад

    Runta indhaha ka saartay

  • @shucaybilkadahable1707
    @shucaybilkadahable1707 Месяц назад +1

    Magacii channel ka maxaa u bedesheen

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 Месяц назад

    Àsc ďowladda somalia was in uu nin sarkaal ah uu madaxweyne noqdo oo ciidanka milatariga somalia ah oo adage oo aan naxariis u lahayn maamul goboleedyada somalia

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад

    Caqli xumaa kuwani kaalaya bal idin ka imaada countiyada oo Somalia qabsada

  • @mohamudabdurahman1603
    @mohamudabdurahman1603 Месяц назад

    War cisman moxamud mma dagaam books ee beenta dadka ka daa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    WARKIINU WAA QOSOL😂. MA DADBAA KHASAB LUGU MAAMULI KARAA ? DADKA AAN CILMI LAHAYN U WARAMA, KOLEY QAARBAA IDIN RUMAYSANAYEE😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Месяц назад

    Buntland hadii xasan ku duulo labadiinaba tuutahaad xiran leheydeen darood oo dhan mid dowlada ku jira xitaa ma hareen xagaas ayaad ka soo wada jesan leheydeen runta haleysku sheego

  • @feisalfarah1392
    @feisalfarah1392 Месяц назад

    Somalia waxaa ka warami kara nin og waxaa leysku hayo lakiin nin ina aderkees dufaacanaya oo aan aqoon waxa somalia ka jira dowlad dhexe oo xoog leh oo hawiye ah hadii aad ogoshahay maxa udiidantahay dowlad dhexe oo xoog leh oo mareexan ah loool waa doqonimo in rag waaweyn aay dhahaan hasan shiikh oo irirsamaale aminsan ladhaho puntland iyo jubbaland hoog ku qabso waxaa kale oo xawaanimo ah in rag waweyn aah wax fiican iyo dhowladnimo moodan in leysxoodo aduunka xasriga ah hoog kama jiro itoobiya iyo kinya oo dadka lagu duleystto dhowlado lagu deydo ma aha ader kuwa dowlada fadaraalka nowgu jira danyeero kama naqaan idinkuna waa idiin daciifnimo in aad marxuunka xamse ah wardiyeysataan garanuuga rabaayada ah