Cabdi Ceel-buur : Rag soo af-duubay ayaa dilay Abwaan Cabdi Bashiir Indho-buur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 304

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  4 месяца назад +35

    Waa mahadsantihiin dhammaantiin. Fadlan qofki haya dhacdo uu goob joog u ahaa ha nala soo xiriiro.

    • @DisobedientGoy
      @DisobedientGoy 4 месяца назад +3

      Extremely rare to see you even comment!
      Please interview some of these people:
      1. Abu Mansur Robow
      2. Sheikh Hasan Dahir Aweys
      3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab)
      4. Ibrahim Mahamud Suuley
      5. Dr Umar Iman Abubakar
      6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
      7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
      8. Sheikh Ali Dhere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan)
      9. Yasin Beynah (would like to hear about the arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam).

    • @omarissack4566
      @omarissack4566 4 месяца назад +1

      Wacal mareexaan baad tahay aabahaa waala yaqaan ninkii ku dhalay oo hooyadaa kugu inkiray waligaa naga daba wareeg adeer wax aad soo duubtay hada cidna waxba kama badalayso inan gumeed inan gumeed dhalay

    • @easky363
      @easky363 4 месяца назад

      @@omarissack4566 ADIGAA WACALAH

    • @Maria28832
      @Maria28832 4 месяца назад

      @@omarissack4566wacal adaa ah marexan gun oo hoyada dhilo aheyd ayaanle nin dhalad ka sareya marexanka gunta ah ee aan eryanay taarikhdana laheyn oo meydkoda ka cararay jabkii marexan afweyne siyad musqul ku dhintey asagoo qaxooti ah uuf wacalo marexan

    • @bashiribrahim4005
      @bashiribrahim4005 4 месяца назад

      Inti dhimatay oo gacan ka xaq daran dushay alaha u naxariisto laakin in aad si dhab ah u wareeystid abwaan indhabuur Xashi Ganayna marki laguu sheegay in ay dileen ragi loo soo dhiibay aadan dhan u wareysan ayaa noo muuqata Xashi Ganay waxa uu dhalay madaxweyne kuxiheenki Galmudug ee Xaaf maxamed xashi Ganeey asaga wareyso hadaad run sheegaysid

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 4 месяца назад +19

    Allah ha naxariisto cabdi bashiir indho buur

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 месяца назад +20

    Professor Abyan iyo Abwaan C. Bashiir Indha Buur oo ay iska dileen Soomaali ayaa u naafoobawday. Allaha u naxariisto labadaba Waxay ahaayeen rag aanaan ka samri karin 1000 sano.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 4 месяца назад +2

      Ku dar dr mohamed warsame oo haystay cusbitaal banaadir oo hooyo iyo dhalaan soomaliyeed kumanaan badbaadiyay dad aan caqli lahyn baa dadkaa qiimaha leh laayay

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 4 месяца назад +1

      @@AliHassan-cx5dy
      Allaha u naxariistee, goormaa la dilay? Halkee lagu dilay? Maxaa loo dilay? Yaa dilay oo loo eedeeyaa? Ina ayihiisa oo 3xan Maxaa la dhahaa. Dunida oo dhan Waxay ka siman tahay dad lama taabtaan ah oo aan il xun lagu eegin Soomaali mooyee oo 100 million kiiba mid kan oo kale laga dhex helo.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 4 месяца назад +1

      ​@SPharaoh Dr mohamed warsame waxaa lagu dilay muqdisho goobta lagu dilay ma xaqiijin karo lkn markii soomali muqdisho ku kala yaacaysay ee dadkii wax ma garadka ahaa hubkii gacantooda galay baa qaab qabiilnimo loo dilay ninkaasina wuxuu ahaa majeerteen !

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 месяца назад +13

    Allaha unaxariisto abwaan indha buur waxa uu ka tagay taariikh cajiib ah
    ❤❤❤

    • @Hassanhandule
      @Hassanhandule 3 месяца назад

      Qabiilke bu ahaa xageese lagu dilay😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 4 месяца назад +15

    Inta taariiqda iyo waaya- aragnimada jecel Salaan khaas ah ♥️ ❤️

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 4 месяца назад +10

    Abwaan kernel cabdi bashiir indho buur waxuu ahaa wadani dadkiisa iyo dalkiisa jeclaa ilaahay ha unaxariisto qabiil ahaan baa loo dilay muqdishaana joogay ayaanle xuseen aad baad umahad San tahay barnaamijka aad ka diyaarisay abwaan kaas iyo kuwo badan ood ka soo siidaysay hanoolaato

  • @Thebiixi
    @Thebiixi 4 месяца назад +21

    Ninkaan wax badan baa ku jira Ayaanlow, Waraysiyo kale ka qaad Bro.

  • @MoHass
    @MoHass 4 месяца назад +10

    Ayaanle, adoo raali ah, walaalow iska soo diyaari wareysiyada inta aad la fariisan qofka aad wareysaneysid. Su'aalahaaga waa isku wada mid. Iskuday in aad marka hore xaqiiqda soo ogaato oo aad u fahanto mawduuca uu qofka ka hadlayo.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 месяца назад +1

      Oo haddana wuxuu rabaa sida isagu rabo inuu afka ugeliyo,

    • @MuradAhmad-tm9gz
      @MuradAhmad-tm9gz 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂 2 shaqo Maa udiree intaan ba dhib ugu filan

    • @abdallaabdi6726
      @abdallaabdi6726 4 месяца назад +1

      Taasi wareysi lama dhaho ee dood baala yiraahdaa…marka aad sooyaal ay joogto wariyaha waa duubbe uun wax badan uma furna…hadii timaado sheeka ka duwan mid uu baahiyay kaliya waa inuu sheekada kale qofka qaba ka qaado waaba fursadaas haduu helo

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 4 месяца назад +7

    Allaha u naxaristo abwaan abdi Bashir indhabur gacan ka xaq daran ayaa dishe reer ahaan bay u dileen allow janadi fardowsa ka warabsho aamin aamin

    • @abukarmaskax2841
      @abukarmaskax2841 4 месяца назад +1

      @@easky363 kooxda hegaan e cidaankka boliska

    • @abukarmaskax2841
      @abukarmaskax2841 4 месяца назад

      War se camal reer maxan ka ogahay aniga iskol bolisia sadex bilod an ku jiray ayaan ku abwanka I anigo machadka caafimadka kaso qalin jebiyay aw sheqow reer maxan ka aqan qayr badan

    • @abukarmaskax2841
      @abukarmaskax2841 4 месяца назад

      1979/ilaa February 20/03/1980

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 4 месяца назад

    Waaw waa adeerkey ceelbuur🙏

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 4 месяца назад +7

    Abdi Bashir waxa u ahaa ninkii ugu wadanisanaa abwanadii soomaliyeed ninkii ugu wadanisanaa.
    Ee allaha u naxariisto

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 месяца назад

      Ninkii Daaroodka dadka u xarayn jiray buu ahaa, sidaa u garo. ILAAHAY HA U NAXARIISTO !

  • @alimahamud9824
    @alimahamud9824 4 месяца назад +3

    Allaha ha unaxariisto cabdi Bashiir Indho buur waxuu ahaa muwaadin soomaali sax sh

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 3 месяца назад

    Walaahi waa nin fariida wuxuu yidhi waxaan soo kaxaystay sheekhii iyo shuhuudii af soomaaligii hore.

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 4 месяца назад +10

    Allh how naxariisto abwaanka wuxuu ahaa wadani

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 4 месяца назад +1

      Walaal magaca *ALLAAH* *Subxaanahu Watacaala)* maad sifiican oo buuxda uqortid ?
      Maxaytahay Allh? Waxaad ka caajisey inaad kudartid xarafka *a* miyaa ?
      Magacaaga bal fiiri 😳si sax ah oo buuxda ayaad oqortey, oo kama aadan caajisin inaad qortid magacaagi🤔🤗

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 4 месяца назад +4

    Alle ha u naxariisto cabdi bashiir halyay somali ah buu ahaa lakiin adiga hanoolato 34 sano dawladii dhacday inta dayso kuwii ka danbeeyay ee isbaarooyinka xasuuqyadiii waliga maka hadashay rufiyaaan ethopian u shaqeeya umada somali have qarni coladoodiii soo qoda ayaa tahay somaliyyey ninkaan ugiirsada please

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 месяца назад +4

    Mahadsanidiin, Hanoolaato iyo martida sharafta leh, ee markasta (History)

  • @hazanik7
    @hazanik7 4 месяца назад +1

    Abti cabdi bashir siyadbare kadanbeyay dilkiisa asna kama danbeen ala maxe hooyo igaga shekesay gesi wadani dal jacel bu aha alayaraxma💔

  • @boqorka21
    @boqorka21 4 месяца назад +3

    It is heartbreaking that we lkilled each other for the sake of clan, and destroyed our country for that reason. May Allah have mercy on abdi Bashiir’s soul and all those that were killed wrongfully by the name of their clan. We were savages then and we are still savages:
    Likewise, we should have saved the army, specially, those that were not participating the wrong doings of some of the army. Had we done that- we wouldn’t have been in the mess that we are now and our enemies wouldn’t dare take advantage of our self destruction.
    Finally, I would urge Somalis to think outside the box and start building their country. It is time to stop the way we live, the way we treat each other and the we think. It is clear that old ways aren’t working for us- the division, the power struggle and the lack of progress and thinking rationally.

    • @bald-benis
      @bald-benis 4 месяца назад +1

      wixi dhacay wa dhaceen wax aan ka barano aan hoore usocono somaliya wa ine intaas fahanto e dadka cuqdada iska saran o la is wada cafiyo then success is near.

  • @harun7450
    @harun7450 4 месяца назад +6

    Bambadi ugu horeeysay waxeey ka dhacday xaafada tookiyo ee holwadaag markaas aniga wacdaan fadhiyay isgooysoa dabka qaraxaas jugta ah markuu dhacday kadib rasaastii bilaabatay ilaa siyaad bare xamar ka baxo weey socotay. ilaahay dalkeena hanoo nabadeeyo

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 4 месяца назад +2

      Nikki ku dhawacmay isgooska howl wadaag ninkii soo qaaday ayn ahaa

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 4 месяца назад

      Siyaad markii la baxshay, habeenkii xabadaha dabaal-degga, iyo tareesada cirka loo ridaayay, waan xasuustaa.
      FARXADII RARAN ayaa ka danbeeyay.

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 4 месяца назад +1

    Rabbi ha unaxaristo bashir indha buur waxa diley xukumadi kacanka gar ahan faqashti afweyne afkad igu amani jirtey ma igu caayn dontid ayu dhahey afweyne ninkas waxan maqley in uu kubaxey gacantisa

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 месяца назад +1

    Allaha u naxariisto abwaan cabdi bashiir indho buur

  • @AboabidalamHarare
    @AboabidalamHarare 4 месяца назад +4

    Alle ha u naxariistocabdi bashiir ca bdi ceelbuunaiyohanoolatona waa idin salaamayaa byec/salaam Haraare

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 месяца назад +4

    Ayaanle bal wanaagii jacaanka mar ka hadal, wax badan baad xumaantiisa ka hadashay.

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr 4 месяца назад +1

    Ilaahay haw naxaristo cabdi Bashir indho buur

  • @mahadbashir4544
    @mahadbashir4544 4 месяца назад +2

    XASUUSIN AUN DHAMAAN INTII KU BAXDAY DAGAALKII JAHLIGA AHAA EE SAKEEYE LAAKIIN QOFKA SAXDA AH EE XOGTA HAYA AYAA LA RAATSHAA HADAAD DANEYNEESO WAR BIXIN GAARAH MICNAHEEDO NINKANI ODEYGA AH WARBIXINTISU WAXNA WAA RUN TAARIIQDA WAXNA WAA WAX KAMA JIRAAN MAY GOD BLESS ALL OF US 🇺🇸🇺🇸🇸🇴🇸🇴

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 4 месяца назад +7

    Salaam Hanoolato

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 4 месяца назад +7

    Prof. Abyan oo ahaa nin dhulbahte ah wax soo baray somali dhan xamar lagu dilay car hasoo qaato sidiii kale mareexan maxaa daba dhigay wax wayn bay ku sameeyeeen bal hasoo sheeego ninkaaan

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 4 месяца назад +1

      Maya saas maahan Afweene ayaa wadankaan qaribay waane in lacadeeyaa dhibaatadii uu wadankaan ka geestay mareexaan kuma eedeesno lkn kooxdii dadka leenjirtay ee maafiyada eheed waa ee Afweene taariikhda xumeed ee geesteen waa in la sheegaa Ayaanle waa ku mahadsanyahay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 месяца назад

      Reerkaad sheegayso miyaanay ahayn labadii reer ee ugu dambeeyay inay difacan afweyne

  • @dargo114
    @dargo114 4 месяца назад +5

    Waa taariikh nololeed. Ninkaan runlow ayuu u egyahay. Somaliyey wax nugu filan waasoo aragnay ee aan towbad keeno isna cafino si aan horumar ugaarno.

    • @ahmedsalaad3013
      @ahmedsalaad3013 4 месяца назад +1

      Nin kan waa saxibkay waa nin aan sifiican u aqaan oo gob ah hadii gobanimo jirto

    • @idrissalinoor9070
      @idrissalinoor9070 4 месяца назад

      Abaheyga waye​@@ahmedsalaad3013

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 месяца назад +1

    Alaha u naxariiso abwaan cabdi bashiir indhabuur, wadani buu ahaa murti dhaxal gal ah ka tagay

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 4 месяца назад +1

    Massive asli alaha barakeeyo gabdhaheena waa saa

  • @AliIbrahim-fc4hb
    @AliIbrahim-fc4hb 4 месяца назад

    ilaahay ha u naxariistee cumar gacameey waa reer ceelbuur asal ah ninkani waa ragii hore lkn waxaan kusoogaaray cawil cumar gacameey iyo adeer cumar gacameey iyo gen.cabdi cumar iyo caruurtiisa oo marmar imaan jiray ceelbuur
    Abwaan bashiir ilaahay ha u naxariisto aamiin

  • @mohamudadan-v9e
    @mohamudadan-v9e 4 месяца назад +7

    Hashi ganey waa madaxwayne kuxigeenkii hore galmudug abihiis mohamed hashi ganey

  • @bushaarmaxamuud5772
    @bushaarmaxamuud5772 4 месяца назад +1

    “Ciidanka cirku waxay ahaayeen rag wax bartay oo askari iska caadiya lama qaadan jirinba” ayuu yidhi, horena wuxuu u yidhi “dugsi sare ba maan gali” haddana kabtan ayuu noqday ciidanka cirka ah. Cajiib.

    • @TahlilMohamed-qq6nt
      @TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад

      Marixaaan aqoon caalami ah diyaarada kuduulinaayay malaha

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 месяца назад

    Alla ma nin xabbad loo quuro ma ahayn abwaan CABDI BASHIIR INDHABUUR 😢😢😢.

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 месяца назад +2

    Xaashi ganeey iyo guuto labaduba waxay ahaayeen ciidankii lagu bilaabay kumaandoos, 1960 kii. Laakiin waligood isma jeclayn. xogna waxaan ku maqlay in Guuto sabab u ahaa in la dilo. Waayo haduu rabo inuu badbaadinayo isagaa hayn lahaa ee mooryaan uma soo dhibeen.

  • @Somaliav
    @Somaliav 4 месяца назад +4

    Adeerkey ceelbuur wax badan ayaan yaraanteydii arki jirey waxaan ku aqaaney nin aad u karti badan halbuur leh walow aan taariiqdisi dowladnimo aan wax aqoon ah ulaheyn Mar walba waan jeclaa shaqsiyadiisa nin karmeed

    • @idrissalinoor9070
      @idrissalinoor9070 4 месяца назад +1

      Wlh abaheyga waye ani Canada jooga

    • @mohamudxoosh4945
      @mohamudxoosh4945 4 месяца назад

      ​@@idrissalinoor9070waa Abtigeey Cabdi Cali Nuur Maxamed Cabdille Bayr, hadda waxaan joogaa Muqdisho, waxaan ahay Murusade

    • @maankaofficialchannel
      @maankaofficialchannel 4 месяца назад

      Duduble miyaaa marka mise ​@@idrissalinoor9070

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 4 месяца назад

      Abdi Ali Nor ma waxay walaalo yihiin Maryan Ali nor oo aan filaayo inay hada ku noolshahey UK.oo Weger dhac ah qabiil ahaan.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 месяца назад +4

    ariinta ASLI XAJI CIISE waxeey cadeeneysa somalida waxeey isku tahay oo ah wada Dhalaashada lakiin waxaa isku dira siyaasinta canaasirta ah.

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 4 месяца назад +4

    ALaa. Yaa. Raxmo. Mahamed jeele. Awaale. Isku meel. Ayaa. Joogney. Hereda. Sheelaro. Anigaba. Waxaa. Ahaa. Taarwalaha. Daraawishta. Aniga. Iyo. Farabadane. Mahamed. Durhaan. Iyo. Hassan. Korneel. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 4 месяца назад

      Qolomo ahaa walaal taliye jeele ?

  • @Qoraga
    @Qoraga 4 месяца назад +4

    Ninkan wan garanayaa waa marexan lakin murusade ayoow kusoo dhex koray waa ina ali nuur abdule beyr cumar gacaney ayaa ader u ah marexan reer diini laakin murusade lasoo koray

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 месяца назад +4

    WALEE DAWLADII KACAANKA DHIIGYACABKII SIYAAD IYO FAQASHTIISA BAA DILAY ABWAAN CABDI BASHIIR INDHO BUUR DAGALKA 4 BERI SOCDEY ASAGOO GURIGIISA KA SOO BAXAY AFISIONE BAA ASKARTI JOOJISAY MARKU ISKU SHEEGAY OO SII DAAYEEN BEY TOGTEEN QABIL DARDIIS U DILEEN WAA HAWIYEH U DILEEN ABWAANKA HADE SIYAAD MAXA KA DANBEYEY IN LA JABIYO LA ERYADO USC GUUL WAANA U AARNEY ABWANKI GEN CAYDIID BAA U AREY

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 4 месяца назад +3

    Maaalin baa jirta aan lakala xoog badnayn soomali caawaan bay u badan yihiin

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 месяца назад +3

    Jeneral Neero waa la dilay, Jeneral Caydiid waa la dilay. Col. Calasow Dheere waa la dilay. Col. Seerjito waa la dilay. Col. Kaawo waa la dilay. Col. Shabeel waa la dilay. Col. Cumar Xaashi waa la dilay. Ma sii socdaa

    • @aminahussein1
      @aminahussein1 4 месяца назад

      Intii la diley iyo Intii Dawalad Kacaanka dishey waxay ahaayeen Waxgaradkii,Indheergaradkii iyo Wadaniyiintii Somaliyeed. Dhaxalkii waxuu noqoday in Somalia Mooryaan aan Waxba ogayn qabsato. Kuwaas oo Damiirku ha dhintey Dalka iyo Dadka aan Dan ka lahayn. Allaha noo gargaaro.

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 4 месяца назад +1

      Col. Calasoow Dheere waxaa lagu dilay jidka warshadaha. Meeydkiisa TIINKA ayaa lagu tuuray.
      Waxaana dilay....?
      Ma sheegaa mise?
      Waxaan ka baqaa in dad maanta is-qaraabeeysta, aan kala fogeeyo hadii aan sheego.
      CABDULLAAHI DHAXAN geesigaaas isagane waa la dilay.
      YAAB.

  • @Omar-Nageeye
    @Omar-Nageeye 4 месяца назад +2

    Ayaanlow General Carfiid taliyihii hore ee ciidanka Xoogga soo wareeyso waa nin kamid ah saraakiishii hogaamineeysay dagaalkii 77 contectigiisana anaa kaa caawinaaya waa mahadsantahay.

  • @faham6920
    @faham6920 4 месяца назад +1

    MashaAllah Somali nadiif ah weeyaan kani

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 4 месяца назад +1

    Ilaahow u naxariiso Cabdi Bashiir Indhobuur suugaan dhaxal gal ah ayuu inooga tagay, ilaahow jannadii ka waraabi

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040 3 месяца назад

    Nin sacad saciid ayuu aha Reer Nimcaale

  • @Thebiixi
    @Thebiixi 4 месяца назад +5

    Ayaanlow waxaan ka rabaa Asli soo warayso bro, dhacdadaan ka warayso.

  • @MoAli-
    @MoAli- 4 месяца назад +1

    Aun Abwaankii abwaanada ayuu ahaa runtiii. Cabdi Bashiir Indha Buur

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 4 месяца назад

    Adeer maqaxidadi Sudan ee habeenki ad no camiri jirtay aya uxisay libax ceel buur

  • @user-cade
    @user-cade 4 месяца назад +2

    Mnsh alhaa. Wlhi odaygaan wali qabki ayaa ka muuuqda

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 4 месяца назад

    SUBXAANALAAH INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 4 месяца назад +2

    AYAANLE WAAD MAHADSAN TAHAY. BARNAAMIJYADAADA TAARIIKHDA WIXI DHACAY. WAXAAD SII RAADISAA TAARIIKHDA DADKAAS DILAY ABWAAN C. BASHIIR. AUN.. SABABTA KA DANBEYSAY.

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 месяца назад

    AALLAHU Ha u naxariisto Aamiin

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 3 месяца назад

    Soomalanimo alaah gob weeye lakala dilay aloow soomali bogooda burcad isku mari

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 4 месяца назад

    Midgihii ilka yarta mareexaan baa dilay Adeerkey CABDI bashiir Allah u naxariisto. Ceelbuuraw ragii dilay magacyadooda soo raadi magacyadooda hadduu Abdi bashiir saaxiibkaaga ahaa.

  • @AhmedWarsame-l3e
    @AhmedWarsame-l3e 4 месяца назад

    Ilaaheey,ka cabsosidii,loo,delay,waad,ogayd,illaaheeyna,was,ogyahay

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 3 месяца назад

    Murusaduhu dadka waa Ka il adagyihiin marka lagu leeyahay waa sidan Qatar ayaa loo bareerayaa kwrn

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi 4 месяца назад +1

    Qof; istahela in loguyero gen, janan sarkal iyo waxkasta o maamusa, somalida dhan wa malishiyo beeled iyo mooryan qashina, 😢

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 4 месяца назад +1

    CABDI BASHIIR INDHOBUUR WAXAA DILAY ILKAYARTII SIYAAD BARE LAAKIIN WAALEYS BARTAY

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 4 месяца назад

    barafasoor abyan iyo cabdibashiir lambada qabiil baa loodilay abyan shan nin oomadaxa ayaa lala dilay oidhulbahante ah waa lagaran ayaa cidii dishay

  • @abdiganimohamud5178
    @abdiganimohamud5178 4 месяца назад

    Allaha naxaristii jano ha siiyo eng Shirwac .

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 4 месяца назад +1

    Ninkaan ma dudubla mase waa murusade xog badan bow soo koobay oo 5 saac qaadan laheed

    • @xariiftuulo1598
      @xariiftuulo1598 4 месяца назад +2

      May wll waa marexaan lkn mursade buu lasoo koray koley reer abti bee uhayeen sidaan filaayo

    • @mohamudxoosh4945
      @mohamudxoosh4945 4 месяца назад

      ​@@xariiftuulo1598waa Abtigeey,

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      @@xariiftuulo1598 WAA MAREEXAAN CEYR AYAA DHALAY MURUSADE WAA LADHASHEEN
      LAAKIIN DUGSIGA DHEXE WUXUU UGU SOO BAXAY WANLE WEYN OO ISKU GALAAS AYAAN AHEYN

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 месяца назад

    Duli ayan darane muxuu wax been iyo wax waa hore ahaa muxuu uga hadli layahay wadanka soomaaliyeed ee gumaysiga galay soomaaliyey kani waa shaqalaha shisheye xalane iyo Emaradka iyo Etopia kenya cadowga oo dhan kuwan ayaa ushaqeya ino eg soomaalina sheganaya.

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 4 месяца назад

    Kofi cas xagee jogtay waxaba ledahay siyad waqaxay hadalka iska hubi

    • @cheyyene
      @cheyyene 4 месяца назад +1

      Si fiican u dhageyso Sheekadiisa dib ayuu kuugu soo celiyey, ka hor intuusan u qixin Beledweyne

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 месяца назад +1

    Xaashi ganey waxaan dilay guuto oo ayaanle adeerkii ah qabiil ahaan

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 4 месяца назад +1

    Maamadas Allaha abaal mariyo.

  • @yussufjuba4931
    @yussufjuba4931 3 месяца назад

    BEEN CABDII BASHIIR WAA HUBESNA .ASKARTAN NA MAADIILI WUU U HESIIJIRAY MARKAYA QAABTAAN .WAXAA DIILAAY XAWAADLA USC AHAA FORNADA FIIYO LABEERII KU JIIRAAY KII DIILAY ASKAARTAA DIISHAAY ASNAA CIIDAANKA MALTARIIGA ASAAY INDHAA BUUR

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 4 месяца назад +1

    Hala weydiiyo xasuuqqii isaaqa ee
    1988 ilaa1991 hala weydiiyo dagaal reer xamarka ,calimahdi iyo
    Caydiid iwm waa is wanaajinayaa
    Kolay wax badan buu gaystay

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 4 месяца назад +1

      Xasuuqa hada muse bixi kaa geeyataye Laascanood kawaran

    • @Ahmedo-qq3ve
      @Ahmedo-qq3ve 4 месяца назад +1

      SNM jabhad xabashi u gashay oo wadanka ku soo duushay bay ahayd, wajibjeedaana la Mariya. Ilaa maantadan bay ku haysaa Xabashi oo xaarku ka daadanaayo kaalaya na qasada oo na gumaysta

  • @kararchanneljama5517
    @kararchanneljama5517 4 месяца назад +2

    Waan arkinjiray ninkaas oran jiray baahinaa ihaysa lug ayaa gonayd wuxuu ahaa nin dheer oo madow oo fanax hoose leh..

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      Bax beenaale nin mareexaan ah ceyr dhaleen murasadana la dhashay miyaa bakaaro lka tuugsanaaya

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      Lugna kama go'nee habaarka iyo beenta iska dhaaf

    • @carbismedia5451
      @carbismedia5451 4 месяца назад

      Woxo ku qaldayaa umaleeyaa. Nin tima badnaay oo masaajidka xareed ilaa maalin taajir ka tuugsan jiray.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 4 месяца назад

    Xaashi Geney waa Aabahaa dhalay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudug Carabey Xaashi Geney
    Tolow ma Carabey baa wiilka baxsaday

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      @@guleedciise4497 maya wiilka baxsaday ciro xaashi ayaa la dhahaa carabey maalintaas ka hor ayaan ku darnay ciidan usocday baydhabo

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 4 месяца назад

    Warsigan waa warsi Degan oo qofkii og'aa wax dhacay xasuus ugu filan Jiilkan hadda jirana waayo ararnimo uuAah . Cabdi iyo Ayaanle waydiin mahadsantahiin dhacado aad uu xanuunkulul ,Pilot kunaaa waa nin aay kamuqato Bii'aanadnimo .

  • @cheyyene
    @cheyyene 4 месяца назад

    Sheekada Gabadhaas ayaa Cajiib ah, Warsengeli ayey noqotey Asli Xaaji Ciise - Nairobi.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    Shareeco ayaa adeer ii ahaa cajiib askari sarkaal waana noqdey

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 4 месяца назад

    Historic!

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 месяца назад

    Guute iyo xaashi saaxiib bey ahaayeen xaashina guuuul aaminay maalintaanwaan joogay. Cirro luuquu Ku cararay

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад

      Saaxiib maahayn ee shaqaa ka dhaxaysay mooryaanta dishayna waa loo soo dhiibay

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 месяца назад +1

    Carroone ayaan aqaanay ana markaa yaaq Bari weyne ayaan joogaa

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      @@AbdiSheik-rl8sj iskey sheeg koleyba hadaad reer yaaq bariweyne tahay waa is garaneynaaye

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      @@AbdiSheik-rl8sj caroone waa aqaaanaa ayaad leedahay cabdala catoonana waa taqaanaa laakiin qabiilkiisa ma taqaanid (SORRY)
      Maaha abgaal

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 4 месяца назад

      Gaaljecel baatahay ayaan filaa

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 4 месяца назад

      @@ifiyoaqiro2555 waa aqaanaa rer caroone marna abgaal cabdalle caroone dheh marna gaaljecel baa tahay filaa

  • @IfraHersi
    @IfraHersi 4 месяца назад +2

    Wadani buu ahaa waa ninki curiyey heesihii gobonima doonka ee lagu xoreynayey somali galbeed. Hadi aanu nahay ONLF. WAxanu leenahay waanu ka xunahay in la dulmo. Heesaha uu Abwaanku curiyey waxa ka mid ahaa. Eryaa eryaa,, geedkuu cuskado Gambia, ....
    Godey,, aneyskale,, Arligeygoow,, haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo. ..midnimo lama tirinkaro

    • @bald-benis
      @bald-benis 4 месяца назад

      dadki dilay intaas wa garan wayeen its painful.

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 4 месяца назад +1

    Ayanle aad bad umahadsantahay dhacada dilka ee AHN Gen Abdi Bashiir Ina Buur oo aan dhowr jeer si live ah ula kulmay isagoo caqa kujira . ABUWANKU ma aheey nin qabiil shaaqo kuleeh muwadiin wadni ah ayuu ahaa shaqsi ixtiiraam badan AHN marxuunka
    Nin degen oo iikhiyar ah ayaad warsiga ka qaday dacad umuqada

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 4 месяца назад

    Wax weyn bn isleeyahay waa ka khaldan yihiin sheekadan. Sxbkaa dil loo watay oo ilaahay kugu soo aadiyay baa n ku iri orod baxoo gurigaagii aad iyo xaalkaan ogaa oo aan xamar joogay kay isu qaban weydey iyo qiimuhuu ninkaasi umadda ugu fadhiyay. Calaa ayi xaal allah haw naxariisto.

    • @easky363
      @easky363 4 месяца назад +1

      Faqash

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 4 месяца назад

    Saxiibkan reer w/weyn aha 77 ki aniga waxaan joogay w/eryn babuulo/ sh. Cumar/ anigo ah hassan bolid tarafiko w/weyn waajigesa waa igu yeela

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 4 месяца назад +1

    🙉🙉🙉🙈🙉🙉 Alla odayga been kufaro waynaa 😮

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor 4 месяца назад +1

    Somali inta wali Qurunka Qabiilka iska daayin gunimo kama baxeyno waa cudur uu somali 21sano ku beeray rajiimkii kalitaliska lkn waxaa ka xun wax uu sameeyay talis dalka xoog ku qabsaday in lagu difaaco danbilayaasha geestay dhibaato 21sano waryaada wixii xun waa lasheegayaa si aan markale uga fogaano

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 месяца назад

    Hada badasbor lacag kala iishaqeyso xiryahi ila tartamay bajajyada kuli jidadkoda biya dageen aan lamarin kusoodhawada nabaradi bajajta jidka cusub tariqda noogaliya saxibayaal dhoof carab gaal muxuu kuusheegaa shiq sharif badasha basaborada ingiris faransa jarmal talyani amerika diiqoda amriig aniga amerikadee ahay neegar adna cali beesteen bermudo qore luqun dabaqalan intas cunana saa lacagaa kulahishiyay wax fican kama codssani kari lacagta waa xagal jeeb hawentana xaga kale koley igusacid

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 4 месяца назад

    Ninkas baahiya i hysa yirahda ee uu ka shekynayo aniga kula kulmay suqa bakaara, subxanallah waa arin layab leh

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 4 месяца назад

    Kani waxuu kamid yahay kuwii dilay alaha unaxariisto aun abdi bashiir indhabuur si dadka loo kiciyo wlhi arxagaa kabax hadana dhashdash yaa muuqatay kulahaa marka yaadilay beenaale mooryaan wareesanayo yaab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 4 месяца назад +1

    Waan ka xumahay wax uu ogyahay ma jirto dharka waa lo gashay waa Dib jir; Maxamed Nuur Shareeco Alle ha u naxariisto Waxaa dgalay Nin Xoolaha ka naadin jiray Magaalada Luuq Ganaane, Maxamed Nuur Shareeco asago Askari ah ayaa USSA 2sana kadib marku so noqday waxaa la siiyay hal Alif, dadki la socday waxaa la siiyay Hal Xidiq, Marki Janna Gale Maxamed Siad Barre oo Ciidanka Madax ah Janne Galle Dauud oo ku maqana USSR waa meesha uu ku so dhiman doono. Nuur Shareeco ayaa u tagay Janna gale Siyaad kana codsaday in Wiil kiisa hal Xiddig sida ayuu ku qaatay Msxamed Nuur Shaceeyo Xidigti ugu horeeysay, kadibna kuwa heesaha ayuu dhex galay madaama uusan cilmi lahayn.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 месяца назад

      Hadaad Murtadkii Soomaali baabi'iyay Janagale u taqaano adna Naartaad la geli. Siyaad Barre inuu ehlu-naar yahay diintay ku taalaa. Wixii Ilaahay yeelayo anigu kama hadli karo. Qof waliba qiyaamaha, ciduu jeclaa baa la raacinayaa, markaa hadaad Gaal murtad ah jeclayd halkuu maro ayaad la maraysaa taas ogow

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 3 месяца назад

    Ninka diley wu yaqana

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 4 месяца назад

    Baahiyaa iheyso ninki dhihi jiray xamarweyne ayaan ku arki jiray

  • @mohamedtaagane1062
    @mohamedtaagane1062 4 месяца назад

    Ayaanle walaal majaajiliste jeyte marki la dilaayey dadki goobjooga ahaa ee la socday qof ka raadi ee soo wareyso,

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 4 месяца назад

    Wadanka cadaaladaro kajirto waadumaa.
    Somaliyaana weeli waxay u egtahay inaynan welifahman.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 месяца назад

    Ninkan sheekooyinkiisu been bay u badan yihiin inkastoo aanan diidayn in laga sheekeeyo taariikh fool xun oo soomali soo martay alle ha u naxariisto abwaan abdi bashiir indhabuur, prof .abyan dr mohamed warsame oo cusbitaal banaadir haystay ahaana dhakhtar qiimo badnaa oo ka dhaliyay hooyooyin badan oo soomaliyeed dhamaantood waxaa dilay dad wax magarato ah alle ha u naxariisto kulugood

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 4 месяца назад

    Abwaan Cabdi Bashir indho buur waa shakhsi aynan soomalidu siinin waxuu mudnaa ee taariikh ah waxayna ilmo adeer ahaayayn Cabdaahi ciise maxamuud oo ah ninkii xornimada keenay

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 4 месяца назад

    Ayaanlow sheekadan plz dabagal nin macna daradaas ku baxa wuu kaga cuslaa umadda somaliyeed sheekadana qof weyn qancin er sii qod plz.

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 4 месяца назад +1

    Yaaaab

  • @mahadbashir4544
    @mahadbashir4544 4 месяца назад

    FARIIN Ayaale with hanoolato walaal my name mahad abdi Bashir Indhobuur somali waa dad dhashey oo hadanah isdhaley oo sokeeya ah marka DAGAALKII sakeeye ee jahliga ahaa waxaa laga joogaa over 35 years please remove it kasaar your RUclips please wareesiga aad dhawaan qaadey adiga iyo ninka odega ah ee layiraado ceelbuur oo ku saabsan Abe Abwaan Indhobuur as families Raali kamanihin Qadirin Mahadsanid may God Bless us All 🇸🇴🇸🇴

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 4 месяца назад +5

    Nin lookeenay haday kareebeen maxaa isla markiiba loodilay?

    • @AhmedNurXaafid
      @AhmedNurXaafid 4 месяца назад +1

      Ninkasn waxbuu ka og yhy dilkii INDHABUUR baaritaan qoto dheer halagu samayo ruuxadiisa

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 месяца назад +1

      Dee wuu kuu sheegay sababta uu dhintay iyo siday wax u dhaceen. Maxaa cusub eed raadinaysaa

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 месяца назад +4

    Hanoolaato ❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    Ninkani 1964 ayaan dhashey duuliyane waxan ahaa 1977 cajiib MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo iswareysanyan

    • @LovelyEagle-vn1uf
      @LovelyEagle-vn1uf 4 месяца назад +1

      64jir ban ahay ayuu yiri teeda kale warka inta fcn Ka arag walal

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 4 месяца назад

      Wuxuu yiri 1960 ayaan dhashay. 1977 wuxuu jiray 17+ wuxuu ahaa Mariixaan. Communications officer buu ahaa (dhiidhaa)

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 4 месяца назад +1

    Waa shirqool waayo nimankii beegsanayey oo arkaya ayaa kalidii bax layidhi

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 4 месяца назад

    Inj calli xaaji shireac Aya dhisay garoonka galkacyo